MAXAY YIHIIN WAXYAABAHA UU KA QAYLIYAY N-TENAYAHU EE MAANTA KA DHACAY Q@SSA?

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 42

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  7 часов назад +13

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @AbdirahmanAhmedKibaar
    @AbdirahmanAhmedKibaar 4 часа назад +2

    Insha alaaaah guushii falastiiniyiintu way soo dhawaatay
    Ilaahay ayaan u ga baryaynaa inuu u dhamaysto oo uu siiyo xoriyad iyo farxad

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 7 часов назад +12

    Inbadan ayan ooynay inbadan aan faraxno Alhamdulilah Allah baa mahadleh guulaysta reer falestin 🇵🇸❤🫂🫡🦁🦁🦁

  • @madarsatumucaadbinjabal1235
    @madarsatumucaadbinjabal1235 7 часов назад +5

    Alxamdulillaah Alxamdulillaah
    Reer falastiin guuleeysta insha allah ❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqmaxamuud5373
    @cabdirisaaqmaxamuud5373 7 часов назад +3

    Waa idin salamay bahda HBN

  • @MohamedAbdiabey
    @MohamedAbdiabey 5 часов назад +1

    Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 5 часов назад +1

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah be cause he's not finished mav Allah Ahlluu shahiid Allah yarahma reer Palestine insha Allah Allaha u naxaristo inttii dhimatey kuwa dhawacana Allaha cafiyoo insha Allah guull ban u rajaynayaa

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 6 часов назад +1

    Maasha allah, chanelkan horumar bu garay , wa fiday siwanaagsan wa lo baahna in wariyaal badan aqoon leh laqoro la kordhiyo wbt.

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 6 часов назад +1

    Falastiinay ilahay ayaa kuuhiilinaya Malaga igtii Rabina waykugarbtaagantahay guulaysta insha Alah❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🇵🇸🤲

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 6 часов назад +1

    Maasha allaah muqaawada waa khatar

  • @ShucaybKhayre
    @ShucaybKhayre 7 часов назад +1

    I miss.maxbuus falastiinaiya.ayaa.la.siidaayey❤❤❤❤❤

  • @maxamedcumardhagax8327
    @maxamedcumardhagax8327 5 часов назад +1

    Mawliid Salaan ka dib, wqxaan soo jeedin lahaa in waqtiga (vedio press minutes) inaad soo yaraysaan, oo war bixin kastana aad muuqaal u gaar ah aad u samaysaan. Sababtoo muuqaalada waqtiga kooban baa daawashadoodu fududahay.
    Thanks

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 6 часов назад +1

    Allahu akbar cadowga indhaha in laga bixiyaa wa gusha islaamka

  • @abdiqadirdahir1506
    @abdiqadirdahir1506 7 часов назад +1

    Aad baan ugu faraxsanahay in geel jirihii janjawedka ahaa lugu jabiyo goobaha dagaalka
    Dadka reer suudaan iyo cìidankoodaba guul baan u rajaynayaa ❤❤❤

  • @MukhtaarCabdi-d8e
    @MukhtaarCabdi-d8e 3 часа назад

    Insha Allah guul Al Qasaam

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 5 часов назад +1

    Soomaalidu waxay tidhaahdaa dibiga qabashada badani madaxa ayuu u dhintaa yahuudu way qabasho baddan tahay madaxa ayayna udhimman doontaa😊😊😊😊😊😊😊

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 7 часов назад +1

    Ilaaheyow natus masiibo aad u daran oo Israel ciidamadooda iyo madaxdooda ku shacay

  • @XasanmuuseShmaxamed
    @XasanmuuseShmaxamed 5 часов назад

    Maharani mawliid oiyo maxamad ilaahay havuuleeyo dadra reerfalastii

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 6 часов назад +1

    waa in aan maxaabiisdanbe loosiidaayn israaiil waxaan waa kibire kuwii dhexdhexaadinta waday waa inaay ka jawaabaan qadar maraakan iyo masar

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤ nice

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 7 часов назад +1

    HBN

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 6 часов назад +1

    Sii fiican bay isaga celiyeen ciidan ku sheegi yuhuuda. Cirko keliya bay wax kaso tuuri yaqaanin. Qaza waxa loo samaynayaa difaaca cirka oo bomb ka yuuhud soo qabta….
    Guulaysta mujahidiinta🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 3 часа назад

    Calan cad miyaa mase waa mid cas mowliid

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 6 часов назад +1

    YUHUUDDA OO DOONAYAY, IN AY OGADAAN, HALKA MAXABIISTA LAGA SOO SAARAYO, AYEY XAMAASNA MEESHA KA DHIGTAY, MEELIHI OO IDIL IN AY BULSHADA KU SOO URURAAN.

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 7 часов назад +1

    Yuhudalahabaabiyo

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 6 часов назад +1

    Natanyahu waa qaraaraa ciil baa hayo sida loo bahdilay

  • @CumarMacalin-k7n
    @CumarMacalin-k7n 4 часа назад

    Wallahi waa xaqiiqa dhab ah fariimaha ay xamaas dirayso

  • @Hibaaq2023
    @Hibaaq2023 5 часов назад

    Ujeedadodu wxy ahayd in ciidankoda loso daayo markay isku hubsaden naagti aadka ugu muhimsaneyd xagoda allow falestin guule

  • @Abdi-ns9ed
    @Abdi-ns9ed 7 часов назад +1

    Mawlid aad baad u mahadsantahay waxad na xasuusinaysa Ramadaan marka aad noo sheegayso Hijriyada

  • @CabdiIlyaas-qg8ix
    @CabdiIlyaas-qg8ix 5 часов назад

    Geesinimada dadka muslimiintah ayay muujiyeen xmz runtii

  • @CabdulahiMaxamed-z3r
    @CabdulahiMaxamed-z3r Час назад

    Somali say "Arrimihi Cuslaada waxaa fure u ah Caqliga" SI aan u fahano maammaahdan aan u ogolaano abwaan Hadraawi hanoo jilciyo "erey sani wuxuu gooyo Allow yaan ku jarin soodhka, garashada yaa ka dhiga seefo " jidka keliya ee furan reer Sudan waa jidka ay mareen South Sudan waana miiska wada hadalka

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 4 часа назад

    Maxay la cabaadayan nacalada guul reer falestine

  • @CabdiSalan-r4m
    @CabdiSalan-r4m 5 часов назад

    BORAMA cimiladeda mad ilawden

  • @JaamacHussen-r6b
    @JaamacHussen-r6b 6 часов назад

    Womliidow burco maxay kugu samaysay maxaad cimiiladeeda hee

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 7 часов назад

    Fulay nimo augey say xamas ayada xor eh sey rabto hadey udhiben max gubayo wafilayal cadawga yuhud awal bo balan maleh ilahey waxan oga baryena Falastin in ugul siyo adomadida dulman yuhud iyo marekan masibo alaha kurido 🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @SacadCabdi-p7j
    @SacadCabdi-p7j 5 часов назад

    sacad,cabdi,muumin

  • @EgallSamsam
    @EgallSamsam 3 часа назад

    Yahudi balan male