XMS oo shaacisay dilka Dayf &6 kamid ah Saraakiishii Falastin ugu muhiimsanaa"Taariikhdii adkeyd"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • DEG DEG: XMS oo shaacisay dilka Maxamed Dayf & 6 kamid ah Xubnihii ugu muhiimsanaa Falastin oo ISR|L dishay “Saaxiibkii 7da Nafood oo la dilay”
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 166

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 7 дней назад +39

    Nin shahiidey asagaa nasiib leh allaha siiyo xaqooda ❤🎉🇵🇸

    • @ismailmahirsamajecel4957
      @ismailmahirsamajecel4957 7 дней назад +3

      تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُواْ فِي سَبِيلِ اللّهِ أَمْوَاتاً بَلْ أَحْيَاء عِندَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ

    • @NasraOsman-e4c
      @NasraOsman-e4c 7 дней назад

      ولا baa ka tagtay wll​@@ismailmahirsamajecel4957

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 дней назад +17

    Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @KhayraMohamud
    @KhayraMohamud 6 дней назад +6

    Marka ruux gaboobaba ruuxkalaa garaad sada gayigana ilaashada maxamed deyf dilkiisa aaad baan uganaxay lakin wxn rajaynayaa inaysa xamaas udhutiyayn❤😢

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 7 дней назад +24

    Alla caawa aad ban umurugooday markan maqlay dilka deyf iyo marwan ciise😢😢 Allow shahiidnimadood u aqbaly

    • @diplomancymustafeabdirahma5611
      @diplomancymustafeabdirahma5611 7 дней назад +5

      xili hore ayay shahiiden 18/October/2024 waa habeenkay Xerada al Mawaasi lagu dilay 470qof oo shacaba Beegsiguna Isaga Ahaa Deyf iyo kuxigenkiisa Marwan issa XM wayka Gaabsadeen gabi ahaanba Inay ka Hadlaan Ama Beeniyan markaasan Anu Dareemay Inay baxeen Allaha unaxariisto 😢😢

    • @Apdyshukrijamaac
      @Apdyshukrijamaac 7 дней назад +3

      Allah ha u naxaristo wey shahiideen falastin xaqooda Allah ha siiyo aaamiiin ya rappiiiii

    • @QueenTina-i9u
      @QueenTina-i9u 7 дней назад +1

      Amiin INSHAALLAH wall

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 6 дней назад +2

      ​@@diplomancymustafeabdirahma5611 rag adag baa shihiiday se istaagi maayo halganku eebana wuu la jiraa insha'raxmaan nasri weyn baan rabbi ka sugaynaa 😢😢🇵🇸🇵🇸🤲🤲

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 6 дней назад

      ​@@Apdyshukrijamaac aamiin yaa allaah 🤲

  • @mohamedyussuf7553
    @mohamedyussuf7553 7 дней назад +10

    Badalkoodi waay noolyihiin inshllh majabi doonto xms

  • @Cukaashe.
    @Cukaashe. 7 дней назад +9

    وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ}

  • @inaahmedali576
    @inaahmedali576 7 дней назад +5

    Midhaha dhiigoodi Uu Soo Saaray Waxaa Ugu Muhiimsanaa
    Qaar Kamida Gabdhihii Katirsanaa Qaxootiga Ciidanka Israel Oo Ku Hadaaqaya Thnk You Xamaas

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 7 дней назад +14

    Fariinta kudhexjirta xiligan shacinta gerida sarakisha waxaytahay inan sargal ama sarakil shahiiday waxba kabedelayn halgankoda xornimo donka balse xiligan wuxu labqabojin uyahay mamulka gumaystaha okacaraysna bandhidyada xamas esidaynta maxabista iyo hogankoda natanyahu olagudhegena sababta inusan hadafyadi midna kafulin

  • @Bashkapoy-y3q
    @Bashkapoy-y3q 7 дней назад +9

    Dhabar jab wax ladhoho majiraan raggas Waa geesiyaal shahiiday iyaga ayaana sabab u ahaa yahuuda inay ciidankoda Gaza kalabaxdo

  • @abdiqadirdahir1506
    @abdiqadirdahir1506 7 дней назад +2

    Alle ha u naxariisto shahiid mahamed daaif.
    Jiilka dhashay 1960 maadkii waa jiil barakaysan dadka falastiiniyiinta iyo nujaahidiintaba

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 7 дней назад +3

    kolaba way dhimanlahaayeey wakhtigootiina ma dhaafin wayna shahiideen insha allh waxbana loinoqon maayo insha allh

  • @AbdiraxmanYara
    @AbdiraxmanYara 6 дней назад +1

    ابن الموت ayay u yaqaanaan Gaaladaa maxamad dayaf ilahey ha u naxarista AUN😢😢

  • @MohamudAbdirahman-q4v
    @MohamudAbdirahman-q4v 7 дней назад +4

    Allow badal khayr qaba Aamiin isagana janada fardowso hoygisa ka dhig Aamiin

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 6 дней назад

    ❤ Al Qasaam Is The Team Of would Islamic Allaah Shihiidiyiinta Ha Ka Aqbalo insha Allaah❤

  • @AllDahir-j2p
    @AllDahir-j2p 7 дней назад +3

    nin shiihidayi madhiiman

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 7 дней назад +3

    wlhi waan Ka naxay Caawa Markan Al Jazeera ka arkay Markiiba lakiin Waa xaq Inay shahiidana waa waxay udagaalamayeen hogaanku inay ukala Badiyaana Shahiidnimada Waa sirtooda dagaalka allaha u aqbalo shahiidnimada Dhamantood XM hogaan walba oo kabaxa Mid ka adag Baa ku xiga 😢😢

  • @ahmedelmi88
    @ahmedelmi88 6 дней назад +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون. 😢

  • @AamiinKhaliif-u2h
    @AamiinKhaliif-u2h 6 дней назад

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر allaha ka aqbalo shuhadada

  • @khaalidtahar7342
    @khaalidtahar7342 5 дней назад

    Alle ha uu naxariisto maxamed deyf

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 6 дней назад +1

    Yo farah welcome back man

  • @samatar1142
    @samatar1142 7 дней назад +4

    Wale ragaas waa rag geesiyaal ah oo xaq udrirah Allah ugargaaro, yahuuda waa cadow Allah baab'asho. Tirtiro

  • @DeeqoCabdisamad-mc3sp
    @DeeqoCabdisamad-mc3sp 7 дней назад +2

    Maxamed dayif wuxuu ahaa halyay aad u qiimo badan dhanka reer falastiin alle hageeyo janatul fardawsa aamin isreal iyo maraykankuna waa xaqdaro waxa ay ku dileen

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 7 дней назад +3

    Geesiyo shahiiday weeyaan alla nasiib badanaa wallee rag hoojiya yahuuda way uhadheen
    Ilahay garabkooda hagalo

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 6 дней назад +1

    Marwan issa xata waa dhintay bro SMH nimanki hamas kutagnayeen waa dhamaden

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel2216 7 дней назад +2

    𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐮 𝐚𝐤𝐛𝐚𝐫
    𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐭𝐞𝐞𝐧

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 7 дней назад +1

    shahada Allaha ka aqbalo ima nasru wa ima shaahada

  • @MaxamedDhimbil-j7c
    @MaxamedDhimbil-j7c 7 дней назад +1

    Allaha unaxariisto

  • @AbdifataahKaahiye
    @AbdifataahKaahiye 7 дней назад +1

    Allha unaxariisto dhamaantod 😢😢

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 6 дней назад

    Allaahs unaxariisto intii shihiidey walaalaheen reer falastiin

  • @Shiddo143
    @Shiddo143 7 дней назад +1

    Alle Ha Unaxariisto Shahiid Maxamed daayif

  • @QoraneIsmaciilCabdi
    @QoraneIsmaciilCabdi 7 дней назад +1

    Ax,😭😭😭😭
    Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun.
    Caaaaaawa Geeeri madaxda xamaas way itaabatey

  • @sakariyemuuse666
    @sakariyemuuse666 6 дней назад +1

    انا انت هنا مزروع هنا ولي في هذه الأرض آلاف البذور ومها حالت الظغات قلغنا ستنهط البذور انا هنا في الأرضي الحبيبة الكثير العطاء ومثلها عطاونا يواصل الطريق لا يخيف المسير

  • @sulumsulum
    @sulumsulum 7 дней назад +1

    Gaylan Beryahaan Syria Warar Badan Ayaa Ka Socda
    Ee Warar Noogasoo Diyaari

  • @abdirizackhaaji2957
    @abdirizackhaaji2957 5 дней назад

    Allah ha unaxariisto cadowga allah haka qabto islmakas halagamaya

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 дней назад +1

    Allaha unaxariisto janatulfardowza all acllaa allaha ugubishaareeyo amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 7 дней назад +1

    Alaha dhinto maxamed dayf amin amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @haa8793
      @haa8793 6 дней назад

      Alaha unaxaristo

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 7 дней назад +2

    Messenger ka waa dili kartaa lakin message ka lama dili karo..falastiin xor weynoqon dontaa InshaAllah..shahiidka na madhiman soo taas na xisaabta halagu daro

  • @abdiwahabmursal2931
    @abdiwahabmursal2931 7 дней назад +2

    Ilaahay ha unaxariisto allow rabiyoow raxmanoow unaxariiso ina lilaahi wa ina ilayhu rajucuun

  • @CaaqilHassan-o7t
    @CaaqilHassan-o7t 6 дней назад

    Scw

  • @NAYR-x5q
    @NAYR-x5q 6 дней назад

    ❤❤

  • @mohametmahmoud1828
    @mohametmahmoud1828 7 дней назад +1

    Waa shahiidiin dhamantood

  • @CabdiAxned-q7i
    @CabdiAxned-q7i 6 дней назад +1

    Geesi wajabdkiisi qatay allaah haa unaxriisto riyadi uu kuu shihidayina haa uu rumoobo idamka allaah oo haa nowda rumoobo dhiiga mujahidiinta carbeed ee garabka kawayay musliminta hada jiirta lakiin allaah aya oo diray cidamadiisa

  • @AboubakerSoubaneh
    @AboubakerSoubaneh 7 дней назад

    Allaha u naxaristo isga walalihi ba

  • @AaminaBusur
    @AaminaBusur 7 дней назад +1

    Alaah ha uqbalo shahaadadoda

  • @cabdisamedcali4365
    @cabdisamedcali4365 7 дней назад +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لهم وارحمهم برحمتك يا أرحم الراحمين

  • @YaasiinismaaciilRooble-y2k
    @YaasiinismaaciilRooble-y2k 7 дней назад

    Asc waadmahadsantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 7 дней назад +1

    Nin shahiidey asagaa nasiib leh allaha siiyo xaqooda ❤🎉🇵🇸nafjecleysi waa waxa halkaas dhigey hala jihaado hadii xoriyad la rabo

  • @chanaljuube
    @chanaljuube 7 дней назад +2

    إلا إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😰😭😭

  • @MuhyadinAhmedhassan
    @MuhyadinAhmedhassan 7 дней назад

    Ilaahay ha unaxaristo

  • @OumalkaireMohamoudBouh
    @OumalkaireMohamoudBouh 7 дней назад

    Allsh ha uu naxaristo dhamantoot😢😢

  • @DeeqoCabdisamad-mc3sp
    @DeeqoCabdisamad-mc3sp 7 дней назад +1

    Reer falastiin kuligoodba waa maxamed dayif miidhan

  • @OmaribrahimBarreh
    @OmaribrahimBarreh 7 дней назад

    Ilahy haa unaxristo

  • @ahmedwaiss5443
    @ahmedwaiss5443 7 дней назад +1

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @mawliidgeedi342
    @mawliidgeedi342 6 дней назад

    Good

  • @CibadoCabdi-f9h
    @CibadoCabdi-f9h 7 дней назад

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @YonisCali-k9g
    @YonisCali-k9g 7 дней назад +1

    Allaha u naxariisto

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 7 дней назад

    Allah yarhamu aameen yaa rabbicalameen

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 7 дней назад +1

    Maxay ushegayan may qariyan soo cadawagodu kuma faraxayan😢😢😢😢😢

    • @haa8793
      @haa8793 6 дней назад +2

      Wax dibi meyso Mar haduu digalka istagay salahudin alayubi nagtisa wey qarisay ayada ayaa gashay kadib markuu istagay ayey shacisay

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 6 дней назад

      ​@@haa8793 halganku istaagi maayo gazana waa la difaacayaa dhulka barakaysan reer falastiin waa geesiyaal mid markuu shihiido midkalaa hogaanka qabanaya lkn waa geeri naxdin badan 😢😢🇵🇸🤲

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 7 дней назад

    ❤gaylan❤sax❤

  • @mohamedfarah7667
    @mohamedfarah7667 7 дней назад

    Waa noolyahay ilaah xagiisa insha allah

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 7 дней назад

    axaxax illaahoow janadaadii ku casuun yaarabi

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 7 дней назад +1

    Waa shuhado ayagoo inta ka dabar yar ayaa laga diley ninkii aasaasey xamaas intaasna uma istaagin boqolaal kale oo ka sii fiican kuwan ayaa ku jira idanka ilahay ilaahay ha u naxariisto

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 7 дней назад

    Allaha unaxariisto dhamaan

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 7 дней назад

    Rabbi ha u naxariisto

  • @snw9257
    @snw9257 7 дней назад

    Allah ha unaxaristo dhamaan shuhadada reer Qaza

  • @yussufsalad5408
    @yussufsalad5408 7 дней назад +2

    xiligan kumahabooney in eyshaciyaan dilka Mohamed aldeyf

  • @yussufsalad5408
    @yussufsalad5408 7 дней назад

    Allah unaxaristo shuhadada dhaman

  • @faysalxirsi8614
    @faysalxirsi8614 7 дней назад

    Ale ha unaxariisto waamujaahidiin

  • @husseinasker-x8
    @husseinasker-x8 7 дней назад

    Ilaahay u naxariisto

  • @mowcade2361
    @mowcade2361 7 дней назад +1

    wee guulesteen ilah ha u aqbalo shahaadada

  • @caynaanxasan6774
    @caynaanxasan6774 7 дней назад

    Alaha u naxariista

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 7 дней назад

    Rabbi ha unaxariisto Dhamaantod

  • @dhhol77
    @dhhol77 7 дней назад

    Inallilah wa ina illeyhi rajicun Allah ha u naxariisto ruuxdoda darajadoda kor u qaado shahaadada ha u aqbalo😢

  • @BisharShaafi
    @BisharShaafi 7 дней назад

    رحمة الله تعالى ياشهداأنا ❤

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt 6 дней назад

    Walee waa War laganaxo dhamaantoodn alle ha unaxariinto lkin waxaan odhanlahaa xamaas waa wada maxamed deyf

  • @XasanMaxamed-ei9le
    @XasanMaxamed-ei9le 7 дней назад

    Alla.hawnaxariisto

  • @anisoaragzan9543
    @anisoaragzan9543 7 дней назад

    Allah haunaxariisto 😢

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 7 дней назад

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤ xamas ❤ maxed daaf ++++ = alaha naxariisto❤ alahu akbar ❤

  • @XaliimoJaamac-x5f
    @XaliimoJaamac-x5f 7 дней назад +2

    Joojii waxa warka kahoreya

  • @sharifxaji4234
    @sharifxaji4234 7 дней назад

    I.a bedel qayr qabo 😭😭🤲🤲

  • @mohamedfarah1697
    @mohamedfarah1697 7 дней назад

    Naxariis waarta Rabi HasiiYo

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go 6 дней назад

    Ax 😢 uma ooyayno xaqudirirka reer gaza sbbto ah wa rag kala doortey iney anba sharaf ku noladan anba jihaad ku dhintan Alla ha guuleeyo

  • @cabdilaahiwali6144
    @cabdilaahiwali6144 6 дней назад

    Lkn
    XM ma baba ayso
    Dhiiga shuhadaduuna
    Bilaash noqon mayo

  • @AllDahir-j2p
    @AllDahir-j2p 7 дней назад +1

    Eewaxadhintayi nin kiiigaalah

  • @CabaasXaaji-du6lz
    @CabaasXaaji-du6lz 6 дней назад

    Alle haka wada aqbalo

  • @CabdulaahiKow2
    @CabdulaahiKow2 7 дней назад +1

    Alah unaxriisto lakinse sarakiishii dhami waaba la adeena yaa hogaaminaya😢😢

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 6 дней назад

      Kuli falastiin waa yaxye sinwaar haniya maxamed aldaaif 😢😢 halganku istaagi maayo ilaahay baa la jira 🇵🇸🤲🤲😊

  • @khadrowali-de9ik
    @khadrowali-de9ik 7 дней назад

    inalillaahi waa inalillaahi rajacun illahay haa unaxaristo rabinah janatulfardaws haa ugu bishareeyo 😢😢😢😢

  • @KhaalidXidig-h7f
    @KhaalidXidig-h7f 7 дней назад

    Raggaasi nasiib bay leeyihiin, ilaahay baa shahaado guddoonsiiyey. Waana sharaf in aanay iyagoo dhuumanaya dhiman, nimankaasi waa geesiyaal dhiigooda u shubay dadkooda, dalkooda iyo diintooda.

  • @AbdiazizAliaden-zh2vz
    @AbdiazizAliaden-zh2vz 7 дней назад +1

    Wax dhabarjab ah masoo gaadhin maxed Dayfyo weeyaan dhamaantood

  • @habsamegraphics6508
    @habsamegraphics6508 7 дней назад +1

    Curyaanka Ha dhihin Nio 😡

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 6 дней назад +1

    Xamaas cidii dhimata wey kasoo kabatay

  • @mahadfanan1066
    @mahadfanan1066 5 дней назад

    wariye warka iska sax wax qasaaro la dhaho ma jiro muslin maqasaaro haduu naftiisa horo

  • @maxamuudyasin8052
    @maxamuudyasin8052 7 дней назад

    Illaahow u naxariiso dhamaantooda reer falastiina bedel khayr qaba ugu bedel illaahow waa umad islaam ah oo ay gaalo gumaadayso illaahow ugar gaar inta hartay hogaamiyayaal Ka lamidana illaahow ugu bedel

  • @Sweetie-19
    @Sweetie-19 7 дней назад +1

    Ineey shahideen dheeh wll codsi wye

  • @maxamedgeedgale5451
    @maxamedgeedgale5451 7 дней назад +1

    Aad ayaan uga naxay geerida DEYF ilaahay shahaadadisa haka aqbalo? Balse uma naxayo waayo waxaa badalayo geesiyal ka dhiiran kuwii horre mar weliba😢

  • @Ducaalehussein
    @Ducaalehussein 6 дней назад

    Allah shahaadada haa ka qablo lakin ilaa hada goormey geeriyooden

  • @DeeqoCabdisamad-mc3sp
    @DeeqoCabdisamad-mc3sp 7 дней назад +1

    Xamaas saraakiisheedu way utaaganyihiin dhimasho aana geesiyaal halyayada dhiigoodu waa kan maanta reerfalastiin ay u aayeen

  • @cabdikaafi118
    @cabdikaafi118 7 дней назад

    😭😭😭😭😭😰😭😭

  • @Adanxasan.isxaaq
    @Adanxasan.isxaaq 7 дней назад +1

    War xageed aaday waalug waaey

  • @osmakeel2349
    @osmakeel2349 7 дней назад

    😥💔