Waa sax, runbaad u sheegtay. Wax la soo celiyo ma aha. Waxba loogama baahna. Dadka casri jaahiligii ku jira. waa axmaq, ciilqabayaal iyo cadaw. Yay soo noqon looma baahne, xuduudoodana ha haysataan waa la ina ictiraafaya bi idnillaahi. Badhax bay ahaayeene ha baxaan oo dhulkoodu ha qaado.
Somaliland in ay sii Hormarto mooyaane waxba cidna u noqon mayso,ilaahay baa wata,reer sh.Isaxaaq ciilna ma qabaan,dad badan baa la dega,nin baa laga hayey Talo waa mar aad Garanweydo-iyo mar aad Gaadhiweydo,maanta taasi waxay haysataa dadka nabadoodii laga buriyey ee kala Daadsan,Mashruucyadii waa soo dhamaadeen dadka shacabka lagu Baabi,yey,ilaahay ummadda xaqa ha garansiiyo,Fidno iyo dhibaato meelna laguma gaadho,khasaare mooyee Faa,iido malahan
ina jaboutiway waxaan kuu leeyahay midigtiisa ayuu isku gawracay iminkana shan milion ayaa madaxiisa saaran oo markanku saaray bal meel ha tago. darone ayaa dultaagaan
Bah ayeydayeey hadii tolkay soo noqdaan ha ka yeelina Inta rabta inaad isla noolaataan ee sidoodii hore ah derejooyin siiya marka dhib dhaco ayaa dadka sharfan la ogaadaaye.
Guul iyo gobanimo soomalilaand mashallah ♥️ ❤️
Wad asiibtay
Warku Waa kaa
Somaliland Guul bay u tahay
Ilaahayow Reerkaa ha nagu soo celin Tuuladiina ku ekaadaa😕
Gesi gesi dalay cmri iyo cafimad ban ku rajeynaya cadawga ha Jano gul iyo gobanimo Somali llan illahay baa cadawga Ka sifeynaya Amin amin
Salaan sare Ismaciil ❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Guul iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤ ♥ ❤ 👌
Waan ku salaamay Indr waadku mahadsantahay sidaadad runta ugu sheegtay umada xanuununsan
Fariid geesi illahow cimriga.kuu.dheeree
aaaamiin..aamiin
Good ❤ geesi. بارك الله فيك
Allaha na dhaafiyey dhulbahante mahad le .
Masha Allah tabarakallah guul iyo gobanimo somaliland iyo ciidanka qaranka somaliland adiguna cimri dheer iyo caafimaad ku waar halyey qaran baa tahay nolow
Asc geesi, geesi-dhalay guul SLand,,❤❤❤❤❤❤❤
Qurjiile waa dadka soomaalida ugu dhaqanka xun uguna xaasidsan teeda kale calaacalkana koobkay qaadeen waana qoom aan wax soosaar lahayn oo saxaro kunoola oo xoolaha reer sheekh isaxaaq ku ilma korsadaann
Waan ku salaamay inadeer noolow ilaahay haku xafido runta u sheeg qurjiile dhoohane walee waa runtaa kuwaasi waagun laakiin way garan doonaa ina guuuleed niiqe
Sowdinkaan naga daba ooyaya waxaad siinjirtay shacabka burco sii hanagu waalane intii naga dhimatay kabadana baa idinka
Dhimatay rufyaan maxaa kaa galay
RUMTAAD U SHEEGTEY GEESU NOOLOW ❤❤❤❤ WALIGOOD DULIBEEY KI JIRI
Afkaaga caano lagu qabay xaqiiq weeye Cuqdad iyo uurxumba waxay ka buuxdaa wixii maxaabiista iyo maydka googoynayey
Allahma barik guul iyo gobonim
Fariid geesi Geesi dhalay. Inna Jabuutawi waa daalim & khaayimal wadan iyo gacanku dhiigleh ah
Dhadiga isaaq
Guul Guul Guul Somaliland
❤❤❤❤waa runta wallo qaali
Mashalla Allah faqashtu ma xishoodto ilaa layska celiyo guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤
buufi buufi buufi buufi buufi wuu baakhtiyay gaaja diilaysa 😂😂😂😂😂😂😂
Maasha allh Guul jamhuriada somaliland❤❤❤❤
Masha allah geesi qaran kusoco runtii oo qofa somaliland guul iyo gobanimo landheranimo waa taasi 🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Soo gaabi .Ina Jabouti waa Laangaabe.Dabadhilife usoo gaabi hadalka
,guul insha allah walalo dadkan hadal wax kama taro dagaal bay maqlan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
That's true ❤ mashallah Somaliland way guulaysatay cadawgii wuu jabay
Daaroodka Dhexdiisaba Kawiswis’ah Reerkanad Kahadlayso Ismaaciilow
Kkkkkkk Dhulbahante waa qoodh. Maaha rag sahlan. Idooroow waad nasiib xuntihiin. Dhulbahante oo ka diiday ingiriis inuu u dawladeeyo ayaa daris ilaahay idiinka dhigay.
Hargsysa, burco iyo berbera imaansada.
Allahey ayaa runts og
WAXANYE OOGYN REPORKA AMNAS INTERNATIONALKA WAXA UU HAAYE RAAGE MEEYDKI KUFSDAN EEYE GOWRGOWRACYAN RAAGE EEYE WARAABA UU DHIIGYAN
Aad iyo aad war adeerku gesisanaa❤❤❤❤ ilahay ayaa inadhaafiyay kuwaaa qashinkaa xun
Geesi qaran ilaahay ha Ku xafido
Subxana allah ❤❤❤❤
Alle ha ku xifdiyo inader somaliland Guul Iyo gobanimo 🇭🇺🇭🇺🇭🇺
Only the TRUTH but Truth is always painful
Dhulahant inader damiira iyo diina iyo dada nimo toona xidho waxaa udheera waali hida ah waa kurdi aana asala iyo fasala toona lahaye haku daaliina
Thank you Mujahid
Inshallah
Masha allah halyey qaran runtaa u sheegtey somaliland guul cadawaga hajabo inshalla
Thank you walaal shid dhidhodad siisay sabta sabtu dhashay wabay socabanayan o sisahalay usohadlayan xuduuda inladhaafiyo ayaballana o hartigaysheegayen is arkan
Gubanimo reer shikh isXaaq
Xaqiiq !
Waa aqoon la'aanta isma a qabtaan lacag yaroo debeda laga soo diray baa waashay maantana waa kuwaa gaajo u bakhtiyayaa.
Guuul Somaliland guuul guuul cadawga Somaliland ha jabo
Well said uncle
Reer laascaanood waa xaasidiin weligood guuleeysen maayaan magaaladaana ma dhaafayaan.
Waĺahi run taad taabsiisay reer dheg dheer kaluunkii baa ku qudhmay
Geesi geesi dhalay❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Guul jamhuuriyadda barakaysan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 runtu wataas ❤
Guul iyo gobanimo Somaliland InshaAlla
Doqon hadashay Ayaa tahay dhulbahantana kuuma baahna ee haku mashquulin orod gaalada dabada udhaq boonyahow boonku dhalay
Subxaanallaah, habaar buu ku bilaabey hadaka.
Alaylehe malintaas in ingiriiska raacala idindhaho oo dhulka Somali la idinkararo ayay ahayd hada xuduudaha la idindhafindona inshaa alaah
Waa sax, runbaad u sheegtay. Wax la soo celiyo ma aha. Waxba loogama baahna. Dadka casri jaahiligii ku jira. waa axmaq, ciilqabayaal iyo cadaw. Yay soo noqon looma baahne, xuduudoodana ha haysataan waa la ina ictiraafaya bi idnillaahi. Badhax bay ahaayeene ha baxaan oo dhulkoodu ha qaado.
Well done Ismail ❤❤❤
Waaxaasidiin Alle Kago’ay Dhulbahante.Oboskubaxoyin
Geesi❤❤❤❤❤❤Geesi❤❤❤❤❤buufi cadowga
Yey dib noogu soo noqon cadawga yuurura guul iyo gobanimo somaliland
Geesi geesi dhaly ❤❤❤
ADEER REERKAASI WAA TASHADEE TIINA RAACDA MEESHA CABASHADOODU TAAGNAYD IYO DHOOLLU TUSKAAD KA HADLAYSAA WAA KAAF IYO KALA DHEERI. NIDAAM SHAQAYNAYA OO AY KU FARAXSAN YIHIIN AYEY YEESHEEN GOBOLKOODIINA GACANTOODA AYEY BIYAHA KAGA CABBAYAAN
Masha Allah ❤❤❤❤❤
Walal qaar badan baa i neceb laakin in fican oo farodinina weey leeyihin ha is wada raacin
15sandood oo ay inala joogeen ayaa wax inaga gala moo yee waxinga soo galaa mej jirin ilaahey inga kaxeeyey ha soo celin.
How allele waadishay jawaabkulul haku taagnaato
Geesi Geesi dhaley 🎉
Absolutely soomaaliland haday runtahay alxamdulillh
Maxaad La Ooyeysa Goorma Lagatagay Warkaa 😅😅😅😅
guul Sland
ASAGA OON SOO FOOLDHAQAN XAFAJADA IYO HUURDA SAARSARANTYE OO CAASHA WAASHE UU IBIIN JEERYE BUU KAA SOO DHARGYE😅😅😅😅😅😅😅😅
Markii runta lagu taabsiiyay cay ha ciil ha kadhigan
INAJABUUTWA ASAGA LAAFTES GACANTES KUU TOOGTYE MAXABISTE LAA BAXA JEERYE BIIDAHA FOOSHA XUUN😮😮😮😮😮
Somaliland in ay sii Hormarto mooyaane waxba cidna u noqon mayso,ilaahay baa wata,reer sh.Isaxaaq ciilna ma qabaan,dad badan baa la dega,nin baa laga hayey Talo waa mar aad Garanweydo-iyo mar aad Gaadhiweydo,maanta taasi waxay haysataa dadka nabadoodii laga buriyey ee kala Daadsan,Mashruucyadii waa soo dhamaadeen dadka shacabka lagu Baabi,yey,ilaahay ummadda xaqa ha garansiiyo,Fidno iyo dhibaato meelna laguma gaadho,khasaare mooyee Faa,iido malahan
Guuuul somaliland
Geesi run badan u jawab xaywaanka doqonka lacag dambe reer soomaliland yaysiin sool hadii ay caqli leedahay
Haadalka. Kaala. Haakii. Hadalka. Haboobasiina. Sideegena. Uhaadal
waar reer shikhisaaq nin xumeeyaa ma guuliisto waa ehllu beed ha ku daba lumo daarood
Isagaa ciiil qabo ah,I kumaqnowdheh, ilaahay hawnaxariistee maxaabiista
Qurjiile waa askar askarina cidii dirata uunbuu u adeegaa 😅😅😅😅😅😅
Ina jabuutaawi Tolow aabo maleeyay ay😂😂😂😂
Masaakiin Dhulmahante was ku dhacday
neceeb. way dhaafen ma dadka nagiihii ay qabeen. dilaaha
Subxaan allaah
Wax SL la yiraahdo ma jirto. Dagaalkii aad geysatay ee mujrimnimada ahaa baad weli ka sheekaynaysaa. Samir iyo iimaan.
ILLAHEYE DULBAHANTE NAA DHAFYE BAA MAHAD LEEH NAGUM KIIN SOO CEESHO😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Uusbukul Jabuutawi Afkiisu Somaliland Makaro. 😮
ina jaboutiway waxaan kuu leeyahay
midigtiisa ayuu isku gawracay
iminkana shan milion ayaa madaxiisa saaran
oo markanku saaray
bal meel ha tago. darone ayaa dultaagaan
Reerkaan idoor maxaa kaqaldan bal reer DHAN bay gurigooda kuhaystaan war heedhe sool iyo sanaag iska ilooba harti baa leh waa maxay baroortu idooroow Burco iyo Hargeyso difaaco waan isugu imaanaynaa Burco iyo Hargeyso
Ogaanay ragaa waxay yihiin somaliland na way ka nasan dhibaatadooda weyna hoos imaan doonan insha allh
oo ma askartii Somaliyed ee aad hargaysa burco iyo berbera kulaysen ayadmoday darod wale odaala idiinrogilahaa
Bah ayeydayeey hadii tolkay soo noqdaan ha ka yeelina
Inta rabta inaad isla noolaataan ee sidoodii hore ah derejooyin siiya marka dhib dhaco ayaa dadka sharfan la ogaadaaye.
Maansha allah tabarakalaah
Haddal run ah
Ismaaciil Reerka Waynukaraysanay Wallahay
Sidaas Baahidooda Haynagalamaqnaden
Iyo Baasaasnantoda😏
Toolada Avaarta’ah Hayskajoogen. Inaga Kaluunkeeni Intu Caradiikabatu Meelahaas
Kuqudhmaa😂😂😂
Nin maxabistisi lahaysoto ofanaya doqonsana
Daba cayuun dabacayuun dhalay yuhuud dabacayuun iidoor wagaashe iyo .kufriga wacad alow yaale ways weheshanaayaan ....ilaa waaga aakhirae
Waxa ifka laagu soo saray cadabtii inaader
❤
Wabaaa wabaaa caaaaaaac caaaaaac
ASC afxumo ninkeda leh waxaana ciil qabe ah ninka shacabka LASCANOD dowlad ushegnaya ee misna 15sano laynaye ee istibitalda iyo masajidyada kuleynaye markii ugudanbeysa tabartiini laidin tusay ciilqabe idinka ah
Beelow taa cidi kaa gadan meeyso beenlow inshalaah xamar baad imaaneeysaa adinkoo 60kii kaliita
DUMARE Ayee uu Eeg yaahiin kuuwaan halv Xamda ah ?😂😂😂
Markadgaal ingiriis ah sokaxaysaten ee darawiish iyo dadkii Somaliyed kulaysen ee dhulkodii iyo gelodiiba laydinkuwarejiyey ayadwelihadlaysan
Benmunashegin maahaidoor wawildarooda ader ohintaiskada amawax iskaceli