Sidee ayay reer Burco u arkaan khilaafka Jabuuti iyo Somaliland.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июл 2024
  • Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Комментарии • 91

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc День назад +1

    Guul Djibouti jano 🇩🇯 joharada Africa 🌍 dman

  • @engab001
    @engab001 2 дня назад +1

    Dadka Somaliland way Kala jeedaan. Qaar waa dad soo jeeda oo cadaawada iyo dabinka loo maleegayo iska arkaya oo foojigan. Qaar na way hurdaan Jabuuti na xisbi mucaarid bay u haystaan oo sheekadii xusbiyada iyo muuse ayaa iskaga qaldan. Qaranimo fahamkeedi baa Ka qaldan.

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur 4 дня назад +1

    Djibouti 🇩🇯 dadkeda canfarta xasuuqeyso canfarta gobolka sitti ee Ethiopia

  • @user-yg5ru7rc6t
    @user-yg5ru7rc6t 3 дня назад +1

    Dhulka somaliland.yaan loobooteen snm caruurtoodi ayaa nool.

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 дня назад +1

    idor Afku nol kk shalay jabutih bay lef lefih jiren waa shacab sih walbah lo isticmaloh

  • @NASSERSTARK
    @NASSERSTARK 5 дней назад +5

    Vive Djibouti🇩🇯

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 6 дней назад +6

    wadankygu waa 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 From zaylac🇩🇯😁🙌

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 3 дня назад +1

      saylac aduu malihid ee ha sheegan saylac waa dhul samaroon ee xageed calanka ciise noo daba dhuftay saylac waxa ka taliya calanka samaroon fuck

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 3 дня назад +1

      Orod Siti iyo jabuuti sheego anagu miyaan sheegana Siti iyo jabuuti caqli xume dofara mise waxad uhaystaan ilkihii aad qoraynaysay ee foosha xumaa ee waraabaha u eekaa 👹🐵🐗

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 дня назад

      @@samatarismail3215 Lughaya iyo zaylac wadanka D.jabouti🇩🇯😁 iska leh zxb oo in.a way ku biraysaaa😁 ama 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐲𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 aminayaa inaa qabil walbaa waa dagaa geeske afrikee😁

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 3 дня назад

      @@art_lto2450 hadaba khiyaali ayaad isliqsiisee de kaalay aduu jin noqo oo Ku biiri jabuuti xiniyahaa ma leedahay oo dhul samaroon ma goosankartaa oo dhul ciise ma Ku biirin kartaa baa bacadaa timo may ka soo bixi waa Maya aduu waxa tahay Sidii reer ninkii idhi wabiga Ayaan sonkoraynyaa caqli xumadiisa adeer qabiil walba oo Somalia dhul ayuu leeyahay iyo gobol qabiil qabiil Ku biirayna ma yaalo aduu hadii aad ciise tahay waxad leedahay jabuuti iyo Siti miyaan kula sheegana samaroon kula Dagan yahay sida aad iila dagantahee miyuu kula sheegtaa waa Maya adeer naga ilaali Daan daansiga anagu cidina ma doonayno cidii nasoo doonata ee nagu xad gudubtana waad yaqaanaa boqortooyadii ADAL IMPAYAR 💪 ee xabashi hilibka qaydhiin bartay 🥩🚫🔥 ee dabka u diiday ma waxad doonaysaa inaalagu idhaa ciisaa bari hilib bisil cuni jiray mida kale waad yaqaanaa xabashi ka sokow taariikhdii ciise iyo samaroon dhaxmartay magaalo ilaa maanta iigu magacaaban oo lafahaagii oo dhulkayga ka mida Ayaa taala oo layidhaa Laga ciise kadib kolkii aad igu soo doonatay ee aad igu damacday sida maanta aad dhulkayga iyo saylac iyo lughaya iyo awdalba aad iigu damacsantahay mudo ay naga xigto 300 oo Sano ka hor ayaad DAMACA foosha xun ee ilaa maanta aad wado eed ka caqliyay San laa da'ay ilaa maanta ileen qofku kolka ay wax dhacaan wuu ka caqliyaystaaye 😅

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 5 дней назад +1

    jabuuti 🇩🇯 soo socda ban leenahay siraadey Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j 4 дня назад +3

    Wilka yar ee khamiiska wata ya ugu caqlibadan Somaliland oo dhan. Inalillah wa ina ileyhi rajicun.

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 4 дня назад +1

    Somaliland 2025 wax ladaho majirayso in sha Allah

    • @bilana289
      @bilana289 2 дня назад

      Naayaa yaahuu isku bax qumanyo JSL way jireysaa oo joogeysaa inta nololi jirto

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 дней назад

    Siyaad wuxuu hayey umad cabsan ‼️‼️ subxaanallaah ❓ oo aan xishoon ⁉️

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 дня назад

    Ninka cadaawga doorte xabaashiga uu caroow waad cibaado seegta ka caroow dalkeena caydhiinkana ku noolow.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 6 дней назад +5

    Djibouti waa cadawga qarsoon ee jamahuurida Somaliland Reer Somaliland sidaasi ufah meelkastba oo aad jooganba djobuti khaladkasi ay jmd kuwado kafimayso furuud ayàa Ayey dhulkeda ku soo dhawaynsaa

    • @AkedNamso
      @AkedNamso 4 дня назад +2

      Idinka ayaa dadkasto cadow kadhigta ee axmaar uun walaal kasuga😂 ,djibouti soomaali oodhan wey ka nabad hechay

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 5 дней назад

    Dadkaan waa MASAAKIIN. BURTON waxaa uu yiri; “haka baqin Soomaalida; waa dad QALBI xaaran oo berri aan ka fekerin; laakiin YEMENTA iska jira.” Bal dadkaan EEGA Jabuti waa la col; Soomaalidii kale waa la col; Eritrea waa la col; Kenya waa la col; Turkey waa la col!! Ethiopiankuna waa dad 200 sano ka fekeraya rabana iney laqaan Somaliland! Dadkaan ADUUNKABA lama SOCDAAN. Allow QAADKAAN naga jooji!
    ኢትዮጵያ ከእኅቷ ስለሚሸሽ የሆነ ሰው አትፈልግም። እኛ እንጠቀመዋለን ከዚያም እንጥለዋለን።

  • @HawaAbdimoussa
    @HawaAbdimoussa 2 дня назад

    Walahi Djibouti warba nima hayse

  • @ku-kaaje
    @ku-kaaje 4 дня назад +1

    SUQII WAHEEN ETHIOPIA NOO GURMATAY KU LAHAA. DAROD BAA DABKAA KA BAKHTIYAY. RERKAN QOF MIYIR QABA MALEH MIYAA

    • @buzhrayar5027
      @buzhrayar5027 4 часа назад

      Daarodka bakhtiyey wayo wax nala tus who is daarod huno😂

    • @ku-kaaje
      @ku-kaaje 4 часа назад

      @@buzhrayar5027 DAROOD WAA KUWII JIG JIGA KAGA SOO GURMADAY MA XABASHIDII AD JRCLAYD BAAD MODAY YASEE DEGA KILIL 5 NACASEY MARKAD SILKINA FARAHA GELISAN BAAD WAX WALBA ILAWDAANE

  • @HawaAbdimoussa
    @HawaAbdimoussa 2 дня назад

    Walahi Djibouti haday donto magaca somaliland hal malin ayey kuso gabagabayn

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j 4 дня назад +2

    Kkk war isaaqow hadhow afkale ha ku chekenina. Viva 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 4 дня назад

    Musa judan somaliland ayu babinaya hadan nahay rere awadal state iyo Dijabouti wa lababinayna
    In sha Allah

    • @AkedNamso
      @AkedNamso 4 дня назад

      Maxaa saas uleedahay inchaalah kii dambi doonaya umbaa labaabi in

  • @user-fr9sj7fv6f
    @user-fr9sj7fv6f Час назад

    Jibouti is not easy come man😂

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 дня назад

    Waxan kalawada jeeda war magaca gobalka raga iska awareejiya uma qalantan walahi ugubiiriya arab iyo albabada adag een daaladhicin haciyaane gobolkiiragu haciyaane caynka reerka ugiija warmalaha wa lataagay cankan ku ma fayooba muusaa laydin or qaaday

  • @user-pc2cn5cv1j
    @user-pc2cn5cv1j 3 дня назад

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰 3:57

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 4 дня назад

    Jigjiga ku cawisay Jigjiga na wa somali oromo wahay ku qabato waxba kamasinayno

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ateeshanyare7442
    @ateeshanyare7442 6 дней назад +1

    bentadaya

  • @Mousta_alpha94
    @Mousta_alpha94 4 дня назад

    War khilafka muse bixi iyo ismaciil maha khilaf uu dhexeya djibouti iyo somaliland

  • @HawaAbdimoussa
    @HawaAbdimoussa 2 дня назад

    Somalie way nitaqana inad afka nol tihin Djibouti haa idin danbayse wa bal lascaanod fihima quje iyo raxma yar kaso cesheda Djibouti way idin sugiye

  • @IsmailOmarrayaleh
    @IsmailOmarrayaleh 4 дня назад

    War run jahbada adu éthiopie ay isku daydo zeilac ine qabsato wa duyar sidi gojacad si kadaran ayan sa menena

  • @user-fg1rl3oq6t
    @user-fg1rl3oq6t 5 дней назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AsmCali
    @AsmCali 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 4 дня назад

    Iog waka abalkagii add idoor ka u qabatay manta adiga la gaga fadiya sidad u babin lahayd somaliland daqalo iyo passport ka isticmalan iyo polatics
    Iog horay fadiga kakac

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 4 дня назад

    Ssc state way goday
    Awadal state way goaysa
    Garxajisland gumaysiga musa judan hafadido

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 5 дней назад

    War hadynu isaq nahay maxa somali inaga saray waa inaynu somali ahana itobiya waxaba inagama galin

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 дня назад

    Warnacaska buuran ee le somaliland ba qar iskatuurtay miyaanu kamid ahayn gobolki raga wamaxay kan milixda laga iloobay war ayadaba qar iskatuurtay ee latali somaliland afka ka jeedi xayawanyow adiga ito kuwa kula figrada ah ay ciyaysa tiin

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 6 дней назад +3

    1. Soomaaliya nac! Ok, Aabbo
    2. Boosaaso nac! Ok, Aabbo
    3. Sool NAC ! Ok, Aabbo
    4. Amxaar Jecloow! Ok, Aabbo
    5. Soomaaliweyn nac! Ok, Aabbo
    6. Badda iyo dhulka, cadow sii! Ok, Aabbo
    7. Awdal caburi! Ok, Aabbo
    8. Jabuuti nac! Ok, Aabbo
    9. Maxaa ku xiga??????????????
    10. Amxaar (Somaliland iyo Jabuuti) Amxaar!
    11. Maxaa ku xiga????????????????
    12. Amxaar ( Soomaali koonfur) Amxaar!
    13. Maxaa ku xiga???????????????????
    14. Ciribtirka Soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kenya
    15. Maxaa ku xiga?????????????
    16. Qoomiyad tirtirantay
    17. Sababtu maxay ahayd????????????
    😢QABIIL😢
    Ilaahey umadda Soomaaliyeed, ha badbaadiyo, aduun iyo aakhiraba.
    ❤️Soomaaliweyn🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽guul❤️
    Walaalaheena, reer waqooyiyow waannu idin jecel nahay, cadowgeena iyo cadowga umadda Soomaaliyeed oo kaleba, Allaha qabto.
    Itoobiya, Soomaalida dhexdeeda, ha usoo rarina, fadlan!
    Xusuuso, sheekadii: seddexdii dibi ee walaalaha ahaa:
    1. Dibigii madoobaa
    2. Dibigii guduudnaa/ Casaa
    3. Dibigii cadaa
    4. Iyo Libaxii la saxiibay iyaga😢
    Ilaahey, ha badbaadiyo reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba.
    Aamiin yaa Allah!
    ❤️Soomaaliweyn❤️

  • @Indhotaag
    @Indhotaag 6 дней назад

    Hhhhhhh haduu soo daayo gantaalihiisa hadmaad hooyoy iqari ayaa kuudambayn haysku kicin maskaa jiifa aayar ufadhi dhulka nabadu yaanay kuubeensheegi dagaal caruurbaad katahaye

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 6 дней назад

    Ama afeefhore lahaw ama adkaysi danbe warhedhe faan ragloga wanaagsan

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 5 дней назад

    War waxaynu nahay dad bila taclin ahe somaliya waa in aynu tagerna istusnimadu ma fiicna

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 дней назад +2

    Guuuuuuuul somaliland ❤❤❤❤

  • @Helenebakers
    @Helenebakers 2 дня назад

    Rerku baaq baaq badana 😂

  • @user-qt2gd7bd4j
    @user-qt2gd7bd4j 4 дня назад +3

    Vive Djibouti ❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 дней назад +1

    Ma xishoodaan oo isma kala reebtaan subxaanallaah 😭 Allow siyaad u naxariiso yaarabalcaallamiin Allaahu ma aamiin 🤲😭😭‼️❓

  • @user-oh6vj8yj2r
    @user-oh6vj8yj2r 3 дня назад

    Vous qui toutes d'abord

  • @Zara-xe5fn
    @Zara-xe5fn 5 дней назад

    😂😂 Family adoomo frncess xasuuqi buldhuqo 2017 naagti elitarianka aheyd bada dhulka maxabista ka qabsatay dhulkoda ku xasuuqdY buldhuqo ziyara mxy is kaga celin wayeen mida kle markas xasuq buldhuqo frncess halku ku maqna 😂😂😭

  • @faysalIbrahimmaxamud
    @faysalIbrahimmaxamud 6 дней назад

    Hhhh haduu sodayo waxa kadabeya waxabaa balahayga yacay muuse oole

  • @HodanNur-z1l
    @HodanNur-z1l 6 дней назад

    Adeer.iiidor.bada.idinku.malihidin.samaroon.aya.le.ciise.waxad.leedahy.aya.labixiyaa

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e 4 дня назад

    Sorry waxad dishan aya arka issqland ciday tisho

  • @IsmailOmarrayaleh
    @IsmailOmarrayaleh 4 дня назад

    Jahbad geska africai wa iniga

  • @moussadjama7641
    @moussadjama7641 2 дня назад

    adeer jibuuti waa dawlad ee 4 inan oo dhuulma hanteh ah ayaa nila eeryatay ee ma ciise iyo samaroon ayaad iska ceelin kartaa gadh xajiisna uu nala socdaa

    • @bilana289
      @bilana289 2 дня назад

      Laasboodh yaa raba hayso JSL kuuma baahna

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 4 дня назад

    Kkkkkkkk
    Waxa wa wixi goja cade add ku sagtan
    Hello Dijabouti wa dowlad
    Away lascanod

    • @bilana289
      @bilana289 2 дня назад

      Laascanod boodhkeda Yaa raba hayso

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 дней назад

    😂😂😂😢😢😮😅😅😊😊😊

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 5 дней назад

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 4 дня назад

    🤮🤮 shame

  • @KhairehMohD-wq4ks
    @KhairehMohD-wq4ks 6 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @hawoali120
    @hawoali120 4 дня назад

    Mashaa Allah dhin yarada reer Somaliend wan idin jecil nahay Somali weyn iyo Jabuti waa walalihin ee yaan leydin lumin ❤❤❤

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 6 дней назад

    Somaliland aqli xuuma
    Snm aya jaabhada

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 6 дней назад

      Adiga Illaahay aqliga hakuu siyaadiyo boowe

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 5 дней назад +1

    Siyaad Barre marna ka ooya marna dhaha waanu ka adkaanay🤣 sowtuu 3 sano sii joogay siyaad Barre xukunka markii hargaysa dhulka la simay. Idinkoo xabadi keentay laydiin yaqaan xamar ku soo cararteen. Bootadii goojacade ka dib inaa iska daynaysaan baan moodayey Laakiin iidoor wagash waa Khiyaali. Goojacade nr 2

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 6 дней назад +1

    Aar abtiyaday goormay wax fahmayaan,
    Waar berbera DPworld ayaa handaraabtay oo service ay qaadaysay waa qaali imika alaabta jigjiga taala ayaa ka Jaban alaabta hargeisa taala maxaa keenay iswaydiiya

  • @sagalhousseinissak-bp8po
    @sagalhousseinissak-bp8po 5 дней назад +1

    Guul Djibouti ❤

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 6 дней назад +1

    Shaadh cadde waa doqon aan waaqiciga ka war hayn, waxuu afka ka xadey mawqifkii huwanta.

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 6 дней назад +1

    Nacaso shaadh buluug, war kii laga sugayey wuu ka leexdey, Xanuun BIIXI la yidhaa baa ku dhacay

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 6 дней назад +1

    Shaadh buluug waa HUWAN

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 5 дней назад +1

    Dawlada jabuuti waxay diiday muuse ee somaliland maydiidin ee wax fahma.

  • @NASSERSTARK
    @NASSERSTARK 5 дней назад

    Sheeko umba taganiin, I want to say don't play with devil 😈, Djibouti🇩🇯 💪

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 6 дней назад

    Reer burco caafidaa idinku badan. Siyaad barre meel maad Marin, somaliya meel kasta bay ka qaraxday, haddii guul la gaadhay u ogoloy qayrkaa, miisaana hadalka

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 6 дней назад +1

    1. Soomaaliya nac! Ok, Aabbo
    2. Boosaaso nac! Ok, Aabbo
    3. Sool NAC ! Ok, Aabbo
    4. Amxaar Jecloow! Ok, Aabbo
    5. Soomaaliweyn nac! Ok, Aabbo
    6. Badda iyo dhulka iibi! Ok, Aabbo
    7. Awdal caburi! Ok, Aabbo
    8. Jabuuti nac! Ok, Aabbo
    9. Maxaa ku xiga??????????????
    10. Amxaar (Somaliland iyo Jabuuti) Amxaar!
    11. Maxaa ku xiga????????????????
    12. Amxaar ( Soomaali koonfur) Amxaar!
    13. Maxaa ku xiga???????????????????
    14. Ciribtirka Soomaalida Itoobiya iyo Soomaali Kenya
    15. Maxaa ku xiga?????????????
    16. Qoomiyad tirtirantay
    17. Sababtu maxay ahayd????????????
    😢QABIIL😢
    Ilaahey umadda Soomaaliyeed, ha badbaadiyo, aduun iyo aakhiraba.
    ❤️Soomaaliweyn🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽guul❤️
    Walaalaheena, reer waqooyiyow waannu idin jecel nahay, cadowgeena iyo cadowga umadda Soomaaliyeed oo kaleba, Allaha qabto.
    Itoobiya, Soomaalida dhexdeeda, ha usoo rarina, fadlan!
    Xusuuso, sheekadii:
    1. Dibigii madoobaa
    2. Dibigii guduudnaa/ Casaa
    3. Dibigii cadaa
    4. Iyo Libaxaa la saxiibay iyaga😢
    Ilaahey, ha badbaadiyo reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba.
    Aamiin yaa Allah!
    ❤️Soomaaliweyn❤️

  • @abassyoussouf
    @abassyoussouf 3 дня назад

    War dadkan dawada bal😅 🤚 war itoobia maskax ayey Raban in eey Badi somaliyed🇸🇴 hadan😢 marka walaltinimo hala ilaliyo❤️🇩🇯🇸🇴

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 6 дней назад +3

    Somaliland is not easy jabuuti waa cadow

    • @AkedNamso
      @AkedNamso 4 дня назад

      Idinka ayaa ah cadow la Ogeyn oo dad kasto la dagaalama soomaali oodhan cadow kadhigta ileen waxaa tihiin amxaar uf

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 6 дней назад

    Musse bixi aya ka cabsanaya jabhad ee waax jabhada ma jiiro ee isda jiya

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 5 дней назад

    BEENTA ISKA DAA SIYAAD BARE WAXBA MAAD YEEKIN EE HAWIYAA XAMAR KAGA KACAY WAAD IAKA HADASHAY

  • @user-bt5rv5wr4f
    @user-bt5rv5wr4f 4 дня назад

    RER khatumo iskaheli Horta Djibouti Wa dal Jira Awodleh militairy

  • @HibonouraHibonoura-t3t
    @HibonouraHibonoura-t3t 3 дня назад

    Vive Djibouti

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 5 дней назад

    Muuse ismaaciil wuxu rabaa inuu muuse rido oo craxmaan ladoorto ee burcoy daaya.

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 5 дней назад

    Halkeed mariseen Siyad 😂😂😂😂😂

  • @Indhotaag
    @Indhotaag 6 дней назад

    Hhhhhhh haduu soo daayo gantaalihiisa hadmaad hooyoy iqari ayaa kuudambayn haysku kicin maskaa jiifa aayar ufadhi dhulka nabadu yaanay kuubeensheegi dagaal caruurbaad katahaye