NAXDIN GABAR TIKTOK CAN AH OO EDEDED ABEHED QABO ILMEHEDII GALO GACANTA UGALISEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 июл 2024

Комментарии • 41

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m 15 дней назад +12

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 15 дней назад +3

    Allah ha maskaxdaada ha kuu ilaaliyo ee walal Allah dhankiisa u carar sifiican isu astur cidiyahana iska gur tasbiixda badi

  • @siteysirija1353
    @siteysirija1353 15 дней назад +3

    Yaa rabbi ilmaheda u soo celi kurbadan ka fed meel waliba dumare Ayaa oyaya illahow noo naxariso

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t 15 дней назад +3

    Ax beer wax dhalay ducayso Rabi ha kuu fududeeyo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 15 дней назад +3

    Illaahow xanuunka ka dulqaad

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 15 дней назад +3

    Somali waa cunsuriyiin , gabar gabadheenu dhashay inla cunsuriyeeyo waa qalad 😢😢😢.

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 15 дней назад +1

    Dibada iyo gudaha ba nag waligeey saxiib lama noqon.😢 subhanallah. Ilaheey ha ku dhib dhaamo abaayo

  • @user-sc8wk4bb2k
    @user-sc8wk4bb2k 15 дней назад

    Waal iska samiroo madax asturo awlaadaada Allaaha kuu soo celiyo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 15 дней назад +3

    i’m sorry 😢sad 😢😢😢it painful to watch her

  • @munamohamed383
    @munamohamed383 13 дней назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢peace and love to all the mothers in the world 😢😢😢😢😢sorry

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 15 дней назад +2

    Gabadhaa cidiyaha shaydaanka hayska bixiso

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h 15 дней назад +1

    Subxaanallaah xaaraan illaahay ka magangal.

  • @jowharomohamed500
    @jowharomohamed500 15 дней назад

    Axxx walaaley Allah kuoy somaali ohintaada hatusin please wey kusii waalayaan Allaha ku gargaaro

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 15 дней назад

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد

  • @zainab4280
    @zainab4280 15 дней назад

    Salalaahu callayhe wasalam Salalaahu callayhe wasalam Salalaahu callayhe wasalam Salalaahu callayhe wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamhassanfarah1508
    @zamzamhassanfarah1508 15 дней назад

    Miskiin courage huno asma allah ha uu naxariisto hooyo

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 15 дней назад

    We make dua for you sister. But Subhanallah there are beautiful sisters out there. Stay strong and remember Allah (SWT) .
    Ya Allah guide and protect the Ummah

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 15 дней назад

    Subhanallah may Allah make it easy for her. Subhanallah

  • @nimcocige-yy8qt
    @nimcocige-yy8qt 15 дней назад +1

    Horta,gabadhaa,ooyaysa,illahay,hausikhro

  • @nimo712
    @nimo712 15 дней назад

    Be patient sister patient pays Allah is there for you

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 15 дней назад

    Allah ayaa kui garab ah

  • @zainab4280
    @zainab4280 15 дней назад

    Ameeeeeeeeeeeeeen 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zamzammuuse1894
    @zamzammuuse1894 15 дней назад

    Allaha ku gargaro walashay allaha ka faydo kurbada

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 15 дней назад

    Waan ka xumahay laakiin saxiib illahay dartiis aan ahayn saaxiib ma ahan

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 15 дней назад +1

    Sheydanka iska naar abaayo xanaaqa yuu ka tanbadinin wan ku daremi karaa qof xanaaqsan ayaa tahay waxa la yiri bada hal malay ama kaluun ayaa qurmiya Soomali wey ku garan tagan yihiin oo wey kuu damqayaan had iyo jeer walashen dhib so gartay ayaa tahay markaat cules dare to alle xagiisa u carar oo duceyso qalbiga xitaa wuu ku dagaya insha Allah ubad kagana alla ayaa dhalay ku siyey mantana alahaas ayaa dalimiinta ka jabin doono insha Allah

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h 15 дней назад

    Insha allaah

  • @nimcocige-yy8qt
    @nimcocige-yy8qt 15 дней назад

    Asalamucalaykum,waraxmatulaahi,wbarakatu,,cimraanaw,,qisooyinkiimaad,iskadaysay

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 15 дней назад +1

    Naagtan waa naag weyn waa iney noolosheda raacata , Somalida maxa iis ag dhiigay yaab

  • @FullofRenda
    @FullofRenda 15 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FullofRenda
    @FullofRenda 15 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 15 дней назад +1

    Adiga maxa dumarka afaarohooda uga hadasha

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 15 дней назад +1

    Dibad iyo guriba naag hala saxiibin..

  • @hureahmed23ahmed25
    @hureahmed23ahmed25 15 дней назад

    😢😢😢😢😢

  • @user-sc8wk4bb2k
    @user-sc8wk4bb2k 15 дней назад

    scw scw

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 15 дней назад

    soory😢

  • @user-rf2md1dz5u
    @user-rf2md1dz5u 13 дней назад

    Ciyada shaydaanka iska jar tintaadana asturo

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 13 дней назад

    Culeyska alle wuu kaaqaadayaa hadaad alle salaadaha kubaridocidiyaha sheydaana iska gur

  • @siradm
    @siradm 15 дней назад

    Gabadhan gabadhi marki uu Cawaale Aadan guursaday ka soo hadli jirtay sow maaha? Maaha gabar qabow laakiin wax baa ku dhacay, Ilaahay cidkasta oo u sabab ah ooyintaada ha kaaga cadgooyo. Waa ka xumahay

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 15 дней назад

    naagtan yaa nagu habaaray shanta qardood ayaa soo nacday

  • @mohamedibrahim-nl4xp
    @mohamedibrahim-nl4xp 15 дней назад

    Timahaaga astur marka hore

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 15 дней назад

    Nagaha somali balaayadan heshay maxay tahay meelkasta way oo yayaan