ALLAAH HA IDIN ZIYAADSHO NABADA AD HASATIIN 💯🙏 ANAKANA ALLAAH HANA SIIYO NABAD WAARTA FROM MUQDISHO WE LOVE WALALAHEENA SOMALIYEED EE RER JIJJIGA 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
ax ma mantaa digree laga horgaynayaaah wilshaa somaliyeed tigree ciiidih uma babacdhigih kartoh africa wayo dawladii ethopia sodankii sano way is hubaynayeeeen
Dad waxaa jira cadaw ah dhaantooyinka gobaabinta iyo dhiiri galinta dislike waa laga dhowra like un hadaad aragtan wax yaaba xun xun like waad ka buuxisiin lkn kuwa ficn maxad dislike ugu badisaan
Waaaw waa Haldoorkii Dhalay Xooga Lagu Hirtoo waan Hubaa inay Hanti Qaran yihiin
Inta igu Raacsan Abwaan Axmed Budul inuu Yahay Abwaan Buuxa like dhac iigu siiya is Muujiya ❤❤❤❤❤ Guul iyo Gobonimo Kama Daalo dhaantadan❤❤❤❤
M.a abwaan axmad budul waa kuwata legend ❤ dhaanto loogama daba tagi karoo ninkaa waa kutuuray cimaamada
Masha Allh walee Ciidanka maleeshiya way Mudan yihiin dhaantadan iyo kuwo kalaba
Maasha allaaha ♥️♥❤💖😍✨♥️♥❤💖😍✨♥️♥❤💖 axmed budal ismaaciil
Allaahu akbar
Viva lascaanood🤲🥰👏😘😘🙌🙌🙌🙌
War axmad budul codkiisiii wuu fadhiyaa very good
Mansha Allah Guul iyo gobanimo Ogadeniya
Insha Allah ❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
InshaAllah 🙏
Mashallah my brother Axmed budul keep going our legend ciidanka moralka u dhistay
ß cute
Codka boqoorka allow ku daaa my digha 😍😍😍💖💖💖💖
Waaaaaaaaw axmeb budul Boqoraka dhantada iyo codkaba keep going brother
Ereyga hanti qaran bulshada umacnee
ALLAAH HA IDIN ZIYAADSHO NABADA AD HASATIIN 💯🙏 ANAKANA ALLAAH HANA SIIYO NABAD WAARTA FROM MUQDISHO WE LOVE WALALAHEENA SOMALIYEED EE RER JIJJIGA 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
Amiin Ya Rabbi🙏
Wlhi intaa adunyo sojogay dhaanto dhageysanayay tii ugu gubaabiska ciidan laqaaday tii ugu eryo wanagsaneed m.a abwaan Abdi gaab taariqdaa kuxusi doonto❤❤❤❤
No words to express the legendary of Ahmed budul ❤🇩🇯🇸🇴❤
Lll0llllĺĺi
🥰
Iiiìiìiiì
Gf
Maan shaa alaah cidanka xooga lalka caafimaad kuwaara
GUUL Hortina InshaAllah ❤️
Wall axmed budul guulayso
Alx midnimoy waaxgee dee maanta waaa ilaa birqod jarar jano.💯🤍🤍🤍🤍
Guul iyo gawa nimo xoga Dalka somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍
Guleysta Cidankena sharafta leh DDS👏👏👏
Rabi ha ka saaro nolol ximada umada somaliyeed iyo dhabaatada iyo dagaalada🤲🤲🤲🤲
🇸🇴😀😀
Woooow mansha allah dhaantadan waan qaatay
Ccjl
Ciidamada xamar dhaanto usoo qaad sxb oo xamar imoow nin taalanti leh baatahaye maxaa hal meel ah kugu koobay
Wll in ladilo marbta awey qushash
Adiga leee hadhiman
*_MAY ALLAH UNITED ALL SOMALIS☝🏿🇸🇴_*
*_VIVA THE GREAT SOMALIA 🇸🇴🦁💓_*
M
Woow Ahmed budul ❤️🌹🇸🇴🇸🇴
Ogaadeen hadii 50 dhaanto loo qaado waan hubba inay galinka horeba etopia laynayaan gulaysta from habar gidir
Waan hubaa ineey hanti qaran yihiin viva abwaan axmed budul
Run A haa❤❤❤❤😂😂 RunBadanaa❤😂😂
Cabdi hargeisa deep muqtar abwan esha cala axamad buddle muxdin shahid wan salamay kooxda midnimo qaran tiihin
Ahmed budul sxbkey waan isla shaqeyjirnay❤❤❤❤
Waan taageera liyuu police halyeeyo qaran from boorame
Liyu police Mahe waa maleshiya
Wow re tuulkey saln boqortoyo ayaan hawada idiin somariinayaa guuleystaa Mar walbaa
Axmed budhul ,nin gadsan qani ah
Guuuuulysta 🙏🙏🙏🙏👏👏👏💪💪💪☝️☝️☝️☝️ xooga qaran
Woow walee waa dhanto iyo badh
Abwan axmed mahadsani moralka Aya udhistay cidankaa
Somalia 🇸🇴 Kenya 🇰🇪 Djibouti 🇩🇯 Turkey 🇹🇷 Ethiopia 🇪🇹 USA 🇺🇸 UK 🇬🇧
Mansha allaah guuysta Firom somaliland 💕
Jasakala hno
Amiin InshaAllah
*United we stand Somali to the best*
waaw budul
Proud to be OG NFD
Ogaden from aware we got minister of defense in kenya we will be kingdom again inshallah
Allow barakee liyuu bolis💯❤️
Amiin
Somalia 🇸🇴 ha israacdo cadowgeenna cagta hoos boqorka dhanta salaam🙏👊❣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Naw waar adinka idinma amaanaayo ee hawareerin
Adeer saas ayaan idinka rabaaa canfar iyo cidkastooo is waashaba hala waso
Waa ceen kaas
MaHadsani Axmed budul waakuljirh
Axmed Budul waa Gudomiyaha Dhaantada 🎶 🎤
Axmadow wad mahadsan tahay
Dhaanto aabeheed weeye wlhi
😂
team2024
www wan ku wata Ader Ahmed 🥰
Asc
Abwaan axmed budul madaxad ii saaranthy
Axmad budul iyo yusuf birjeex walaalo miyaa taloow yaa iiga warama war nimanku isku cad ekaa halia yaabin waan kafogahay garacad iyo mudug baan jogaa
Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
abwaan axmed budul waa aabaha dhaanta
Macawisleeyda wa aya heeskan siiiyay aniga wliba kuwa besha xawaadle
Haday soomaali mid noqon lahayd walahi awoodooda lama liiciyeen
Where you from ?
Canfarta u dira now waa Amar
Mnsha allaah nolol waarta xogi dalka soomalida
Mansha alaaah guuuuul 👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪🙏🙏🙏👍👍👍
ax ma mantaa digree laga horgaynayaaah wilshaa somaliyeed
tigree ciiidih uma babacdhigih kartoh africa wayo dawladii ethopia sodankii sano way is hubaynayeeeen
Soomaali ayaan u nahay waxaas ❤🇸🇴🇩🇯❤
Defend both your country and community from the enemies. Be a patriots
Warya that’s my name😅
Abwan Ahmed budul wankuwataa ugaas
Masha allah awoow axmed ❤️
MashaAllaah 👏👏👏👍👌🇸🇴💐💐💐🇸🇴💐💐💐
fatabakhdaasi wey soo afjaranty
Hubkay iiga wataan iyo hobiyay ku riddan Belo kudegtay waar ninku muxuu heesay
Maasha allh waa kufaana dadkey rer ogaadeyniya hambaliyo
Maleeshiya waa ciidan cusub guuleyst waxaa ficneyd inloo bixiyo darawish
Ma cusbo wll liyu police iyaga ka horeeyay
Cagdheer. Anagaa. Ka. Adag
Dagaal. Ma. Yaqaaniin.
Adigo ah ?
Waku mahadsan yahay
Wwwwwwwww. Abwaan. Axmed budula. Cismaacila. Abwaan. And fannaan. Qacan lagaa. Tagay. Hry usoco. Lbx
Maleshiyo dhankeena waxaa looga yaqaan ciidamada qabiilada
Keep going 💪 ✨
Wow m.a kuwataa ader 💯💘💘💯
Au
Alahay somali hana necsiin
Masai music best
Cajaaib 🔥🔥
Kuwan hadii ay sharaf ama qiima leeyihiin canfer ma xasuuqdeen shacabka masakiinta ah ee somaliyed
Ama dadka runta usheega oo dhaha waa ciidan ogadeen lkn ilaa hada wax ay qabteen umajeedno
Axmed budul boqorka dhaantada
Iyadoo dhameystiran soo dhiga
Amazing
Ninka dhaantada editing gareeyay hala iiraadiyo hadaw i arko ha ila so xariiro😂
Mansh alaah
Dhalin yarada wan ka Naxay dal iyo din midna ma difacayan tababar fican ma qaban inti qori lo dhibay ayaaa la dhahay ahmaro difaca Tigre la dagalama😊
Kaalay Adigu Hor istaag waad Af xuntahay e
Dhanto cusuub maleeshiyo biqood
War wliilasha ha nooga dhaameeniina Axamaro iyo Tirey is heestaan illaahay ha isku babiiyo axamaro iyo tirey baa laakiin Ogaadeeno maaxaa
Idaa Al-shacbu( haddii shacab maalin doono inuu helo nolol fiican waa inuu marka hore iska dulqaada heeryada gumeysteyaasha oo gooyaan katiinadaha uga xiran lugaha iyo gacmaha ) yowman araada Al-xayaata laa budda al-qeyda (shackles) an yankasir,( oo katiinada ama dabarka gumeysiga iska gooyaa, walaa budda al-leyla ( habeenka ama mugdiga ama jaahilnimada) an yanjalii ka baxa oo iftiin/aqoon yeesha shacabkaasi.
Ader hadal badan lamarabo waxa laraba facal ader manta ayay tagantahay Amaed boodalaw
Retuulkey waxan IGA dignin ah dholkiina lee oo halgamaa onaa dhintaa shacabkinanaa qalbiyadoodaa hantiyo
Maleeshiyana miyay cusub yihiin? 🤔
Tplf dhaanta ma lagu qabanaaa😁
waxan sojedin laha in magaca maleshiyad in gebi anba laga bedelo magac shrafle sida police
Mansha alah
Maxay tahay halyayada malayshiyada mesha ma isbaaraaaa ladhiganayaaaa hestan halgulabato mayshiyadana halagasaro
Maleeshiyadu waa askarta dagmooyinka ukhaaska halka liyuu ga ay yihiin ciidan kililka
Manshalah.somali.hanolato
Manshalaaah guuuuul 👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪
Waa maxay ciidanka qandiga isku bixiska ah ee qaboobaha, lagu tababarayaa? Kuma gubanayaan
Waraa ogadeen magubto Meesha ma xeebaa kadhow
War qaofka cidan horsocda dheera
Legend
Waaaaw 👍👍👍💯👍👍💯👍👍💯👍👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯❤💯💯💯💯💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍👍👍👍wwwwwwww💯💯💯💯💯💯
Hadraawiga Soomaali Galbeed
Dadka kabaha dacaska sita waa maaxy
Dad waxaa jira cadaw ah dhaantooyinka gobaabinta iyo dhiiri galinta dislike waa laga dhowra like un hadaad aragtan wax yaaba xun xun like waad ka buuxisiin lkn kuwa ficn maxad dislike ugu badisaan
Mashaallah
Was hamaqlina hatagin inader
Ok💞💞💚💛💛💛💛💛💛💓💓💓
Maan