Si fiican ayuu gudoomiyuhaa uga jawaabay sua'aalihii la weydiiyey. Well done mr gudoomiye. Abiib is revolutionary member of parliament and he always stands with poor people side.
Ninkani suaalihi loo baahnaa ayuu weydiiyay. Waana shaqada logu talogalay xildhibaanda. Marka macaacda ka daayaa. Oo sualaha si wanagsan ha uga jawabaan guulwadayn loma baahna
Haa waxaan ka baqayaa maalin maalmaha kamida in sujuuda laga toogto baan arkaa mxamade abiib 40 geeriduu ku jiraa alha amaanka soomaalind buu isku halaynayaa balse muu muqudisho joogo mar horaa la iska leexin lahaa😂😂😂😂
Qofka shaqo lo diri waayay ka waran ee ay wasaaradu la damacsantahay in ay qaar kale ku bedeshaaan oo maaamulka cida markaa haysaa ay kywo reerkooda ah la doonayaan ay ku bedelaaan.. Gudoomiye qodobkaa aad isaga hubi waad ku saxsantahay
Waarun inuu Tv live toosa ku qarxiyo Mey ahyn nin degen kahoreeya fahmayaa heley Sax iyo khaladba Gudomiyuhu Haba khaldanaadee Duqayntan Ina Abiib lagu fahmey inuu hoos kahor isyara wareystaan bey ahyd hhh😂
Mr Abiib shouldn’t be playing the role of an audit while he is a member of the parliament, His behavioural conduct is outrageous and is lacking decency.He caused disruptions and fightings while inside the parliament. It is not the media responsibilities to sensor public meetings .So Mr Abiib shouldn’t be allowed to invite the media and share sensitive itive information with them
You are absolutely right. He is lacking of respect and has no attitude. The way of talking to others is reflecting your personality and behavior....we all know his attitude is in the parliament hall and his attitude with Abdirazaq Khaliif
Inan abiib dadka aam umada reer soomiland ee baxad leh miyaad ka aqli wanaagsante mise waad ka fiicante waxa aad garanayso ma garanayaan miyaa waa qajil oo xishood i arkaaye i qariyaa aye ku danbaysaa shale waad ooyayse maantan waad soo indho cade shale iyo maanta waa iyama hore ayaad u soo fadhidaa laakiin dib ayaad u fadhiisan doon bari waad arki marka aad dib u fadhiisto adigu afkaaga inaanu xaq dad cune alle ma la hortagi kartaa hadii aye dawladu waxooga kuu dhiibto waad aamusi lahayde waxbaad ka wayde dawalada umaduna kaa badane wax ishaadu kaligaa arkayso waa in lagu wado arkaa sidan wanagaa ayaad moodaysa lakiin umada badan baa colaad kuu qaadi karta qorkasta oo dimoqaraadiyada ku shaqeeya ama dawada ku jiraa waa xaaran cun ma kitaab iyo sunihii rasuulka scwscw scw ayaad ku shaqaysaa ka soo jawaab adigu ka waran mushaarka aad qaadato wa xaqbaa mise waa waa xaq daro is waydi afkaagu dad waa ku soo dheeryahaye naftaad oo kaliya ayaa fiican inuu afkaagu u dheeraado oo uu kaa ilaaliyo xaqdarada dulmiga cayda aan cayde ilaala sharafta iyo cirdiga qofka muslinka ah ee walaalkaa ah qofwalba oo aad ku gafto cafis ka dalbo maalin aanu ku cafinkarin adna aanaad orankarin i cafi ayaa imaanayse wakiilo tuuga guurti tuuga dawalad tuuga inaye wax iska kala sheegto waa qalada maxaa adiga umadaa sidaasa kaa dhexsaare adigii ayaa diin iyo kitaab midna ku shaqayne oo dimuqaraadi dimuqaraadi dhale ayaa tahaye waar wax la hadh oo afkaaga u miidaande ninyar ayaa tahaye cafis ayaad naga tahaye
Suaashaa aad xidhibaanku weydiiyey gudoomiyaha waa wax jira hayada Shaqaaluhu kay doonaysana waa la dalacsiiyaa kay doonaysana dhulkaa l geliyaa iyadoo loo eegin Aqoontooda
Xildhibaan abiib waa xildhibaan qaran dadka iyo axzaabta in uu dhex u ahaado weeyi. Markuu shirka kulmiye ku tilmaamayo madal dadka lagu caayayay ma dhexbaa muuna af mucaarad ahayn. Guddoomiyahana wuxuu ku eedaynayaa in aanu dhex ahayn...adigaa lagaa hayaa اتامرون الناس بالبر وتنسون انفسكم
Guuleysta si wanaagsan ayaad u xisaabtameysaan waan idinku farxay 84kii ayaa dalka iigu dambeysey anigoo wax ku bartey weligay ma arag rag sidaa wax isku weydiinaya hambalyo masha Allah
Isla xisaabtan sax ah, khayr Alleh haku siiyo mudane xildhibaan
Subxaanalah bal umadan salaadii oo socota doodaysa sidee qaran loogu Aamini karaa
Mr. M.Abiib fariid fariid dhalay barta kaga hay u hiily shacabka dulmiga lagu hayo Alle ha ku xifdiyo 👏👏👏
Si fiican ayuu gudoomiyuhaa uga jawaabay sua'aalihii la weydiiyey. Well done mr gudoomiye. Abiib is revolutionary member of parliament and he always stands with poor people side.
Maanta Ninkii qowlalada ka xumbsyn jiray nin aqoonlaa helay allah aqoontu qurux badanaa oo haybad badanaa
Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha walaahi waa nin wax badan og
M.abiiib wallahi waa xildhiban Umadda ushaqeeya waana waajibkiisa saaran Noolow MUWADIN caafimad allah hakusiiyo iyo khair badan 👍
Baarlamaan BILA anshaxa
Gudomiye he is an educating man who answered simply all the silly questioned
You must be in lalaland calling that guy educated.he puts his finger into every thing and he is wild and rude.f him
gudoomiye khalid you have knowledge amazing mr.abiib
Ļ
Abtigey xildhibaan med abiib ❤
Ninkani suaalihi loo baahnaa ayuu weydiiyay. Waana shaqada logu talogalay xildhibaanda. Marka macaacda ka daayaa. Oo sualaha si wanagsan ha uga jawabaan guulwadayn loma baahna
walaahi Maxamed abiib inuu meeshan yimaado ma aha gudoomiye Mustafa ayaa ku filnaa...... Abiib waa nin aan wax badan garanayn.
Mansha Allah waxyabaha qofka
Dacadaha lagu garto waa hadalka dacada aha maxamed oyaye manta ruunta losheegay
Waa fariid
Gudoomiye aqoon leh 👏👏👏
xildhibaan abiib walee waa nin daacad ah runta kama gabado jasaka laah khayr
keep going wlahi nin culus baad tahay xildhibaan cadaalad ayaa na deeqda
Ninkani waa aqoonyahan wuna aamuusiyey af maal maxamed abiib
Yes mr
ماهرون في الكلام والسياسة والخصومة لكنهم تأخروا عن الجماعة والمسجد قريب منهم
Man shaa Allah abiib noolow
Xildhibaan maxamed abiib xiyo cade walhy wuu karbaashay kayari cosop kama hayzto dastuurku wuxuu ku kala xadaynaayo shaqaalaha iyo siyaasada xisbiyada
ooyaaye 😭😭😭😭 waa la karbaashay
Reer miyi ayaan wax udhiibanay iyo faataa dhug
Abiib well done xildhiban
Xildhibaan jaqaaq
Walaahi Maxamed Abiib uu bukaaaa... ama wax kalee Ayaa wataaaa
Haa waxaan ka baqayaa maalin maalmaha kamida in sujuuda laga toogto baan arkaa mxamade abiib 40 geeriduu ku jiraa alha amaanka soomaalind buu isku halaynayaa balse muu muqudisho joogo mar horaa la iska leexin lahaa😂😂😂😂
Waxa lanoo sheegay iyo xagaad ka keentey awoodaasss waxaasi maaha suaalo
Mashallah hambalyo inaader
sunta habraha kaga ilmaysiisa , ku soco mudane abiib
😂😂😂 xisabi ....male hadaan la xumayn. Gudomiyuhuna si fiican buu ugu jwbay
Oo dadkaan waawayn oo masuuliyiinta sheeganaya salaadii ilaahay malaga dhaafay miyaanay xishoonayn masaajid bayba hoos fadhiyaane
Libaax
shaqsi heerqaran ah ayuu qof shaqaale ah waydiinayaa faylkiisii
maxamed abiib legend buufi cayayanka kaba qaadka
Ninkan wa fatadhugleh meelkasta farah aulagelya agoona uma leh.
xataa wuxu waydiinayo mabuu soo diyaarsan , sheekadii maqaaxidiinbuu la yimid wa layidhi kkkkk
😮😮😢
Abib,,❤❤❤❤❤❤❤❤❤,,,,😂😂😂😂😂😂😂😂
Jamaal si qaldan aya u waramyaa ma fiicna ma.fiicna in magcyo sheego inuu wayhiisa kawarmo inbay ahayd😮
Xildhiban Maxmed Abiib Dastuurkaba Muu Soo Akhrisan.
Gudoomiyaha Gudida Cadaaladu waa : Gudoomiyaha Maxkamada Sare
(Supreme Court).
Muu odhan gudoomiyaha cadaalada ayaad tahay ee wuxuu yidhi waxaad xubin ka tahay gudida cadaalada qaranka
Meel fiican bay maraysa somaliland, ina Abiib waxogaa yaroo is qancina ayaa ka muuqata , dhaliishaas waa jidhaa.
Godoomiye hayada waa masuul
Kani gudoomiyaha ahi waxa uu ceebaynayaa magaca dowlada runtii Ciyaal
Kani Isaaq manaqan waar yaanay kudilin dawlad manaqane kkkkk
Kani waa dibjir xildhibaan maha
Salaada soo tukada Waa latukanayaa xagiina
Qofka shaqo lo diri waayay ka waran ee ay wasaaradu la damacsantahay in ay qaar kale ku bedeshaaan oo maaamulka cida markaa haysaa ay kywo reerkooda ah la doonayaan ay ku bedelaaan..
Gudoomiye qodobkaa aad isaga hubi waad ku saxsantahay
Cadaw gaa hajabo maxamed inkastoo ad hagraday reer sool
Waarun inuu Tv live toosa ku qarxiyo Mey ahyn nin degen kahoreeya fahmayaa heley
Sax iyo khaladba Gudomiyuhu Haba khaldanaadee Duqayntan
Ina Abiib lagu fahmey inuu hoos kahor isyara wareystaan bey ahyd hhh😂
waar waxan hadalka halaga xidho muran iyo bujuubajaa badanaa xataa maskax ahaan maaha fit wax walba baarlamaanbaadtahaybay odhanayaan
Sharcigee ina abiib siiyey in shaqaadi loo igmaday ka gabiyo ta xusbiga wadani ma xusbiba mise wa barlaman
Uskag nacas is ogayn xildhiban uskag abiib
Adiga fuutoo uskak iskamadh
Salaad lakomala miya kowN
OGI OGI LIBAAX LIBAAX DHALAY. GAR DABADEED AYAAN GUU GUU NACAY.
Mr Abiib shouldn’t be playing the role of an audit while he is a member of the parliament,
His behavioural conduct is outrageous and is lacking decency.He caused disruptions and fightings while inside the parliament.
It is not the media responsibilities to sensor public meetings .So Mr Abiib shouldn’t be allowed to invite the media and share sensitive itive information with them
You are absolutely right. He is lacking of respect and has no attitude. The way of talking to others is reflecting your personality and behavior....we all know his attitude is in the parliament hall and his attitude with Abdirazaq Khaliif
Waxa aad ka hadleyso yo aqoontaadu marka ay is waafaqaaan
Self elected and persuaded he is the man who taught whatever he know he quaraled badly and unpolitly
Xil maxamed Abiib nin ku dhac leh weeyi waa ciyaal kan gudoomiyaha shaqaaluhu
Af dheere kasta col baa shicibka loogu dhiibayaa waa tuug
Kk
Xildhibaan m abiib nin Raga oo Yaqaan Shaqadiisa
SUALUHU WAA WEERAAR SHAQSI AH DHAMAANTOOD IYO CAADIFAD
Kkkk waar waa suaalo loo bahanyay waa sulihii umaddu is waydiinaysay muddo dheer ee maha cadifiyad 😄
Inuu guda xaar yahay hadalkisa laga gartas
Wiil is wala wabiya hela mohmed abiibi meel Baa laa saarey hhhhhh
😂😂😂😂😂
Libaax xidhibada abiib
Waar salada u kaca
War mad jojisan salada tukatan way maqlan
Wadani
Hhh
Inan abiib dadka aam umada reer soomiland ee baxad leh miyaad ka aqli wanaagsante mise waad ka fiicante waxa aad garanayso ma garanayaan miyaa waa qajil oo xishood i arkaaye i qariyaa aye ku danbaysaa shale waad ooyayse maantan waad soo indho cade shale iyo maanta waa iyama hore ayaad u soo fadhidaa laakiin dib ayaad u fadhiisan doon bari waad arki marka aad dib u fadhiisto adigu afkaaga inaanu xaq dad cune alle ma la hortagi kartaa hadii aye dawladu waxooga kuu dhiibto waad aamusi lahayde waxbaad ka wayde dawalada umaduna kaa badane wax ishaadu kaligaa arkayso waa in lagu wado arkaa sidan wanagaa ayaad moodaysa lakiin umada badan baa colaad kuu qaadi karta qorkasta oo dimoqaraadiyada ku shaqeeya ama dawada ku jiraa waa xaaran cun ma kitaab iyo sunihii rasuulka scwscw scw ayaad ku shaqaysaa ka soo jawaab adigu ka waran mushaarka aad qaadato wa xaqbaa mise waa waa xaq daro is waydi afkaagu dad waa ku soo dheeryahaye naftaad oo kaliya ayaa fiican inuu afkaagu u dheeraado oo uu kaa ilaaliyo xaqdarada dulmiga cayda aan cayde ilaala sharafta iyo cirdiga qofka muslinka ah ee walaalkaa ah qofwalba oo aad ku gafto cafis ka dalbo maalin aanu ku cafinkarin adna aanaad orankarin i cafi ayaa imaanayse wakiilo tuuga guurti tuuga dawalad tuuga inaye wax iska kala sheegto waa qalada maxaa adiga umadaa sidaasa kaa dhexsaare adigii ayaa diin iyo kitaab midna ku shaqayne oo dimuqaraadi dimuqaraadi dhale ayaa tahaye waar wax la hadh oo afkaaga u miidaande ninyar ayaa tahaye cafis ayaad naga tahaye
Maxa adiga kuhayaa mohamed dade buuleyah
Gudoobiye si bilaa turxaan ah buu kuu qanciyey ooyaayoow
Kkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkk
Xildhibaano geesiyaala wlhi cadaaladee
Xildhibaano shaqadoodi gutay , halkaaa kaga haya
Lipah weye wlhy
Khaalid jaamac waa aqoonyahan waaqiciya balse m abiib waa jaahil caadifadi wadoo bilaa aqoon ah
Angry little boy 😂
Waar xildhibaan ooyaaye kaadi ayuu kaga siidaayey kuwan madax-iskusheegaa,laskiin isna waa cayayaanka wadani
Nin bakh bkh haya iyo nin aqoonle ayaa iz hor imad
Suaashaa aad xidhibaanku weydiiyey gudoomiyaha waa wax jira hayada Shaqaaluhu kay doonaysana waa la dalacsiiyaa kay doonaysana dhulkaa l geliyaa iyadoo loo eegin Aqoontooda
Someone who is a liar and loves drama and problems
Xildhibaan abiib waa Xildhibaan qaran in uu dhex uu ahaado weeyi axzaabta iyo dadka markuu shaqada ku jiro
Markuu shirka kulmiye ku tilmaamayo madal dadka lagu caayayay ma dhex baa muuna afkii mucaaradka ahayn. Guddoomiyahana wuxuu ku eedaynayaa dhex ma tihid.
Adigaa lagaa hayaa اتامرون الناس بالبر وتنسون انفسكم
Xildhibaan abiib waa xildhibaan qaran dadka iyo axzaabta in uu dhex u ahaado weeyi. Markuu shirka kulmiye ku tilmaamayo madal dadka lagu caayayay ma dhexbaa muuna af mucaarad ahayn. Guddoomiyahana wuxuu ku eedaynayaa in aanu dhex ahayn...adigaa lagaa hayaa اتامرون الناس بالبر وتنسون انفسكم
Xildhiban ku Hadaladii Suuqa Ayuu Waraaq kusoo Qortey.
Xildhibaanku wuu ogyay waana wax jirra inu shaaqluhu dhinac ka Raranyay waana dulmi waa xaaran shaqalahaasi Runtii 😠