Barnaamijka Hereri Iyo Fardoole

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 135

  • @marwanuradiin4964
    @marwanuradiin4964 5 лет назад +12

    masha allah tabarakalaah alaa yabaarik wlhi fikrataaas xoog ayuu igu jiraa xoolahana aad yaan u jelahay ilahay waxaan ka baryaya inuu ila garab qabto insha alaaah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 6 лет назад +34

    Walaahy Fikirkaasi In badan buu Maskaxdayda ku jiray laakin anigu hawd baan is leeyahay aad ku dhaqatid hada Waxan jooga Norway Laakin insha allah Waan dhabaynaya fikirkayga ilaahow Ii rumee ilaa 900 geela ayaan ku bilaabaya ka Dibna noloshayda halkaasa ku dhamaysanaya waa Dalkaygi iyo Neecaw fiicin 🙏❤️🙏

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 6 лет назад

      Mohamed Wardi hhhhh hawa badanaaaaa nin norway joogo maa geel tacbaa

    • @mohammedaweis3014
      @mohammedaweis3014 3 года назад

      Hye sxb 2020 baan daawanayaa ma u dhawdahy riyadaada sxb

    • @nhassan4874
      @nhassan4874 3 года назад

      indr dalka kuu baahan

    • @SaeedYoonis
      @SaeedYoonis 2 года назад

      Isaxaq wlo ma ka dhabaysay riyadadii ahayd inqd geel dhaqatid

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 2 года назад

      Allaha kuu fududeeyo riyadaada haduu qayr kuugu jiro adduunyo iyo aaqiro

  • @mohamedmusa2827
    @mohamedmusa2827 12 лет назад +13

    Xuseen Fardoole Nin rageed weye , Nimanka leh waa cidagalena ninkai waa Sacad Muse dhib ma leh waa isla reer Hargeisa uune lakin haybtisa uunba ah Sacad Muse ilahayna inaynu isku kaa garano uunbu inooga aburay , VIVA reer Hargeisa Dhamantoodba

    • @sahraali679
      @sahraali679 3 года назад

      ciida gale miya sayla iyo cadarosh daga wa dad an dhuulka kala aqon kuuwasi wll

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 4 года назад +2

    Rer kayagu geeluu caan ku yahy
    Wxn dagna banka giriyaad ila Fardalaguxidh
    Dixda hoosweyne wa dhul geela aad ugu wacan dhaqashada geela
    Marka wan kula talo jira ina geel dhaqdo Inshallah so duceeya
    Wiil kan xuseen Allaha usiyaadsho hawlihiisa

  • @ibra_ace
    @ibra_ace 6 лет назад +1

    Waa nin fiican walahi oo og in ilaahay 'geelan' siiyey alxamdulilahdaasuu kuhayaa maantoo dhan . Ilaahay ha u barakeeyo .

  • @mukhtarhalac6490
    @mukhtarhalac6490 5 лет назад +3

    Allow cimiriga iyo caqliga uhu siyaadi c/salaan herari
    Naartu ka xishotay Amiin..amiin..amiin..

  • @wadani914
    @wadani914 12 лет назад +3

    ninka geela iyo fardaleh waa nin cool ah oo reer magaal ah ama civilized ah, masha allah

  • @ilyas8014
    @ilyas8014 2 года назад

    Mansha Allah, Allah yazedek geesi wadani ah dhashii sheekh isaxaaq

  • @muktarmaalim68
    @muktarmaalim68 8 лет назад +3

    Masha Allah Beautiful Place Beautiful People Bout We Fighting About Qapyaliid In Mogadishu Somalia

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 Год назад

    Mashaa allaah illaahay ha kuu Barakeeyo waa Fikrad Fiican.

  • @Omerhssn1
    @Omerhssn1 12 лет назад +7

    Xuseen waa taaajir xoolo leh, mar hadii uu dhul badana saartay, geel badan & fardona uu leeyahay. Waxaan odhan lahaa: Noolow Xuseen. Geelana waxaan odhan lahaa: Il & Cawriba la'aada. Aamiin Yaa Rab.

  • @qamaan37
    @qamaan37 12 лет назад +8

    ninkan somaliga ah ee north america ka yimid oo dhulkiisa hooyo dib ugu soo laabtay marka hore waan u hambalyeynayaa. marka xigta waxaan jeclaan lahaa in aan ku weydiiyo ma quudisaa oo lifestock feed ma siisaa mise saxarahan unbuu daaqaa! sxb australia ayaan anna geel badan ku haystaa. marka sideen soomaalia ku keeni karaa madama hilibkiisa aan laga cunin dalkan australia

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 лет назад

    Maansha allah Runtii aad baan ugu riyaaqay fardoole horumar ayuu nolasha ka gaaadhay

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 3 года назад

    Hussein ilaahay ha ku barakeeyo, manshallah waxaa tahay tusaale

  • @GaraadCabdale
    @GaraadCabdale 12 лет назад +5

    Dhulkeenu waa hodan ee qof waliba marka uu dhaqdo geela, adhiga iyo lodaba qani ayeynu noqon lahayn. Lakiin magaalo ayuunbaynu ku soo soconaa xata dadkii xoolaha lahaa.
    Geelan guruxda badan ninka leh waxaan kula talinayaa inuu ka ilaaliyo dadkii geela qaadi jiray.

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 9 лет назад

    maasha alaah waa wax lagu farxo dhab ahaantii waxaan dhamaan umada soomaliyeed aan kuguubaa bin lahaa in ninkaan walaakeen ah noloshaan cusubi ee uu kusoo kordhiyay bulshadeena sidii aynu ugu dabadayan lahayn waxaan sidoo kale aan doonayaa inaan uga mahad celiyo wariyaheena hareeri

  • @nimoali8733
    @nimoali8733 6 лет назад +2

    Proud you wllky Hussein ibrahim

  • @moohacade7530
    @moohacade7530 2 года назад

    Wan la dhacay qabkan ad uga war bixinaysid

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid4826 8 лет назад +3

    Masha allah geellu aad buu u qurux badan yahay Alle ha kuu barakeeyo wll idea fiican baad keentay Alle ha kula jiro Zxp

  • @camelboymo9455
    @camelboymo9455 9 лет назад +2

    fardoole waa binu cabdale sacad dadkii waana dadkii hargeisa magaaleeyay

  • @mahamedabdilahi2122
    @mahamedabdilahi2122 5 лет назад

    Maanshaalaa wlaahi waa meeshii aan ku soo barbaarey yaraantaydii

  • @mohamedismaeel7176
    @mohamedismaeel7176 9 лет назад +1

    masha wiilrageed aya tahay wlhi waa iga qoslisey
    dadka aya iqdan wayey inan ka shaqaysanayo xoolo lipaax nolow Geela ana waa dhaqana insha allaaaah shaqekale majirto xoolo wax dhama malahan

  • @hamzehazzan5209
    @hamzehazzan5209 8 лет назад +4

    kabaxa bahasha laabta idinkaga jirto
    only ku hambalyeeya guusha uu soo hooyay

  • @mahamedabdilahi2122
    @mahamedabdilahi2122 4 года назад +1

    Hereri waa wariye barnaamij sameeteag

  • @faizaomar8779
    @faizaomar8779 6 лет назад

    mashalh hamar geel.faras cafimad iyo wadankagi mashal Alle haku dhawro

  • @saw3
    @saw3 8 лет назад +1

    nimanka leh salaadii mee idayn iimaan ma lihidiine ma inbiyana la soo duubay ahay calaashan waan tukanaa laydin yidhaa

  • @TheAbdiugaas
    @TheAbdiugaas 5 лет назад +1

    Masha Allah
    Somali dhab ah
    Hido iyo dhaqan wanagsan

  • @mamacarfon740
    @mamacarfon740 8 лет назад +3

    mansha Allah geel Qof dhaqday ayaa somaali ugu qiima badan

  • @abdilahimohamedmohamud3153
    @abdilahimohamedmohamud3153 2 года назад

    Masha allh

  • @MoShineArab
    @MoShineArab 12 лет назад +6

    masha allah degaankan koonfuta hargeisa caan ayay ku yihiin dhaqashada geela masalaha ilaa sallaxlay ilaa hawdka sare abokor, rabaso, daroor masha allah ilahoow u barakee

  • @mohmdfadal445
    @mohmdfadal445 4 года назад

    Still watching 2020

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 6 лет назад

    Wow fardaha waka heley runtii so beautiful say isku dagaaleen malaga yaabaa inaan koro faraskaas oo caano geel oo hada lalisay cabo

  • @ahmedabdi5742
    @ahmedabdi5742 7 лет назад

    mansha allah waa meel geelalagu dhaqo aniga waxaan Ku raacay geel fardoole waa nin fikir fiican

  • @daga34267
    @daga34267 6 лет назад +1

    Ilaahay ha ubarayeeyo waa nin aqoonyahana oo fahmaaya runtii wlhy waan ku farxay ENG

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 года назад +4

    mancha Allah somaliland dalkaygii hanoolaaato

  • @mohamedsagal8573
    @mohamedsagal8573 5 лет назад +1

    Ilaahay waxan oo xoolo ah buu siiyey lkn ragan maxa diifta ka muuqata dhar xataa quman ma xidhna masakiinta xaqooda hala iska ilaaliyo bilaahi caleykum

    • @maxameddaahir1048
      @maxameddaahir1048 4 года назад +2

      2020kii ayaad comment soo qoraysaa clipkuna waxa uu ahaa 2012, bal sawir aad adu wakhtigaa gashay is eeg siday dharkaagu yihiin.

  • @ahmedmuse248
    @ahmedmuse248 5 лет назад

    Fardoole waa hormuud walaahi waa nin talaabo fiican ku dhiiraday

  • @abdikhadarahmed8166
    @abdikhadarahmed8166 8 лет назад +2

    wa barnaamij aad u wanagsan Guul

  • @abdulaziizali7890
    @abdulaziizali7890 2 года назад

    Masha Allah lkn petrol kama shaqayn

  • @zaambarkhad4351
    @zaambarkhad4351 7 лет назад +2

    ceesh calaa hammer iyo geel hhhh waa nimcee

  • @ceecee7243
    @ceecee7243 4 года назад +1

    Wow.........hygiene!!!! damn!!!! what happened "Nadaafaddu waaaa iiimaanka nuski?

  • @XIIME2010ESCOPSA
    @XIIME2010ESCOPSA 12 лет назад +5

    wuu tukaday ayaan filayaaa kkkkkk

  • @sakadaadhigaofficialtv1952
    @sakadaadhigaofficialtv1952 4 года назад

    Runta illhy ba jecele😉

  • @aminaabdi2086
    @aminaabdi2086 4 года назад +1

    Masha allah

  • @abdiladiifothman3834
    @abdiladiifothman3834 7 лет назад +2

    kaw fardoole ma gaadhayo geela boqorbuurmadow ee 1000ka halaad ah ee bari daaqaya

    • @guuliyogobanimo9548
      @guuliyogobanimo9548 7 лет назад

      Abdiladiif Othman qabyaalada inaka ilaali in cismaan buur madow

  • @mohamedkayse2315
    @mohamedkayse2315 9 лет назад +2

    masha allah runtii wlhi waa horumar la taaban karo waana fikir fiican .
    illahy ha kula garab gallo

  • @mohamoudelmi3366
    @mohamoudelmi3366 6 лет назад +2

    Gaadhigiisa ayaa ka qaalisan waxaba ,lkn qiimo kale ayuu eegaya ninkani waa nin il dheeer

    • @snapshotsvideos316
      @snapshotsvideos316 5 лет назад

      Hhhh gaadhigu wa hammer qaali maaha 30 kun dollar kama badna

    • @abdirahmanhassan5551
      @abdirahmanhassan5551 4 года назад

      Waa original ki waa 180 kun$

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 года назад

      @@snapshotsvideos316 30 kun maxaya 200 kun ayuu ku dhawyahay....

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад

      @@dailyxiin
      Wuu xsnuunsadaan maqle Ala caafiyo haday runtahay waan ka baxay markaan sidaa maqlay ma rubbaa walalo

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад

      @@nasyadeuanyeong8707 Wlaal Wrkaas Maanan MaQal Anigu Kolay

  • @khalidcawil9432
    @khalidcawil9432 4 года назад

    Manssha Allah

  • @ciiseyaasiin6163
    @ciiseyaasiin6163 4 года назад

    Manshallah alaw nin ah

  • @saalax144
    @saalax144 12 лет назад +1

    Geelal kale oo iyaguna dagaankaan dagane majiraan 11.03 kkkkkkkk Harere Soomaaligaas maxaa waaye kkkkkkkkkkkk

  • @CIGAYON
    @CIGAYON 12 лет назад +8

    hareri yoow salaadii subax aaway.kkkkkkk

  • @hamzeducale1236
    @hamzeducale1236 6 лет назад +3

    hhhhhhhh islantu wle waa ilbax

  • @nugaldevelopment
    @nugaldevelopment 4 года назад

    Inta dhirta la jarey geel lagu oo dayo.. Caanihiina in dhow iska caba

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 5 лет назад

    Dadaa isago dal leh dalkale madiidin ueh nin asagii xuriyad nin yaqaanaa lasiiyaa

  • @nimcaanmohamed3555
    @nimcaanmohamed3555 4 года назад

    Ragga laxa sii dhawrayow
    dhaqasho waa geel

  • @muniirgas2201
    @muniirgas2201 7 лет назад +1

    cadaroosh iyo dabataxan waxay. hoos yimadan degmada faaraweyne......... k. hargeisa

  • @khadriaosman9735
    @khadriaosman9735 12 лет назад +1

    kelly joe wallal aad ayaan kuugu habalyaynayaa inaad qurbe ku dhaqdo geel machaALLAH,inankan qiimaha badan ee xusein waa halyey ku dayasho mudan anuu qurbahaan joogaa hadaan fursad heli lahaa aan dhulkii wax kaga qabsado habeen ma joogeen laakiin ,lacag maheysto sorry

  • @mohamoudelmi3366
    @mohamoudelmi3366 6 лет назад +2

    100 halaad baa dhalay ,hashiiba 5litir baa laga nisaa caano ah,isku dhufo waa lacag ku dhaw 5kun o dollar maalin walba ,

    • @taksi2502
      @taksi2502 6 лет назад

      maxamuud cilmi waxaa taa sii dheer..waxaa dhasha 100 geel sanadkasta..halkii geel waxaa la siiyaa 1000$ ugu yaraan.....100geel× 1000$=100000(boqol kun dollar) sanadkasta..maasha allaah.ilaah ha u barakeeyo..aad baan ugu faraxsanahay hor markiisa

  • @bulbulyare3961
    @bulbulyare3961 4 года назад

    war ninku wacana second kasta alx bu leyahy

  • @zacadcazr6627
    @zacadcazr6627 7 лет назад +1

    mnja Allah

  • @ikraamawad4333
    @ikraamawad4333 7 лет назад

    mashallah geel nimaan dhaqan baa caydha

  • @thecarafaad858
    @thecarafaad858 6 лет назад

    hummer markaa ma Gelaad ku racdaa markaa

  • @claahicabdalla2147
    @claahicabdalla2147 8 лет назад

    hareri markuu dhulalka yurub joogo somalida in ay usimantahay baad moodaa markuu wadanka imanayana hargeysa uun miyaa wadan ku wey ficantahay in uu hargeysa tagaa marka hore lkn maxaa u diiday in uu magaalooyinka kale tago sida muqdisho baasaaso iyo meelaha kale ee faraha badan

  • @shamcde8685
    @shamcde8685 5 лет назад +2

    Www

  • @camelboymo9455
    @camelboymo9455 9 лет назад +1

    kkkkkkkkkk ninkan leh fardoole waa ciidagale waxaan filayaa inuu yahay qof dibadaha ku dhashay maxaa yeelay waxa uu ka fahmi karaa degaanka magacooda la sheegay caydaroosh balaycabane sheekhmooldhe kkkkk adeer inanku waa cabdala sacad oo ka. sii ah indha yare qabtii xasan rakuub. iyo hargaysa kkkkkkkk

  • @mo7ammadable
    @mo7ammadable 6 лет назад

    fardoole canada isku baranay wa nin wax ku dayasho mudan

  • @khalidal1509
    @khalidal1509 6 лет назад

    waa anookale

  • @zackmohamed5191
    @zackmohamed5191 4 года назад

    Salada malatuganayo allow soo hanuni umada

  • @axmedsaalax2332
    @axmedsaalax2332 5 лет назад

    ILHAY KA BAQ hesaha xun , is kadaaya ,

  • @hassanabdidaoud5241
    @hassanabdidaoud5241 7 лет назад

    geesi geesi dhalay

  • @MoShineArab
    @MoShineArab 12 лет назад +4

    ciidagale geel ka dhacay beelaha kale moyaane maanta waa iyagoo hummer ku raacaya geela walaahi cidagalle waa yaab, oo hadday xaalku qadhaadhado sidoodiibay labadaa hummer ee ay hargeisa ku wataan qoryo saari sidii sahro tuuko ilahoow yanay dhicin waaba kuwiiyoo hummero nagu yeeshay
    cid reebimaayaan

    • @kadarhirsi3860
      @kadarhirsi3860 6 лет назад

      ciida gale yaa humer siinaya waa sacad muuse ah oo cabdalle sacad ah

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 6 лет назад

      Mo Shine Arab Ayaa ku iidhi wa ciidagalle. kkkk. War nin Sacad musa. Oo ka si aa Cabdallah sacad. Hada geele aragtid ba ma waha u malaynaysa Ciidagalle

    • @ridwanomer91
      @ridwanomer91 6 лет назад

      Mo Shine Arab comment-ka ayaan aqrinayay markaa waxan arkay adiga iyo nin kale oo cid ku sheegaya ninkan hirumarka sameeyay.
      Markaa hoos ahaan u ogiw ciduu yahay se dadku waxay ka sheekaynayaan la wad markasta.
      Xagal-ka daac ha noqon.

    • @nonamebeforesuccess1047
      @nonamebeforesuccess1047 5 лет назад

      Ciidagale iyo sacad Muuse waa isu mide lknse geelu waa geel Sacad Muuse

    • @mohamudahmed6350
      @mohamudahmed6350 5 лет назад

      Fardole somali dhalada masha Allah

  • @amu9176
    @amu9176 5 лет назад

    *Petrolka inuu noosoo saaray ahayd markaasuu geel ka shaqaynaya* _Aheeeey ah_
    Cilma petroleum intuu aqoonta u leeyahy inuu dadkeena baray ahyd halkuu kaga soo noqday

  • @mohamedsaed8117
    @mohamedsaed8117 5 лет назад +1

    34:37 reer cabdala sacada oo halkan dagan alla Somali maxay qabyaaladu meel xun ka gashay

    • @flame_27
      @flame_27 4 года назад +1

      Qof weyn weeye. Dadka waa weyn qabyaalad is barasho bay u isticmaalaan. Mamaday waa 70 waxay jeceshahay inay ogaato qolodiisay. Dadkana uma kala eexato. Markaa duqda ha la yaabin.

    • @mohamedsaed8117
      @mohamedsaed8117 4 года назад

      @@flame_27 thanks bro

    • @farrrrrahh
      @farrrrrahh 4 года назад

      Wall ilahay Wanaaga haku tuso Qabyalad maha ee Ina lays habysado Qabyalad maha Subxanallah

    • @mohamedsaed8117
      @mohamedsaed8117 4 года назад

      @@farrrrrahh mahadsanid wllo

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад

      Waa waa caadiye maxaa ceeba dadku way isku gartaan raalina way kukala yihiin waanay isku wada jecelyihiin ma qabiilkale ayuu caayay sax sax ayuu sameeyay jooji jiiqjiiqda

  • @bachirmahad972
    @bachirmahad972 3 года назад

    Gtnn

  • @hamzeducale1236
    @hamzeducale1236 6 лет назад

    ada usaareya xusen waadani baa tahay

  • @mohamedcashara2334
    @mohamedcashara2334 8 лет назад

    walee ninkasi xoolu dhaqday

  • @MohamedAli-cs8sm
    @MohamedAli-cs8sm 6 лет назад

    Ä

  • @aadanbahnan6585
    @aadanbahnan6585 7 лет назад +1

    köö

  • @abdiqanijamac323
    @abdiqanijamac323 9 лет назад

    kkk

  • @hamzeducale1236
    @hamzeducale1236 6 лет назад

    guul somaliland fick somali

  • @shugrimeridian4564
    @shugrimeridian4564 8 лет назад

    masha allaah masha allaah

  • @hamzehazzan5209
    @hamzehazzan5209 8 лет назад

    kabaxa bahasha laabta idinkaga jirto
    only ku hambalyeeya guusha uu soo hooyay

    • @raadgoob2934
      @raadgoob2934 7 лет назад

      Hamze Hazzan nacalaa waxaad waxani muxuu ahaa ma adaan qabyaalad ka maqan garacyohow lasoo tuuray ee la soo qaatay ee la iska korsaday kolay futadaa lagaa dhalaye dadka ka daa cayda

    • @nonamebeforesuccess1047
      @nonamebeforesuccess1047 5 лет назад

      somaliland republic maangaab