+Sooyaal Soojire ina adeer, nooloow in badan. Soomaaliya calankeeda calan ka qurxoon horey looma allifin hadana lama alliifi doono ee Soomaaliya ha noolaato.
+Anisa Adow quruxeey mahadsanid. Haddii la Koontoroolo oo la arko ineey caadi u dhali cid u diideeysa maleh balse haddii dhib iyada iyo cunugeedaba u keenaayo maya beey ila tahay. Mahadsanid in badan. ♡
Asc abayo marks hore waan ku salamy salan kadib abayo Waxan jaclalahy in an ku weydiyo curudkeyga wa legu qalay hadane mntaano ayan wada cadi ma iskugu day kara maxa igu waani laheed qalinkega ne labo sano aya ka so waregatay
Masha allaah tabarakallaah ❤❤❤
masha allah jazakallahu kheyr qaali dumar
+sagal ahmed quruxeey, jazaakallaahu kheyran. 😍😍
maansha allah wax aad uqurux bdna ka hadashay mhdsnd abyo qaali
+Asad Hassan jazaakallaahu kheyran adigana.
calanki jamhuuriyada ayaa agtaada ka muuqda taageero badan iyo hambalyo ayaan kuusoo dirayaa ina adeer.
+Sooyaal Soojire ina adeer, nooloow in badan. Soomaaliya calankeeda calan ka qurxoon horey looma allifin hadana lama alliifi doono ee Soomaaliya ha noolaato.
qaaali dumar illahay ha ku barakeeyo shurkan xbbbti😘💞💞👏👏👍💞
+Asiya Farah aamiin yaa Rabb. 😍😍😍😍
masha Allah
JAZAKILLAH ABAAYO WAAD NOO FAA'IIDEYSAY
+Fatuma Maalim Abukar quruxeey, jazaakallaahu kheyran farxad ku nooloow in badan. ♡
maasha Allah shugran abaayo qali Macanto ilahay ralli hakaa noqdo
+Faduma Farah aamiin yaa Rabb. Jazaakallaahu kheyran adigana quruxeey.
jazaaka allaaahu qayran
+Idli Xuseen shukran quruxeey.
wll waxan kuwaydinaya xiliga urka laqado markay ukuntu diyartahay bahasha lagu eego isheeg wll qali
+Daahir Faarah walaal, waan kuusoo ogaanayaa magaciisa inshallaah. Mahadsanid.
Abaayo shukran qeer ale haku siiyo xabiibti
+Maryama isack mcnto, jazaakallaahu kheyran. 😍😍😍
jazaakallaah kheyr
+Faiza Sheikh 💖💖💖
masha allah
+Nasro James 😍😍😍
masha allah xabibti jazakallah
+Saadia Aweys 💖 💖 💖
masha Allah macaanto ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin
+Qadro Umueyman aamiin yaa Allaah. Jazaakallaahu kheyran adigana quruxeey. 😙 😙
maansha allah sifiican baad usharaxday mahadsanid
+bisharo maansha allah jazaakalahu khayr, mahadsanid in badan xbbti. 💖
xabibti waxan ku weydiinaya gabar laga qalay sinta oo laf laga bixiyay sinteeda marka ey dhaleyso semeen ma ku yelan kartaa jwb mcnto
+Anisa Adow quruxeey mahadsanid.
Haddii la Koontoroolo oo la arko ineey caadi u dhali cid u diideeysa maleh balse haddii dhib iyada iyo cunugeedaba u keenaayo maya beey ila tahay.
Mahadsanid in badan. ♡
masha aallah qali wa mahadasantahay ilahey qeer haku siyo abayo qali
+Qadro Abukar aamiin yaa Allaah. Jazaakallaahu kheyran adigana, mcnto. 😚
masha alah abayo wainaa lagafaidesto
a.s walalo ad ayad umahadsantahay cadimiya qofka dumarka marku matano dhalo o cadina u dhalo inu dhawar xanunku dhaco mise ?
+uma khadiija wcwswrwb quruxeey. Horta dhabar xanuun joogto ah oo qofku waxaan ka qabsan waayo caadi maaha lkn haddii ay tahay dhabar xanuun culays keenay marmarna tahay waa iska caadi oo qof kasta ayeey lasoo gudboonaan kartaa.
Irbadda dhabarka epidural miyaa lagugu duray? Dad dhabar xanuun ka sheegaayo waan arkay.
Mahadsanid xbbti.
Kher allaha ku siiyo wad no faideysay
+Aamina Zahra 💖💖💖
maashaa allaaah habar yar waan kaa faa idnay
+Idli Xuseen jazaakallaahu kheyran quruxeey. 😙 😙
wd mahadsan tahay casharada aad ayan uga faaiideystaa wll qaali mahadsanid alle ajar wayn alle ha kasiiyo
masha alah abayo jazakallah
+Shukri Abdirahman 😍😍
wll intaad dd u faaidaysay ama hooyo dhiban wax fahan siisay ilahay hakaa abaal mariyo qof caqli hufan leh baad tahay dhiranaana ku darsaday thanks ubahina musa
+fardale aalin fardale jazaakallaahu kheyran alfa marrah, walaal sharaf.
Ii nooloow in badan.
Abaayo aniga hada waxaa ley dhahay labada cunugba korey ujeedaan sideed bilaana kujiraa
Wey isa soo rogi Insha alh iska sug ani hl cunug luka keen ku dhaly
abyo waxa kale oo kuwaydiye ilmaha matanaha side naska udeqsinkara oo caano badan kuyeelan kara
+Maria Mohamed mcnto, nuujinta badan ayaa caano badan ku yimaadaan ee aad u nuuji. Jazaakallaahu kheyran. 👍
Thnks abayo aad baa kaaga faa idnay jazaakakahu kheer . Waxaa ii sheegtaa hooyada sida mataanaha markay 6week joogto ma dareemi kartaa culees?
Umu Basra Mohamed
Haaaa
Khayr Alle Haku Siiyo Wllo Wlhi Niyada Ayaa Ii Degtay Si Degan Oo Cilmiyaysan Ayaad Noogu Faaiidaysay Aniyo Xaaskayga Mataano Ayaan Rajaynaynaa Wakhti Dhoow Insha Allaah Ilaahay Caafimaad Haku Kala Keeno Insha Allaah
Gmailkan Waa Kan Xaaskeyga
Wllo caadi ma uu dhasheen matanihi mise waala qaly isoo jwba muhiim idin ahay
mashaa allh
bra jobbat. aad baan uga faaiday
+Asiya Muhudin Omar Tack så mycket, quruxeey. 😙 😙
mahadsanid xabiibt💕💕💕
+Nuro Ali 😍😍😍😍😍
ubahiina muuse ilaahay raali ha kaa noqdo abaayo videos kaagu waa very important marwalba waan ka faa'idnaa..jazaakiAllaahukhayran
+raaliya cali quruxeey, jazaakallaahu kheyran adigana ii nooloow in badan. ♡ ♡ ♡
mahadsanid ubah qali
+Naimo Dahir 💖
waaaaaw manshalaah ilahaye ha ku xafdoyo
masha allah hbr yar aad baanu kaaga faaidesanay jazakalahu kheyr aniguba matan 2 aad ayan ahay wlhiii hhhhhh
Asc abayo marks hore waan ku salamy salan kadib abayo Waxan jaclalahy in an ku weydiyo curudkeyga wa legu qalay hadane mntaano ayan wada cadi ma iskugu day kara maxa igu waani laheed qalinkega ne labo sano aya ka so waregatay
+Nasrin Abdukadir Wcwswrwb aad baan kuu salaamayaa anigana, waxaana kaaga hambalyeeybayaa adiga iyo qoyskaaga mataanaha kusoo kordhay, sharafeey.
Qofka markii horey ilmo loogu qalay waxaa loogu baqaa in meeshii laga qalay ay dilaacdo.
Hal mar haddii la qalay waa caadi in ilmaha dambe caadi u dhashaan lkn adiga xaaladda aad hadda ku jirtid ee ah inaad mataano siddo waxay u baahan tahay taxaddar dheeri ah oo ah maadaama ilmuhu labo yihiin waxaa loo baqi karaa in meeshii la tolay ay furmato.
Koontoroolo iyo wada-hadal badan waad mari doontaa, waana la eegayaa inaad caadi u dhali kartid iyo in kale. Inshaallaah inaad dhib la'i ku dhashid ayaan Alle kaaga baryayaa.
Stresskana iska ilaali waligaa, quruxeey. 😙 😙 😙
Thank you so much abaayo
@@nasrinabdukadir3846 abaayo miyad nabad dashay iso jawab iin kasto 3 sano kaa hor aad eheed
abayo adi intee ka helaya
Mashall abayo ubaxen
+Fartuun Yusuf quruxeey 😍😍😍
abyo hadu labadoda madax simanyihin oo nabaro yarna jiran o madax ken yihin kwrn qalin manoqon karta?
+Maria Mohamed mcnto, marka hore haddii ilmuhuba caadi u dhalan karaan, wax walbana fiican yihiin sida hooyada iyo ilmuhuba way dhalan karaan. Waa mid inuu Kafka soo galo haddiise wax socon waayaan way tagi kartaa qalliin lkn Koontoroolo iyo feejignaan badan baa jirta. Mahadsanid in badan.
mahadsanid 💋 huno
+Hodan Ahmed 😗😙😗😙😗
Ubaxiina abaayo aniga uur mataano ah ayan wada maxa iguma talinaysaa
Abayo caadi ma uu dhashay matanihi mise waa lagu qalay
asc abayo ilahey qeer hakusiyo waxankuweydin qofka jirkisa owa kadhamaday kal shanki ur ma qadi karta
+Qadro Abukar wcwswrwb quruxeey. Jazaakallaahu kheyran. ♡
Abaayooy, arrinkaas ma aqaani ee waxaad waydiisaa dhakhtar ama umuliso. Mahadsanid xbbti. 💖
Asc walaal Masha aalah ubax musa jaskalkharwllmcn
+Nura cabdi raxmaan Abdirahman wcwswrwb quruxeey, jazaakallaahu kheyran. .
Matanaha abaayo intee wakhti leeg ayuu dhakhtarku kugu sheegi karaa inaad mataano wado
12 week
3 mataano ah kugu duceeyey ubahina
+xasan maxamed jazaakallaahu kheyran wax fiican baad iigu ducaysay lkn alxamdulillaah 2 ilmood ayaa Ilaah igu arzaaqay. 😉
Abayo ubax shukra su aal ban wata matanaha halaka ibi leh cadi malo dhali karaa
masha allh wllshy waad mahdsanthy ani mataano wadaa iminkana waxbyar ii hary waxan rajaynayaa sad shegty in illhy iiga dhigo insha aalh adina illhy hku bara keeyo
Mxa lagu garta matanaha marki uurkoda la leyhy wllo iso jwb
Asc
abyo aadaa umadsanthy
+umu omar umu omar 😍😍
Asc