Cabdi Qaybdiid iyo Madaxwayne Erdogan iyo Qosolka wuxuu ka yidhi Carabta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 174

  • @saidaali412
    @saidaali412 5 лет назад +5

    Masha allaha adeer cabdi qeebdiid run buu sheegey turkiga iyo madaxweenahooda allaha ilaaliya cadawga allaha ka qabto

  • @naanii1878
    @naanii1878 5 лет назад +47

    Madax weynaha Turkiga Abalkisa Ma gudi karno illh Janatul Fardowso haka Warabiyo Cadaw Badan ayuu leyahay illh haka qabto

    • @xaredoabukar784
      @xaredoabukar784 5 лет назад +2

      Amiin Allow ada awood lehe cadowga ka qabo oo ka badbadi walaalaheen TURKIGA

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 5 лет назад

      Shame on you criminal ,racist,

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 5 лет назад +14

    He's absolutely right on this. But those confused and concussive would always argument against. Don't get me wrong, I'm not a big fan of Mr Qaybdiid, but his points are valid and true.

  • @dhagaweyne61
    @dhagaweyne61 5 лет назад +7

    May allah give Turkey people the highest power Entire world

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 5 лет назад +8

    Waa runtii Cadowga ugu wayn
    Ee Somali leedahay waa nimaka duruucda qaba ee aan soo dhawaysano diinta ayay inoogu soo gabadaan

  • @safiyahassan8539
    @safiyahassan8539 5 лет назад +6

    جزاك لله خيرا ريس التركي الله يعزك rubuu sheegay

  • @marita_hagi8880
    @marita_hagi8880 5 лет назад +8

    Masha alah madax quruxbadan alaha idin xifdiyo amiin ya alah 🤲🤲🤲 guul guul waligiin 🤝🤝🤝🤝

    • @abbasmohamud6338
      @abbasmohamud6338 5 лет назад

      Qabdiid adiga maxaa soomali u tartay dhib maah

  • @shamiswarsame9987
    @shamiswarsame9987 5 лет назад +2

    Noolow Erdugaan iyo shacabka Turkiy 😍🇹🇷👑🦁💝🤩🥰🇸🇴🌹🇹🇷🌹😍🇹🇷❤️💙💚

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 5 лет назад +4

    Viva urdegon❤️👌🏻

  • @AliAhmed-sq6xu
    @AliAhmed-sq6xu 5 лет назад +5

    Masha Allah

  • @dahirwarsame9603
    @dahirwarsame9603 5 лет назад +1

    Maan shaa alaah cabdi qayndiid abaalkii laynoo galay waad xustay aad ayaan kaaga mahad celinayaa sida fiican aad u dhigtay hadalka carabta waa runtaa islaamnimada ayaa naga dhaxaysa carab waa cadowgeena aan iska ilaalino

  • @shiinedheere
    @shiinedheere 5 лет назад +1

    Absolutely you right

  • @sharmakecoondhe7533
    @sharmakecoondhe7533 5 лет назад +2

    Waa runtaa viva Turkiya

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 лет назад +1

    Cabdi Qeybdiid waa runtiis, long live president of Turkey Recep Erdoğan

  • @aminachannel8191
    @aminachannel8191 5 лет назад +3

    Turkiya

  • @safaabuubakarprime3892
    @safaabuubakarprime3892 5 лет назад +10

    somaaliya hanoolato Guuulll iyo Gobanimo inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷TurkiiGa hanoolato Guuulll iyo Gobanimo inshallah 💪💪💪💪💪💪💪💑

    • @mohamedabbas8852
      @mohamedabbas8852 5 лет назад

      Adiga iyo nuucaaga ayaa nabaday in aan u baahano gurmad

  • @cabdalaaxmadsiyaad4741
    @cabdalaaxmadsiyaad4741 5 лет назад +3

    Masha Allah gashaale

  • @saaiidsaaiid5817
    @saaiidsaaiid5817 5 лет назад +3

    masha allah

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 5 лет назад +4

    Gobolada aan degno
    Waxbo arday ah weligeed
    Ba laga ma soo qaadin
    Ee ogoow turkiguna waxbo
    Mucaawimo ah nooma keenin
    Laakiin waxa uu idiin qabtay
    Aad baan oogu faraxsanahay
    Intaad aan ku taageeraa turkiga
    Ee ogaada

  • @maxamudgillo5130
    @maxamudgillo5130 5 лет назад +3

    Maa sha Allah

  • @qalbitv4275
    @qalbitv4275 5 лет назад +3

    💪❤waa kuul

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 5 лет назад +8

    Ilaahow dalaka nabad nooga dhig

  • @farhiamahmood9582
    @farhiamahmood9582 5 лет назад +10

    Nasab ayaad tahay og Abaalkii dadkiisa iyo dalkiisa loo galay.
    Turkiga gacantii sareeso
    Allaaha ka dhigo aamiin

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 5 лет назад +2

    Waa runtaa. Ismaaciil Cumar geele xattta markaasuu yimid.

  • @HadithiAbdulle
    @HadithiAbdulle 5 лет назад +1

    Very true!

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 5 лет назад +1

    iinsha alaahu ilaaheey unbaa gudi kara abaal ka erdogan soomaali waa abaal laay ee alaha ka gudo iinsha alaahu wsc waraxmatlhi wabrktu

  • @ismailiska6038
    @ismailiska6038 5 лет назад +2

    Masha allah✅♥️

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 лет назад

    Asc mansha Allah Turkeys abaalkiisa ma gudi Anigu abaalkooda waxaan ka dhiga,markii aan arko qof Turkish ah waxaan iraahda abaal baad inoo gasheen weligeen adin hilmaami mayno,dukaamadooda wax baan ka gata ,cilmaygu haddii ay rabaan ay aadaan yurub gudaheeda waxaan iraahda Turkiga aada hadda khaar baa ku maqan mansha Allah Turkigu ha jiro ha joogo wadawgiisa cagta ha hoos Allaha geliyo Aamin Allaha aqbalo.💖🌺🌺❤️🇸🇴🇹🇷💖🌺🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @fadma638
    @fadma638 5 лет назад

    Sax walal jira💕💕💕🙏🏼qaluubta muslimiinta ilaah ha xoojiyo inshllh🙏🏼🇸🇴💕

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 5 лет назад

    Mashaa allaah waa runtaa illaah afka kaama qabto aamiin carab cadaawad beey noo qabtaa afkeey noo maceynaayaan carab alloow ha noo jabin mudane qosal kaad naga dhameysay waa sax iinshaa allaah

  • @yassinduale4376
    @yassinduale4376 5 лет назад +7

    Waa runtaa adeer geesinimo naftu marbaybaxdaa

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 5 лет назад +6

    Abti mcn waa runtaa

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 5 лет назад

      C qaydiid waakii dhibaatada uukasheekaynayo geystey manoqonkaraah mid tusaaleeya salad noo roon

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 5 лет назад +4

    #Erdogan abaal wuu nuugalay hadi rag abaal loo galo❤

    • @osmanmustafa2294
      @osmanmustafa2294 5 лет назад

      تركيا لن ننسى أخوتها ، كما لن ننسى الذين فصلوا بلادنا من خريطة إفريقيا، نشجب ونحتج ونقاطع قناة الجزيدة الفضائية التي اعتدت برامجها الرياضية مسح بلادنا في الخريطة الإفريقية.
      قاطعوا الجزيرة، قاطعوا قطر عملاء اليهود ،،،

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 5 лет назад +6

    Guys we should know our enemy

  • @zahrahashim8001
    @zahrahashim8001 5 лет назад +3

    Hantida turkiga uu haysto kabadan ayaan haysanaa hadaan dulinimada iska dhaafno

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 5 лет назад

    Hadal wanaagsan oo dadka soomaaliyeed ku diirsadeen adigoo matalaaya dadka soomaaliyeed waad ku hadashay senator cadbi caqligaada iyo garaadkaada iyo wadaniyadaada maalin Somalia buugaagta waan ku qoreenaa mudane

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 5 лет назад

    Maashaa allaah

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela 5 лет назад +3

    nin wax garad ah abalna gala gudana tahay wax garad ah aqli badan mesha ad umada u jogtana kalsoni lagugu qabaaa umada somaliyed ma ilowi donta umadaha abalka u galay turke ugu horeyo lakin an so kobi karin abalkoda wan gudeynaa mardhaw inshalah wadanka ku soo wada dhaweyneynaaa wadankena waa in an dhaxda u xirana dhisanaa qalbigana isku heynaaa cadka rotiga ahna kala gosanaaa 🇹🇷🖖🏽

    • @deqamohamed8960
      @deqamohamed8960 5 лет назад +1

      WAABAAN SAS AHAYN
      LABADA CADOWGA ISKU AH
      SIDA ANIYO CABDI QABDIID MARBAA KOOBKA SHAAHAA KALA SHUBAN JIRNAY
      MAATANA JIDKAAN ISKU GALNAA SAQIIRKAAN ISKA LAYNAA.

  • @maxamudgillo5130
    @maxamudgillo5130 5 лет назад +4

    Allah yacisaka erdo gaad

  • @omarsaeed531
    @omarsaeed531 5 лет назад +1

    Abaalka turkiga iyo Erdogan ma hilmaami doonno. Generaal qaybdiid aad baa u mahadsantahay

  • @koraalofficially8796
    @koraalofficially8796 5 лет назад +1

    wlaahi waan ooyey

  • @hanadabdiali4427
    @hanadabdiali4427 5 лет назад +4

    Nin culus mas'uul cabdi-qeybdiid waa runtiis Turkey iyo Erdogan abaal beynu uheynaa guul "taariiqdaa xusi doonta"

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 5 лет назад +1

    Waxaa la yiri nin I xooray maantaan xumaa amaba xaasoobay ka xil tiray xanaaniyo wanaag aniga oo xoog leh carab duub weyne hala cayriyo

  • @suuusaaran7992
    @suuusaaran7992 5 лет назад +2

    Waxoo kahadalaayo sanatarka waa xaqiiqo lkn somalid waa dad hunguri u daran

  • @cabdiqaadir3932
    @cabdiqaadir3932 5 лет назад +1

    Carabtii na’tuurtay waagaan xumeeyn ama xaasoownay ku xil-tirnay xanaaniyo wanaag inaga oo xoog-leh

  • @Caska143
    @Caska143 5 лет назад

    May Allah return back Osman Khalifat Turkey had been governed this world 600 year's US , Russia , China was nothing that time Erdogan he can get back that passion if he spread his administration entire world

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 5 лет назад +1

    اردوغان اللة يحفظك ويسعدك أنت وامثالك يارب العالمين اللهم إصلاح بلاد والبلاد مسلمين 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abuumuscabalansarry8411
      @abuumuscabalansarry8411 5 лет назад

      Mohd Ahmed يا اخي الكريم قل الله ولا تقل اللة

    • @abuumuscabalansarry8411
      @abuumuscabalansarry8411 5 лет назад

      Mohd Ahmed wll mcn adoo rali ah qoraalka waxaan fileyaa sidaad ula jeedo weykaa garab martey ALLHالله ayaad ka rabtey balse wexy kaa noqatey ALLAT اللة lkn edit garee adoo mahadsan guuuul wllkey Qaaliga ah

    • @mohdahmed8481
      @mohdahmed8481 5 лет назад

      @@abuumuscabalansarry8411 طيب جزاك ألله أخي الحبيب

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 5 лет назад

    Waa run wlh

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 5 лет назад

    Sax Abdi Qeebdiid wa runtaa

  • @halane6523
    @halane6523 5 лет назад +1

    Adeer waa runta islanimada aya naga dhaxeeso carabta

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 5 лет назад

    Kkkkk,,,,Nin,,,,Habargidirr,,,,Ahhh,,,,Geesinimo,,,,,iyo Karti,,,,Wayleyihiiin,,,,hadalo Cadcad ,,,Mashalah,,,,,,Ader Somaliyeeed,,,,Nolaw

  • @zahrahashim8001
    @zahrahashim8001 5 лет назад

    Soomaalida baryada iyo isliida ha ika dhaafan

  • @maxamudgillo5130
    @maxamudgillo5130 5 лет назад +3

    Libaax weeye

  • @yousufabokor6797
    @yousufabokor6797 5 лет назад

    Turkgu wax badan ayuu soomliya u qabaya oo la taaban ka ro waa waaleen muslinka ah Taalo la looga dhiso muqdish Ordiga

  • @deiqomohamed646
    @deiqomohamed646 5 лет назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبراكاته يا إخواني وآخواتي

    • @Highdonicx
      @Highdonicx 5 лет назад

      Afsomali nagula hadal kolbay waa adiga muuqaalka daawaday oo fahmayee. Waxa hadda laga hadlaayo waa carabta dhibtay nagu hayaane

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 5 лет назад

      @@Highdonicx walaal wuu ku salaamay, salaantana carabi malaha ee ka qaad👍👍👍

    • @Highdonicx
      @Highdonicx 5 лет назад

      @@JugeQaaraamiMusic Ka qaadi maayo! Muxuu afcarabiga ugu qorayaa ma xarfo afsomaliya buu waayey. Midda kale waa uu u jeedaa in goobtu goob somaliyeed tahay ee aysna ahayn bog carbeed.

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 5 лет назад

      @@Highdonicx 😅😅😅waad iga qoslisay sxb, laakiin ogow dadkoo dhami nasiibkaaga oo kale malaha, waxaa jira dad qurbaha ku dhashay oon qori aqoon af soomaaliga ee soo dhawee koleey dadku waa dadkeeniiye👍👍👍

    • @Highdonicx
      @Highdonicx 5 лет назад

      @@JugeQaaraamiMusic Sidee ayuu u fahmey marka muuqaalka????? Ma dhici kadho. Haddii uu afsomaliga fahmi karo waa uu qori karaa.

  • @caydiid15
    @caydiid15 5 лет назад

    Cabdi qaybdiidow dadkii aan dharka ka dhigay ee aan qaawiyay bay u soo gurmadeen dheh, sidaa hadalka u dhig.

  • @manafrombeydhabo5817
    @manafrombeydhabo5817 5 лет назад +1

    Runtii turkey awaalbadan ayeeynuguleeyihiin

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 5 лет назад

    senator cabdi qeydiid ordugan waxaa soon nor kacay ismaacil cumar geele marka xigana uu ordugan Ku caawiyo waxaa Ku caawiyey European iyaga oo dhan ayaan u mahad celineyna

  • @momo-389
    @momo-389 5 лет назад

    Macaawino kama sugayno shisheeye mar walba ee somali ha isku tashato

  • @munahassan880
    @munahassan880 5 лет назад

    Waa runtaa carab islaanimada ayaa naga dhaxaysa

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 5 лет назад +1

    Gartey mahadsenid adeer

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 5 лет назад

    Markiiii qabiiil qabiiil liiisku dilaaayay wallahi hubka iyo lacagta ayaaay ku bixinaaayeen. Lkn markaaay arkeeen turkiga In uuu sooo galay meeesha ayaaay maseeereen oooy dooonayaaan In aaay ku celiyaan somaliya dagaaala sokeeeya iyo burbur, lkn turkiga waaay ka go’antahay In sooomaaliya ku sooo celiyo sharaftii iyo awoooodiiii aaaay laheeyd.

  • @abdinasiryusuf6886
    @abdinasiryusuf6886 5 лет назад

    run baa shegte inkastoo nin fican adan eheyn

  • @ibrahimAden2022
    @ibrahimAden2022 5 лет назад +2

    Laakiin maiswaydisay yaa ka dambaysay dadka in ay heerka garaan. Adiga iyo kuwa kale oo Somali ah. Walina wadadi kutagan wa Somali jin kumaqabsan

    • @zakariamohamed3418
      @zakariamohamed3418 5 лет назад

      I agree

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      Aniga waxaan qabaa soomali oo dhan. Ka soo biloow dowladii Siyad Barre ilaa tan hada joogta, kuli danbi ayeey kasoo galeen umada. Hal qof farta ha ku fiiqin. Ninkan meel cidlaa xabad iskagama rideen.

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 5 лет назад +2

    Run iyo been meel ma wada galaan carab iyo turki waxaa soomaali Danteedu kujirtaa Turk inee ilaalsato

  • @abdikadiryousof3989
    @abdikadiryousof3989 5 лет назад

    Ninrageed mirdhay walee qaybdiid

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 5 лет назад

    SHEEGATO.COM.

  • @IshkeyIshkey
    @IshkeyIshkey 5 лет назад

    Adi iyo wixii ku la mid ah ayaa ka danbeeayay dilka dhaca boobka waa in lagu soo saaraa max kamad

  • @issemohamudisse8082
    @issemohamudisse8082 5 лет назад

    Ma aanan fahmin

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 5 лет назад

    Ordigon miyaad isķa dhisaysaa

    • @paulxukunrichie5153
      @paulxukunrichie5153 5 лет назад

      Ordigon waa kuma anga ordogan yaanu naqaane wax baro oo dugsiga tag dameer yahow aanan abaalka aqoon😂😂😂 waryaa

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 5 лет назад

    Wuxuu usheegay boskay ka joogaan somalia

  • @hanimohammed4720
    @hanimohammed4720 5 лет назад

    ILLÀAHOOW ERDOGAN KA DHIG KOO AHAADA MADAXWEYNE BOQOL SANO SOO SOCOTA

  • @mohamedarton3204
    @mohamedarton3204 5 лет назад

    Madax weeye c/qaydiid sidaas ayaa loo mahad celiyaa

  • @farhiamahmood9582
    @farhiamahmood9582 5 лет назад

    Noolow

  • @ahmedhanshi2422
    @ahmedhanshi2422 5 лет назад +1

    Ader dhibatada ad shegeyso soo qeyb ween kamadan ahen

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      Haa waa runtaa. Lakiin imasa Ka maqneed dhibatada dalka. Ama xabad rid, ama qabqable ahoow, ama fadhi ku dirir ku jir ama lacag tolka hub loogu gado bixi. Soomali way is dirirtay, Ninkaane waad sa sheegtay dadka dhibatada geysta ayuu ka mid ahaa, Nasiib daro asaga iyo tolkiisaba ayukuna waxay ku leeyihiin anaga wa nala dhibateyey. Marka dhibatada somaliya ninka kama bilaban kuman danbeyn, taas ogoow.

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 5 лет назад

      M toko ader aniga tolka ad shegeyso waxa ku tagera dhanka wanaga iyo qoyska liita in la cawiyo ama qofka xanunsan inta wixi ka badan iskuguma imaneyno taas waa taa ader aniga dalka waxa igu 1991 aad aya u yara marka dibna uguma so noqon taana waa taa ader nin walba oo dhib geystey dal iyo dadba taariiqda aya shegeyso ader mah mah aya oraneyso magac iyo masiibaba marbey baxan ader aniga ma kala jeceli danbilashaya malinba sharciga qabandona thanks

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      @@ahmedhanshi2422 Wadad waligaba iska dhig. Maxa ku garatay in asaga un aad qabsato. Soo kama fiicneen inaad tiraah Cawantii dalka burburiyay buu ka mid ahaa. Anagaba tolka kuwa liita baa daneynaa ku wax geystayne sidan baan u cambareynaa. Maha in moryanta iyo dhiigya cabta qoloyinkii aan is layne un wax ka sheego sosial mediaha. Ninkan qeybdiida wuxuu ahaa hogaayime koxeed dhib badan geystay, lakiin tuuga kale un buu la dagalamayey tasana keentay in dadka ku hoos dhamadan. Anagu somali baa nahay oo gaalo cad ma nihin. Marka filmkaa cid kale u shido.

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 5 лет назад

      M toko ader markii horena ada hadal igu darsadey aniga kula ma hadal ader hadana ada leh filimka cid kale u shido ader waxa nin yar marka hadalka iska sax mida kale aniga kuma oran wadad ba ahey ader waxa shegey inu dhibka wadalka qeeb ka aha taa ma beenba

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      @@ahmedhanshi2422 Adiga ayaa fikir ka dhiibtay meel sosial media ah, wana inaad xisabta ku darsataa in lagu jawaabo, saa micnaba ma yelaten waxad qoreyso hadaan lagugu raacin ama lagaaga fikir duwnaan. Tan kale been maaha oo anaba kuu qiraya inuu dhiigya cab mudan in la dilo uu yahay. Wana nasiib daro in uu manta dowladnimo uu matalo inkastoo kuwa lamid ahi ay meesha noo wada dhooban yihin, ama qabiil ha keensado ama madaxweyne ha keensado.. Lakiin waxan ka horjeeda waxay tahay in hal qof wax laga sheego. Anigu badelkeda waxaan dhihi lahaa ninkan waxuu la mid yahahy dhigya cabdtii wadanka burburisay sida Siyad Barre, musa Suudi, Cabdullahi Yusu, .... Dhiigya cabtu Somali way ka simantahay

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 5 лет назад

    Odaygan wuu kala hadlayaa musso cabay, war carabta runta ka sheeg waa waxa muslinimo nagu soo galay ee fidnadoo dhan noo maleegaya weeyaan nacalada nacaladu dhashay , qashinka aan ku ridno carabta aabohood wasee bilaa asalka ah

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 5 лет назад

    Kkkkk

  • @jacfarabdi8637
    @jacfarabdi8637 5 лет назад

    Hawiye dad yimi cunto macaawima ka hadlayaan war soomalia caqliga waa darood iyo baba bah bal ninka sidetan jirka muxu shegi Rka

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 5 лет назад

      Qabyaalad iyo qudhun soomaali ka dharagtaye wax kaloo ka fiican taas noo sheeg walaal🌹🌹🌹🌹

  • @wardiaabiabi6760
    @wardiaabiabi6760 5 лет назад +4

    Ninkan waa ninkii soomaali dudumiyay isaga iyo caydiid ee maxuu ka hadli karaa

    • @siraadhassan4116
      @siraadhassan4116 5 лет назад

      ADERKA AFWEYNE IYO SEDIGII MORGAN AA BURBURIYAY SOMALIYA TAARIIQDA MA QARSOONTO GOOGLE AYAA HAAYO GAL BEENAALE JAAJUUS CUQDAD DISHAA TAHAY CAAQ

    • @dhawrsansidiihooyaded8312
      @dhawrsansidiihooyaded8312 5 лет назад

      @@siraadhassan4116 siyaad hooyada buu wasay umahad celi ciyaal orfana tahay iyo ciyaal morgan dhilo uraysa

    • @siraadhassan4116
      @siraadhassan4116 5 лет назад

      @@dhawrsansidiihooyaded8312 DHILO SOW MATIH ADAA ISCADEEYE ILEEN WAXAA TAHAY WACALIDII AFWEYNE XAARAAN YAHEY TUUUF AAQ BILILIQO KU KORTO FAQASHYEHEY UREYSO HUS

    • @dhawrsansidiihooyaded8312
      @dhawrsansidiihooyaded8312 5 лет назад

      @@siraadhassan4116 😂😂 nayaa sharab madaxdadi ban ahay maxaad laxanaqaday waatahay somaha 😆 😆 qurmis uraysa naa dhidhibso

    • @siraadhassan4116
      @siraadhassan4116 5 лет назад

      @@dhawrsansidiihooyaded8312 👣👣👣👣🚫👎👎🕷

  • @sosmanahmed2155
    @sosmanahmed2155 5 лет назад +2

    nolosheena ma waxaynu ku dhamaysana hebel ayaa wax na taray iyo hebel ayaa waxba noo qaban waayey.
    war caqli keena ordegon ayaa wax na taray iyo niicda dhaafa soomaaliyey waxba yeynaan kala jeclaan laba nin oo aanu midina somali ahayn ee waxa inoo dana inaynu inagu is jeclaano inaynu.heshiino inaynu gacanteena biyo kaga dharagno

  • @abdirahimabdi6748
    @abdirahimabdi6748 5 лет назад

    Iskada ordagan o tada ka hadal imisaad disheey Somali maxakamad inlagu saaro weyaan

    • @cabdilaahi48
      @cabdilaahi48 5 лет назад

      Abdirahman ciyaalka dabadhibatada ah matkamid tahay waba kulayabaye xarkaga intu kululyahay sexo cuqdada wad udhimaneysa

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 5 лет назад

      QAYBDIID WUXUU DILAA DOQONTA ADOOKALE AH ABDIRAHIM ABDI

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      Asagaba tolkiisa imasa laga dilay. Mise caqligii Jalle Siyad aad wali aminsantahay. Cidaada wax dilin miyaa huuno.

    • @cabdilaahi48
      @cabdilaahi48 5 лет назад

      @abdijalil ahmed kkkkk adeer kaaga qolofta ah Ma nooso qabaneysa sxb iskada ha iska noladee ninkaan mesha saran waa libax magacisuna waa qebdiid nin qebdiideyna xaabsey marka aderkaa iskada maskiinka somaliyi garanba meysee kkkkkkkkkkkkk

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 5 лет назад

      Abdirahim abdi I agree with you.

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 5 лет назад

    Qaybdiid hadal aqoon xumaa waa geed afqurac ah maba noqon karo Senator iyo siyaasi toona

    • @cabdilaahi48
      @cabdilaahi48 5 лет назад

      Waxa ukuhadlayo wa afsomaliga saxda ah naw naw maha qaw qaw maha majidho majidho maha arey areyna maha mayfadasena maha wa ninka afsomaliga leh tariiqda hadad barto

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      Waxa jooga iyo kuwii so jogayba uma qalman dalka. Lakiin meesha 4,5 aya wax lagu qeybsaday waana nasiib daro runtii. Lakiin sababta asaga aad ugu dhagantahay aaba yaab ah. Saa hadaba dhiigaga la gadanoya shalayna badaadii mantana oil kaagi. barina Dadnimadada. Cidkastaa mooryan leh, Ka soo biloow Morgankii Isaaq xasuuqay ilaa wadaadada isku sheegta hada dadka qarxineysa. Mise waxagu waa qabiil oo hal qolo unbay kaga dhagan tahay.

  • @maxamedaxmed9570
    @maxamedaxmed9570 5 лет назад +1

    Waa runtaa hadaad daacad kaa tahay

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 6 месяцев назад

    Carabi waa naag

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 5 лет назад

    Dalkayagu wa dihinyahay kulahaa soo taa dumisay adigu

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      Yuu ka dunshay. Asaga marka la duminayey xageed joogtay?

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 5 лет назад +1

    Doqon waa adiga waxa umada baabiyay oo umadi laayay ilaahaay u noqo oo cafis waaydiiso umada somaliyed xaaraan ku naax baad tahay adigaa dadka laayay

    • @abdiaziz5426
      @abdiaziz5426 5 лет назад

      Ninkan wuu xuman jiray lkn hada nin wngn waaye dalkisa dhisanaya

  • @abdi1502
    @abdi1502 5 лет назад +1

    Caqligiisu waa tegey warmongerkan criminalka ah

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      Siyad Barra shiikh ahaa aad soo wadaa mar dhow.

    • @abdi1502
      @abdi1502 5 лет назад

      @@jeeeeyah kuma oran wall ziad bare ma soo qaadin lkn qaybdid waa coward and criminal

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      @@abdi1502 Inad af somali ku hadahsa la qaatay, Waxad ku shegtay fulay iyo danbiila. Waa sax oo danbiila waa yahay, Lakiin ma kilagbaa danbiila mise laga soo bilabo siyad barre ilaa kuwa hada jooga wada danbiila ah? Mise Hal qabiil un baa u aragtaa in ay danbiile leeyihin oo umada kale waa wada wadaado. Tolkga Caword iyo Criminal ma laha? Waa in wada qabana kuligood, Qeybdiid dadba u arka in u xaq u dirir yahay oo soo doortay, Marka waxa dowlada noo wada sheeganaya ee noo dhooban aa wada danbiilayal ah.

    • @abdi1502
      @abdi1502 5 лет назад

      @@jeeeeyah mahadsanid walaal

  • @jaymuouse
    @jaymuouse 5 лет назад +1

    Somalia inay go’doonto oo dhibaato ku habsato kuwii ka shaqeeyey baad ka mid ahayd ina Qaybdiidow

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 5 лет назад

    Galmudug hallo diro isaga

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 5 лет назад

    KKKKKK WAA NINKII DADKA BAABIINAAYAY AYAA HADANA HADLAAYA, CIDI ODHAN MAYSO OO DADKAN GAAJADA U DHIMAANAYAY AYAA KU SAMEEYAY MIYAANU ISAGA AHAYN, BAL DADKAN UU KA HOR HADLAAYO MAXAY U ODHAN WAAYEEN NAGA HOR DHAQAAQ

  • @ahmedwali8779
    @ahmedwali8779 5 лет назад +1

    Adaa dalkaaga dumiyey ee waxba carab ha eedayn qayb-diidoow

  • @MrAdamaa52
    @MrAdamaa52 5 лет назад

    Somalidu weligood xal ma keenaan. Nacas ninadiina Dhib aad isu gaysateen ayaad rabtaan in laydinka caawiyo. Waa ceebaysantiin

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 лет назад

    Smli way wada xanuunsantahay waayo hada dadka ninka caynaya oo leh dhigyacab ayaa tahay ma waxaad rabteen intii gobalkiisa loogu tagay oo culumadiisii lasku xirxiray oo dhalinyaradisii ceel lagu guray inuu intii laga dhameeyo meel fadhiyo anigu waxaan aaminsanahay smli qadar ayaa kuhabsatay haba bilaabaan qabiilada ucayda iyo calaacalka badane saas ooy tahay cay iyo xaasidnimo wax nooqaban maysee horay haloo socdo.cidii caytamta waxay matalayaan sida qabiilkoodu udhaqmo iyo say daciif,imaan la aan wanaag aysan udhalan raadin ugu jiraan waayo naf isku kalsooni way ka wayntahay

  • @somali7378
    @somali7378 5 лет назад

    Anagoo godoon kujirna kulaha dalkaan yaa godoon galiyay aan adiga 1 ka eheen duqa
    shame on you

  • @axmeddini9289
    @axmeddini9289 5 лет назад

    markad say biyano cabdow joogtay mxad abalkas umada ugu sheegi wayday .maxad u xusuusan wayday abalji Abu roobaw markuu degay gurigaagiu say biyano Ku yalay.abalkaad suuqii dahbala u gashay umadu ma ilaawi karto it I ablki majerteen aad u gashayna bunti land ma ilawi doonto

  • @ilyaasmohamed5750
    @ilyaasmohamed5750 5 лет назад

    Somali funny waaye this guy miyaa hada senator keyga ah😧😧 waa danbiile lagu xaal mariyay senator nimo 😂😂😂😂😂

  • @buzzwithebay537
    @buzzwithebay537 5 лет назад

    Markaa aad sheegaysid ayaa Xamar loo soo geli waayey oo wax ku leynayey; ma jin mise adiga oo kuwo kale oo badan? War tie ga ma si wacan u xidho ama iska fur.

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 5 лет назад

      Ma kismaayu heeysta mise Garoowe. Mise xagaa dad aan dhiiga daadinbaa jooga? Jalle Siyad Somali baa naha runta aan isku sheegno.

  • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
    @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 лет назад +1

    Kkkkk qab qable dagaal tuug fashilmay cabdi qaybtid

  • @saliban
    @saliban 5 лет назад

    Dhiigya cab unad hadan xasuuqay baa tahay kolay anigu waxba kaa qori maayo

  • @AliAli-uw3ne
    @AliAli-uw3ne 5 лет назад +1

    dambiile tuug ah OK dhiigya cab ah dadka Ku dhageysanya Waxa tàhay ma oga miya