Masar oo farriin kulul u dirtay Itoobiya & Turkiga-Digniin ku socota Somalia

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 44

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur День назад +1

    Waa.layaab.udunyada.mastar.barrow.❤❤❤❤❤❤

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh День назад

    Macha Allah asxabta ❤❤❤❤❤❤somaliya

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir День назад

    Ninkan wa suxufi caalami ah hore u soco

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 2 дня назад +4

    ❤illaahow❤ islaamka qalbiyadooda mideey aamin aamin aamin❤yaa allah❤

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 День назад +1

    dhibaatad somaliya heysta waa itoobiya in badeen la siiyo ama la la heshiiyo waa xaaraan

  • @Falisjama-x4w
    @Falisjama-x4w 2 дня назад +7

    Barrow wa ani cml wa wadani wax xun somalia ku sabasan ma so qaato kaliya wan isa dhafiya tan iyo Shalay Qadka wa iska xiray Marka La yiri xasan shiiikha waxu tagaya itoobiya Walahay xasan shiiikha ma miyir qabo

    • @diplomancymustafeabdirahma5611
      @diplomancymustafeabdirahma5611 2 дня назад

      wali doomaliya god dheer ba lagusiiwada inta xasan Siyaasada hogaminayo

    • @mohamudali7354
      @mohamudali7354 2 дня назад +1

      Horta somalia waxa wale qabyalada waliba reerka darood runti allaah ka dhigo qalbigoda sida xamse Somalia jecelka ku jiro iyo qarka oo xamse cml ah wallaahi lakin inta ubadan waa daad qabyalista ah ayagana an wax isku ogallen runti aqayarta

  • @Falisjama-x4w
    @Falisjama-x4w 2 дня назад +5

    Masar wa dawalad an walalo nahay itoobiya wa cadowgen kowada sas ogada somalia 🇸🇴 ilahay bay ledahay walahay wayo xasan wa fulay wa Ninka xita naftis u naxi wayay intu itoobiya rali galinayay yaab

  • @AbdullahHagar-gh6jt
    @AbdullahHagar-gh6jt 2 дня назад +1

    Asc waan ku salaamay
    Mr barrow ninyahaw mala aan maleynayo waa dhanka ciimada ethopia waxan maqlay iney wataan qalabka lagu baaro dahabka oo au ku sheegaan inay miinada ku baarayaan arinkaas weli maan maqal cid ka hadleeysa

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 дня назад +3

    Qarashka lagu ilaalinayo waxaa laga rabaa carabta uu ugu horeeyo sucuudiga haddii masar aysan awoodin

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 дня назад +1

    MASAR WEYBA DAGALAMEYSAA ETHIOPIA CAG MANA SO DHIGEYSO BADA CAS DAGAL WEYB AYA SO SOCDO WALI WAXA DHIMAN XUUTIYIINTA TAASI YAANA LAILOOBIN WAXAD ARKI DOONTA ETHIOPIA OO HOLCEYSO WADBA ARKI DOONTAN INSHA ALLAH GUUL MASAR

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 2 дня назад +1

    masaaridu waa runtood iyagana ka guulaysan doona gaarida bada cas

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 2 дня назад

    Soomaali wa xor masarna anaga waxba noma dhimi karto

  • @OmarHassan-ui6vm
    @OmarHassan-ui6vm 2 дня назад +1

    Masar Ma kubadbaadi Doonaa

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 2 дня назад

    Waa runti dadka bada cas kulalaya ayuba kalinkara

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 дня назад

    Somalia muqdishad utaqananmiya saylac xagay KU tala

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 дня назад +1

    Dhamaan kooxda aad tirisay waa hal koox, masar, itoobiya, faransiiska, maraykanka, israaiil, dhamaantood waa kooxda Israel danteeda ka shaqaysa!!!

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 2 дня назад

    We watching this Movie

  • @khadrahire1225
    @khadrahire1225 2 дня назад

    Ascww dowlada Somali waxay jiirka iyo mukulasha u keentay dalka ma rabto in ay doorasho dalka ka dhacdo. Labadan dal waxay ku dhax dagalami doonan dalka gudihiisa. Dowlada markas waxay dalka gelin donta xaalad deg deg ah wax doorasha ahna ma dhacayso sidaas ayay dowlada xukunka ku sii joogi doonta muddo badan.(Somali hurutoy !!!)😢😢😢

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 дня назад

    Hassan Danaha Somalida uma wado ee ReerKiisiii uu asal ahaan kadhashay ee ETHIOPIA 🇪🇹 AYUU LA’JOOGAA WUUNA BOOQDAY INUU ARIMAHA KA’WARBIXIYO SIDA UU U KHIYAAMAYO SOMALIDA UGUNA FUDUDEEYO DAMACA ETHIOPIA 🇪🇹 ISAGA IYO MADAXDA MAAMULADA OO ISLA WADA OG 😢😢 QABIILKA ABGAAL uu sheegto waa sirdoon ahaan loosoo carbiyeeyey dalkana loogu hayay si uu isku ekaysiiyo odayaasha deegaanka waxaana loo socdaa waa qofkii u saxiixilahaa Ethiopia 🇪🇹 badda iyo barriga iyo wixii cadow Somaliya ku ah laakiinse waxay BEESHA ABGAAL ogaanayaan marka magacooda dhul iyo bad Somali loogu gacan galiyo Cadowgeena inshaAllah iyagaana dili annagu ciidanka dhalinteena dalkan difaaceeda ayaan heegan u nahay Hassanna waxuu dooni ha’saxiixo sida kuwii kufaarta ee ka’horeeyey ay ugu saxiixeen qaarna ay soo horkaceen ilaa caasimadii loogu’gacan galiyay waana laga adkaaday iyagoo barooranaya isla Hassankan ayaa soo celiyay walahi una sharciyeeyey inay xuduudada qabsadaan iyo biyo xidheenada meelwalba si hadhow biyaha Ay Ethiopia 🇪🇹 u’xidho wabiyada oo lacag looga’qaado Somalida Hadsan ayaa u fudeeyey Farmaajona waxuu u ansaxiyey ciidamo iyaga ka’ilaaliya kacdoon oo shicibka la’cabsi galiyo siiba xoolo dhaqatada looga saaro deegamada wuuna la’ogaa kenya 🇰🇪 markay duqaynaysay isagaana ogolaa sabab ciiidanka ilaalada ayaan isnaqaanay Farmaajo waxuu ka’soo xidhay Jabhadaha Ethiopia 🇪🇹 la’dagaalamaysay si loo cabsi galiyo oo Maamuladana kahor farmaajo Ethiopia 🇪🇹 ka kaalmaynayay iyo Ogaadeen gudaheeda oo Oromo liyuu bilis lagu abuuray si ay u wiiqaan ONLF jabhadii iyaga dhexdooda ayuu Cadowgu galiyay Sirdoonkooda oo lagu dilay kuwii halganka daacadda ka’ahaa hadhowna ay bateen basaasiintii sordoobka ay isku’dhiibeen walahi waa xaqiiqda maantana khayraadkii iyo dhulkii SomaliGalbeed waxaa ku bilaabmay in si fudud loogu gacan galiyo Cadowga oo Cagjar oon dhiig Somali lahayn lakeensaday iyo kuwo Adisababa jooga oo soomaali sheeganaya laakiinse lasoo carbiyeeyey walahi. Hassana wax walba ayuu wadaa Cadowga inuu u fuliyo InshaAllah una hirgali mayso wuuku’hungoobi oo wadkiisii ayuu soo dadajinayaa bi’idnillah iyo Owlaadiisa oo la’ugaadhsado ayuu uga dhaxlay dunidan walahi geesiyadu way ugaadhsan meelwalba dunida haku dhuuntaan inshaAllah intii Diintab Islaamka 100% Somali aan nahay alhamdulillah iyo shicibka Somali dambi ka’gasho ama ka’gashay way diiwaan gashan yihiin inshaAllah waa lagu maxkamadeen iyo qolooyinka Xerada XALANE fadhiya ee Arsenal maalgaliya InshaAllah way’holci doonaan iyagoo kabaha laalaadinaya ayay Somaliya iyo badaheena ka’carari’doonaan sida waligoodba aan ugaga adkeen bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼 Turkiga 🇹🇷 Iyo Masarna 🇪🇬 yaan la’aaminin walahi Yuhooda iyo Galbeedka ayaa wata waxaa lagu gambanayaa Islaam ahaan waana khiyaamada ay Taariikhda nagu soo khiyaamayeen waana’nalooga sheekeeyay waligood inaynan quusan sida Ethiopia 🇪🇹 oo kale walahi waa shar na’loo soo wada diray kulligooda inshaAllah wayna halaagayaan sida waligiid khiyaamadooda ay u wadaan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 2 дня назад +1

    Hadii ay Itoobiya go’aansatay in ay xidho wabiga Niil maadaama uu wabiga Niil dhex mara Itoobiya, maxan ula yaabeynaa hadii Masar ay Itoobiya u diido in ay gasho badda cas?. Guul Masar

  • @DiriyeNur
    @DiriyeNur 2 дня назад +1

    Madaxwaynaha jahuuriyada demuqraadiga faderalka somaliya garabkiisa ayaanahay cid waxqaaadikartaa majirto xaqbay uleedahay in ay heshiis kagasho itobiya

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 2 дня назад

    Xasan dalka isagu maleh mana bixin Karo taako kamida kaniisadiisii ha aado

  • @romeolee9375
    @romeolee9375 2 дня назад

    xassan neef u sheega taas waxba sisi ha sheegina

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 дня назад

    Turkey 🇹🇷 iyo EGYPT 🇪🇬 miyay ilooween Palestine 🇵🇸

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 дня назад

    Wariye dooli iyo jiir maxay kala yihiin??

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 дня назад +1

    GUUL WEYN BEY GAARTEY ITOOBIYA XASANA DHARBAAXO AYAA DHINAC LOOLA TUUREY GO AAN DANBANA KUMA RAACI DOONO WAAYO LAGUMA KALSOONAAN KARO

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 дня назад

    Masar waxeedu waa ayadoo Telafoon loosoo diro laakiin Cfitaax siisii ha,iska afgarto Turkiga ama Ardugan.

  • @Ubah-s6i
    @Ubah-s6i 2 дня назад

    Dadka qar Aya xanunsan Allah caafiyo , waxani wa siyasad saxiib joogta ah ma laha lkn dan joogto ah ayay ledahay , MW Hassan wa calamad u tagan qaranimada wadanka Marka waxa fican la waynado waxyaha qar inkasto wadanimada ay u dhalasho tahay, wadanka Allah no badbadiyo asgan wax ku nahay qabiilna dunida Kuma taqan

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 дня назад

    President Hassan shaikh 🇸🇴
    He is confusing by Turkey 🇹🇷 President Erdoge , by Ethiopia 🇪🇹 prime minister Abiy Ahmed. And by Djibouti 🇩🇯 president S, Omar !!!

  • @SurprisedDalmatian-es3xo
    @SurprisedDalmatian-es3xo 2 дня назад +1

    Waxaad moodaa in waxii aan dhihi lahayn masar noo tiri saa ma awoidno in aan saas u hadalnee

  • @AbwaanDhoore-s4j
    @AbwaanDhoore-s4j 2 дня назад

    Itopia hobyo iyo garacad oo dalkoda udhow ayey ganacsiga ka soo degsaneysaa badecada kana dhofsaneysaa mel dowlada dhex aysan gacanta ku heynin ma u ogolaneyno milatarina kayeli mayno walaaca masarna waan tixgalineynaa 9:52

  • @HusseinHAden
    @HusseinHAden День назад

    Xasanoow dhiiqo yaanan lugaha laguu galinin itoobiya ka joog

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 дня назад

    Soomaalidu waa ka daashey wadan hebel baa waxaa naga raba iyo wadan hebel baa nawata wadan hebel lama hadli karno!. Waqtigaasi waa tegey, Somalia meel albaabkasta danteeda ka aragto wey garaaceysa waana jabineysa waliba, guusha waa midaad aaminto. If you dont believe you can't achieve it.

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 День назад

    Masar waxaa jooga Ex MW Cabdiqaasim Salaad, waxaa dhici karto inuu Ďawladda Masar ku yiri MW Xasan waa MW xabaalihii, aqaladdii Masaakiinta ganacsato ka iibinayo, meydadkii iyo dadkii noolaa canshuuraya, xeebihii Somalia u soo dhigtay inuu xaraasho. Waxaa laga yaabaa inuu ka codsaday MW Siisi, fadlan xeebaha Somalia noo ilaali inta MW cusub ka imaanayo, kani MW wadani uma ekee.

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 2 дня назад +1

    Xasan sheekh waa nin wareersan shalay wuxuu heshiis lagalay masar maantana itoobiyadii shalay la.is hayay ayay hadana heshiis lagashay ciidamadii masarna way imaanayaan
    markaa bari miyayna imanayn
    inay carqaladeeyaan ciidanka masar

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 дня назад

    Masar waa tulli falastine beey uhiliin kadhi wayen maxa kayaala somalia Mando carabii waa nagoo

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed День назад

    Odogaan masaasilkaa dalka boholbow kariday waana lamadiideyey.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 дня назад +1

    War adiga ninkaan ethiopia lagu bahdalay ee xasan maad ka hadashaan. Ninkan ciidamada badda ethiopia salaan ka qaatay. Meel cidla ah ayaad ka bahaa bahaa leedihiin.