XASSAN SHEKH, MAXAY AHED, SUJUUDDA U CIIDANKA BADDA ITOBIYA U SAJUUDAY, WAR QOFKAN DULLIGA AH, QARANIMADENNA AYU DHULKA LA GALAY, XOOLAHAN QARANKA KA GAARA, CEEL AYU QARANKA KU WADA.
waxaa la khiyaanaa ama lala jiraa ruuxii ku maqlaya ee nin jiran siyaasadna aan waxaba ka aqoon ee labajeer oo qalad ah xukun loo dhiibey horta dadkii u dhiibey ayaa dambiga leh ordagaa 25 san ayuu daacad nagulaocdey oo wax na tarayey hada xasan wuu ku wareeyey cid uu ku dacweeyana malaha oo soomazlidii oo dhan marxuum socda ayey noqdeen waxa ay soo wadeen masar imaaraad jabuuti ertareya shiino soomaaliya iney gubaan saas ayuu itoobiya iyo soomazliya u hshiisiiyey itoobiya wey nagu dhex jirtaa oo owood aan ku bixino ma lihin
WAR WAXAAS WA LA OG YAHAY, KA HADAL, DAMBIYADA U XASSAN SHEKH QARANKA KA GALAY, TAN XIGTA, FEYLKA ITOBIYA MA LA ISKA XIRO, XASSAN XORNIMADENA AYU LACAG SIISTAY.
Waar masar damac dhuleed ku majiro,lkn Ethiopia damac dhul ayaa ku jirra, turkigu waxa uu fekeraya danta Ethiopia, somalina maslaxadeeda dan kama laha.
Been baa sheegtay Farmaajo ayaa afar dakad usaxiixay ethopia waxaa keenay markii hore nin daarood ah cabdulhi yuusuf marka Hassan shiikh maxamud dal xureye inuu idiinka soo xiro meel walba kadibna gacan bir ah diligu qabto
Acwb hada m/weynihii ayaaba tagay Itoobiya ( isagaa banaanka u soo wada baxay ), maxaan ku badalanay bada iyo sii joogista ciidanka Itoobiya?, su,aashaas ayaa jawaab u baahan, mida kale turkiga masiirka ummadda soomaaliyeed ma dambe ma lagu aamini karaa?
Pourquoi les autres dirigeants de pays qu'ils ne viennent pas chez nous ❓️❓️Pourquoi toujours nos dirigeants ils ont mendiant ❓️❓️Pourquoi ils ne sont pas leurs d'initier ❓️❓️Pourquoi nos dirigeants ils veulent donner le pays ennemis notre pays et notre peuple❓️, pourquoi la Turquie n'a donner chez lui,❓️ vous les somalien revers s,v,p, pour sauver la patri ne compte pas de personne 🖤🖤🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹😭😭🇸🇴🇸🇴😱😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁👁👁🤲🤲🤲🤲
Erdogan wixu ogaday in somaliya wax jiraba ayna ahayn oy dhimatay wixi la donana Laga fushan karo sas darted ayu saxibki adiy axmed ugu minja xabiyay xasan sheikh oo Ah nin nacasa oo maskaxda ka jiran...
waxan layabay dadka an garaneyin masha lagu heshiywy gulcasam shiq waxay ranan in muqdisho laduqeyo o .adobe u noqdo gaxantisa midog o u ku garaco muqdho madobe ma edeyinayan o laeyey idanka qaranka marka i fahmey xasan
Maamo ninkaasi Hawiye hadii haw yahay waxa Hassan ka qaldani sax Ayuu u arkaa oo waa isku Aqli Hawiye waa Reer Habaar ku dhacay. Maanta Qofka la habaaroyo waxaa la yidhaahdaa Ilaahay Hawiye hogaan kaga dhig waa dadka Kafanka Qabuurah ka la soo baxay .
Xasan dantuuleeyay waa inuu bada iyodhulka somaaliya xabashi gacanta ugeliyo maxaalasugayaa ma intuudal gacanteena kabaxayo dalku waar culimadi meeday waxgaradki mee shacabki mee waarhala mudaaharaado
مرفوض من جميع الشعب السومال. ما في. اجار لي. اتوبيا. اتوبيا عدوانه
XASSAN SHEKH MASKAXIYAN AYU U JIRRAN YAHAY, EE XILKA NOOGA QAADA DALKA QATAR AYU GASHAY.
للعلم. تركيه. ليمسلحتها. توقف. مع. اتوبيا. خيانه. مرفوض
اي. واحد يدكور اتوبيا خير. عميل خاين.
Nimankaan carbeed ha u maleynina iney faa'ido somalia u sameynayaan waa masar iyo turki. Cadawga ugu horeeya waa iyaga, yaa yiri satelayd noo samey. Haddaan isku xirnaan lahayn waxaas ma dhaceen cadowgana nagama faaiideysteen. Somalia waxa qeybsanaya 1.masar, 2.turki, 3.ethiopia.
XASSAN SHEKH, MAXAY AHED, SUJUUDDA U CIIDANKA BADDA ITOBIYA U SAJUUDAY, WAR QOFKAN DULLIGA AH, QARANIMADENNA AYU DHULKA LA GALAY, XOOLAHAN QARANKA KA GAARA, CEEL AYU QARANKA KU WADA.
Xasan ayaa laba wejiile lah
waxaa la khiyaanaa ama lala jiraa ruuxii ku maqlaya ee nin jiran siyaasadna aan waxaba ka aqoon ee labajeer oo qalad ah xukun loo dhiibey horta dadkii u dhiibey ayaa dambiga leh ordagaa 25 san ayuu daacad nagulaocdey oo wax na tarayey hada xasan wuu ku wareeyey cid uu ku dacweeyana malaha oo soomazlidii oo dhan marxuum socda ayey noqdeen waxa ay soo wadeen masar imaaraad jabuuti ertareya shiino soomaaliya iney gubaan saas ayuu itoobiya iyo soomazliya u hshiisiiyey itoobiya wey nagu dhex jirtaa oo owood aan ku bixino ma lihin
DHULALKA DOWLADDA AYA LEH, WA HANTI DADWEYNE, MASAKIINTU LAMA SIIN KARO, GANACSATADA BURCADKA AHNA MA YEELAN KARAAN.
XASSAN WAA QAAIN WADDAN MAXKAMAD SOO TAAGA.
كيف يتخد. قرار حسن. بدون. البرلمان
الحرب مع اتوبيا. نعم.
WAR WAXAAS WA LA OG YAHAY, KA HADAL, DAMBIYADA U XASSAN SHEKH QARANKA KA GALAY, TAN XIGTA, FEYLKA ITOBIYA MA LA ISKA XIRO, XASSAN XORNIMADENA AYU LACAG SIISTAY.
يوجد من السومال المسولين عوماله. لي. ساليح اتوبيا.
Xassan ma filayo inu yahay nin difaaca Dalka wax tar u leh, wadani ban ahay Xasan kalsoni kuma qabo wa nin haye fudud.
الفاقي مخليس. للوطن.
نعم الوزير السومال الباقي مخليس
Guul guul madaxweyn Guuleeysa
Waar masar damac dhuleed ku majiro,lkn Ethiopia damac dhul ayaa ku jirra, turkigu waxa uu fekeraya danta Ethiopia, somalina maslaxadeeda dan kama laha.
لل نريد من اتوبيا. اعتراف. بينه. اعداء فترات طويله. اخر ١٩٧٧
SOMALIYEEY, CALAACALKA JOOJIYA, ANNAGU ITOBIYA UMA HEYNO, DHUL IYO BAD MIDNA, FEYLKA XIRA, ITOBIYA CELAQAADKA HA LOO JARO, CIDNA XOOG NAGUMA LAHA.
Turkigu waxba ma qiyaanin somaliya ee Hawiye iyaa u badheedhay in itoobiya isku dhiibaan
Maxaa dantahuud aytahay aad sheegeyso dabaa degan deegaanka
Dowlada soomaali waxbay dhuumaaneysaa
Turkiga halagu mudaharaado OO Dalka Halaga saaro SIda Ugu dhakhsaha badan
MASAR WA DAL AAN NA QABSANEYN, BADDENA AMAANKEDA HA INOO ILAALISO.
Xassan kheekh Baddii somaliyeed Buu Ethiopiya Gacanta u geliyay khalaas
Been baa sheegtay Farmaajo ayaa afar dakad usaxiixay ethopia waxaa keenay markii hore nin daarood ah cabdulhi yuusuf marka Hassan shiikh maxamud dal xureye inuu idiinka soo xiro meel walba kadibna gacan bir ah diligu qabto
Carabta tuugtaa inaga ilalsha Aficanka waan is fahmidonaaye
Acwb hada m/weynihii ayaaba tagay Itoobiya ( isagaa banaanka u soo wada baxay ), maxaan ku badalanay bada iyo sii joogista ciidanka Itoobiya?, su,aashaas ayaa jawaab u baahan, mida kale turkiga masiirka ummadda soomaaliyeed ma dambe ma lagu aamini karaa?
Turkey,cheated Somalia.
We, are very sorry about Turkey .
The great our problems of Somalia are the lack of Leadership Quality.
Waxad qabsanweydey cidna haku eedayn. Turkigu ma cid buu khasbay sow Abi iyo Xasan uma tegin.
Pourquoi les autres dirigeants de pays qu'ils ne viennent pas chez nous ❓️❓️Pourquoi toujours nos dirigeants ils ont mendiant ❓️❓️Pourquoi ils ne sont pas leurs d'initier ❓️❓️Pourquoi nos dirigeants ils veulent donner le pays ennemis notre pays et notre peuple❓️, pourquoi la Turquie n'a donner chez lui,❓️ vous les somalien revers s,v,p, pour sauver la patri ne compte pas de personne 🖤🖤🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹😭😭🇸🇴🇸🇴😱😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁👁👁🤲🤲🤲🤲
Ninkaan mucaarid ayuu noqday haleyska ilaaliyo habar habarteey ayuu bilaabay warkiisa si fiican u dhuuxa
Xasan Shiikh Siyaasadda Fiqi baa
Badbaadisay.Fiqi maamulka Xasan
Waa qofka keliya ee fikradda shicibka iyo dareenka Soomaaliyeed turjumaya.
Láantiisa ,kuwaan Xasan Shiikh ku wareegsani,waa wakiiladdi Amxaaradda fikradeedi fullinaayay.
Hawiyaha laharabaa in ay kacaan ooka horyimaadaan xasan
15 Sano ayaad Turki ka faa'iidaysan weydey. Naftaada eedee cid kale ha eedayn.
Acwb m/weyne xasan mid waa ku saxan yahay inuu ganacsatada hawiye ka iibiyo dhulka dowlada lkn maaha ( dadka danyarta ah ee hawiye in banaanka loo saaro), sababtoo ah ( Daarood iyo isaaq iyo digil iyo mirifle dhulkii dowlada wey qaateen ee Maxaa hawiye ka uray dhulka dowlada ee ay dhaxalka u heleen ?
Wallaahi soomaalidu waa masaakiin ilaa xad liidata dhan kastaba,, Sxbyaal soomaalidu siday Aaminsan tahay iyo nidaamka dawladda turkiga Aqoonbaa iskugu dhiman, mana taqaano soomaalidu nidaam dhismeedka dalka turkiga iyo hab'dhaqankiisaba, xaqiiqatanna khaladbay ka fahansan tahay aqoon gaabnimada soomaalida haysata awgeed., danibase runta way u sheegi doontaaye waxba yaan la sugi waayin insh tcaalaa,, wbtawfiiq ,,
Erdogan wixu ogaday in somaliya wax jiraba ayna ahayn oy dhimatay wixi la donana Laga fushan karo sas darted ayu saxibki adiy axmed
ugu minja xabiyay xasan sheikh oo
Ah nin nacasa oo maskaxda ka jiran...
Hadii siyaasada lagucabiro caadifad daneeysi cuqdadeeysan waxaaluma aqoonta iyo aqliga waa iska caacleeyn iyo cabirxumo,turki iyo cusmaani waakalalaba ee qofnaceeyb iyo nagaladheereey ayaaloohadlaa.
Waa yaabe ( Itoobiya oo aan bad lahayn Maxaa soomaaliya dusha ka saaray? Inay bad Itoobiya siiso, xasan shiikh halaga qabto dalka xilkana halaga qaado sidaan kuma caafimaad qabee.
waxan layabay dadka an garaneyin masha lagu heshiywy gulcasam shiq waxay ranan in muqdisho laduqeyo o .adobe u noqdo gaxantisa midog o u ku garaco muqdho madobe ma edeyinayan o laeyey idanka qaranka marka i fahmey xasan
wu iska hadley xasan wa buqortoto hawiye bis miya difavaya somaliya
Hishiiska eithopia ciddii daarood eheed waa Ka xumaadeyn a 😢😊
Oo dhulka iyo bada somaliyed ma daarood oo keliya ayaa leh? Hawiyaha iyo intakale OK miyaa in Ethiopian soogalaan ama qataan?
Maamo ninkaasi Hawiye hadii haw yahay waxa Hassan ka qaldani sax Ayuu u arkaa oo waa isku Aqli Hawiye waa Reer Habaar ku dhacay.
Maanta Qofka la habaaroyo waxaa la yidhaahdaa Ilaahay Hawiye hogaan kaga dhig waa dadka Kafanka Qabuurah ka la soo baxay .
Wariyahaan waxkastah oo cadaw ayu kaashknayaa. War jaahiliinah.
Acwb walaahi waa yaab ( dadkaan aan damiirka lahayn Maxaa gacanta noo galiyey ? ) jawaabta aan helay waa annagaa habaaran, mida kale ( Cali balcad iyo sanbalooshe 2doodaba far ayaa ku godan sida aan maqlay ee maxaa Itoobiya iyo masiirka soomaaliya loogu wakiishay?, jawaabta waxaan u arkaa madaxweynaha ayaa dirsaday isagoo ku gabanaya wakiiladiisa eedana dusha u saaraya.
Horta taliyuhu maqiray in qiyano dhacday hadana ma qiray in wasarada uu lataliyaha uyahay inaysan rali ka ahayn waxa socda
Wax aad adduun kala socotaa ma jirtee ha isceebayn. Haddaad wax tarayso Xasan dalka ka qabo.
Ninkaan waa nin waalan maskixin labaaro xasan shiiq
Ethiopia xasan wax ey ugabaahantahay majiraan waayo beelaha darrood&isaaq ayey gacanta kuheysaa xasan &hawiye maxey ugabaahantahay?waa iska sheeka khiyaali ah .qiyaana qaran baad kahadleysaan yaa qaran ah?ethiopia wey ku ogtahay adiguna waa ogtahay inaadan qaran aheyn (ma caruur baad u sheekeyneysaan)34 sano kahor ayuu burburay wadankan khalad beyna dad reer miyi ah oo dhulka baaxadaa leh degan one nation lagadhigo.wadanka qeybiya hadii kale waligiin dagaal kama bexeysaan.
NINBA SIDA UU DOONO WAA U HADLI KARA LAAKIIN DANNAHA SOOMAALIYEED DAWLAD F.AH AYAA U XILSAARAN OO MASIIRKA UMMADDA JAANGEYNEYSA HADDII JARO WEYDID MA MADAXDAA EEDEYNEYSAA SAAXIIBOW§§§§§§§§§§§§§§§§§§!!!!!!!!!!!!
War ninkaan waxba kama war hayo. Hadaad run sheegeyso maxay tahay Madaxweyne keligii socda, maxaad u raaci weysay illeyn wax kastaa dhici karee.
Xasan dantuuleeyay waa inuu bada iyodhulka somaaliya xabashi gacanta ugeliyo maxaalasugayaa ma intuudal gacanteena kabaxayo dalku waar culimadi meeday waxgaradki mee shacabki mee waarhala mudaaharaado
badeenii iyo hawadii ordogaan lagu wareejiyey cid ku dhacdey 8ney soo galasn amar la aan ma jirin oo mareykan ugu weynyahay hada waataas suuqii xamar weyne noqotey oo qofkii rababa iska soomarayo waxuu rabana qaadanayo dalbeec ah inuu shidaakiisa iska qoto ileen xasan 20 dal ookale ayuu u soo saxiixaye dambi kuma aha ertareya wey nacaawineysey markey aragtey inuu dal beec ah yahay dadna asn lahey wuu raacay q9lyahahan duulaanka ku ah soomasliya oy masar wado
Balaayo kuqayanta laxyahay
Xassan wa yo-yo 🪀 we can’t trust
Dowlada soomaali waa iney cadeysay mowqiskeeda
Dowlada soomaali waxbay la dhuumaneyso