Yaa axdiga jabiya gabdhaha mise wiilasha?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2024

Комментарии • 580

  • @ahmedniyadzame6118
    @ahmedniyadzame6118 Год назад +92

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

    • @ismyismahan323
      @ismyismahan323 Год назад +1

      Salalahu calayhi wasalam

    • @nimcoabdi8013
      @nimcoabdi8013 Год назад

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Год назад

      Scw Scw Scw ❤❤❤💯💯💯

    • @MohamedCaqil-d4y
      @MohamedCaqil-d4y Год назад

      صلى الله عليه وسلم ياحبيبي يارسول الله❤️❤️❤️🤍🤍🤍

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 11 месяцев назад

      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ
      في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝💝💝

  • @HeliwaaMedia
    @HeliwaaMedia Год назад +315

    Caaisha Rc ayaa Irbad ka luntay wey raadisay way weyday nabiga scw ayaa u soo galay dabadeed, Irbadii wey heshay waxayna tiri; wajigaaga maxa ka Nuur badan nuur badana. Waxuu yiri; "Hoog waxuu u sugnaaday qofkii nuurkaas laga qadiyo maalinta qiyaamaha"
    Allow Nuur ka nabiga scw ha naga qadin.
    Aamiin Aamiin ❤️

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 Год назад +38

    Sheekada badhan ma ficna markas illhay waxanka baryeyna mid wanagsan oo xaqa dumarka yaqan diin iyo dabecad na leh inchallah amen amen amen yaa raabi

  • @drsbahjamuuse
    @drsbahjamuuse Год назад +77

    Doodaa oo dhan isku soo wada duub waxa weeye jawaabta saxdaa qofkii aan jaceyl hayn baa ka baxa axdiga
    Qof jaceyl hayaa marna axdi ka biximaayo

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Год назад +50

    Maxaa diidaya hadii labada qofba ee dhaqaalo ahaan marka hore isa soo dhisaan oo soo shaqeystaan si interest ga lcgta ugu baxdo mesha oo qof wlbo financially stable ahaado, deedna guur iyo nolosha kale un isku fahmaan.

    • @ugbadosman2204
      @ugbadosman2204 Год назад +3

      Wnkula qaba fikirka siaan qof qudha Dan gaara looga yeelan labda qofba hayskaaban

    • @hamdaismail4079
      @hamdaismail4079 Год назад +2

      Waan kula qaba fikirkagaa wll

    • @ahmedson-9305
      @ahmedson-9305 Год назад +3

      🤣 Awoowe dumar baad oqoon ee bal wax ku darso iney gartaada ku siyaan kuwii aan meher iyo aroos uqabanay ee 40sano so biilyney 1malin anan biilka uwaayin ba 1ka malin ee biilka wayo nagu leh waligaaba ma ada shilin isiisyey bal isku darsado arag wa marki ay oran lahyd kan wa dhakh ana so dhisey heerkana gadhsiyay waxba ma hayn ani inan wax siiyo mooye wax ima siiyo wa faqri malintey Inta ku tirah isku keen keen way ku odhan doontaaye

    • @shukriosman9446
      @shukriosman9446 Год назад +1

      Waan kula qabaa fikirkaa ❤

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 Год назад

      Kula qabo anigu ,wxay odayadi hore odhan jirn gabadhu hday digsi kula.timado.wa laga kala jabiya,fikir ahaana anigu wxan qabaa wxan laga doodayo dhani inanay ahayn wax in laga doodo mudn wayo dhaqan ayaynu lahayn wxba inoga mel yalay arimaha caynkana marka de wxi jiray halgu maamulo wxi so kordhana xaga wangsan halaga.raaco

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Год назад +12

    🗣: Qofka haduu Si dhaba wax u doonayo kama baxayo wacadka
    Lkn hadii uusan rabin, wuu meer meerinayaa Aaqirkana wuu kaga bixi
    Rag iyo dumar makala lahan, ra'yigayga.

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +22

    Wlhy dooda wan jeclahay abwaan qaliyana wu joga jiheeye wa aftahan reer Hargeysa salan sare from Burco idinka so salamaya❤👋🏼

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Год назад +15

    Rag wa ragi hore hadalna wa kay dheheen inta igu raacsan like❤🖐🏼

  • @Kaabanuura1433
    @Kaabanuura1433 Год назад +13

    Masha allaah abwaan jiheeye alle caqliga iyo aqoontaba hku barakeeyo 👏🤲❤

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 Год назад +19

    Aad baan uga helay barnaamijkan, way fiican yihiin barnaamij'yada noocan oo kale ah ee dhalinyarta waxbaratay iyo abwaaniintu ku doodayaan,
    Well done universal tv.

  • @xurmaysan6655
    @xurmaysan6655 Год назад +10

    Hadaad rabtid inaad qalbiga ka ilaalisid inuu jabo gacantaada adiga kubhay
    1: inaand qof is isasiin niyad ahaan iyo qalbi ahaanba
    2: inaad qalbiga ilahay ku xidhid uan daysid wixii sosocada ama mustaqbalka
    3: waligaa qof cahdi haladhigan ilaa ood ogtahay inaad kasobaxaysid lkn jacaylbaa ihayoo cahdi ayaan galaya wa qalad
    4: qof aad jeceshayna runta lawadaag
    Ugu danbeen jacaylka iyo cahdiga macnaha ka xumaynina

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 Год назад +13

    Alle Qalbiga Haw Adkeeyo Qofkazta Oo Bili Aadan Ah

  • @Artiisata
    @Artiisata Год назад +8

    حلقة كثيييييير حلوة ياريت يتكلمون عن المواضيع هاي دايما❤

  • @mahmoudawil9298
    @mahmoudawil9298 Год назад +32

    "Hadba Waaga Jooga La Tihiin Walaalo, Waji lacagabey Dumar Wacadka Ku Liishaan."

    • @maanka_7
      @maanka_7 Год назад +3

      Ma midba mid lacag leh kaa raacday ugaas hhhh

    • @najaahhuseen237
      @najaahhuseen237 Год назад +1

      Hhhhhh horta samysta lacg laydinko jeclaado🤣🤣🤣🤣😂waaa bila wacde

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Год назад +7

    Ninka 12 gabdhood qalbigooda dhawacay oo aysan la ogeyn wax uu watoh oo hadan leh cilmibaris ayaan wadaah ,hay la ogyihiin waa wax la gartoh lkn waa tihabinayey miyaa caqli gal ah iyo cidna maan dhawicin bal is qabadsiiya.
    Balan ka bax 50% ayaa laga yahay ee isbadal fiican keena dhalinyaro 👏👏👏

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Год назад +11

    Waxa wacadku u qaban jirey kuwii hore waa xalaasha hadase waa xaaranta badatey baa wacadku u qabaneyn kuwa hada anigu saas baan leeyahay ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @haadimedia
    @haadimedia Год назад +30

    1:25:14 emotional Damage 😅😂

    • @hajinur7888
      @hajinur7888 Год назад +1

      1:14:25 marayaa emotional kaas ma sugi karayo😭🏃‍♀️😂

  • @marwadi1247
    @marwadi1247 Год назад +5

    Shafici barre amiin maclin qimo bdn leh alle wax khyr leh haku siyo dulqaadki oo qofaa 😇😇😇

  • @mushaadi
    @mushaadi Год назад +2

    Wan idin salaamay dhammaan bahda UNIVERSAL TV ,
    WAXAAN ISINKA CODSANAYAA INAAD NOOSOOO BADISAAAAN WAAYO INTAAN DAAWANAYEY WAX BADAN AYAAN KA BARTAY, bulshaduna way ka faaideysaaaaaaa runtiii ee bulshada waxyaabaha wax taraya usoo badiya

  • @hadiyamaxamed9494
    @hadiyamaxamed9494 Год назад +26

    Exactly wlhie gabadhu wilka ay mustaqbal kaledahY awood ay lacg ku weydisO male 🫡

  • @Sakhiamohed
    @Sakhiamohed Год назад +7

    Horta doodu waa mid bulshadeena ku badan lkn axdi ka baxu wuxuu imanayaaa kolba laba qof ee sheeka wadaaga ahi say isku yihiin.axdiga inlaga baxana waxkeenayaa kolba nolasha labada qof yacni financially inta badan arrinkani wuxuu ku badan yahay hablaha waayo reerkoodu waxay rabaaan in ay inaantoodu gasho nolol tan ka fiican markaynu reality ka hadalno.

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Год назад +33

    Sheekada laftigeeda ayaa ah dhaqan somali oo khaldan diiniyana wa xaraam qofku malinku guur diyaar u noqday family kiisa ha ku dhaho qof wanagsan ii soo raadsha lkn sheeko aan meelna haysan oo wax goal ah aan lahayn wa micno darro..

    • @maanka_7
      @maanka_7 Год назад +2

      Oo ma qof aadan aqoon baa marka guri laguugu keenaya hadhow

    • @khadijahassan5066
      @khadijahassan5066 Год назад +4

      DabcN waa laayabantahay hadalkaas, lkn dhaqankaa simalidaa waa qalad ..,,runtaa hadii laa sheego dadkaa runtaa waxee isku bartaan guur kaa dib , barshadaa kaa horeeso waxbaa masheegeeyso , didn
      ahaanaa waa dambi qaasatan tan laalayahy 7sanaa laa shakeeysanaayay

    • @maanka_7
      @maanka_7 Год назад +1

      @@khadijahassan5066 wll waa sax labada qof marke is gursadan kabid kalgacyl buu alle ku beera oo way fican tahay waayo markas dhib iyo balan la isaga baxaa majrto.
      Waxa danbiga ahna waa waxa xun ee la samenayo manta hadan gabar la shekesto oo gabdha marka ubahdana guriga reerkeda aan ugu tago oo meel banan ah aan kursi wada dhigano oon shekesano danahena markan ka hadalno kadibna an kaso tago anagon wax xumata ah samen dhib iyo danbi xaga kama imanayo.
      Midan kale qof adan aqon manta marka gursatid qofkan dhaqankisa, dabecadisa wuxu yahay midna ma ogid bari hadu xanaqo wuxu samen doono ama dhaqamada xun uu leyahay ma ogid marka qof adan waliga arag qol cidla laguguso xareeyo dhibka bari ka iman kara allah yaclam.
      Gabdho badan baan aqan oo rag esan aqon walidka u kenen gursaday maantana gurko dhan ka baqa, kuwo ayagana rag esan aqon gursaday oo wali rerkoda u dhisan yahay oo faraxsana way jiran.
      Marka xirirkaba wuxu yahay in qofkan aad nolosha ku aamineso aad iska fiirisid qof adi kuu roon, aabe fiican ah, reerkagana uroon mayahay ileen qofka aad manta guri la gasha qadar rabi marka laga yimaado waa qof hayaan dheer iyo nolosha inta idinkaga hdiman ad wada nolanesan.
      Marka wll intana fahan guurka kadib wax walba way yimadan waa sax, lkn gurka kahorna in qofka ad iska eegto oo xirirkina mid rabbi rali galinaya xumana aan la samenen sida dadkan maanta intas wada socda oo laga yabo in qofba ka kale uu jirkisa arkay ama la is dhunkaday kadibna xisihiba inta ku dhamanayo inusan noqon oo markad kulmaesana gabadha gurigeda ku qurxon tahay guriga hooyada lagugu yimaado bananka cidlada meel an xuman lagu samen karina lawada fadhisto kadibna qkfka ad noloshina ka shekesatan hadu ku qanciyana mudo yar kadiba aad aqal gashan.
      Koley qof walba fikir buu leyahay kayga qaata idinma dhahayo kiinana wu saxnan kara marka waa intaa un sister.

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 Год назад

      @@maanka_7diintu inoomay baneen in nin iyo naag aan wax ka dhexeeya jirin isla socsocdaan

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 Год назад

      @@khadijahassan5066exactly

  • @madaradan2085
    @madaradan2085 Год назад +23

    Afku xoog leh wllhi wan ku wataa lpha 🤣🤣🤣🤣🤣🤴🏻🤴🏻🤴🏻❤

  • @Somali-One
    @Somali-One Год назад +8

    *Duruufta ayaa axdiga jabisa. Inkasta oo haasaawaha intabadan xaaraan yhy* 🇸🇴

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +29

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر 🎉❤🎉❤

    • @Samaters
      @Samaters Год назад

      خبکسمزوبمزړسکزوزمسکلنفمزړسکط یمزوطکیخز همکارۍ نیول ظکس فاتحه قبضه کړه ثابته کړه حاالتو نيسان

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Год назад +30

    I like this Program 👌 well done UNTv team Hargeisa

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Год назад +41

    Plz waa codsi doodahan soo badiyaa ramadaanta 🙏✌❤

  • @xasannuur109
    @xasannuur109 Год назад +5

    Adeerkey woxow dhihi jiray "Rag ballan mayeelo ee wixi baxsho ayow yeelaa." Haddaba xariirka dan ayaa bur buriso oo qof kastaaba tiisa ayaa kaga wacan midda lamaantiisa.

  • @asiim
    @asiim Год назад +2

    Aragtideyda 1_ ragga iyo dumarkaba dad balanka baxa way jiraan waa
    2- Ragga ayaa calafka mar marsiyooda in ka bdn 2 jibaar markii loo eego dumarka
    3- Raggii hore balanta aad ayay ugu adkayeen markii loo eego wiilasha yar yar ee samankaan jooga ee wada dhalaal raadiska ah

  • @juweriamohamed1161
    @juweriamohamed1161 Год назад +5

    Mashallah..
    Waxan ku talin lahaa in dadka doodayaa ay si aqoon ku dheehan loo doodo oo la isku qanciyo... lkn caadifad iyo waxaasi waa sidaa xal habboon lagama gaadhi karo

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 Год назад +5

    Universal TV shaqo fican Ayaa bulshada uhaysan horay usocda dhamantiin 🙏

  • @dhaMeYs123
    @dhaMeYs123 Год назад +11

    Sababta keEnaYza in baLanta Layskaga baxo waa is fahaN La.aaN io MuHiiMada jirta oo aan Laga wada HadLaYn 😕

  • @naimafarah3903
    @naimafarah3903 Год назад +17

    Qofku marku diyar yahay un waaa inu shukansi iyo guur radiya

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 Год назад +7

    “Dumar kaba dhammaantood
    Dadka waxay u haystaan inay
    Duunyo raadshaane
    Haddii daaro fooqliyo
    Dukaamaad laa ii dhigo
    kuma dawoobo caashaquye “

    • @goldenboy7558
      @goldenboy7558 Год назад

      😂😂😂 caashaqa cunto ka dhigio hadad aduun diiday

  • @MohamedAbdi-id4no
    @MohamedAbdi-id4no Год назад +14

    Ar midha muraayada xidhan anaa guursanayabe xagen ka helaa nio❤❤❤❤❤❤

    • @a.m.x747
      @a.m.x747 Год назад +2

      Kuwa isteelka wax ku qiimeyo baad kujirtaa malaha

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Год назад +7

    Did he just say waa waxaad NAARTA OOGU BADAN TIHIIN DUMAROW.R YOU KIDDING ME 😳?

  • @iimaanxasan7776
    @iimaanxasan7776 Год назад +13

    nin anan giridiisa maqal wuxu dhehy ninba waayo ku ogan illaw yaa ka waraysat 💔😭

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 Год назад +15

    2 Maahmaahod waxaan jeclaan in laga saaro qaamusska afka iyo dhaqanka soomaalida mida 1 Gabdh kun bay lahadashaa kow bayna kala baxdaa mida 2 silac kunool sodon guursataa karoon maahmaahahaan sharafta hablaha bay hoos udhigayaan

  • @ahmedkhaliif7789
    @ahmedkhaliif7789 Год назад +18

    5 sano iyo ka badan la socdaa ilaahay ayaa mahad leh xaaskeyga oo kale ayaan ugu kalsoonahay🥰💋

    • @gurayleyare2641
      @gurayleyare2641 Год назад

      Daaan yeeeer😅😅😅😅😅

    • @nasriinmohamoud7901
      @nasriinmohamoud7901 Год назад +1

      dee guurso hadhow ha odhan waleygaga baxey

    • @nagifaysal-gp9kt
      @nagifaysal-gp9kt Год назад +1

      geesi waa adookleh wll

    • @Sumaa1234
      @Sumaa1234 Год назад +1

      Hadhaw bu odhnya wa layga tagy war kalsoni lyne danyeryhw guurso gabdha😂😂

    • @safabuux3169
      @safabuux3169 Год назад

      Hhh sidi xaaskeyga kulaha

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад +8

    Maasha allaah jecliyaa hargeysa hadhwanaag hoyga fanka hargeysa

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 Год назад +4

    Mashallah dad xul ah ba udoorten dooda mashallah universaltv horay usocda

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 Год назад +8

    Tanyar niqamka xidhan wa baby ciyalka wax barta ban leyahay oo noloshoda dhisan baahidan dgdaga guurka ha layska dayo

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex Год назад +2

    Video gu markuu maraayo { 53 : 59 } Inanta Kolba Meel eegaysa , Waxaan ka shakiyey inanku sheekaduu ka sheekaynayo inay iyada ku socoto , Se waxaan ke helay : Sida ay u dhowranayso Akhlaaq deeda 😍

  • @filsanfilsanmaxamed22
    @filsanfilsanmaxamed22 Год назад +5

    Muhiimadu waaa inuu qofna helin qofkii uqalmay wayo waxad arkaysa gabadh daacada oo guur diyaar uah lkn lakulmaysa nin danaysta ah oo aan daacad ahayn
    Iyo nin daacad ah oolakulmaya gabadh danaysato ah oo aan guurba diyaar u ahayn

  • @sagalfaarah4123
    @sagalfaarah4123 Год назад +14

    Waa dood aad u qiimo leh👏👏👏

  • @faizajama3515
    @faizajama3515 Год назад +9

    inanta shalmada cas ama gaduudan ooo qoraaga qisooyink burburay ah walhi waa fariid caqli taama leh

  • @Cawedyare
    @Cawedyare Год назад +6

    Abwaan jihiiye ayaa dooda qurxiyay

  • @abdullahisahal3439
    @abdullahisahal3439 Год назад +7

    Inta hoolka fadhida kaliya maahee sidaan uga qayb qaadan lahayn kudara please

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 Год назад +13

    horta suaalahan qaabta daran aad umada wydiinaysan joojiya adinka dadka qaldaya yaa wxas sameeya raga ama dumarka mowduca moduuc furan ka dhiga waxa si dhinackasta looga fiiryo hdikle wxay nqonee in farta la isku fiiqo

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Год назад +9

    Badanaa raga ka baxa balanta war ragow sida isu dhaama oo ilaahay ka baqa naagna nin uroon kama tagtee

    • @zakariye_Abdirxmaan
      @zakariye_Abdirxmaan Год назад

      Oo ma dumarka balanta ilaali marka waa adiga ragga oo dhan isku qabatay

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Год назад

      @@zakariye_Abdirxmaan maya badanaa baan iri dumarkuba waka baxaan dhankooda

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Год назад +5

    Caadi ilahay hanoo dhawro wiilasheena somaliyeed 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @Cawilpoy
      @Cawilpoy 10 месяцев назад

      Amiin Amiin ❤❤

  • @FAAIDOGUUD4510
    @FAAIDOGUUD4510 Год назад +6

    Waxa haboon mushkilada marka lashego xalkana in si fican looshego
    Waxan u arka in manta barnamijkan dirada uun lasaray axdi kabaxa oo dhibato jirta aha balse aan muhimadsaas aha lasiin maxa xala
    Waxa kalon jaclestay in aan tanbihiyo dadka barnamijyada nocanokale aha kaqaybgalaya in sifican oo gayigasomalido dhan loga soxulo oo aanun hargaysa uun ku Ekaan madamo barnamijkan ay dawanayaan 5somaliyeed
    Wan bogadinaya in tv universal barnamijyo nocanookale aha oo bulshada anfacaya uqabto bulshada somaliyeed
    Alla mahad leh

  • @modernxaliimo4731
    @modernxaliimo4731 Год назад +8

    Natiijada cilmi baarista 12ka dumar halkee ka helnaa universal tv?? Mahadsanid

  • @24sportsgames
    @24sportsgames Год назад +1

    Gabadha yare amal abwanad sifiican runta u tabatay 1 fusaradaha hada ka badan
    2 gabadh 5sano rag badan lamawadashegaysto
    Lkn qof wax kabaxaya hada aragto isaga aya haray logag so baxay
    3

  • @mohdsamatar
    @mohdsamatar Год назад +3

    Waxaa ka wanagsaned mowduca in laga dhigo “maxey tahay sababta u burburaan axdiyada jaceylka” ee sida hadda aad u dhigteen mowduuca waxey noqotay in midi midi ku taag u ku dhumaado anagoo xal helin.

  • @hussienali7425
    @hussienali7425 Год назад +3

    rag iyo rabi waa gaalnimo hadalkas waa shirki wadaadka tiaha weyn u sheega wax kastoo ilaahy lagu ladhaa waa shirki ka toobdken

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +4

    MASHA AALLAH JACAYLKU HAWARO HAA GUULAYTO IINSHA AALLAH 🎉❤🥰😂😂😂🥰🥰🥰💦💖👏❣💓💗💖👏❣💓

  • @sucdimohamed6156
    @sucdimohamed6156 Год назад +1

    Dood aa u fiican o aad u qurux badan ee ehed masha alaha dhamantiinba

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 Год назад

    Reer tolkey waa waada abwan guleysta gesiyada shanta somaliyed from jubuti horey ayu fanaan cawaleh uu yidhi hoyki murtida iyo hoyadi abwanka hargeisay ma nabaadba

  • @khadrakayse3348
    @khadrakayse3348 Год назад +10

    Bisad ninkii koriyaa leh gabadhna ninkii U Roon😂❤

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Год назад

    Abwaan jiheeye Qiso dhaba oo Xigmadweyni kujirto Intaasaa isku Dhaanta Waxii Suaal iyo wax leys weydaarsadey

  • @bureeqoqueen4874
    @bureeqoqueen4874 Год назад +1

    Subxaana laah niman ka ninkaan 12 qlbi xiriirka u jaray ayaa tusaalo u gu filan cadeenta haxagee lagaba raadinaya war hablaha axdiga iyo balnta wey ilaaliyaan ee ka xishooda iniga jabiye inigo ku faanaya naa aniga 4 baa alle ibaneeyay xaqiiiq amaal kalmadeedii u dambaysay ee kalamka alle ahaaa halagu dhaqmo wa lagu baraariye 👍good bay dhamaantiin

  • @medlab8319
    @medlab8319 Год назад +8

    Sheekhadan uu abwaanku ka sheekaynyo waxa la idhaa CUDBI IYO BALAYAX waa sheeko aad u macaan hadaad akhrido waan hayaa iyadoo qoran oo pdf ah way isla jabayaan oo waliba is waayayaan 😢

    • @dajiaahmet3684
      @dajiaahmet3684 Год назад

      NaGu caawi wllow

    • @marwadi1247
      @marwadi1247 Год назад +1

      Halken ka hdla wll

    • @dajiaahmet3684
      @dajiaahmet3684 Год назад

      See ahaaN sheekada xagEe ka helaaa

    • @medlab8319
      @medlab8319 Год назад +1

      Magaceeda ayaan idiin sheegayaa google ka baadh wad helysaaye
      SHANDARANLAY ku qor googleka

  • @awoasli9507
    @awoasli9507 Год назад +2

    Masha Allah, hablaho qurxuna. Midab kuda ayay haystan

  • @bebeali6560
    @bebeali6560 Год назад +2

    ‏‪1:32:26‬‏ وربي بطله هالينت 😂😂😂❤

  • @lareineelephant2105
    @lareineelephant2105 Год назад +1

    MashaALLAH ,
    wa runtisa dumarkaa dacadnimadu kuyaartahay nartaana way ku badaniyihiin

    • @Msomale
      @Msomale Год назад

      Masha Allah janadha iyaga ugu badaan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад +1

    Universal , Horta Idinku
    Miyadan Dhaafin Rag iyo Dumar
    La.isku Dhufto 🤔

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +6

    JACAYLKA MANTA JOOGA WAA XIISO ILOV YOU ILOV YOU TOO ❤❤🎉 OO BEENA

  • @zuhaipelmi3770
    @zuhaipelmi3770 Год назад +7

    Doodaha noocaasa halabadiyo ee cilmiga laga faa.idaayo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Год назад +1

    Kala saara jacayl iyo wada sheekaysi balan iyo wada socod

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 Год назад +3

    qofna ha aaminin walaw jacayl kahay❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰😱😱

  • @dekhassan7444
    @dekhassan7444 Год назад +2

    Dooda dhan waxa qasaaaya qisooyinka mid walba leeyahy ani waxan usoo joogay! Waaaar dooda fikirkaaga ka dhiibo !
    Hal qiso oo aad aragtay waxba ma goaamin karto !

  • @anisatamaam6701
    @anisatamaam6701 Год назад +3

    Cahdiga gabdhahaa jabiya boqolkiba boqol xataa hadey si dhameeatiran iskugu qanacsanaayeen
    nimanku waa daacad lkn gabdhu hadee aragto kii haasaawuhu kala dhexeeyay mid ka lacgroon ama mareykanka kayimid kaasey raacdaa xataa hadey sanada badan wada socdeen marki aniga iyo in ilamida nagala reebo 🙈

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 Год назад +1

      Arinkaa ma qabo wll
      Waayo nin aan xidhidh lahayn
      5 yrs ka hor ayuu isagu iga bxy waliba kama filayn wllhi hbn unban arkay isagoo media la warejinayo meherkiisi
      Kalaita wan u hambalyeeyay
      Noloshydan wan watay
      Waqti dambe oon wali ilabin wuxu sameyey Ayan xidhidh samystay
      Wayo noloshu qofna uma is tagto
      Kadib isaguna kiina dib iigu so noqday
      Oo uu ileelyay wan ku jecalay wali
      Arinka inantan si kadisan u aqbaly
      Wxn an sameyo ma aqan hada lkn
      Anuu qofkalr Ayan jecelay hada
      Isaguna wali wuu igu jooga
      Oo wuxu odhnya wali wan ku jecalay
      Hdu calaf ika qoran wan ku donaya 😅😅 mrka farax umadeena maha

  • @bebeali6560
    @bebeali6560 Год назад +1

    ‏‪1:35:32‬‏ برضو تبهرني اجلد اجلد 😂😂😂❤❤

  • @Somali-One
    @Somali-One Год назад +21

    *Dumarku waa ku saxan yihiin in aanay hal wiil ku eekaan ee *ninkii shaqaysta uun doortaan. Waar anba waa layga baxay balse maanta xaas qiimo leh baan haystaa*

    • @abdisamadhussein3924
      @abdisamadhussein3924 Год назад

      Maxaa diidaya hadii labada qofba ee dhaqaalo ahaan marka hore isa soo dhisaan oo soo shaqeystaan si aanan interest ga lcgta ugu baxdo oo qof wlbo financial freedom.

    • @Somali-One
      @Somali-One Год назад +5

      @@abdisamadhussein3924 sxb ninka ayay tahay in uu financially stable ahaado ee ma ahan mid waajib ku ah dumarka. Waad ogtahay wadciga uu dalku ku sugan yhy oo ma jirto dowlad damaanad qaadi karta quutu-daruuriga muwaadinka. Waana waqti lumis hadii aad sugto gabadh rabta iney marka hore dhaqaale urursato.

  • @albertoyahya
    @albertoyahya Год назад +5

    inanta murayada xidhanba inanta midigta ka xigta meel igu sheega ana balan ka baxayne ❤❤

    • @mrslowamoore1209
      @mrslowamoore1209 Год назад +1

      Anigaba gabar mudo 4sano xarir laheni oo jogta wadanka kenya aya ninkale iga racday alaa jaceil xanun badanaa

    • @najmaabdurezk5395
      @najmaabdurezk5395 Год назад +1

      @@mrslowamoore1209 mxd 4 sanno iska dul qabnyseeen. Hadydan guur wakhtiyada diyar u ahy dee xidhiidhka aad iska bilabysaan iska daaya. Hadii kale wakhtigaa lagugu sugi doona

  • @yusufazhari1811
    @yusufazhari1811 Год назад +2

    Ninkaa leh bilaha ayaan cilmi ka sameeyay waa waxa ay carabta u yaqanaan burji waa sheeka khuraafad ka dhisan

  • @Natural22693
    @Natural22693 Год назад +2

    Universal muqdisho noogu qabta

  • @danuu3067
    @danuu3067 Год назад +3

    1:14:29 -1:16:49 good point

  • @aminamohamed-jk7zc
    @aminamohamed-jk7zc Год назад

    I like this programe wlh Ramadhanka nosoo badhiya

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 Год назад +14

    Inta dayeerka like is saar

  • @nimcocali4005
    @nimcocali4005 Год назад +4

    cawradiinan aad dumarka udiraysaan joojiya gabdihi way wiswiseen

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert Год назад

    Cabdiqani, ma horoscopes buu kahadlayaa?

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Год назад +2

    Mashallah abaan isaciil jiheeye❤❤❤

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 Год назад +1

    Rag waa Ragi hore Dumarna waa in ku qabaya♥️♥️♥️♥️♥️😇😜😜😜😜😜😁😂😂😂🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍🧐🧐🧐🧐🧐🧐🧐

  • @libanarale8314
    @libanarale8314 Год назад

    Guurka dumarka iyo Rag soomaaliyeed Haweenka Hooyo macaanto qali

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Год назад +2

    Ninkan wariyaha waay uu gabadho ugu diidey in eey hadasho ma katibaan baa😢

  • @ayaandaahirjaamac7178
    @ayaandaahirjaamac7178 Год назад +3

    Ax noloshu xanun bdana💔
    Wllhy qof inan la jeclaan baab fcn
    Inanta yar baa sheegty
    Waxan dareemin ma sheegan karno
    Ee sariirta isaga ooyna😢💔🖤
    Wllhy 😭 😭 😭 😭 laysuma war hayo aduunkan

    • @AbdirshidMahamedhagi
      @AbdirshidMahamedhagi Год назад

      Sorry Aduunkan maanta.
      Waa No Perssone prfect. Cidina mawada saxna. Geyigeenan somaliyana arimahan lagahadlaayo dhib Badan ayaakajira runtii

  • @djiboutimyhome2867
    @djiboutimyhome2867 Год назад +4

    Masha Allah anigu waxan ka helaay luqadaan ey ku hadlanyan af somali fican bee ku hadlayan anaguna halkan eey eyy eyy an leynahay 😂

    • @walalsafwan2269
      @walalsafwan2269 Год назад

      Rer sijui 😂

    • @djiboutimyhome2867
      @djiboutimyhome2867 Год назад

      @@walalsafwan2269 maxa tiri 🤔

    • @walalsafwan2269
      @walalsafwan2269 Год назад

      Am form Kenya as well , luqada Rer Somaliland caadi ma ah 😂

    • @AbdirshidMahamedhagi
      @AbdirshidMahamedhagi Год назад

      Allor un jiboutien Huuno Hrgeisa kaaso salaamey Maaha,) sorry walaahi xaga Xigmada iyo Afsomaliga Jabuutie wlaalaheen Allow sahal Generation kastaaba waan u yaabaa runtii. Intayarina waa iga Kftan

  • @mapsuudkhaliif2072
    @mapsuudkhaliif2072 Год назад +6

    Saw habeenku bishi kani i wydinayey dan buu iga lhaa 😂😂

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Kunbitarka iyo magac badalashada iidhehda mamul iyo mareen soodhis dhan kaxad gacantada fiiri maareye

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO Год назад +2

    Waar nio dadkii danbe dhibaa haysataba😁 qof walba wuxuu ku cel celinaYaa rag waa ragii hore dumarna waa dumarkii hore kuwani imiku waa nooCee malaha waa chine😁

  • @sakariyinho
    @sakariyinho Год назад +1

    Khaladaadkay somalidu galaan waxa kow ka ah sideed qof sideedsano dhan amaba afar sano uwada soconaysaan abthi qofkii sidhaba kuu rabaa intaaso dhan kuma wad wadanayo marka khiyaamo iyo balan kabax ma jirtee sheeko xumaa jirta ee cidna ha eedaynine nafihiina eersada nio

  • @ahmedkoronto9693
    @ahmedkoronto9693 Год назад

    1:07:30 Afku Xoogle Waa iga qosliyay wlhi

  • @zakariye_Abdirxmaan
    @zakariye_Abdirxmaan Год назад +1

    Dumarka marka lacaga heysto waxay iska Ka dhigaya ina daacda ku yahiin lkn marka waxa Ka si noqda ama hantida aad waaydo waa Ka dhaqaajiyan iyga. Jabinya balantii aad wad gashaya

    • @mariyaabdirsak5229
      @mariyaabdirsak5229 Год назад

      Waa qaldaN thay couse ilhy isku si dafka uma uumiN tan lcagta soo hadhy wxan ku leeyhy. Adoon isku filnyn waligaa xiriir ha samyn ama nolol hku fikiriN adoon isku filnyn intasan ku dhaafay🤭

  • @GORGORKABOY-uh3wr
    @GORGORKABOY-uh3wr Год назад

    Allahyow Amuuraha Noosahal☝️

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 Год назад +2

    Lagayaaba inaa dhawayada research kaa gabadha qalabiyageegu

  • @AishaLuul47
    @AishaLuul47 Год назад

    Warunti Aniga bishi kowad bandhashey adunkana kalatagitan iyo furiin ban unecbahay Ilahey Amarkis

  • @Han_sare
    @Han_sare Год назад +1

    1:33:02 emotional nuclear ☠

  • @hooyocaasha5205
    @hooyocaasha5205 Год назад +1

    M.a wan jeclahey habalha codkarka lkn anu halka kama hadli karo wan isku dhex yaci lahaaa