𝗤𝗶𝘀𝗼 𝘅𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 ¦ Gabar Diiday In cafiso hooyaded oo geeriyotay Arin naxdin badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 июл 2024

Комментарии • 62

  • @ashawooo
    @ashawooo 6 месяцев назад +3

    Mamma Hooyo macan miya uu Qura ma cafinaya illahaya uu naxariisata Hooyo macan inta aye uu noshaha ha ogadan Hooyo macan

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 5 месяцев назад

    Ilaahay.waalidkay iyo waalidiinta muslimiinta ha u naxariisto

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 6 месяцев назад +2

    Sheekhow Allaha ku barakeeyo Addun&Akhiro.

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 6 месяцев назад +4

    aniga maumaleeynaayo indambi looraacanaayo hooyada dhimatay midaantiri hooyadeey cafinmaayo waa caasikir iyo yur yur yur ah ayadaaqatar kujirta maalkeeda iyo ayadaba hooyadeed baaleh eehalloosheego jaahilada Aanan waxba ogeeyn sallallaahu caleeyhi wasalama❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sakariasheikh9739
      @sakariasheikh9739 6 месяцев назад +1

      Anta wa maaluka li abuuka

    • @mohamadhamza837
      @mohamadhamza837 5 месяцев назад +1

      Wll qof walba dambigiisa isagaa leh, wey cafin kartaa weyna qabsan kartaa laakiin sida wanaagsan ayaa ah cafinta

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 6 месяцев назад +2

    SubxanAllah SubxanAllah
    Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun 😭😭💔💔
    Hooyo mcn ilaahayoow jannatul fardowzal allaa kugu casuum I miss you so so much mama Yaa Allah nagu kulmi janno 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Awaare17
    @Awaare17 6 месяцев назад +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون.

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 месяцев назад

    Subxanallah waa mid habaaaran taaaas xaasidsanaaaa hoyadey iska dhafe qof muslima oo wax ku lahaaay waan u cafinayaaan

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 6 месяцев назад +1

    subxannalh waa waa yaab ma hoyaday ayan lacag xun u qabsanaya ilaahay ayan ka magan galaya 😢😢😢

    • @istahila.mohamed3275
      @istahila.mohamed3275 6 месяцев назад

      Anigu waxaan la yaabanhy cidda ay ka dalbanyso inuu siiyo daynta

    • @abdifatahahmed8451
      @abdifatahahmed8451 5 месяцев назад

      ​@@istahila.mohamed3275Waa Qof Xanunsan qofkas Waayo Hooyo Mcn oo Qabri lagaliye Miyan Dhahaya Macafinayo ilahayow Adiga Ka Magan galey

  • @user-wv5kv3wr1i
    @user-wv5kv3wr1i 5 месяцев назад

    Subxanallh ilhow wxs ookale hanatusin hooyo mcn umaqalntid sidas 😢 hooyo ralinoqo wxay ogan hooyo qimaha ay ladahay 😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 месяцев назад

    Jizaaka Allah kheyr sheekhunaa

  • @maslah345
    @maslah345 6 месяцев назад +1

    Naxtin weynaa oo qalbi adagaa cafisku waa fiican yahay

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 месяцев назад

    Armay gabadhu xanuun sanaysaa

  • @Really2025
    @Really2025 6 месяцев назад +1

    Inaa lillaahi wainaa Illayhi Raajicuun.

  • @oubah2501
    @oubah2501 6 месяцев назад

    Deyn hoyadaa koumaleh, naagtas sheydan baa kahadley.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 6 месяцев назад

    Subxaanallah wa nimcal wakiil
    Allahuma najayna fii Kuli fidnah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 5 месяцев назад

    Subxanallah subxanallah subxanallah.

  • @ruqiyoxyusuf6531
    @ruqiyoxyusuf6531 6 месяцев назад

    Subxanalah ilaahow unaxariso hooyo macan l m see you mach

  • @ibrahimhassan8501
    @ibrahimhassan8501 6 месяцев назад +1

    Subhan Allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 месяцев назад +1

    Allaahu Akbar Takbiir

  • @munamohamed6578
    @munamohamed6578 6 месяцев назад

    Subhana Allah

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 месяцев назад

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 месяцев назад +1

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil

  • @ahmedmusebudul7709
    @ahmedmusebudul7709 5 месяцев назад

    Xasbunaalah wanimca wakiil

  • @fareymaxamed2483
    @fareymaxamed2483 6 месяцев назад

    Waa daalimad gabadhaa hooyadeed cafinweyday

  • @user-rx5zb7uj8y
    @user-rx5zb7uj8y 6 месяцев назад +1

    Subhanallah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 6 месяцев назад

    XasbunaLah.Wanicma.WaKiiLan

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 месяцев назад

    Waan ka xumahey

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 4 месяца назад

    Xisbiyalaah. Wanicma wakiil

  • @user-qv1sh3io5w
    @user-qv1sh3io5w 6 месяцев назад

    Allah Hu akbar

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 6 месяцев назад +1

    Subxanalaah

  • @ShamiCabdi-ij5uc
    @ShamiCabdi-ij5uc 6 месяцев назад

    xasbuna Allah wa nicama wakiil😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg 6 месяцев назад

    Subsanallah hoyo mcn allow noxifdi allhu akbar

  • @kayfcawil2030
    @kayfcawil2030 6 месяцев назад +1

    Subxanallah😢😢😢

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 6 месяцев назад

    Ilaahow na cafi

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 6 месяцев назад

    Subxaanallahi

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t 6 месяцев назад

    Subxanallah

  • @ahmedsheikabdihaadi146
    @ahmedsheikabdihaadi146 6 месяцев назад

    سبحان الله 😢

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 6 месяцев назад

    سبحان الله

    • @ayaniman1400
      @ayaniman1400 5 месяцев назад

      الله إلهنا ونبينا محمد رسولنا

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 6 месяцев назад

    Yaan lacafin qofki qof dulmiya. Jooji qiiirada

    • @Layla6793
      @Layla6793 6 месяцев назад +1

      Hada waxa laga hadlayaa waa HOOYO. Not your sister, your brother or your cousins. You must be sick human being

  • @maxamedmaxamedaxmed4079
    @maxamedmaxamedaxmed4079 6 месяцев назад

    😊

  • @idilomarcal7658
    @idilomarcal7658 6 месяцев назад

    Hadi an dhoho icafi ay dido maxan samaynaya

  • @user-pe7fu6dh7x
    @user-pe7fu6dh7x 6 месяцев назад

    😢😢😢

  • @user-dd7pk9uc7w
    @user-dd7pk9uc7w 6 месяцев назад +1

    Suxana lah

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 6 месяцев назад

    Alla refer koonfureedku xumaa ku waa saa ku le soomalind baanu walaalo nahayi faqash ilaaa faqash

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 6 месяцев назад

      Reer Koonfur Maxuma waa dad Soomaalinimadda ay kuwayn tahay oo Midnimadda Jecel.
      Adiga Muuse oo sanad hore kaliya Dilay 7kun oo dhalinyaro ubadan waa kula fiican yahay?

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 6 месяцев назад

    Intay noolayd maxay uga qadan way day waa yaab

  • @nurowehliye23
    @nurowehliye23 5 месяцев назад

    Ooculuma alooy xaga diinta hooyo Deen Malaga yelenkaree

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 6 месяцев назад

    Shiiqyasha waxay isku moodaan wax kasto in laga aaminayo beenaalayaal baad tihiin cadaawadna idinka dadka bara OO dhaha kooxdaas waa cadowgiina

    • @ShamiCabdi-ij5uc
      @ShamiCabdi-ij5uc 6 месяцев назад +2

      ilaahy ka baq culimada iska dada wllo

    • @user-pl9oh2nj3f
      @user-pl9oh2nj3f 6 месяцев назад

      Calaamo kaa soo baxday

    • @mohasalba556
      @mohasalba556 6 месяцев назад

      Aamiin

    • @abukarhappy3000
      @abukarhappy3000 6 месяцев назад

      @@user-pl9oh2nj3f maxaa ka faa'iidee adiga habaar waxa ka fiican ducada yaah

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 6 месяцев назад

      Qof weyn waaye maxaa ku kali karo beeen wey dhici kartaaa

  • @maxamedmaxamedaxmed4079
    @maxamedmaxamedaxmed4079 6 месяцев назад

    😊

  • @user-ny9yt4lf9n
    @user-ny9yt4lf9n 6 месяцев назад

    ‏سبحان الله