''Xildhibaan Maxamed Abiib Waxaan Doonayay In Xasaanada Laga Qaado Xadhigna Loogu Daro, Beesha ..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 58

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Месяц назад +2

    🎉🎉masha alaah geesi waruntii waa in laxidha oo holkana laxidhaa kuwaa wa lagu qasaarey dalkey cadaw ku yihiin

    • @AliMohajim
      @AliMohajim Месяц назад

      Geesi noocee ah nin xaafadiisii ka Soo hadlaya ma geesi baa
      Geesi hadii yhy meesha manta nin geesi ah laga rabo ma tago😂😂 😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-il6lr4oo4v
      @user-il6lr4oo4v Месяц назад

      @@AliMohajim kkk xaguu kaso hadli lahaa cawaan iska ooy huwan huursan waa cadawga somaalilnd waa la buufinayaa

    • @AliMohajim
      @AliMohajim Месяц назад

      @@user-il6lr4oo4v xooga weyne orod raga lagaa haysto raadso kuwa baa hill kaa rabe
      Inad dad ufakfakato adigo ama hadasho ma ahayn

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Месяц назад +2

    WARIYAHANI WUU OG YAHAY NINKAN INUU XUMAAN KU HADLAYO. WAA WARIYE LIKE TA SHILLIN KA RAADINAYA, IN REER DHAN SAXAAFADA LOOGA HANJABO MAAHA.

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Месяц назад +1

    Wariyashan waxn kula yaabay kano kala ayey waraysanayan kani isagiba xanunsaanye naga daaya ha waraysanine

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Месяц назад +1

    Masha allah ku jare waa runti Ooyaaye munaafaq in la xiro oo la tarxiilo bay ahayd beesha dhexe bay ku washen inta cuqdada qabtey markad langab tahay waa iska sidaa😂😂

  • @caddeeye
    @caddeeye Месяц назад

    Awdal waan idinka tagtaye iska walaaqda laantiinna,, daaroodna waa idinka tashaday, samaroonna waad aragtaan ,,, isaaqlaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +1

    Guuuuuuul somaliland geeeeesi

  • @Maxamuud-x7e
    @Maxamuud-x7e Месяц назад +1

    neef neef dhalay

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Месяц назад +1

    NINKANI AWDAL & LAASKA WAA DADKA RUNTA TAABSIIYA LKN WAXAN JECLAN LAHA ISAGOO ISAAQA TAABSIIYA

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 Месяц назад

    Kan TVgiiba lacagta ka dhameeyey

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Месяц назад

    Kaalay hargeisa soo dhaaf walaahi daamur karaya madaxa kuu galinaynaa ood karsami af qadhmuun le

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Месяц назад

    Ninkan halaga tarxiilo HARGEYSA

  • @FaysalMatan-ei7xg
    @FaysalMatan-ei7xg Месяц назад

    Waan badan way dhamatay beentu markasti Mel wanagsan kuma dhigto

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Месяц назад

    Abwaan kujare meeqa xildhibaan ayuu reerkoodu leeyahay?

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Месяц назад +1

    Abwaan kujare

  • @saidahmed8037
    @saidahmed8037 Месяц назад

    Isaaqu ilayn waa cunsiriyiin , bal eega halkuu dhigay walaalkii ?!!!. Qaldaan Lee waaye.

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 Месяц назад

    Cismaan Afbulaaco waxba ma sheegayo,cudur la yidhaa samaroon
    ayaa ku dhacay .markuu hadlaba sida bulacada ayuu afkiisu urayaa.noocaas baa beesha dhexe u abwaan ah.

  • @carabeyteshaashka5696
    @carabeyteshaashka5696 Месяц назад

    War kan oo kale yaan lagu dambaabin, yaan beesha Isaaq loo caayin, wa nin 50jir ku bilaabaya wax laga xishoodo# war buranburkaagii iska noqo, wlh wad ku dhex asqoowday 😂😂😂

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 Месяц назад

    reekan waanu badanhay kaga dhagtay

  • @haybemaashaalaalnuux8540
    @haybemaashaalaalnuux8540 Месяц назад

    Somaroon iyo isaaq waa ay isleek yihiin eewad riyoonaysaa masidaasad abwaankutahay

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Месяц назад

    Kani wa xayawaan hana sheegan isaaq ma tihide

  • @NuuraMaxamed-gi4zr
    @NuuraMaxamed-gi4zr Месяц назад

    Kan kujare laleyahay ee aragosa iyo hadalkiisa waxa kamuuqata inuuyahay qof reer moyi bilaa aqona markasta samaron buu kudhaganyahay hore na dhulbahante ayuu caayijiray waanacas slntaba uhaysta wuxu aaminsanyahay reer iyo qabii lkn waxa kadaran kan warsa naaya qoflan buka ee markasta caytamaya nacas

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Месяц назад

    Siyaaduu doonayaa waa in lakasiidaayaa xildhibaanadan dibjirka ah

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Месяц назад

    Ninkani waa ciyaala suuq, waa dibjir, street man, rough, tug, gang, uma qalmo in la wareysto oo xildhibaan la doortay uu ka hadlo, waa tuulo joog dhar magaalo iska xidhay, sidii duqsigii ayuu meel walba iska galaya, just halagu barto, hadal hadal, waxna ma qoro waxna ma akhriyo

  • @AhmedIlyas-d1y
    @AhmedIlyas-d1y Месяц назад

    Mansh'allah waa ruuntii

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Месяц назад

    Hooyada oromka ka was tuug tuug dhalay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Месяц назад

    Maxaa Habar jeclo ka galay Samaroon?
    Haday wax isla hayaan ha soo daystaan maxaabiistooda Laascaanood lagu haysto kkkkk
    Nin isagii la haysto oo Samaroon afka ku soo taagaya kkkk
    Dhulbahante lama hadkikaro oo naag aysy ka dhigeen.
    Waa in meel kale afka lagu soo taago si loo qariyo bahdilka ku dhacay Habar maxbuus.

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Месяц назад

    Horta noocan kulmiye soo kiraysto maxaad ka waraysataan ?

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Месяц назад

    Hooyada madaxa dhukuran ka was tuug tuug dhalay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад +4

    Wasakh duli waxaasa magaca isaaq inaga dilay reer dhan oo isaaq u dhigma oo ay tahay in aynu qeyb libaax siino oo waliba inagu qadno isaaq ahaan si umada kale loo tuso in aynu walaalo nahay ayuu leeyahay maxay yihiin, shalay Laascaanod buu lahaa maxay yihiin magaalo qudha ayay dagaan, ilmo furaash weeyi kani

    • @abdirahmantama8859
      @abdirahmantama8859 Месяц назад

      Waar waa runtii anaga oo isaaq ah ayaa leh waa runtii waxa laga haystaa reer awdal waa maxay duli yohow duligu dhalay orod sii adigu waxa aad leedahay wuu ka maqanyahahy

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Месяц назад

      @@abdirahmantama8859 Laascaanod sootii ina Kaahin iyo ina biixi iyo cidankii qaranka lagu qaawiyay ee casharka loogu dhigay lama ilaawaan taariikhda somaliyeed galay 400maxbuus nolol lagu qabtay, kani reer Laascaanod anagoo habarjeclo ah baa ka adag buu lahaa maantana waynu ognahay sida habarjeclo cabsi futadu weynaatay markii garaadku ku idhi hadii lanooso kiin dhex maro idinka u dhiman

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 Месяц назад

      Maxaa isaaq udhigma hadday isaaq udhigmaan maxay koonfurta soomaaliya kalahadleysaa beesha isaaq haddaaney majoratiy ahayn nimankani basaasnimo iyo cabasho waxaan ahayn ma yaqaaniin

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Месяц назад

      @@cismaanafgaab3018 oo miyaad ilowday Dhulbahante oo u dhigma habarjeclo inuu Somaliland oo dhan wasay oo wixii ay ururinaysay 32sano 3saac ku qabsaday oo hub ka dhigis ku sameeyay Somaliland

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e Месяц назад

    Xaar Wayne maxaad qaadikartaaa burco baadiyaheeda ayaad kati

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 Месяц назад

    Orod ka qaad dee😂😂😂😂

  • @khadarmaxamed8959
    @khadarmaxamed8959 Месяц назад

    Hoyadaa baan wax ka qaadi karin tuug

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад

    Viiva somaliland isaaq nimo

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Месяц назад

    Kujare wa runtii.Ninkastaba tirade uu yahay ayuu wax uheley.Awdal xin iyo xasad ayaa ku badan.Takale,Gobolka kaliya ay wax ka maqan yihiin wa Maroodijeex,dadkiisuna ma hadlaan.

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 Месяц назад

    Bal ninkaa wayni wuxu ka hadlayo eego

  • @AsadAli-hx1wv
    @AsadAli-hx1wv Месяц назад +1

    WAXAAN OO MIIDHAN AYAA LAGU LEEYAHAY WAA SOMALI OROM OROM DHALAY VIVA AWDAL STATE

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Месяц назад

    Abwaan kujare runta kama gabado.

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre Месяц назад

    Isaaq-land

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 Месяц назад

    Dogon, xasid, nacas.

  • @abdikarimmuhumed4574
    @abdikarimmuhumed4574 Месяц назад

    Waa cunsuri laga roone ah

  • @Gobsame
    @Gobsame Месяц назад

    Halaga qaado xasaanada dalkan waad og tihiin wixii aynu u soo marnay nina yaan lagu ixtraamin ninkii qarnkan duminaya waa in laqabta

  • @abdirahmaanaskar3968
    @abdirahmaanaskar3968 Месяц назад

    Bacaaaaaaaac aaaaa uuuuuu

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d Месяц назад

    Kanoo miidhan ayaa umadii inagu diray waa in dhabeel

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed Месяц назад

      Baqdinta daaya beesha dhexaay waa laydiin badheedhay e Ninkiina Halyeyga ah Afka ha Goosanina Idinkoo baqanaaya Sanadahan dambe Baqasho badan baa beesha dhexaay laydinku saliday Oo idinka muuqanaysa Joojiya baqashada waxa Aydun u baqan weydiin Ee Aad geesiyaasha u ahaydeen maalintaad Jabhada ahaydeen Ee Aad u baqanaysaan maanta Oo Aad leedihiin ama haystaan Dawlad Gaamurtey Oo Afar iyo sodon sano Jirsatey ayaa mid in la is weydiiyo u baahan ah

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 Месяц назад

    Ninkan oo kale lama waraysto

  • @haybemaashaalaalnuux8540
    @haybemaashaalaalnuux8540 Месяц назад

    Warkani waajeegantii abwanmaaha

  • @Jscali263
    @Jscali263 Месяц назад

    Ninkani waa yar jaahil ilbax isu haystaa

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Месяц назад

    Weriyaha heelo ha iska eryo mid caqli leh maaha