"Saddex xisbi oo isku reer ahi ma soo bixi karaan, waa riyo." Wasiir Gaafaadhi.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 37

  • @abdigouled
    @abdigouled 2 месяца назад

    Rer yusra harti inagafadhi wa inin farax bicide oo power habarjeclo ah walahi kah halki reys martay maraysa viva kulmiye e wadani anaga wasa

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 месяца назад +1

    KKK O'Day qudhmiye wuu Ku daayay
    Ha Ku Riyoonin qudhmiye umadii Way Nacday Waa Tuug Iyo jindagaagay Weeye 😅😅😅😊

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 2 месяца назад +2

    Maasha Allah guusha madaxweyne muuse biixi iyo xisbiga kulmiye iyo somaliland wey wada socdaan insha Allah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 месяца назад +1

    Wadani Dariiqii Sharciga ahaa ee Xisbi nimo wuu garab maray Qaranimadii Umada waxaanu soo raacay Cadow Dibadeed.

  • @Sahan9474
    @Sahan9474 2 месяца назад

    Waa la og yahay inan meesha waxba ka jirin

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад

    Waxaa soo baxaaya xisbi reer awdal ah iyo laba xisbi oo beesha dhexe ah

  • @mohamedsaleban1234
    @mohamedsaleban1234 2 месяца назад +1

    Anaa wasa kulmiye

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 месяца назад +1

    Absolutely, I agree ☝️ waain la soo saaraa hilaac iyo mid kale oo aan ahan isqaa.

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 2 месяца назад +1

      Wn kugu raacsanahay in laso saaro pro Axmed ismail samatar

  • @AxmedGaagaale
    @AxmedGaagaale 2 месяца назад

    Hadii aydaan hanjabin malaa mshadli. Kartaan

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 месяца назад +2

    Yacnii 3 xisbi oo HJ ah: Kaah, waddani iyo Kulmiye

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 2 месяца назад

    3da imika joogaaba sawkuwa isku reer ah. War iidoorow hayskukaaya sarifina

  • @abdisaleban7212
    @abdisaleban7212 2 месяца назад

    GAAFAADHI DADKAAGI COD KAMA HAYSID DHAMAAN WAA XUSIGA WADANI IYO KAAH

  • @aarlibaax8422
    @aarlibaax8422 2 месяца назад

    KANI WAA DUUFLE AAN WAXBA OGEYN WAAKA UGU LIITA GUUL WADAYASHA MUUSE KULMIYE WADANKII WUU KU XAAREY

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 месяца назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa wasiir gaafaadhi maxaa kaa khuseeya waxan aad sheegeyso.

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 2 месяца назад

    Bal xayawaanka eega maxaa Xisbi iyo reer isu keenay. Bahashan qabyaaladda ah xaggaanu ka galnaa.

  • @MaxamedFaarax-bu3hn
    @MaxamedFaarax-bu3hn 2 месяца назад

    😂

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf717 2 месяца назад

    Uuuuuuuuu Aaaaaaaaa

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkkk caaaaaaaac ingaafaadhi ma taasaad la timi walee garxajis lagu dabadhig laakiin wuu idinka guulaysan cir isha cawrida ka duw tuugtii usbahaysatayee xoolow

  • @saabiriinaxmadmaxamad7947
    @saabiriinaxmadmaxamad7947 2 месяца назад +1

    Hhhhhhhhh

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 месяца назад +1

    Xisbigii kulmiye iminka shacabka reer somaliland miyuu kicinayaa manta awdal ayay kicinayaan

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 месяца назад +1

    😂😂😂 afkiisa isku qalay ina gafadhi iminka ma kiraan ku jiraa ayaanu iyadoo agaasimashii fooqyo dhisanayaan

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 месяца назад

    Kulmiye wadadii udub maraaya oo bilaa rajo ah

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 2 месяца назад

    Kulmiye jaariyado ayaa kusoo hadhay. Anigoo isku jufo ah haa ku leh iska ilaw doorashada.

  • @hamsahayir5092
    @hamsahayir5092 2 месяца назад

    Waa runtaa OO kulmiye ayaa dhacaya nacas gafadhow

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 месяца назад

    Iminkey ogaadeen iney meel cidla ah taagan yihiin 😂

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 2 месяца назад

    Xaashi iyo ninkan kala war la.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 месяца назад

    Kulmiye iyo ucid waa ku daayeen, aabahaa nacasnimada ka was neef futada u xala muuse biixi waar wadani ku soo biir neefyahaw yay doonidu kaa buuxsamine

    • @yusufabdi8747
      @yusufabdi8747 2 месяца назад

      Waar cayda iska ilaali .xisbiyaduu waay tartamayaane

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 месяца назад

      @@yusufabdi8747 dee maxaa tartana waaba la kala badiyee sowtan dadkii oo dhami wadani ku biireen xitaa reerihii jeegaanta ee goojacade la soo eryaday baa yaabayoo wadani isu dhiibee

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 месяца назад

    Aabahaa doqoniimada ka was dhareer iyo duuf buu isku darayaa kulmiye goroygaa ka hadaafay

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 2 месяца назад +1

      Caqli xumadii fircoon lagu cadabey baa ku haysa

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 месяца назад

      @@xaajimasaleh8837 hooyadaa caqli xumada ka was iyo qabyaalada aad ku taageeraysaba nedel fil caaalam

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 месяца назад

      @@xaajimasaleh8837 hooyadaa caqli xumada ka was iyo qabyaalada aad ku taageeraysaba nedel fil caaalam

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 месяца назад

      @@xaajimasaleh8837 hooyadaa caqli xumada ka was iyo qabyaalada aad ku taageeraysaba nedel fil caaalam

  • @MaxamedFaarax-bu3hn
    @MaxamedFaarax-bu3hn 2 месяца назад

    😂