MARKAAN U IIBIYAY MOTO FEEKON WUU OYAY IDIRISKA II TAABO 😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 2,3 тыс.

  • @baabajeey
    @baabajeey  2 года назад +1219

    DHAMANTINA WAD MAHADSAN TIHIN WLHI KALIGEYGA KAMA FARXININ NOLOADA 🙏❤️

    • @ciiseabdikaadir9138
      @ciiseabdikaadir9138 2 года назад +13

      Allah janada kugu waraabiyo

    • @shamisosmaan4321
      @shamisosmaan4321 2 года назад +17

      Walhi wan la ilmeeyeh mana aqaan sawabta😢😢😢😢😢😢

    • @maxamedboy9285
      @maxamedboy9285 2 года назад +4

      .

    • @its__me_yaazka9355
      @its__me_yaazka9355 2 года назад +6

      Abaaba wllhi qof waxa tahy bulshada laga jecelyhy welina dadka isku mideeyo wllhi respect ku hya inkasto lixdada wax maqan ayaa dadka kafarxisa ilaahy hkaa farxiyo adna wllkei

    • @hamdaabdilrahman1186
      @hamdaabdilrahman1186 2 года назад +12

      Baba jeey anigu waxa ka codsady ma I dhayalsaty jawb ka sugayy wll ii iibi iPhone 13 wllky dad badan ku wydiiyy ii gaarsiya dhahy wan ku wayhy halkn imi blss wllky😥😥😥😥

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna 2 года назад +382

    Baabajey waa kugu oga in aatahay qof naxariis badan masha allaah 🫶🏻

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 года назад +593

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 года назад +16

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️☝️

  • @abeerhassan3286
    @abeerhassan3286 Год назад +11

    Idriiska Runtii waa qaf Qalbi fiican wlllhi farxad baa La ooyey thanks wll Baabajey❤️🤴🏽🥰🥺

  • @saharosheekh9765
    @saharosheekh9765 2 года назад +274

    قل يا عبادي الذين اسرفو علي انفسهم لا تقنطو من رحمة الله ان الله يغفر الذنوب جميعا انه هو الغفور الرحيم

    • @DaarulTaqwaa1
      @DaarulTaqwaa1 2 года назад +6

      Waan ogahay in aad arki doonto fariinteyda runtii waxaa tahay qof wanaagsan wllyaal runtii waxaan joognaa aakhiru zamaan😭😢😭ilaahey cimri dheer iyo cibaado suuban ha ina siiyo waxaan mareynaa wakhti uu sharta kasaro marto kheerka wllyaal waxaan soo gudbiyaa kheer nagu taagyeer oo subscribe noo Saar dadka kalena gaarsii si wanaagaagu kugu ziyaado shukran

    • @farxaancabdixuseen5029
      @farxaancabdixuseen5029 2 года назад +3

      Mahadsanid abaaaayo

    • @muqdishofilmis1054
      @muqdishofilmis1054 2 года назад +2

      Wasax walhi illahey naxriistiisa lagama quursato allha noodambidhaafo amiin🤲🤲🤲

    • @abdinasiradanmohamed5765
      @abdinasiradanmohamed5765 Год назад

      Thanks bro

    • @lastking1875
      @lastking1875 Год назад +2

      Wllhi manta waxan kufarxay komantigaga ayada at soqadaty wan laoyay

  • @ismaaciilaxmedcusmaan6426
    @ismaaciilaxmedcusmaan6426 2 года назад +205

    Duni Dan maso Marin qof kadol qad badan kana ixtiran badan Nabi muxamad (SCW)🕋❤️🤲

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 года назад +81

    Idiriska wad igaoysisay lkn waa ohin farxad weyjirtaa ohintaa 😥😥😥❤️❤️❤️❤️baba family barakoba biidnilah 🤲🏼

    • @fowsiyagarcade8489
      @fowsiyagarcade8489 Год назад

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @asadhagiow2754
    @asadhagiow2754 2 года назад +103

    ```The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed swc```❣️❣️

  • @cilaajkadaarulruqyahonline4438
    @cilaajkadaarulruqyahonline4438 2 года назад +38

    asc baaba i am from hargaysa somaliland ...sida aad idirska aad uga baahi dabooshay baahidiisa oo ah gadiidka adigana baahidaada alaah ha daboolo oo ah lugaha aalahna hakuu soo celiyo lugahaaga oo adoo ardaya allaah hana tuso waan idin salaamaya tiimka baaba qalbi ifiye by by by

  • @abdikadir4493
    @abdikadir4493 2 года назад +151

    Baba jeey aduun iyo aakhiraba Allah ku barakeeyo shaqadii ugu wanaagsanayd ayaad qabatay waxaad jeceshuhiin ooy janatul fardowz ugu horayso Allaha idin siiyo waxaad necebtihiin ooy naar ugu horaysana Allah idinka xijaabo adiga iyo marwadaada qaaliga ah iyo ubadkaaba Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Allahuma Aamiin
    From team baba jeey Canada 🇨🇦

    • @mohasaidahmedkeynaan8296
      @mohasaidahmedkeynaan8296 2 года назад +3

      Baabajey Allah kubarkeeyo Adun iyo Aaqiro adi iyo xaaskgaba wxathy ruux qalpi furan m.a nolda👊✊✊

  • @shiam1264
    @shiam1264 2 года назад +75

    I cried 😢🥺 aabo dadaalayo waaye caruurtis u xoogsanaayo Baaaba Alle hakaa farxiyo adna 🥺👍🏾

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan en igu so bor 😫

  • @sajitahahmett8418
    @sajitahahmett8418 2 года назад +101

    Team idrsk itbo love you wllk🎉🥺🥺Insha allh wlga bxaa nolshu waa wreegto 🥺🥺

  • @zakicade2554
    @zakicade2554 Год назад +35

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammed🥺😌

  • @justwatching4159
    @justwatching4159 2 года назад +22

    Masha Allah baba jeey jazakallah khayra jaza, sidaad uga farxisay wllkan qalbiga fcn adigana ilaahay ha kaaga farxiyo aduun Iyo Aakharaba

  • @aishacinab9784
    @aishacinab9784 2 года назад +104

    😢😢 maasha allah baaba wax wanagsan baa sameysay meesha aad ka soo bixisay badalkeeda allah kugu badalo ajar iyo xasanaad 🤲❤️❤️

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 года назад +107

    Runtii Ninkaan idiriska ah Waa Nin daacad Ah Qalbi Xaadhan waa Dadka Ducadooda la Aqbalo Baaba waa aka ducaysatay. Mahadsanid ❤️🥰💯

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 года назад +203

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth 🫀 💪 🙏 💯

  • @ubax7181
    @ubax7181 2 года назад +20

    Masha allaah baba jeey weligey koman ma qorin tan waan la qiiroday illaahey waxaan idiinka barya adiga iyo xaaskada ilmahaada waxaa ku faraxdan o badan illaahey ha idiin siiyo waxa tahay qof ku dayasho mudan illaahey adiga okale hano badiyo amiin insha allaah ❤️

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 2 года назад +22

    Muqalkan wan la qirode 😭😭 wlhi mxa yelay tartankii Malin hore u laha idiriska boqolka dollar wxan Ku ibsana Moto an shaqada Ku tago guri dhisida Ayan xasuste,Baba jeey qof qalbi furan🙏

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 года назад +199

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 года назад +228

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable.

    • @elmiahmedoumalkaire8113
      @elmiahmedoumalkaire8113 2 года назад

      Salalahu calayhi wasalam

    • @DaarulTaqwaa1
      @DaarulTaqwaa1 2 года назад

      Waan ogahay in aad arki doonto fariinteyda runtii waxaa tahay qof wanaagsan wllyaal runtii waxaan joognaa aakhiru zamaan😭😢😭ilaahey cimri dheer iyo cibaado suuban ha ina siiyo waxaan mareynaa wakhti uu sharta kasaro marto kheerka wllyaal waxaan soo gudbiyaa kheer nagu taagyeer oo subscribe noo Saar dadka kalena gaarsii si wanaagaagu kugu ziyaado Shukra

    • @hadaayaxasan3499
      @hadaayaxasan3499 Год назад

      scw scw scw

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 2 года назад +85

    Waxaan Ka filaayaa somalida kheyrka jecel muuqalkan haduu gaaro in Idiriska Iitaabo Loo dhiso guri oo qaxootigaas kalasoo wado inshallah oo la caawiyo asiga & reerkiisa

    • @cnasirxusen1833
      @cnasirxusen1833 2 года назад +1

      Haa wllhi wall wa qof qalbi wangsn dacad ah oo durufaysan insha.allh . Malin un walo dhisi dona🎊🎊🎉🎉❤

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 2 года назад +1

      @@cnasirxusen1833 Ilaaha la Jiro wuxuu kasoo jeeda beel dadka aan baryin ee xoogoda ku shaqeesto

  • @aragsanahmed3169
    @aragsanahmed3169 2 года назад +11

    Baabajeey qof qalbi wanaagsan waa sababta aad markasta u guulaysato hore u soco sadaqadu maalka way badisaa noolow legend from burco

  • @axmed_gaba_8
    @axmed_gaba_8 2 года назад +28

    Geedaaan shilkeeeda wa badan tahay wlkeegoyow isklaaali pruh❤🎉

  • @fartosoxasan1197
    @fartosoxasan1197 2 года назад +59

    babaa jeer wlhi waa qof qalbi wangsan waa qof mar walbo inoo bulshada dhex galo jecel oo iska kaftamo iska farxadsanado jecel waye dadka qaar qof xun ayee malyaan intoo iska kaftamayo keep going brother baaba jeer🥰❤

  • @maxamedcabdicumar6363
    @maxamedcabdicumar6363 2 года назад +92

    Wll aan ku salino xabibkeena mohamed صلي الله عليه وسلم 💕

    • @zuldanhamze7599
      @zuldanhamze7599 2 года назад +1

      Scw🥰

    • @asmahassan5226
      @asmahassan5226 2 года назад +1

      Scw scw ❤

    • @cumeerbigfan8809
      @cumeerbigfan8809 2 года назад +1

      Scw

    • @zimpalove2685
      @zimpalove2685 2 года назад +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @deej6269
    @deej6269 2 года назад +69

    Mashallah Mashallah Mashallah sidaad uga farxiseen Idiriska iitaabo, idinkana (Adiga iyo xaaskaaga iyo asxaabtaada) Ilaahay ha idanka farxiyo Aduun iyo aakhiro, Cimrigiinana Allaha Dheereyo , Irsaaqadana Ilaahay meelo badan oo ay daan filayn ha idinka soo geliyo, Xisaab La'aan, aamiiiin.

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 года назад +22

    Mansha allah congratulations idirsika itabo another's levels 💪💯🏆💖

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Год назад +15

    I swear to Allah I love my City Mogadishu and their people. Qabiil ma naqaan ciyaal xamar aan nahay

  • @yaskawonderke5391
    @yaskawonderke5391 2 года назад +79

    Mahadsanidiin baba jey iyo teamkiisa sidhaat ugufarxiseen Idriiska II taabo, Alle haaidinakfarxiyo Akhiro.❤

  • @anzalfaarax2376
    @anzalfaarax2376 2 года назад +28

    Xaqiiqatan xaqiraada ma fiicnee maanta shaqo wacan baad qawatey sida ucaawi welika ifka wall lagu yahye ❤🥰

  • @wllmaanka9251
    @wllmaanka9251 2 года назад +121

    The beat person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Muhammad scw scw (NNKH❤❤💯🕋✅✅)

  • @liicabdiqadir9433
    @liicabdiqadir9433 Год назад +7

    Waxan u jeedaa Baabajey cusub Wllhi Markii hore Oo is qabqabsiga geli jirty waxan kamid ahaa dadka aadka kuu dhaliili jiray Balse hadda hadaanan aheyn tagerahada kowad Waxan ahay kan labaad waa sidan aaminsanahy Adiga iyo qoyskagaba Sidad dadka uga farxiso allah idinkaga farxiyo Allah kaa jaasiyo Thank you how you are helped ediriska ii tabo 🙏❤️

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 года назад +45

    Yaa allaah walaahi idris waa la rabay mootadan uu jeclaa waa miskiin qalbi fiican daacad u hadla run ka sheega noloshiisa Maashallaah babajeey isna u duceeya in allaah luguhiiisa u caafiyo wax kheyr qaba oo badana siiyo siduu ugu farxiyey idiris allaah ha ka farxiyo waan ooyey runtiii 😭😭😭😭😭babajeey waa walal qalbi fican

  • @zamfx12
    @zamfx12 2 года назад +44

    walaahi wan ilmeeyay markan muuqal kan daawaday in qof walaalka ah murugada haysay ad ka dulqaadid wa waxybaha janada lagu galo❤️😥😥😥

  • @heromerk4264
    @heromerk4264 2 года назад +114

    This is one of the best thing that you made papa 😎🤟

    • @Xaviervlogs1
      @Xaviervlogs1 2 года назад

      Agree wlhi good Job dog 👍🏽👍🏽

  • @xavinho8
    @xavinho8 2 года назад +24

    Baba Sida aaad Igu Farxisey Allah Kaa Farxiyo waad Ku mhsnthy Baba Jeey❤️🥺🤲

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 2 года назад +4

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌 baba jey thank you so much waad naga farxisay yaaqey waaw idriska gacan midig ku qabo wa qof dadaala 🥰

  • @gaanaguwaya4970
    @gaanaguwaya4970 2 года назад +6

    Masha allh babajey waa qof qalbi wanagsan sxp insha allh misanka qiyaamo allh hakugu kabo adiga iyo dumashi walahi aad ayaan ugu farxay walahi idiriska itabo waa qof qalbi wanagsan asigana waxan leyahay marna haniyad jabin dumaahina qeer allh hasiiyo iyada iyo carurteda

  • @xaliimosacdiyo9837
    @xaliimosacdiyo9837 2 года назад +38

    MAshaa allaah waligey comment kuma soo qorin babajeey Kheyr Allaha kusiiyo xaaskadana Allaha kuu barakeeyo waa qof ku dayasho mudan
    Allaha barakeeyo dadkaan oo kale caawi Allaha ku caawiyee

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 года назад +201

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣

  • @kis2644
    @kis2644 2 года назад +23

    BABA RUNTI UMADA BAHAN WAD DARJISA M.A ALLAH KUDERJIYA AYA KULEYAH....🥰🥺😭🤗🙏WALIGA MASAKINTA CAWI BABA ..FARXAD IGU NOLOW BABA...🥺🥰🥰

  • @moehenney7576
    @moehenney7576 Год назад +5

    This video deserves more views Baba Jey wax kale 🔥🔥💪🏽

  • @zaakmahrezentertainment5040
    @zaakmahrezentertainment5040 2 года назад +5

    Wlhi waan qiirooday wll alle halkaad kaso saartay wax kheir leh hakuugu bedelo allena waxan kaaga barya inu caafimaad buuxa ku siiyo wax wax lasiiyo waxa ugu kheir badan qof baahan alle haka abaal mariyo idiriskana alle wax khair leh ha siiyo in sha Allah Wlhi waaka farxisay alle haka farxiyo wll waa wll Muslim ah oo waliba aad siisay wuxu u baahna 🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedaltaaltafyare4294
    @mohamedaltaaltafyare4294 2 года назад +31

    Wlhi waan lilmeeyy baaba waankugu ogeen wanaaga iyo sadaqada xaaska iyo caruurta allaah kuubarakeeyo brogeyga

  • @ayanjacfar749
    @ayanjacfar749 2 года назад +26

    idrsk waa maskiin So happy for you😭😭🥺 baba ajar Allah kaasiyo🫧

  • @qalbidajiye1431
    @qalbidajiye1431 2 года назад +41

    baba xaqiqdii waxaa tahye shaqsi qalbi wngsn ruuntii...iskuday qof kasta oo Murugeysan si ad ugu shaqeyn laheyd farxadisa adnah Allah aya farxad dhameystiran kusinayo inshaallah 🥺🙏😘

  • @abdiyareadan3423
    @abdiyareadan3423 Год назад +2

    My brother Baaba Jay you're a great human being..I'm really proud of you my brother..continue helping our brothers and sisters in Somalia.i wish to meet you one of this fine day's insha ALLAH..May ALLAH bless you my brother

  • @jimcaalefidhin3446
    @jimcaalefidhin3446 2 года назад +26

    Waakan baabajeygii aan jeclayn guulayso wllkey adoo xumaan la fog bad aduun iyo aakhiraba u shaqaysan kartaa masha alllaah💖👑

  • @rashidkyofficial7808
    @rashidkyofficial7808 2 года назад +39

    Legend baba sidad ugu farxisey allaha kaga farxiyo❤

  • @shukriibrahimceynte4555
    @shukriibrahimceynte4555 2 года назад +46

    Baba saa isaga ugu diday inuu lugeyo adne illahey lugahaga hakuso celiyo amen

  • @abdallajr6178
    @abdallajr6178 2 года назад +21

    Babajey wllhi legend aa tahay janada Allah haku geyo ❤️👑 idiriska ilaali waa sxp wngsan wllhi ❤️👑👍

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 2 года назад +8

    Mahadsanid Baaba jey adiga iyo xaskada ilahey ha idinkaga farxiyo sad uga farxisen

  • @wllzeynofficial8978
    @wllzeynofficial8978 2 года назад +7

    Ninkaa hanti badan wd dhaafi kartaa nin ka caqli bdna wda ka fcnaan kartaa balse nin ka xaaas wnagsen wligaaa ma gaareysid🥺✍️📖taas ani iga qor dumashi ilhey haka awaal mariyo🎉

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 года назад +139

    MashaaAllah hambalyo baba you did good things 👏 🙌

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 года назад +31

    Illahay haku barakeeyo walaalkey idiriska, Baaba jeey Illahay haku bedelo😭😭😭😭😭😭😭

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +144

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

  • @salaadtuuryare3327
    @salaadtuuryare3327 2 года назад +7

    Masha allah baba jeey waa mahadsanthy sidaan ku soco wax yabaha kale u ganbi walalkey 💖

  • @daacad5731
    @daacad5731 2 года назад +2

    Masha allah baaba qof wanaagsan baa tahay hadiyada waa la isku jeclaadaa umada soomaaliyeed waxaan leeyahay waad is necebtihiine hadiyada Isa siiya Saad isku jeclaataan🥰

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 года назад +57

    Maasha alaah tabaarakalaah baaba qof qalbi wanaagsan aa tahay ilaahay haku xifdiyo adiga iyo family kaaga ❤❤❤❤❤❤❤😢🙏🙏🙏

    • @feysalyareofficial1526
      @feysalyareofficial1526 2 года назад +1

      Masha allaah baba jey wll qaali runtii waxaa tahay adoon alle u sodiray qofwalibo oo adoon alle ah dhib ku jira dhibka laqeebsada jecel wll waxaan ku leyahay alle hakula jiro runtii waan qiirooday waqtil xaadirkaan lamaso koowikaro dareenkeyga wll waxaan alle kabaryaa adigoo kale alle ha inoo badiyo adigane cimrigada alle haraajiyo in allaah owlaadaada baari allaha kaagadhigo idim allaah

    • @iidocabdulahi3192
      @iidocabdulahi3192 Год назад

      ​@@feysalyareofficial1526

  • @iffiyechannel9091
    @iffiyechannel9091 2 года назад +22

    M.a wll baaba ilaahey ha idiin xafido adiga iyo qoyskaaga ruux wanaagsan ayaad tahay cadowgaadana Allah kaa qabto
    Sharaf io karaamo korkaada ha ahaato ❤

  • @mohamedhamdi5626
    @mohamedhamdi5626 2 года назад +20

    Sidaad uga farxisay alle hakaaga Farxiyo baaba❤🙏

  • @abshiribrahim6793
    @abshiribrahim6793 Год назад

    Ninkas sida oga farxisay illahay hakaga farxiyo wllkey babajey jazakallahu khayr janatul firdowso allaha kugu abal mariyo adiguna asna allaha ku anfaco hadiyada qaaliga ah o ad sisay wayo qof walbo waxkasta u ubahanyahay Aya qaali u ah Masha Allah tabarakallah

  • @mascutt_10
    @mascutt_10 2 года назад +20

    This is the best gift 🎁 baba Illahey Haka Abaal mariyo

  • @Karaama_poi
    @Karaama_poi 2 года назад +17

    Ma yaqaan qaapka qofka Loogu mahad ceLiyo lkn waxan Hupaa in uu qaLpiga kaagama maHad ceLiye wuuna ku duceeYe apaaL weyn meeL gisHate qofkii u qaLmaY kheyrka allaH kugu Toosiyo wllkei🤲

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 2 года назад +28

    Waan qiirooday wllh baaba ajar baad shaqeesteen adiga io xaajiyada allaha idinka abaal mariyo🥰🤲

  • @queenfoofo4451
    @queenfoofo4451 2 года назад +13

    Maasha Allah wlh waala farxay waana la ooyay maskiin baaba adna wax fcn ayaa samesay Allah qeer Haku siiyo sida wll kaaga aaga farxisay Allah hakaa farxiyo familkaagana Allah Hakuu barakeyo

  • @shewowcabdiqadirshewowcabd160
    @shewowcabdiqadirshewowcabd160 Год назад +1

    Asc baba jeey sthy sxb runtii wan ku faraxsanahay cawinaada aad cawineyso dadka masaakiinta sii wad sxb adiguna alle ayaa kaa farxinaayo inshaa alaah alle haku xifdiyo anigu wan ku taagersanahay

  • @MaryancabdiMaryancabdi-hq5vb
    @MaryancabdiMaryancabdi-hq5vb Год назад +2

    ku saliya nabigeena muhamed (scw )

  • @IO-qd7hr
    @IO-qd7hr 2 года назад +14

    Dadka qaar baan ka yabaa qofkan wax ka sheega walahi ilaahay ha kaa farxiyo saad uga farxisey insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamudsky535
    @maxamudsky535 2 года назад +27

    Waa arin aad u muhiimsan oo aad sameysay wan kugu taageersanaahy Baabajey😢❤

  • @ibraahimizack1270
    @ibraahimizack1270 2 года назад +13

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muxamad ❤️❤️🕋

  • @saneuro_185
    @saneuro_185 Год назад +3

    Taasi waxay cadeyneysaa mahad celinta ugu weyn Allah kadib inee leedahay baaba xaaskiisa✌️👏 waxaan jeclaan lahaa baaba inaad sii wado barnaamijyadan kuna sii wado dadka danyarta ah aad ayaan kaaga mahad celinaya wanaagad sameysay👍

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Год назад +1

    Idiriska waa wll qalbi wngsn wan ku faraxsanhy inuu manta helay ruux garab istaago baaba alle haku abaal gudo

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel 2 года назад +22

    Maasha alaah miizaankaaga xasanaadka allaha kuugu kabo waayo wax weyn oo qofkasta samayn karin ayad sameeysay

  • @ibraahimcali4760
    @ibraahimcali4760 2 года назад +13

    Dunida tani waa أيام معدودات intaad yar aad nooshahay isku day ruux walaalkaaga inaad caawin karto mise aad garabsiin kartoh adna abaal marin waxaad ka sugtaah allah😢🤲….tnk u baaba saad ugu farxisay walaalkaaga idiriska iitaabo baaba jey saaxib adna allah hakaa farxiyo❤️🤴🏽

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 2 года назад +14

    Masha Allah baaba jeey wax fiican sameysay Allah ajir hakaasiyo hadii duco laxado waa ka xaday sadaqo Waalidkaaga Gaarto Allah kaga dhigo

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 Год назад +6

    Baabaja xaaskaada haday fikradaan keentay waa qof ahlu sharaf ah .caawi walaalkaa aduunka waa laga tagayaa maalin un inshaa Allah .

    • @wiilwaal9792
      @wiilwaal9792 Год назад

      gbdhaas ahlu sharf we dhaftey wlh masha allh

  • @LuLu-wt7ss
    @LuLu-wt7ss Год назад +1

    Baba jey barakallah adi iyo haskada iyo awladada Alley haidin barakeyo walahi ilin Aya IGA imadi barakallah barakallah barakallah 🙏🙏🙏

  • @abdirizakmuhumed9568
    @abdirizakmuhumed9568 2 года назад +53

    جزاك الله خيرا يا اخي الكريم ويحفظك الله من كل شر اللهم أمين

  • @abdirizakmahamud6635
    @abdirizakmahamud6635 2 года назад +15

    Masha Allah babajay walalkey nin qalbi fiican ayaa tahay illahay ha idin xafido adiga iyo qoyskaada

  • @khalidcabdi5733
    @khalidcabdi5733 2 года назад +24

    Baaba qof walbo waa kafarxisaa Allah kaa farxoyo 😍🥰🥰

  • @drabdikey2244
    @drabdikey2244 Год назад +2

    One of the best you did babajey Masha Allah my Allah grant you more happiness in your life

  • @hassanabdihoosh7178
    @hassanabdihoosh7178 Год назад

    Maanta oo aan daawanaayo waan ilmaynayaa. Reer xamar wale waa dad wanaagsan. Illahay ha idin xifdiyo kuligiin

  • @aaminocadey7351
    @aaminocadey7351 2 года назад +32

    Babajey hada ayad heshay wadadii Aan kula jecla Hadii Aan Ahy Tagerahaga😂😂😂

  • @axmedcusmaan3715
    @axmedcusmaan3715 2 года назад +31

    Baaba jey naxriistiyow qof ah
    allaah hakuu ziyaadiyo

  • @felipoinzaghi302
    @felipoinzaghi302 2 года назад +125

    This is emotional 😢 😭

    • @darishore814
      @darishore814 2 года назад +2

      Luuqadaadi iyo magacaagii English iyo Italian maa kaala qiimo badnaaday 🙃

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 года назад

      @@darishore814 dadka adunka kale luqadoda kufanan iiyo hida iyo dhaqan koda lakin somalida waa dad kafana luqadoda calamka kale was kuma arkisid waayab.

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 года назад

      @@darishore814 isku fikir baan nahey waan ku tager sanahey hoorey usoco.

  • @amalabdurahman932
    @amalabdurahman932 Год назад +1

    Wlhi waa la oyey masha allah baaba jey wax fican ba samesey allah qeyr haku siiyo

  • @jumburcabey255
    @jumburcabey255 Год назад

    walaal keey wlhi waan la ilmeeyay farxadiisa miskiinka baaba jey tnks waalkeey

  • @samasalim808
    @samasalim808 2 года назад +8

    Wuu istaahilaa becouse inbadan buu naga qosliyay ❤😄
    Babajeey wa qof qalbi wanagsan aan garab istaagno

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 года назад +42

    Keep going Brather baaba jeey💯👍

  • @cadnancusman8223
    @cadnancusman8223 2 года назад +14

    Legend always legend baba adna cafimada deg dega alla haku siiyo insha allah waa arkeena aduu lugahaga kusocdo

  • @fatushlove5640
    @fatushlove5640 2 года назад +1

    Thanks babajeey wuu uqalma maskiinka ajar Allah ka siiyo babajey

  • @motivationvideo8889
    @motivationvideo8889 Год назад

    mcha allah baaba jey camalka wanaagsan eed samaysay allaha kaa farxiyo wll jazakalaah

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 2 года назад +14

    Mansha allah hampalyo hampalyo wallhi wax fiican ayad samesay alle haku dhowro Adiga caruurtada iyo xaaskaga insha allah Amin amin

  • @jokar1m
    @jokar1m 2 года назад +36

    Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love ❤❤

  • @zakiade9043
    @zakiade9043 2 года назад +7

    M.a ilahay hakaa Abaal mareyo 💯💯🥰🥰🥰🥰💯🙏❤️👏

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 Год назад +3

    Maasha allaah wllkey ilaahey hakaa abaal mariyo aakhiro iyo aduunba yaa Allah ♥ ❤ 💖

  • @janaatrashiid7865
    @janaatrashiid7865 Год назад +1

    Waxkasta qosolkiisa ayaa u qiraayo siduu ugu farxay ilaahey wax kabadan ayaan kagaga rajeynaya wllkey m.a dadaalkaga badi ilahey wuukula jiraa markasta guul noloshu kuma ciisho 🥹🩸🫶🏽🤞