Sirdoonihii ugu geesisanaa taariikhda | Muxuu sameeyay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

Комментарии • 191

  • @haaruunhaaruunmacruuf9420
    @haaruunhaaruunmacruuf9420 4 года назад +8

    Ilaahay haka raali noqdo

  • @wearesomalipeople3751
    @wearesomalipeople3751 4 года назад +69

    anaa ugu horeyay like ta 10 igaar siiya maanta

  • @abukarhassan5488
    @abukarhassan5488 3 года назад +6

    رضي اللّه عنهم ورضو عنه

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 4 года назад +7

    Mashallah walal Abdirahman cumar Hor usocda

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 3 года назад +13

    Waan ku qancay kuna qancaa muuqaal walpa aad soo galiso wll c/raxmaan.
    1m oo like hddan awoodana wan sari laaa
    Keep it up wll mcn

  • @munira005
    @munira005 3 года назад +11

    Mahadsanid Waad Iifaa’ideysey Masha “Allah”

  • @Zuhuur476
    @Zuhuur476 4 года назад +6

    Jazakalaahu khayran runtii barnaamijyadaadu waa kuwo waxtar leh educational ah waxaan jeclaan lahaa in aad si joogto ah usoo gudbiso taariikhda islaamka, thank you for your efforts

  • @mohamudfidow1069
    @mohamudfidow1069 4 года назад +8

    M.a allah team waberi

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 года назад +10

    mansha allh wall c/raxman Waabari
    zxp ilay dartii ayan ku jeclay in aad guullaysato waxd ty qof wax badan ii cadeeya shakhsian
    hore usoc

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 3 года назад +5

    Anigood Waadan Yaan Like Ku Saara Brother

  • @sadaamtmr7234
    @sadaamtmr7234 4 года назад +13

    Mnsha allah
    Wllky hore usoco

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 4 года назад +2

    Masha Allah Mahadsanid waabari media 100% we are interest hore usocda ishlh

  • @lailo8082
    @lailo8082 3 года назад +1

    Mansha allah noo soo badi siirada insha allah

  • @abdallaanshaxofficial2429
    @abdallaanshaxofficial2429 3 года назад +3

    Masha Allah updurahmaan alle haku xifdiyo sxp waayo wx badan ayaan kaa faiday

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 года назад +3

    guuleyso .A . Waabari Thanks

  • @xaamudibraahin2579
    @xaamudibraahin2579 3 года назад +1

    Waabari hore u soco aad iyo aad ayaad u kobcisaan garaadka umadiina hore u soco waabari media

  • @sharmaakethomas8267
    @sharmaakethomas8267 4 года назад +3

    Waaberi media ninka kaliya ee aan tagero keep your going pro

  • @nacaybtire7056
    @nacaybtire7056 4 года назад +1

    illaahay haka raali ahaado

  • @cabaascusmaan948
    @cabaascusmaan948 4 года назад +5

    M.sh aad ayaan ugu tixanahaye 💯💯💯👌 horey usiisoco #Waabri media ❤

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 4 года назад +5

    Mclin c/rxmn mhdsanid jasakAllah

  • @mohmoudahmed8575
    @mohmoudahmed8575 4 года назад +5

    Waaberi media ramadan kareem wll
    ,si ficn bd uso diyaarisay thnks wll,keep it!

  • @abdilahiabokor820
    @abdilahiabokor820 4 года назад +2

    Masha Allah Alle haku barakeeyo wll hogaamiyayaashi Islaamka taariikhdooda noo soo gudbi.
    Mahadsanatahy jasakallah.

  • @yahyenouh4713
    @yahyenouh4713 4 года назад +2

    mansha allah mahadsanid

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 4 года назад +1

    Mahadsanid wllo in badan ayaad mahadsantahay

  • @miskimuski7918
    @miskimuski7918 4 года назад +5

    illahy cilmigaga ha ku siyaadiyo ww❤❤💗💋

  • @mohamedjoseph669
    @mohamedjoseph669 4 года назад +1

    Masha alah waberi media meel aad wax badan ka faidayso

  • @najmacnaasir8924
    @najmacnaasir8924 4 года назад +2

    Cod fiican baad leedahay waad guulaysan sxb

  • @ubahaliofficiall9930
    @ubahaliofficiall9930 4 года назад +2

    Masha Allah

  • @sumayoaxmad4301
    @sumayoaxmad4301 4 года назад +2

    Masha allaaah wll

  • @bilecadeahmed2781
    @bilecadeahmed2781 4 года назад +2

    Masha allah ilahey haka raali noqdo duleyxa

  • @Abdinajib11
    @Abdinajib11 4 года назад

    Ilaaheey hana waafajiyo leylatul qadriga

  • @wllakpoi4143
    @wllakpoi4143 4 года назад +3

    Keep going pro abdirahmaan💯🙏

  • @MohamedHassan-sx1yq
    @MohamedHassan-sx1yq 4 года назад +12

    Waxad noo heysa ma qiyaasi karno Abdirahman waabari Media wll MCN

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 4 года назад +2

    Masha allah wll

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 4 года назад +3

    MASHA ALLAH WLL AADA UGU MHADSANTAHAY VIDEGAN AADKA U MCN

  • @somonlineinvest2386
    @somonlineinvest2386 4 года назад +8

    Maasha Allah walalkey abdirahman Omar horay usoco waa arin fiican

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад +2

    mahdsanid sxb

  • @sadikfarah8381
    @sadikfarah8381 4 года назад +2

    mansha allah bro

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 года назад +3

    M.shallh waberi media bro keep forward
    ❤❤

  • @nimanmohamed4138
    @nimanmohamed4138 4 года назад +6

    Muuqaal muhiima

  • @abdulahiserar380
    @abdulahiserar380 3 года назад +4

    35% aan subscribe ka eheen oo hadana muqalka dawado aniga ka kow ahaa lkn manta wan saaray xumana igama eheen inan subscrbe sari waayo lkn mashquul aan ahay darteed ayay kudhacday welcome man keep up

  • @faatumahassannur108
    @faatumahassannur108 3 года назад +2

    Allaha ku dhowro wll inoo soo badi taariikhaha islamka

  • @jamalcabdi8482
    @jamalcabdi8482 4 года назад +4

    Mahadsanid Abdirahman 🙌❤👑

  • @abdiaziziali6562
    @abdiaziziali6562 4 года назад +5

    Waxan aad u jclhy barnamijyada wabari media

  • @faizal4999
    @faizal4999 4 года назад +17

    Mansho allah apdi rahman
    Inta chenelka dageerta
    #like farta taaga

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 Год назад +1

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @najmacnaasir8924
    @najmacnaasir8924 4 года назад +2

    Maashaa Allah hora usoco

  • @bishaarxanshi8904
    @bishaarxanshi8904 3 года назад +1

    Mashalah wll qali allaha kuxafido

  • @soomalishow7204
    @soomalishow7204 4 года назад +3

    Wabari medio 🇸🇴🙏

  • @mustafeabdisalam870
    @mustafeabdisalam870 4 года назад +1

    Maasha allaah

  • @dr.hudaceelaabe7744
    @dr.hudaceelaabe7744 4 года назад +2

    Masha allh

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 4 года назад +5

    Waaberi media

  • @haruun180warsame3
    @haruun180warsame3 3 года назад +4

    Asc wll inta kale qisadan waa sax wayna koobabtahay sida aad uga warantay midna aan kuu saxo walaal sadexdii Askari ee isku dayey inay soo qabtaa waxay udhacaday sidan kii uhoreeyay wuu dilay kii labaadna wuu qafaashay kii sadexaadna wuxu kusoo noqday rostom si uu warka u siiyo waana sida saxda ah

  • @walaaldhiijey4175
    @walaaldhiijey4175 4 года назад

    Keeb going pro abdirahman cumar

  • @Nasrudinshow
    @Nasrudinshow 4 года назад +1

    mahad Sanid Macalin

  • @asmamohamedcarab3200
    @asmamohamedcarab3200 4 года назад +11

    masha"Allah tabarakalah 🥰🥰🥰

  • @Naamir03
    @Naamir03 4 года назад +3

    Wll abdiraxman

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer 4 года назад +3

    Runtii youtube ka 2 chanel ayan aad u jclahy waaberi media iyo midkale waxaana u arkaa inay maskaxdeyda korinayaan
    Mahad sanid Mohamed Omar hore usoco

  • @mahadapdishuuke1534
    @mahadapdishuuke1534 4 года назад +2

    Keep going

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel 4 года назад +1

    m.a waa xog muhiim ah

  • @Top10-s9d4x
    @Top10-s9d4x 4 года назад +5

    Masha Allah zxp

  • @jacfarbacalaawi4143
    @jacfarbacalaawi4143 3 года назад +1

    hore usocda wll wankahelaqisoyinkanocanahoreus

  • @hassanbarredualle34
    @hassanbarredualle34 3 года назад +1

    Waad mahadsantahay c/raxmaan walaal

  • @maryamasaid8900
    @maryamasaid8900 4 года назад

    Waaber madia guul wacn

  • @abdulahidcd
    @abdulahidcd 3 года назад +1

    Mznha alllh bro hore usoco

  • @mohayare3366
    @mohayare3366 4 года назад +4

    Wow

  • @diijainaadeer9838
    @diijainaadeer9838 4 года назад +2

    Masha Allah Tabarakal Laahu codkaaga Allaha kuu barakeeyo Walaal dhagaha ku aqbaleen like iyo wax ka badan waad uqalantaa hadan RUclips xukumi laha biilkaan kuu saaidin lahaa

  • @ayubpro
    @ayubpro 4 года назад +1

    Hore usoco wllo

  • @najmacnaasir8924
    @najmacnaasir8924 4 года назад +3

    Waxaa noosiiwadaa taariikhda suldaanadii cusmaaniyiinta

  • @abdulahimohamed4337
    @abdulahimohamed4337 2 года назад

    ALLAAHU AKBAR MASHAA ALAAH

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 4 года назад +5

    Ugaas horay usoco anagana wan kula soconaayee

  • @asadkayboy7968
    @asadkayboy7968 2 года назад +1

    Masha alaah

  • @muslimdeeq1237
    @muslimdeeq1237 4 года назад +1

    Masha alah

  • @mowali4258
    @mowali4258 4 года назад +2

    Wabari media film turki ertugrul ka so hadal kuwa jilya noloshoda dhabta

  • @abdrihmaankeysehassan7888
    @abdrihmaankeysehassan7888 4 года назад +4

    Waan ka helay Pro

  • @MohamedomerAli-e7m
    @MohamedomerAli-e7m Месяц назад +1

    Walaal qaali intee ka keentaa sawirada iyo vedio yaasha waa iimuhiim walaalkey

  • @fuadmahad295
    @fuadmahad295 Год назад

    Mahadsanid

  • @naseryare5398
    @naseryare5398 2 года назад

    Alahayoow shahiid naga dhig

  • @Sheekhcabdulqaadir-lb5mh
    @Sheekhcabdulqaadir-lb5mh Год назад

    Maashaa alaah qofba meel ayuu kashqeeyaaye adiga shaqadaada miidiyaha aad ladhexjoogto wayfiicanatahay horay usoca wll c raxmaan mahadsanid

  • @huisenftoor6654
    @huisenftoor6654 4 года назад +3

    Fadlan like isaara 💝

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 3 года назад +1

    Aamiin

  • @moulidderoyalmanroyalman6505
    @moulidderoyalmanroyalman6505 4 года назад +3

    Mashallah bro go forward

  • @nasirmano4055
    @nasirmano4055 4 года назад +9

    Keep going pro

  • @husseinhassan1686
    @husseinhassan1686 4 года назад

    horay u soco sxb guul mahadsanid

  • @nagornokarabaakh7796
    @nagornokarabaakh7796 3 года назад

    Shukran

  • @chemo-channelchemo-channel3067
    @chemo-channelchemo-channel3067 3 года назад +1

    Sxb walaalkey waan kaa aqbalay keep going

  • @akarboy5697
    @akarboy5697 4 года назад

    M.a walal nabiil

  • @xasanyare2697
    @xasanyare2697 4 года назад +9

    Waa daahday ayaataan wll

  • @MohamedomerAli-e7m
    @MohamedomerAli-e7m Месяц назад

    Iiga soo jawaab walaal

  • @4ashkamalim637
    @4ashkamalim637 4 года назад +1

    Mashllh

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 3 года назад +1

    Waa in aynu barano sooyaalkeena iyo geesi yaasheena

  • @riyadabdi8578
    @riyadabdi8578 Год назад

    Soo badi muqaladan asxbtA iyo dawladihi islamka

  • @FogaanDersi-jl3zy
    @FogaanDersi-jl3zy 5 месяцев назад

    M.aAllehakubarakeeyo

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 3 года назад

    Allaahu akbar

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 9 месяцев назад

    Allah is one 🙏 ❤️ 💖

  • @theclicks7134
    @theclicks7134 4 года назад +13

    Waad ku mahadsantahay barnamijkaan abdirhmanow.

  • @anzalahmed4092
    @anzalahmed4092 3 года назад

    M.a walked horey usoco

  • @nadiirmcabdi5537
    @nadiirmcabdi5537 4 года назад +1

    Radiyallaahu canhu

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 4 года назад +3

    Sory craxmaan ,reply gaagii hore ayaanan arag ee sory raali ahow

  • @sharmakemuhidin3393
    @sharmakemuhidin3393 3 года назад

    Waad mahadsantahay walal no so badi