𝗤𝗔𝗧𝗔𝗥𝗧𝗔 𝗗𝗔𝗔𝗪𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗙𝗜𝗟𝗜𝗠𝗔𝗗𝗔 𝗚𝗔𝗟𝗠𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗛 ɪʏᴏ ǫᴀᴛᴀʀᴛᴀ sɪɪɢᴇʏsɪɢᴀ

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • DAAWASHADA FILIMAANTA GALMADA AH
    FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    www.youtube.co....
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook: / dhiirigeliye. .
    Facebook profile: / yasir.mukhta. .
    Instagram : / dhiirigeliye
    Tiktok : www.tiktok.com/@dhiirigeliye

Комментарии • 548

  • @samaryusuf5956
    @samaryusuf5956 3 года назад +105

    Allahayow kuwa ka xirta indhahooda aflaamta xun naga yeel🤲AAMIIN AAMIIN AMIIN 🤲🤲😌

  • @Raabica7961
    @Raabica7961 3 года назад +146

    alle haso hanuuniyo inta fiirsato xumaan o dhan wll adiguna wad mahadsan alh hakaa ajar siiyo aduun iyo aakhiraba

  • @pilanpoqoro9125
    @pilanpoqoro9125 3 года назад +117

    ماشاءالله تبارك الله هدا الكلام حقيقة والله 😥😥😥alx añii ma daawado allah yaan palan kaqaadey waligeynna madawanaayo inzha allah inta dawatana allah ha sohanunuyi اللهم امين يارب العالمين 😢

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 года назад +70

    Subxnlh ilaahow dambigena dhaaf.😢Yaasir mukhtar Allah ka abalmariyo walalkayow❤

  • @kawsarabdi3601
    @kawsarabdi3601 3 года назад +75

    Waxan ahaa runtii qof aan ka faa iidaysan waqtiga qiimihisa ilaa inyar mooye waxan ahaa waxyaalo badan aan hada ku dhaqmo mid aan Ku dhaqmin maalintii aan ku xidhmay sedex dhiiri geliye 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗺𝗰𝗻 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗵𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝘆𝗱𝗮
    𝗹𝗮𝗯𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝘆𝗮𝘀𝗶𝗿 𝗺𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝘆𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗶𝗴𝗮 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗺𝗼
    𝘀𝗲𝗱𝗲𝘅 𝗼 𝗮𝗵 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗹𝗶𝘀𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗼 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗾𝗼𝗳 𝗮𝗮𝗻 𝘂 𝗶𝘅𝘁𝗶𝗿𝗮𝗺𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗾𝗼𝗳 𝗮𝗮𝗻 𝘂𝗱𝗵𝗮𝘄𝗿𝗼𝗵 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮 𝘂𝗴𝘂𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗺𝗼 𝘁𝗮𝗹𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗼 𝗺𝗰𝗻 𝘄𝗮𝗮𝗻𝗮 𝘀𝗵 𝗺𝘂𝘀𝘁𝗮𝗳𝗲 yaasir waxa tahay qof waqtigiisa geliyay wax aad uqiimo badan wll mcn allah cimriga hku barakeyo

  • @umuanisa7327
    @umuanisa7327 3 года назад +22

    حفظك الله أخي ياسر مختار جزاك الله جنة الفردوس الأعلى من الجنة

  • @ahmedgedi8447
    @ahmedgedi8447 3 года назад +6

    Ilahyow hanagadigin kuwasaladoda laaqbaliin oo nko dambidaaf dhamanteen ameen
    The only channel I prefer Jazaakallah yasir muktar

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 года назад +68

    ﻋَﻦِ ﺍﻟﻨُّﻌْﻤَﺎﻥِ ﺑْﻦِ ﺑَﺸِﻴﺮٍ ﺭَﺿِﻲَ ﺍﻟﻠَّﻪُ ﻋَﻨْﻬُﻤَﺎ ﻗَﺎﻝَ : ﺳَﻤِﻌْﺖُ ﺭَﺳُﻮﻝَ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﷺ ﻳَﻘُﻮﻝُ - ﻭﺃَﻫْﻮَﻯ ﺍﻟﻨُّﻌْﻤَﺎﻥُ ﺑِﺈِﺻْﺒَﻌَﻴْﻪِ ﺇِﻟَﻰ ﺃُﺫُﻧَﻴْﻪِ : ‏« ﺇِﻥَّ ﺍﻟْﺤَﻠَﺎﻝَ ﺑَﻴِّﻦٌ، ﻭﺍﻟْﺤَﺮَﺍﻡَ ﺑَﻴِّﻦٌ، ﻭﺑَﻴْﻨَﻬُﻤَﺎ ﻣُﺸْﺘَﺒِﻬَﺎﺕٌ ﻟَﺎ ﻳَﻌْﻠَﻤُﻬُﻦَّ ﻛَﺜِﻴﺮٌ ﻣِﻦَ ﺍﻟﻨَّﺎﺱِ، ﻓَﻤَﻦِ ﺍﺗَّﻘَﻰ ﺍﻟﺸُّﺒُﻬَﺎﺕِ ﻓَﻘَﺪِ ﺍﺳْﺘَﺒْﺮَﺃَ ﻟِﺪِﻳﻨِﻪِ، ﻭﻋِﺮْﺿِﻪِ، ﻭﻣَﻦْ ﻭﻗَﻊَ ﻓِﻲ ﺍﻟﺸُّﺒُﻬَﺎﺕِ ﻭﻗَﻊَ ﻓِﻲ ﺍﻟْﺤَﺮَﺍﻡِ، ﻛَﺎﻟﺮَّﺍﻋِﻲ ﻳَﺮْﻋَﻰ ﺣَﻮْﻝَ ﺍﻟْﺤِﻤَﻰ، ﻳُﻮﺷِﻚُ ﺃَﻥْ ﻳَﻘَﻊَ ﻓِﻴﻪِ، ﺃَﻟَﺎ ﻭﺇِﻥَّ ﻟِﻜُﻞِّ ﻣَﻠِﻚٍ ﺣِﻤًﻰ، ﺃَﻟَﺎ ﻭﺇِﻥَّ ﺣِﻤَﻰ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﻣَﺤَﺎﺭِﻣُﻪُ، ﺃَﻟَﺎ ﻭﺇِﻥَّ ﻓِﻲ ﺍﻟْﺠَﺴَﺪِ ﻣُﻀْﻐَﺔً ﺇِﺫَﺍ ﺻَﻠَﺤَﺖْ ﺻَﻠَﺢَ ﺍﻟْﺠَﺴَﺪُ ﻛُﻠُّﻪُ، ﻭﺇِﺫَﺍ ﻓَﺴَﺪَﺕْ ﻓَﺴَﺪَ ﺍﻟْﺠَﺴَﺪُ ﻛُﻠُّﻪُ، ﺃَﻟَﺎ ﻭﻫِﻲَ ﺍﻟْﻘَﻠْﺐُ ‏» . ﻣُﺘَّﻔَﻖٌ ﻋَﻠَﻴْﻪِ
    Xalaashu way cadahay xaraantuna way cadahay waxaana udhexeeya waxyaabo shubhaa qofkii kudhaca shubhadaasna wuxuu kudhacay xaaraan
    Waxaana kamida siigada Aflaanta xun iyo dhaman waa xaaran wllayal waxan udaliila xadiiskaan
    Mahadsanidiin

  • @queenahlaam557
    @queenahlaam557 3 года назад +70

    Shiikha qur aanka aqrinaya magciiza igu cawiyo😍

  • @caish3987
    @caish3987 3 года назад +57

    Subxanallaah ,subxanallah,subxanallah .
    Ilaaahayow Naga Badbaadi Xuman idilked
    Wllayaa pls and pls muuqalkan Share dhaha dhalin bdn ha gaartee .Oo daawada xumaanta.

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 3 года назад +20

    Subxanallah😭😭ilaahow naga bad baadi xuman idilkoda Ustaad yasir mukhtar mahdsanid

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 3 года назад +18

    Walaal yaasir allah haku xafido🤲 waxbadana wanka faaida marwalbo🥰

  • @shukricali2633
    @shukricali2633 3 года назад +11

    Subxanalaah yaarabi😭😭😭🤲 yaa raxmaan inoo naxariiso waxaan nahay Adoomo dibiyo badane ilaahey ayaan weydiisaneyna dinbi dhaaf iyo inuu noo masaxo dinbigeyna Allow naga ilaali munkarka Allow naga dhik kuwo markasta macruufka is amra
    Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AlnasiixaDiinteena
    @AlnasiixaDiinteena 3 года назад +22

    جازاكو له خيرال الجزاء
    اللهم اجعل القرآن لنا في الدنيا قرینا و في القير مونسا وفي يوم القيامة شفيعا و على الصراط نورا و الى الجنة رفيقا و من النار سترة و حجابا

  • @ameinabdi2180
    @ameinabdi2180 3 года назад +5

    Amen Amen Amen Amen
    Waad u jeedean dadaw iska ilaaliya intaar iska ilaalin kartaan

  • @drmohamedyare1395
    @drmohamedyare1395 3 года назад +27

    Really this is only chanel that give us motivation about education and preach.

    • @rohosafi7888
      @rohosafi7888 3 года назад

      Not only one but among the best

  • @samriyeofficial3583
    @samriyeofficial3583 3 года назад +17

    Ilahaw Iga Madoobee Dhamaan filimaanta xun xun😭😭🤲

  • @Yacquub21
    @Yacquub21 3 года назад +25

    جزاك الله خيير الجزاء اخي ياسر مختار

  • @al-barbahaarichannel2687
    @al-barbahaarichannel2687 3 года назад +24

    The one and only my favorite youtuber

  • @Sabriina7
    @Sabriina7 3 года назад +53

    Waxaan RUclips sogaliyaa quraan soboqda

  • @mariafatix4690
    @mariafatix4690 3 года назад +11

    Wll Allaha ku abaalmariyo Aduun iyo Aakhiro

  • @abdirahmanabdullahiosman766
    @abdirahmanabdullahiosman766 3 года назад +11

    Masha Allaah Afkaaga caano lagu qabay.

  • @abdullahishiqeyadawe5626
    @abdullahishiqeyadawe5626 3 года назад +5

    Mahadaanid Mi Brother Yaasir muKHtaar allha Ku xiFdiyo ❣️

  • @kimsusu4332
    @kimsusu4332 3 года назад +26

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك يارب اغفر لنا ذنوبنا وتب علينا 😓😓😢🤲🤲🤲🤲

  • @kaskeycali2877
    @kaskeycali2877 3 года назад +5

    Illaayahow denbigeyna dhaaaf wallhi waan fiisran jirey waxaas hadalkaada markaad maqley waan naxey oo cabsadey yaasir allaha kaa Abaal ma riyo inta fiirsaneysa iska dhaafa waxaas wallhi waa denbi weyn anigana illaahay ayaan ulaabanayaa subxana Allah 😭😭😭

  • @hsss698
    @hsss698 3 года назад +25

    Ustaad aad hasntahy
    Alle wxan kabryaa ino ikamadoweye 😢

  • @bisharali2867
    @bisharali2867 3 года назад +2

    MashaAllah walal wlh waxaa tahay shimbir illahey soo diray jazakaAllah kheir.

  • @ogaalkadunida245
    @ogaalkadunida245 3 года назад +2

    Masha alaha qof aan jeclhay maskaxdisa ilhay ha ku barkeeyo saxib qaali

  • @caliabuukarmohamed8649
    @caliabuukarmohamed8649 3 года назад +2

    M.a buddy Allah save your bones the heal keep going you are the one understand the people Allah forgiveness your sin

  • @maariyahdequen
    @maariyahdequen 3 года назад +21

    Subxanallah😢 allow qaatumadah inoh wanaajih

  • @queenahlaam557
    @queenahlaam557 3 года назад +6

    Illahow adaa ka magl galny waxyaba xunxun subxanallah aaamin 🤲

  • @Hodan20
    @Hodan20 3 года назад +2

    Illahay haku sharfo wll, wax badan ka faaiidney jazakallhu khyr🥰

  • @ZalmaFaysaL
    @ZalmaFaysaL 7 месяцев назад +1

    Yaa Allah adigan ka magan galayi inta dawatan kaso hadeeh adonkagan wanaga fafinayana janda kasi bos🤲😭

  • @Asmaaa_12
    @Asmaaa_12 3 года назад +3

    Alla hakaa abaal mariyo wll yasir🙏❤️
    Waxaan kaa codsan lahaa inaad tafsiirkii quraanka noosii wadid 🙏

  • @wardabayda1450
    @wardabayda1450 3 года назад +8

    Dhirigaliyahayga yasiir mukhtar 😞🥰♥️💯🖤

  • @MaxamwdAadan
    @MaxamwdAadan Месяц назад

    Wll mcn ❤denbigaag Allaha dhaafo dhaaman ten allah nasoohanuniyo😢❤❤allaha naga dhigo rasulkena scw raacay aamiin aamiin ❤❤😊

  • @abdirahmanahmed272
    @abdirahmanahmed272 Год назад +3

    Wllahi bahashaan marwalba waan sameya inaan daawado aflaanta galmada iyo siigeysiga caado ayaan ka dhigtey marwalba waxan is dhahaa iska dhaaf hadane wan ku laabta 🥺😭 marwalba go'aan ayaan gaara hadane wan ku laabtaa 😥 sidee looga bixi karaa dhibaatooyinkaas ama sidee la iska deyn karaa😥 talo isiiya

    • @user-jp2ps3by8g
      @user-jp2ps3by8g 9 месяцев назад

      Wll istagfarta iyo saliga nabiga salalaahu caleyhi wasalam iyo tasbiixda liisiim salaadaha sunaha ah iyo soonka sunaha ah badso guursana wll hadaa awoodo wa abshiruu bilkheyr wll Allaah yahdiig

  • @fartuuncabduqadirfartuunca6581
    @fartuuncabduqadirfartuunca6581 3 года назад +5

    Masha allah wllkey ilaahey haku xifdiyo aniga xumaan taas inaan daa wado iska dhaafee xitaa fili miinta caadiga ah xitaa madawado ilaahey aa iga hanuuni yay wax walboo ilaahey caro gili naayo mana jeceli dambiga ilaahey kuwa kale haka hanuuni yo 💛

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад +2

    SAX WAA RUN USTAAD #YASIRMUKHTAR.
    ALLAAH HANAGA DIGO KUWA KA FAA IDAYSTA NIMCOOYINKA UU ALLAAH SIIYAY.
    HADABA WLL ALLAH KA BAQ.OO ISKA DAA FUXSHIGA.

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 8 месяцев назад +1

    Ilaahow 😭qaatumada noo hagaaji ilaahow xumaanta naga reeb ilaahow na soo hanuuni ilaahow adaa weyn oo waaxid eheen qalbigeena ka saar waxyaabaha xun xun yaa rapii mahadsanid apowe❤🥺

  • @ilyaasaxmed2142
    @ilyaasaxmed2142 3 года назад +26

    Hero hero go ahead l hope long life healthy and good deeds and good love and good love

  • @raxmamursal8228
    @raxmamursal8228 2 года назад +2

    Allahayow kuwa indhahooda ka xirta naga dhig Amiin Amiin yaa rabi🤲🤲

  • @muhiyadiin9624
    @muhiyadiin9624 3 года назад +3

    Wxs wxn isaga dayo Garan wayay lkn alle swt ayaa iga kexeyay alx 🥺

  • @xamseserjio6956
    @xamseserjio6956 2 года назад +1

    Sheekha quraanka aqriyaya magicii wll yàsir mukhtaar

  • @abdiqafaarilkacas8364
    @abdiqafaarilkacas8364 3 года назад +2

    Ma.
    ...Waa Muuqaal Aad Ufiican
    ....OONA wax tar uleh Dad Aad Ubadan Oo °°°° 《DHALANYARADA KA MID AH 》°
    Ugu dambeyntiina Waxaan Leeyahay Ka fogaada
    ...Caadadaasi Waa Caado Aan kuu fiicneyn Adiga ...
    Oona Mustaqbal Xumo kugu rido
    ....Oona Aad noqoto Mid Kafog Alle《 SWT》
    ....THANKS. ...........

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 3 года назад +8

    Xaqiiq ustaad yaasir alle haku barakeeyo hanoo naxriisto😪😪😪🤲

  • @maymunahmed8716
    @maymunahmed8716 3 года назад +5

    Subxanallah Allow xaqa nagu toosi
    Allow waxan ka magan galnay wax adan
    Rali ka ahayn Yaa Rabbi

  • @sakiaarsakiaar7317
    @sakiaarsakiaar7317 3 года назад +2

    Allaha haku sharfo yasir mukhtar

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 3 года назад +14

    Wllo yasir mukhtar wn ku salamay 🙏

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 3 года назад +4

    جزاك الله خيرا اخي

  • @user-yc1dz5fr3h
    @user-yc1dz5fr3h 3 года назад

    Subxanallh allow naga bad baadi xuman oo dhan ustaad Yasir mukhtaar mhdsnid

  • @quensofia226
    @quensofia226 3 года назад +1

    Ilahay ha nu dambi dhaf ilahayow narta nu fududeey wll kheyr allah ku siiyo ilahay ha ku xafido😓🤲🤲❤❤

  • @halimahashimhalimahashim7593
    @halimahashimhalimahashim7593 3 года назад +1

    Mansha Allah walal qali allah hakubarakeyo cilmigana kuziyathiyo mansha Allah

  • @fadumoquruxwanaagchannel1601
    @fadumoquruxwanaagchannel1601 3 года назад +1

    Ilaahay cilmiga io caqligaba hakuu barakeeyo wallky yaasir muqtaar

  • @xaawocali2905
    @xaawocali2905 2 года назад +1

    Alle haso hanuniyo wllky inta dawata aamiin🤲🤲🤲

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 3 года назад +4

    subxaanallah Allah ku xafido my dear bro keep going forever yaasir Mukhtaar

  • @sihaammuuse5347
    @sihaammuuse5347 2 года назад +2

    Allow so hanuuni kuwa firsada🤲😭yaa allh

  • @MariamMohamed-xj3es
    @MariamMohamed-xj3es 3 года назад +1

    Allaha hanuuniyo kuwa dhunsan l.a iyo idilkeenba 💖💋💖💋💖allaha kuxifdiyo Wllky Yasir horay usoco jazaakalaah

  • @sabnishabdinaasir254
    @sabnishabdinaasir254 3 года назад +2

    Subxana allah rabigi inta nga dhowra mhad leh

  • @مصعبمحمد-ت1ع
    @مصعبمحمد-ت1ع 3 года назад +6

    Subxanallah 🥲alle xumaanta naga fogeey🤲🏼

  • @maxamed956
    @maxamed956 3 года назад +4

    Keep going pro yasir mukhtar

  • @abdilkadirmohamud5660
    @abdilkadirmohamud5660 3 года назад +4

    Muuqaal waqtigiisa kusoo beegmay😭😭😭yaa rabbi gafkeena io geerideena ha kulmin🤲

  • @mariamapdirazhid2506
    @mariamapdirazhid2506 3 года назад +1

    masha allh waaaruntaaa wllky allh hakuxafido Aakhiro iyo Aduunba

  • @aminahusein6991
    @aminahusein6991 3 года назад +1

    Masha Allah wll Yasir allaha ku barekeyo

  • @bahjobuja535
    @bahjobuja535 3 года назад +1

    Dhirigaliyahayga yasir mukhtar🥺❤️

  • @kaaahanuura6938
    @kaaahanuura6938 3 года назад +1

    Mashallah wall rabbi hkuu barakeeyo

  • @maymunahmed8716
    @maymunahmed8716 3 года назад

    Jazakallahu khayrn jaaza akhii Yasir mukhtar @dhiirigeliye

  • @cllaahiyaxye8027
    @cllaahiyaxye8027 3 года назад +3

    Walal waxficn baakahadashy mukhtaar❣❣

  • @abdulnasirabdulkadir9369
    @abdulnasirabdulkadir9369 Год назад +1

    ilaheyow waxa marqati kaga dhigayaa intaan oo qof ilaheyow icafi waa fiirsadee ilaheyow icafi dad bil aadan inahodo ka nuumtey adna kama xishoon hortada muqaal kalmo gu fiirsadey ilaheyow icafi icafi waxa balan io axdi kuqaadaya inaa mardanbo muqaal kalmo fiirsanenin insha Allah sun 5feb insha Allah Allah akbar Allah akbar

  • @khaalidcalijimcaale823
    @khaalidcalijimcaale823 3 года назад +1

    Allaah haku xafido walal

  • @nafisajamac6201
    @nafisajamac6201 3 года назад +1

    AllH hanuuniyo Umda aamin Yaasir Wllqli allH ku xifidiyo

  • @bashiirnoorcabdalla1730
    @bashiirnoorcabdalla1730 3 года назад +1

    Allaha noo naxariista dhamntena inshlh
    Gafafkenana allaha noo dhaafo inshlh🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @filsanmohamed3785
    @filsanmohamed3785 3 года назад +1

    Allah danbigina noo dhafaa mahadsanid intan xumn ah aad na fahsisay Allah ka awalmariyo😘

  • @somali____gaming1153
    @somali____gaming1153 Год назад +2

    Aniga iigu dambeeso mana sameyn doono ilahey bln ka qaady😢

  • @maryanabdukadir4832
    @maryanabdukadir4832 3 года назад +2

    mash allah Allah ku xfdiyo wll ❤

  • @maxamednunow
    @maxamednunow Год назад +2

    Lagama yaabto inaan Dib udaawado caawa wixii ka bilowda i.n wll yasir thank you mugti baad iga saartey

  • @abdifatahdahir1103
    @abdifatahdahir1103 3 года назад +1

    Ilaahow adaa khaaliqee noo dambi dhaaf wixii ishayadu qabatay iyo wixii ay dhagahayagu maqleenba iyo wixii carabkatagu ku dhawaaqayaa iyo wixii ay gacmahayahi gaysteeenba

  • @fartuunipraahim6336
    @fartuunipraahim6336 2 года назад +2

    Innaa lilahi wa ina ileyhi rajicun illahayow adan ka magan galnay zinada iyo macasida yaa rabi 🥲🤲

  • @mariamapdirazhid2506
    @mariamapdirazhid2506 3 года назад

    ilahayow naxafid wllkn Yasir Mukhtaar Allh haku xafido Akhiro iyo Adunba waadmahadsan thy wlle

  • @xubilul9872
    @xubilul9872 3 года назад

    Dhirigaliyaheyga yasir mukhtar Allah hakaa awaal mariyo awaalka magudhi karee love you Allah dhartiis

  • @salmociseugas6627
    @salmociseugas6627 3 года назад +1

    Allah haku sharfo wll yasir

  • @israaabdirashiid7544
    @israaabdirashiid7544 3 года назад +2

    Mahadsanid walal💫❣

  • @maryanmaxamed1380
    @maryanmaxamed1380 2 года назад

    subxana alh M.a walkee alh hakuxafido Tanks you

  • @user-cn8jm3mv9p
    @user-cn8jm3mv9p 3 года назад +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا جزاء بارك الله فيك اخي ياسر

  • @xanifayacqub944
    @xanifayacqub944 3 года назад +1

    Allah ku xafido wll

  • @iqraabintualiii1060
    @iqraabintualiii1060 3 года назад

    Wall yasir mukhtar meel an dhiri galin kahelo allah cimrigaada haku raajiyo wll qaliya

  • @الذاعيةالخير
    @الذاعيةالخير 3 года назад +4

    Subxanallh Subxanallh😥walciyaadu billaHi rabbi hanaga bad baadiyo xuman dhamanted😥 inta ku sugana Alle hakaso hanuunsho😫🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @asiyaabukar960
    @asiyaabukar960 3 года назад +3

    Hero is hero i support you yasir muktar May Allah bless you forever and protect i hope to you longer Life

  • @maryamaliali6177
    @maryamaliali6177 3 года назад +12

    SubxanaAllah 😭😭😰😰😢😢

  • @FarxiyoMaxamuudxuseen
    @FarxiyoMaxamuudxuseen 9 месяцев назад

    Yaasir mukhtaar dhiri gale Allah ha ku sharfo wllo

  • @mohamedabdullahiabdirahman288
    @mohamedabdullahiabdirahman288 3 года назад +1

    Masha allha mahadsanitd wll

  • @Xiisaha
    @Xiisaha 3 года назад

    Mansha Allah walaal yasir mukhtar Alle ha ku xidito Aamiin

  • @hodanahmedomar230
    @hodanahmedomar230 3 года назад

    Waan run hadalkaaga wll halkaa kawad wanada iyodhirigalinta dadka ilaahyna hakugucaawiyo inshAllh 🤲💯 Aduun iyo Akhiro Khayr bdn kurajenaya

  • @haboonmaxamad4452
    @haboonmaxamad4452 3 года назад +3

    Masha Allah

  • @Mysomalifilms
    @Mysomalifilms 2 года назад +3

    Ilahey Hanaga ma dooweye run ahaantii waa nolol aad u xun 😢

  • @ugbaadugbaad5445
    @ugbaadugbaad5445 3 года назад +3

    Wllky yaazir allh haa ii kaa daayo

  • @ismoshaafi3749
    @ismoshaafi3749 3 года назад +1

    Allahhaku barakeeyo wall

  • @hassanmohamedhassan9117
    @hassanmohamedhassan9117 3 года назад

    Walaal wankuraxestaa muqaladaada wan udhararaa intaat sodhigayso muqalada kale ilahay akuxifdiyo wll macam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimcogurey6944
    @nimcogurey6944 3 года назад

    Maasha Allah wll Allah hakuxafido

  • @RahmaXabiib-dp3xo
    @RahmaXabiib-dp3xo 6 месяцев назад +1

    Ilhahayw wax waad awodaa Yarabi xumaanta Naga modobee Yaaa rabi 😢