Part 8: Gen Xuseen Kulmiye Oo Heshiisiiyey Idi Amin Iyo Moses Ali | Hawlgalkii Yuhuudda Ee Entebbe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 фев 2021
  • #Qaamuus Taxanaha_Idi_Amin
    Part 8: Gen Xuseen Kulmiye Oo Heshiisiiyey Idi Amin Iyo Moses Ali | Hawlgalkii Yuhuudda Ee Entebbe
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 24

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 3 года назад +10

    MshAllaah.
    Si fudud ayaan u dhameysta Alx.
    Sidaa ayey madaxdi hore afrikaanta udub dhexaad kaga ahaayeen, Yaaa SALAAM.
    Mahadsanid Qaamuud adiguna.

  • @beylootofficial2353
    @beylootofficial2353 3 года назад +4

    Aad iyo aad Ayaa u mahadsan si wacan ayaan ula socdaan barnaamijkaan taariikhiga ah
    Waan kaa sugeynaa barnaamijyo kale oo xiiso leh gaar taariiqaha dalkeena iyo Afrikada kaleba mar kale mahadsanid wax badan ayaan kaa faa,iiday.

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 3 года назад +2

    Alle ha inoo soo celiyo haybadii iyo sharafti alle iyo aadamaha agtooda ku lahyn alle qullubtayada burcad isku marin kuwa guuleysta if iyo aakhiro allow naga yeel

  • @mustaftarsan7767
    @mustaftarsan7767 3 года назад +4

    Ilahaye haku barkeeyo udtaada

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 года назад +6

    Waa wakhtigii ay soomaali wax ahayd

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 года назад +3

    Wa alleykum salam

  • @mrsamatar1190
    @mrsamatar1190 3 года назад +3

    Aad iyo aad baad umahadsnthy ship
    Inaad noosoo badiso Xogahana waan Jeclahay

  • @mohamedfamily7646
    @mohamedfamily7646 3 года назад +6

    Walal isaar subscribe waankusaaree

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 года назад +5

    Wcs Wll qli wad mahadsanthy👏🤝🤝🤝👏🤝🤝✍️👌👌👌👏✍️👌✍️✍️✍️👌✍️👌✍️👌✍️✍️👌♥️

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 2 года назад

    Thank you Mr. Qaamuus

  • @rapperssmoke2209
    @rapperssmoke2209 3 года назад +2

    Aad baad umahad santahy wll

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 3 года назад

    Masha alaah waa Qamuus aan wax tariikh ah ka tegin wataas youtuberka aqonta inagu soo kordhinaya waa taariikh la rabo in aad buugaag ee ma ahan inaad qurun ka hadashid waad mahad santahay walaal

  • @soultimanabdillahi4076
    @soultimanabdillahi4076 3 года назад +3

    Ha odhan wadanka israaiil waa guumayste boobay dhulka falastiin

  • @antospubg7116
    @antospubg7116 3 года назад +2

    Ha dhihin wadanka Israel e dheh dhulka yahuda xoga Ku hesato😥

  • @yaashamaxamde5024
    @yaashamaxamde5024 3 года назад

    Ya as ha maxamde

  • @abdidiriye6133
    @abdidiriye6133 3 года назад +4

    Walhi libaax buu ahaa lkn wuxu ku khaldana xukunka uu gacanta birta ku xukumayay

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 года назад +4

    Xuseen kulmiye waxa uu ahaay nin caaqil ah mudo 21 sano ayuu ahaay madax weyne ku xigeen lkn salaad walaalkii salaad gabayre oo tiirka lageynaayo ayuu daawade ka noqday oo ay qaraabo suke wada ahaayeen Abgaal gaar ahaan waceysle cadde

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 3 года назад

      Siyaad si dalka usii haysto. Raggii uu ka baqayay wuu dilay. Salaad, Ceenaashe iyo qaar kale.

  • @fahankamustaqbalka8595
    @fahankamustaqbalka8595 3 года назад +4

    ruclips.net/video/Jv52Q1YxzMw/видео.html ABWAAN geesi iYo mustafe maartiN waxay wadaagaaN iYo war bixinToodo koo baN linkiga sare raac

  • @marwaanmahadsaman3933
    @marwaanmahadsaman3933 3 года назад +3

    away madxdi sidaas ahayd maxa manta kuwa lita oo ayaga un isku moqda madaxa no galiyay

  • @KABAROFREECOURSE
    @KABAROFREECOURSE 3 года назад

    WAQTIGAAGU WAA NOLOSHAADA MAAD KUDHUMISID barashada cumputer si lacag la,an ah
    45 oo isku xigxiga oo cumputer ah: ruclips.net/p/PLwQAh6EMFI5Z9vFy1_bCb4jEG_7Rhs-Vb&jct=laI1K0WhfYxwxHX8GeQwThuidT_xZg

  • @sacidmohamed6188
    @sacidmohamed6188 3 года назад +3

    Zxb warbixin noga soo diyaari ciidankii somaliya udirty suuriya xiligii dagalki yuhuda

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 10 дней назад

    Falastiiniyiinta diyaaradda afduubtay waxay ahayd inay diyaaradda walxaha qarxa ka buuxiyaan keddibna haddii lasoo weeraro ama ay khatar dareemaan qarxiyaan😂

  • @haylegabow9601
    @haylegabow9601 3 года назад +1

    Kan waa beenlow tababarka cidamada uganda . Ugandan military trained by British so stop lai