Xogta Villa Soomaaliya iyo Daakhili siyaasadeedka Hawiye+ Daarood oo meesha laga saaray.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 75

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 8 дней назад +6

    Hassan Tuuug Somalia 🇸🇴 god dheerbuuu ku riday xaqiidii

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 8 дней назад +7

    ❤Masha.alaah abti run.sheeg nokho waligaa

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 8 дней назад

      Taas waxay marqaati u tahay in Farmaajo markii uu 2 sanno ku darsaday oo uu yiri doorasho qof iyo cod ah ayaan qabanayaa waxa ku qasbay in uu ka noqdo oo teendhadii aado waa ciidamadii badbaado qaran.

  • @zeinabosman7241
    @zeinabosman7241 8 дней назад +5

    Puntlad. ❤❤❤❤

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 8 дней назад +3

    Hawiye uu heeg chare iyo like
    Formajo wa maraxan
    Guul darood😍😍

  • @hananali4200
    @hananali4200 8 дней назад +6

    Xaqiiqdiii xasan maxweyne uma ahan soomaaliya oo dhanto ee waa maxweyne hal qabiil

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 8 дней назад +1

    Mahadsanid Abwan Kabayare ❤

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 8 дней назад +4

    Maa shaa alaah waa runtaa mahadsenid xasan allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin xasan waa tuug beenale allow nadhaafi aamiin aamiin mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @MohamudHirsi-b5s
    @MohamudHirsi-b5s 8 дней назад +4

    الله اكبر

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 8 дней назад +5

    Hadiiba xaalku saas yahay. SOOMAALIYEEY QOLA KASTAA WAA IN AY ISKU TASHATAA KHAASATAN DADKA AY ARINTU KHUSAYSO.

    • @abdirazakali333
      @abdirazakali333 8 дней назад +2

      KKKKKKKKKK ISTAQFURULLAH MAXAA HORE LOOYIRI MMEESHII LA IIGU TASHANAYEY SOW ILAAHAY MA JOOGIN... SO SIMPLE INSHA ALLAH BI'IDMILLAH KARIIM.😊😊 ONE LOVE

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 8 дней назад

      ​​@@abdirazakali333wax badan bay haradigii USC wixii somaliya la oran jiray u tashadeen siday faqriga uga bixi lahayeen ayagoo isticmaalaya moqdisho unuka iska leh Iyo yaa hawiye aheey iyo 1991 kii wax u haray ma leh oo next four years soo socda ay isticmalaan from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 8 дней назад +4

    Daarood iyo hawiye lee maa ku jiraynaa ila yomul khiyaamaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 8 дней назад +3

      Daarood isagaa dul man ee maxaad ka rabtaa Hawiye ayaaa haysta xukunka adeer la xisaabtan

    • @AliMohajim
      @AliMohajim 8 дней назад

      @Fowzia69 halkee ku dullman yihiin yacni villada haduu nin daroda dhex fadhin waa dulman yihiin miyaa

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty 8 дней назад +3

      ​@@AliMohajim
      DALKA WUXUU KU DHISAAN YHY 4.5
      AWOOD QEYBSIGA DOWLADEED WUXUU KU KOOBAY QABRIQOTE BEESHIISA & CARUURTIISA.
      WAANA WEXEEY DOWLADA USOCON WEYDEY HADANA USOCONEYNIN JUGJUG MEESHAADA JOOG.
      KUNA KU KALI TAGI DOONTO SOMALIA.

    • @AliMohajim
      @AliMohajim 8 дней назад +2

      @AbunawafAljabarty war halagu kala tago 4.5kii baa xitaa si wacan ushaqaynayn wanag hadii la rabo labadan reer hanaga fadhiistan Somalida kale Jaanis ha la siiyo lkn doorkan reeroan baa leh Haye kii kale waaba mucaarad aryaa villada ka Soo Bax uu bananka la taagan yhy

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 8 дней назад +1

      Hawiye waku dulman yahay xasan tuug abgaal unbu xilalaki hubki dhaqalhi u siyey

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 8 дней назад +1

    War ninyahaw anigu waan kugu xirnahay mudaba nin macquulatay horay usoco ugaas

    • @Abwaankabayare
      @Abwaankabayare  8 дней назад +1

      Soo dhowoow sxb dhammaan sxbbada igu xiran subscribe ha dhahaano insha Allaah.

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 8 дней назад

    Manshaa allah kaba yare hooyo run sheega noolow

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 8 дней назад

    asc habo wacanow allaha kudaayo garguurte allaha sharkiisa & sharkaleba allaha naga qabto aamiin🤲🤲❤❤❤🥰💘💞💖

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 8 дней назад

    Guul iyo Gobanimo Abti Kabayare

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 8 дней назад

    As a .matter of fact
    The nation needs some body who can re store somali unity!
    Nothing else!!!

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 8 дней назад

    Guul Guul Somaliya

  • @CaliKhadardayib
    @CaliKhadardayib 8 дней назад +2

    Form hargaysa sooqog sxb xogasoose xasantuug

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 8 дней назад +3

    😂😂😂😂 intee uu ka talinayaa muqdisho kaliya aa

  • @hirsihibaat3323
    @hirsihibaat3323 8 дней назад

    Aad iyo aad

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 8 дней назад +2

    ❤❤❤ waa joogna abwaan

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 8 дней назад

    Ugas taas mar horey ahayd, inad Xasan shiekh iska qabtan.

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 8 дней назад

    Dalxoreye muqdisho waa kaxoreyay medadka 💀iyo masakiinta🥷👌🫡🤣

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 8 дней назад +3

    ASC Abwaan . Shir Albabada u xiiran aya jira villada Laftaa Gareen, xamze, HSM iyo Adan Madowe. Ishaa ku haaya😂 Moshimo kuluul xildibanada so wadaan coming soon😂

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 8 дней назад +1

    Oo Ina Kabayar Habaryar Ma Is Dhahday Xasan Munaafaq Somalia 🇸🇴 Ayuu Si FiicanUsii Kala Goo goyn Hadal Kii Uu Hada Ka Hor Dhahay Ali Khalif Galayr Naxariistii Jannah Fardowso Allah Ka Waraabshee Hadal Kiisii Ahaa Moqdisho Ayaa Somalia 🇸🇴 Laga Kala Goo goyn Oo Xasan Munaafaq # 1 Ka Yahay!! Xasan Munaafaq Hadii Aan Dawlad nimada Laga Qaban Somalia 🇸🇴 Ayuu Rabaa in 3 Wadan Ka Dhigo?? Hala Arko Meesha Uu Somalia 🇸🇴 Uga Soo Haro! Kolba Waxiisa Dhac & Boob & Barakicin & Xabaalo Qufkiisa & Masaajid Dumintiisa Ee Ka Dhanka Ah Reer Moqdisho!! Kaliyah Ayuuba U Noqday Hogaami Ku Sheega Ileen Ma Ahan umana Eka In Uu Yahay Madaxweyne Qaran Soomaliyeed Ah Ee Uu Eg Yahay Mooryaan Jokoraa Ah Oo Meel Walba Taagan?😂😂😂😂😂

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 8 дней назад +2

    Baraawe iyo baraxley hku deeqdo dheh 😂

  • @abdisiad4403
    @abdisiad4403 8 дней назад +1

    Xasan maja qaroof cadaabtii gal waa duug waalan.

  • @abshirfaarah-i9w
    @abshirfaarah-i9w 8 дней назад +1

    Sxb waxaan kaa daawanaynaa bosaso puntland thank you

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 7 дней назад

    Qubxiga iyo qurun ka qabyaalada umada kala dhex bax.
    Khayr sheeg ama iska aamus uu yiri nabigu SCW

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 8 дней назад +1

    Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle waa shaqadooda inay qabyalad ku shaqaystaan...siyaasadooda ayaa ku dhisan moqdisho unuka iska leh Iyo 1991 kii iyo qabyalad waa waxa ay faqriga kaga baxeen ee ay isticmalaan Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle...

  • @BihHhh-fb1cz
    @BihHhh-fb1cz 8 дней назад +1

    Guul Soomaaliya

  • @SabriyeAadan
    @SabriyeAadan 8 дней назад +2

    Waxaas. Masheqeyaan waana. Dhagar. Allah. Dhagartiisa. Ayaana. Ka. Badan. Insha. Allah. Kariim. Waxaa. Wey. Ku. Jabayaan. Waana. La. Arkidoonaa. Mana shaweyn doonan. Waana. La. Arki. Doona

  • @abdikarimqelow2607
    @abdikarimqelow2607 8 дней назад

    Xasan ali waa la tageyay wana mustaf ninka lagu takeeyay

  • @RumaanG
    @RumaanG 8 дней назад

    Xasan waa oday abgaal ah madaxwayne somaliyeed maahs

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 8 дней назад

    Sheekadaan ayaa igu socoto

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 8 дней назад

    Taas waxay marqaati u tahay in Farmaajo markii uu 2 sanno ku darsaday oo uu yiri doorasho qof iyo cod ah ayaan qabanayaa waxa ku qasbay in uu ka noqdo oo teendhadii aado waa ciidamadii badbaado qaran.

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 8 дней назад

    WARAABOW xasan macalin aa jooga. 3&9 kadaba hali karo ma jiro. Ina maqaar yarow .nin haldhikaab ah oo daarood ah .kuma ajar metno mar kale

  • @Banooda
    @Banooda 8 дней назад +2

    Laftagareen doorasho qabsanaya hassan safarow waa fashilmay!

  • @SabriyeAadan
    @SabriyeAadan 8 дней назад +1

    Waxaas. Waa. Sheep danyeer. Iyo. Caqli. Danyeer. Mana. Shaqeyndoonaan

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 8 дней назад

    Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas

  • @Mideye157
    @Mideye157 8 дней назад

    Nimankan Waa inay fahman in Somali ka aamin baxday oo cid kasta oy Keenan aan macno samaynayn

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 8 дней назад

    Thuma walaahi2

  • @Banooda
    @Banooda 8 дней назад +2

    Digilmirifle dantodi bee wataan hawiye iyo darood ba wax kama gelin!

  • @MariamJama-it9pv
    @MariamJama-it9pv 8 дней назад +1

    Asc cabdirisaq kabayare waku dawada barnamiska waxadna tahay qof caqlibadan Lakin nagada inad inad Soqado HAwiye iyo Doorod Majecli IInan Maqlow wax somalinmo kasoke

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 8 дней назад

    ❤❤❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 8 дней назад

    Oo QABIIL walbaa, ma hal nin oo dhuuni qaad ah uun baa ku filan?😭😭😭😭😭

  • @shamisali9336
    @shamisali9336 8 дней назад

    arinkaa xagee laga gadi hal qoys miyaa soomaalia leh

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 8 дней назад

    Walalkayow Digil Aw mirifle wuxu kuwa rerey reer kii Hawiye dhan ay usocdan ban garan weyney balayo kele oo dan nogu jirin bey kumaqiiqan yihiin markasta Hawiye wuxuu dhaxtagan yahey darood iyo iddoor is eryanayo konfur umada ay argagixiso xasuqeyso waa Hawiye iyo Digil Aw mirifle aa maxaa tala ah sideen khawarij ta iska ga kicinaa

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 8 дней назад

    Waliga xolo dawladeed iyo mid gaal ma cunin 1$ ooy dawlad somali ledahay ma cunin noloshaydii alx dadkii xaranta galada cuni jiray haka naxaa

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 8 дней назад

    3 nin iyo sharafika waa kuwa hadda xamar ku haya casamada abgal in laga gure doona a umalaya

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 8 дней назад

    Hasan Munaafaq Waxaa Been U Sheegay Odeyga Tuuga Ah Ismael Geele & Mooryanta Fadhisa Villa Qabyaala

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 8 дней назад

    Baraxley ila barawe ninkii gacanta ku dhiga inta kalena waa haystaa baraawe iyo baraxley dal yar maaha

    • @Banooda
      @Banooda 8 дней назад +2

      Baraxley oo dhagax ah iyo baraawe maxaa iska galay kun km isu jiraan sedex gobol iyo ka badan u dhaxeya dadka dega shabeelaha hoose iyo gobolada dhexe deris maaha isku luuqad isku dhaqan maaha wax iska galay ayaa ba jirin!

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 8 дней назад

    Mahad salaad intuu ka maqnaa arimaha dawlada qaraxii wuu naga istaagay. Hadii laakiin dib loosoo celiyo halisbuu markale dalku galayaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 8 дней назад

    Somalida kele tagtey waxaa soharey Digil Aw mirifle iyo besha Hawiye aa walalaha besha hawiyow war wax kele naga daaya oo khawarij ta sideen iskaga xorey naa mise wan is ka kala tagnaa sidaan xal inoma ahan aa

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 8 дней назад

    Ugas Howsham unuka leh & dadkay isku abtirsiinyah ay yihiin ay u tshah. Ee Somalida kale waxba kama haleysna. Wadamo darisa ayaah la nowonayah

  • @woodhussein5710
    @woodhussein5710 8 дней назад

    Kakac
    Benaale

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 8 дней назад

    Madaxda Somalia waa gaajo socoto har iyo habeen, boob iyo bililiqo hanti dadeed lee ku jiraan, 😂😂

  • @aarameeyhussein8800
    @aarameeyhussein8800 8 дней назад

    RUclips ka aniga umbaa kadaawada

  • @AbdiNasir-f9g
    @AbdiNasir-f9g 8 дней назад

    😂balaayo soo boodeyso ayuu noqday kabaxume, ballaayo qeybi , baahi baa tmd miyaa?

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 8 дней назад

    kkkkk Si fiican baad u taxliilisay. Xasan xaraash wuu iska riyoonayaa. Haddii ay riwaayaddasi u hirgasho waxaa dhici doona in Jubbaland Republic dhalato. Sidoo kale khaatumo iyo Puntland republic soo baxaan. Somaliyana lagu kala tago. Ugu dambayn KGS u malayn maayo in sheegadaa ka iibsan doonaan Xasan xaraash.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 8 дней назад +1

    Aad baan u jeclahay Progaraamadaada waana daawadaa bal ma aqaan waqtiga ama Taariikhda aad duubtay. Fadlan Taariikhda sheeg marka aad wax duubaysid

  • @farahjama5571
    @farahjama5571 8 дней назад

    Ku malinka iyo date ka