4 SHAQO OO JAAMACAD KAAGA BAAHNAYN LACAG IYO MUSTAQBAL FIICAN LEH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Social Media igala soo xidhiidh.
    / zakariyecaawiye
    / zakariyecaawiye7
    / zakariyecaawiye
    / zaki-sool
    Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    www.paypal.me/...
    #Horumarsamee

Комментарии • 363

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  4 года назад +152

    4 Ta shaqo kee dooran lahayd?
    Fadlan ugu yaraan inaad Like saarto ku taageer muuqaalka.
    instagram.com/zakariyecaawiye

    • @samoaxmed2217
      @samoaxmed2217 4 года назад +7

      Waxan doran lahaa pilot-nimada, waxaana ii raaci lahaa air traffic controll, sxb aad bad u mahadsantahay qofka keliya e an hanka kahelo ayad tahay..

    • @habibahosh3526
      @habibahosh3526 4 года назад +8

      Pilot waa hamigayga weligayn waa jeclaa information dheraad ah ayaan kaga bahanhy walal zakiye

    • @sacidxuseen8083
      @sacidxuseen8083 4 года назад

      @@habibahosh3526 hadaan is cawino kawaran

    • @sacidxuseen8083
      @sacidxuseen8083 4 года назад

      @@samoaxmed2217 waan is caawin karnaa

    • @sacidxuseen8083
      @sacidxuseen8083 4 года назад +1

      My dreams is pilot i dream when i was 3years old

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 4 года назад +16

    Waad mahadsan tahay Zakariye, waxaan se fiicnaan lahayd inaad warbixinta ku darto Course walba qarash kiisa iyo meelaha ugu dhow ee loo aadi waxbarashada

    • @cabdulcali1980
      @cabdulcali1980 2 года назад +1

      Xamar ayuu ku yaalaa aviation school

  • @zamzamali8548
    @zamzamali8548 4 года назад +24

    Zakariye Nuuriye Allow Liibaan kusii Aduun iyo Akhiro hooyo wiilkayga ayaad is shabahdaan fikrado wax tarlehna wàad soo gudbisaa جزآك ألله خيرا (umu anas)

    • @siciidxikmaawiofficial1464
      @siciidxikmaawiofficial1464 4 года назад

      Zamzam Ali wll Subscribta Iisaar ruclips.net/video/olaU7a82EkI/видео.html

    • @ALI-ep4kk
      @ALI-ep4kk 4 года назад

      Walal Wakusare eee isar adina subscribe

  • @abdullahilafoole5547
    @abdullahilafoole5547 3 года назад +1

    Masha Allah sakariye moha Ali wax badan ayaa kaa faaiidnay dhabtii thanks bro inbadan cadawgaa u nolow

  • @wm9669
    @wm9669 4 года назад +22

    Fantastic video. 👍🏼 air traffic control and pilot needs a high level of accuracy and concentration. University degree is not important but a strong foundation in regards to education is a must

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 4 года назад +10

    Logistic&procurement management kuliyadeyda next year inshaallah ayan ka qalinjabin dona heerka kowad e jamacada in muqdisho somalia👌

  • @libanalijamamohamed266
    @libanalijamamohamed266 4 года назад +45

    Xirfada ubaahan inaad hormariso una baahan inaad heesato kaliya shahàdo Dugsi sare.
    1.pilot
    2.Lift engineering (qof rakibi Karo escalators fooqaqa dhaadheer)
    3.Air crafic control(control raadeerka sida kuwa raadeerada airport saaran usheegaayo meesha ey diyaarad kusoo dageeso IWM)
    4.Logist and storage distribution managers qorsheen meesha kudagaayo Iwm (maareeyaha alaabah kasoo dagayo iyo airports Iwm

    • @saeedinspire3381
      @saeedinspire3381 4 года назад

      Thanks bro

    • @ALI-ep4kk
      @ALI-ep4kk 4 года назад +1

      Walal Wakusare eee isar adina subscribe

    • @luul7wehliye815
      @luul7wehliye815 4 года назад

      Walaal xagee ka baran karaa pilot

    • @libanalijamamohamed266
      @libanalijamamohamed266 4 года назад +1

      @@luul7wehliye815 walaal inta faahfaahin makugu Siin karo lkn xog dhameestiran iyo shuruudaha waa kulawadaagi karaaa just send email

    • @luul7wehliye815
      @luul7wehliye815 4 года назад

      @@libanalijamamohamed266 612545978 Whatsapp igala Soo xariir wll thanks

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 2 года назад +7

    Thanks Zaki. Job well done. I am a former Airtrafic Controller. It takes only 18 months of training + 1 year of placement (learning on the job)

  • @ahmedxasanhuseen2151
    @ahmedxasanhuseen2151 4 года назад +2

    Mashanalalh alalah yaa baarik sakariye nin wax badan ogg aad bd umahadsnatay howshaa muhiimka ah oo aad nala wadaagatay

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 года назад +3

    Shukran walal sida wanaagsan ee aad wanaaga noola wadaagto

  • @vonovio3726
    @vonovio3726 4 года назад

    Maa shaa a ALLAAH mahadsanid sxb sida wanaagsan ee aad bulshada u dhiirri galiso, dhanka ICT ga laftiisu waa TOP ee hadaad awoodo soo diyaari oo waliba dhalinyarta baratay waraysiyo ka soo qaad si bulshada ay dhiirri galin wayn uugu noqoto ayna u fahmaan wadiiyinka u furan iyo sida waddo walba cagta loola helo.
    Mahadsanid walaal.

  • @daahirabdullahi5107
    @daahirabdullahi5107 3 года назад

    Masha allah zakariye sxb adiga waxaad la saaxiibtay dadka danyarta ah waana dhiiri galisaa runtii mahadsanid sxb

  • @sundusahmed4916
    @sundusahmed4916 4 года назад +1

    Zakariye wll kudaya sho mudan
    Allaah hku xafido wll
    Waa fikrad fiican 100%

  • @aliaibrahim723
    @aliaibrahim723 4 года назад +2

    mar walbe oo an dawada videos kaga hamigeyga wa sii kordha mhdsanthy caawiye zakariya

  • @hamdashibin9431
    @hamdashibin9431 3 года назад +1

    Mnshllh muqal afac leh ayad bulshada lawdagty alle ha ku barakeyo caqligag iyo cilmigaga bro

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 4 года назад +3

    Thanks walaal waxaad tahay qofka kliya ee Aan wax ka faa'iido Allaha mar waliba ku barakeeyo

  • @wllaman4008
    @wllaman4008 2 года назад +1

    Woow m.a aad yaad u mahad santahy hami ayaa iga lisay from moqdisho kasalamaya❤️❤️✌️

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 4 года назад +5

    Mahadsanid walal qof waxbadan anka faiday

  • @mariyosalad2076
    @mariyosalad2076 4 года назад +5

    Mahadsanid walal air traffic control qof Somalia jooga xagee ugu fudud uu ka baran karaa ama dal ugu dhow

  • @ubaxcabdi2690
    @ubaxcabdi2690 Год назад

    Thnks brother wax badan ka faidaye♥️

  • @NimairaNoah
    @NimairaNoah 4 года назад +28

    Mashallah wllky
    haddaa jaamacaadka waan ku daalnay waa inaan iska shaqo tagnaa

    • @solocamper3324
      @solocamper3324 4 года назад +1

      Nimaira Nooh Nooo wllo sidaa ha dhihin waxbarashada haka niyad jabin dalka adiguu kuu bahanyahay

    • @NimairaNoah
      @NimairaNoah 4 года назад

      @@solocamper3324 mahadsanid wllky 🙏
      Kaftan bay iga ahayd
      Waxbarashadu waa lama huraan

    • @ALI-ep4kk
      @ALI-ep4kk 4 года назад

      Walal Wakusare eee isar adina subscribe

    • @farxaanmaxamed1362
      @farxaanmaxamed1362 3 года назад

      Hhh waa sidaas dee

  • @nuurdiinmohamed2745
    @nuurdiinmohamed2745 4 года назад +1

    Inbadan mahadsanid adigo kale ayay ubahan yihin dhaman dhalinta somaliyed

  • @hassanmacalin6085
    @hassanmacalin6085 4 года назад

    Aad iyo aad aya d umahadsanta sxb sakaria wana kahela mowducyaha aad sida badan ugu hadashid wad mahadsanta sxb hori usoco

  • @abiibcali3123
    @abiibcali3123 4 года назад +2

    Mahadsanid wllo you are always here for us 🤗

  • @MohaAadan-n5r
    @MohaAadan-n5r 9 месяцев назад

    Thanks pro I am great to you

  • @muhudiinhassanbiid5082
    @muhudiinhassanbiid5082 2 года назад

    Mashala allha waad ku mahadsan tahay wll zaki inshallah waan ku dhaqaqi Donaa barnamiska inshallah mhdsnd wll qali

  • @jicirif149
    @jicirif149 3 года назад

    Mash allh shukran
    Wlloh si an kaga fa ideysto whats apkaga isoo sher dheh

  • @mubarakdq7090
    @mubarakdq7090 4 года назад +1

    Thnkz bro
    Pilot was ma favorite

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 4 года назад +1

    Ilaahay khayr badan haku siiyo haku bareekeyo shakhsiyad wacan

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 4 года назад +4

    Keep going wllo Wad noo fa’ideysay runti from Hargeisa ❤️

  • @xamdixassan3902
    @xamdixassan3902 3 года назад

    hagaag wll wd ku mahadsn tahay sharaxaadaada quruxda badan thanks

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 года назад +3

    Masha allh tabarakallah hore usoco thanks kaafidnay wlahy soobadi barnaamijyada ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍like

  • @mahamedosman8071
    @mahamedosman8071 3 года назад

    Waa mahadsantahay zakariye

  • @abdullahijumale3242
    @abdullahijumale3242 4 года назад

    Maasha Allah waaye br thanks waa muhiim arintan

  • @macruufchannel3429
    @macruufchannel3429 4 года назад

    Mahadsanid sxb wa video muhiima

  • @abdulfettahhussein5990
    @abdulfettahhussein5990 4 года назад

    Masha Allah zakariye aragtidaada bas ayaa Rajo noo ah

  • @abdisalanhaaji908
    @abdisalanhaaji908 4 года назад +1

    Masha allah thnks ustadi aniga wan jeclaha left engineering that my hope insha allah hada waxan ahay electrcal engineering insha allah mardhaw wan rajeyna ina bilabo

  • @mohamedabshir3226
    @mohamedabshir3226 3 года назад

    Mansha alaah aad ayaad umahadsantahay runtii xasid maahid hada xageed kunoshahay si aan kula xiriiro

  • @asaamhussein4913
    @asaamhussein4913 3 года назад +4

    Pilot (commercial pilot or private pilot)
    Lift engineering
    Air traffic controller ( one of the most stressful work in the world)
    Logistics storage distributor manager

    • @adamibrahim8263
      @adamibrahim8263 2 года назад +1

      Depends on which country or Airports you are dealing with. In Africa there are Airports that you are dealing only 4 or 5 Planes landing or taking off an hour

  • @diijainaadeer9838
    @diijainaadeer9838 4 года назад +1

    Jazakal Laahu qeyran Walaalkeen

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 4 года назад +4

    Hadaanan qofna u shaqeeyn kawaran oo anigu self employer noqdo

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 4 года назад +7

    Riyadeyda oo aan mudo aad u dheer niyada Ku haystey ayaa ah in aan maalin un noqdo hadaan noolahy qof pilot waliba aan duuliye ka noqdo Somali airlines the "white Pearl of africa " ii soo duceeya maalin un inay ii rumowdo.

  • @hamsemohamed9591
    @hamsemohamed9591 4 года назад +1

    Mzh Allha Sahip hore uu soocoo Sakriye

  • @MOWERDI
    @MOWERDI 4 года назад +1

    Hore u soco brother RESPECT ayaan kuu hayaa

  • @cabdihussein8175
    @cabdihussein8175 4 года назад

    Mahadsanid wll qaaali

  • @kaliamohamedhassan373
    @kaliamohamedhassan373 3 года назад +1

    Wll waxan rabaa left ingénieur dalka jooga hindia maa laka hela wll iso shek ❤

  • @sumayomohamedmohamud6992
    @sumayomohamedmohamud6992 3 года назад

    Mahadsanid in badan

  • @yoonisali9425
    @yoonisali9425 3 года назад

    Mahadsanid wll

  • @xamdanuura6393
    @xamdanuura6393 4 года назад

    Thank u wllo jazakallah

  • @Tallaab0
    @Tallaab0 4 года назад +1

    Mahadsanid Brother 👏👍

  • @Hvdtfddhbfygd
    @Hvdtfddhbfygd 4 года назад +4

    Masha allah ❣❣

  • @hassanmhd1570
    @hassanmhd1570 2 года назад

    Masha Allah

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 3 года назад

    Xagee courseskan noocana amanaan ka diyaarinkaraa wll zakariye radaarka

  • @hafsahaajicaydiid9492
    @hafsahaajicaydiid9492 3 года назад

    Thank you so mucha bro 🙏🙏

  • @engshamsudiin4575
    @engshamsudiin4575 4 года назад +1

    Keep going bro sakariye Abdullah

  • @sayless2716
    @sayless2716 4 года назад +1

    Thnx for the information ❤️💯

  • @karaajikaraaji3776
    @karaajikaraaji3776 2 года назад

    Sxbow baylotka ayaan aad ugu baahanahay una jecelahay barashadeeda meel aan ka baran karo ii sheeg

  • @somonlineinvest2386
    @somonlineinvest2386 4 года назад

    walalkey zaki aad iyo aad ayaad umahadsan tahay jazaakumullahu kheyr

  • @mohamedyare8877
    @mohamedyare8877 4 года назад

    Hore u soco pro

  • @mohamedyacquub2973
    @mohamedyacquub2973 4 года назад +1

    Sxp illahay ha Ku barakeeyo ,kaalin muhiima ayaad dhalinyarta ugu jirtaa

  • @abdiazizgele7939
    @abdiazizgele7939 3 года назад

    You are outstanding, canal-kaagu waa mid ay bulshadu wax badan ka faa'iidayso aana jeclahay ajar badan aad Alle (sw) xagiisa aad kaga helaysid ajar, marar badan dhaqaalaha waxaa ka qiimo badan talada. Sidaa ku wad

  • @mudalibhaarin5542
    @mudalibhaarin5542 2 года назад

    maashaa allah bwe ilahy haku sharfo

  • @amalasad4027
    @amalasad4027 4 года назад

    شكرا جزاك الله خير اخي الكريم

  • @faaido1217
    @faaido1217 4 года назад

    Masha Allah Hore u soco zxp

    • @siciidxikmaawiofficial1464
      @siciidxikmaawiofficial1464 4 года назад

      C.Raxmaan Saleebaan Sxb Subscribta iisaar ruclips.net/video/olaU7a82EkI/видео.html

  • @istahilhassan4782
    @istahilhassan4782 4 года назад

    Masha allah jasaka llahu kharn wll

  • @amanamohmed7232
    @amanamohmed7232 4 года назад

    Asc walalkay Zakariye waxan raba inan kula so xadiido Fadlan xagan kaala sooxidiida

  • @mohamedsaid2796
    @mohamedsaid2796 4 года назад +1

    Sxp aan inyar ku saxo
    Qofka raba inuu kaahaqeeyo left engineering waxaa loogo naahan yahy ugu yaraan diploma laxiriita madooyinkaan 👇👇
    Letf engineering waxaa uu iskugu jiraa mechanical (machantronics) , electrical (control system or ADC) and electronic (PROGRAMMING and embedded systems ) .
    Marka wll qof walba iskama qaban karo shaqadaan ugu yaraan waa inaad Diploma hayaatid 3 sanno ah

  • @xamdigallad3730
    @xamdigallad3730 2 года назад

    Aad baad u mahadsanthy wllo
    Hal suaal ayaan jeclaan lahaa inaad jwbteeda isoo raadisid
    Bayloid nimada
    Qarashka ugu badan ee lagu baran karo
    Ama ardayga laga rabo in uu baxsho
    Iyo sharuudaha ku xiran
    Qofka barankara rag ama dumar
    Intaasba inaan jwb u helo waan jeclaan lahaa

  • @kowkowofficial9837
    @kowkowofficial9837 4 года назад +1

    Oo zxp maa

  • @ayaanlehassan175
    @ayaanlehassan175 4 года назад

    Mashallah hore u soco wll

  • @abdinasirabdullahiroble2633
    @abdinasirabdullahiroble2633 4 года назад

    Masha Allah 🔥, aadbad u mahadsantahay wll.

  • @amiintube5736
    @amiintube5736 4 года назад +1

    Asc wll zakariye ilahey haku dowro wllkey Qaliii

  • @libanfarax3133
    @libanfarax3133 2 года назад

    Thnks Bro ad ayan kaGa fa idaY

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 4 года назад +1

    Thanks bro

    • @yurubhassan8794
      @yurubhassan8794 4 года назад +1

      Masha Allah walahi waa xirfado masha Allah khera Ale haku siiyo

  • @ayaanamoh8744
    @ayaanamoh8744 4 года назад

    Wll horta mahadsanid wanu ka faidnay lkn waxan ka codsana Mel laga barto xirfadahan ama shaqoyinka kaso hadal ee dalka kenya... Wagi codsi.. Thanks wl

  • @cashuurxikma7275
    @cashuurxikma7275 4 года назад

    thnks walaalo inbadan

  • @hudaawara871
    @hudaawara871 3 года назад

    How I can in roll to this 4 program in turky

  • @hassanmhd1570
    @hassanmhd1570 2 года назад

    Good idea

  • @omar.AbdilahiMohamed3
    @omar.AbdilahiMohamed3 4 года назад

    Wllkay hore u soco

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 3 года назад

    Ear trafic controler sidee ku diyaariya wll

  • @maryanxey2281
    @maryanxey2281 2 года назад

    Thank

  • @jimcaleismailabdilahi72
    @jimcaleismailabdilahi72 4 года назад

    Marwalba mahadsanid wlll

  • @cabdifitaaxbashiir6965
    @cabdifitaaxbashiir6965 4 года назад

    Walal thank walaal walal adigoo mahadsan waxaad nosodirta qaabka cotdsiga jaamacada loo buuxsado

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 4 года назад

    Ustaaad waad mahadsantahay.

  • @nourdiinalihassan9618
    @nourdiinalihassan9618 4 года назад

    Masha allah brother wan radin

  • @Funnyboy12311
    @Funnyboy12311 4 года назад

    Asc wll kenya miyan kahelikara nairobi thanks

  • @abdihakimisaac1435
    @abdihakimisaac1435 4 года назад

    Saaxiib waxaa war bixin nooga diyaaridaa electeronic technology-ga Mahadsanid salarygiisa iyo wax yaabaha la xiriira mahadsanid

  • @fadumoabdulhi911
    @fadumoabdulhi911 4 года назад

    maash all guulayso wle

  • @abdiazizaweys7340
    @abdiazizaweys7340 4 года назад

    Thanks. Go ahead.

  • @ifrahhassanhilaac2782
    @ifrahhassanhilaac2782 4 года назад

    Hori U soco walal

  • @samiamahmedbaruud3751
    @samiamahmedbaruud3751 4 года назад

    Shukrn wllo lkn ma laga helaya shaqoyinkan ma laga baran kara ama laga heli kara dhulalka somalida

  • @bashiirshiidaadmedia3494
    @bashiirshiidaadmedia3494 4 года назад

    Zxb subscriberta iisaaar waaa Mr bashiir shiidaaad media

  • @CITYTOUR25
    @CITYTOUR25 4 года назад

    Mahadsanid walal Air Traffic ayan dooran lahaa 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @samiramahmoud1068
    @samiramahmoud1068 4 года назад

    Aad baad u mahadsantahay wllo zakariye lkn wll anigu waxan Ku noolahay yurub please anagana marka yaga nooga soo hadal farsadaha shoqo ee aanu qaban karno waa iga codsi taageerena wan Ku ahay

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 4 года назад

    Maansha allaaah horey usoco wll

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 4 года назад

    Thanks walal

  • @sabirabdullahi2593
    @sabirabdullahi2593 4 года назад +1

    Bro waxaan jooga qurbaxa waxaan rabaa in aad nosoo gudbisid. Ganacsiga ugu fiican mahadsanid

    • @saocid2285
      @saocid2285 4 года назад +2

      Wax bara qurbaha ninka wax barta waa baashaalaa

  • @liibaanahmed6664
    @liibaanahmed6664 3 года назад

    Maxuma hdalkaga balse soo kama horeeso in lahelasyo

  • @lamafilaannews2429
    @lamafilaannews2429 4 года назад

    Aad ayuu chanelkagu isoo jiitay

  • @axmedindho737
    @axmedindho737 4 года назад +2

    Mnsha allah