4 KOORSO OO SHAQO BADAN LEH CASHARO MUHIIM AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Social Media igala soo xidhiidh.
    / zakariyecaawiye
    / zakariyecaawiye7
    / zakariyecaawiye
    / zaki-sool
    Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    www.paypal.me/...
    #Horumarsamee

Комментарии • 313

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  5 лет назад +102

    Muuqaalkan maxaad ka faa'iday?
    Aan iskala socono lifaaqyadan
    instagram.com/zakariyecaawiye

    • @alibarre7650
      @alibarre7650 5 лет назад

      Economics kwrn mudane

    • @mohamedabdirashid1740
      @mohamedabdirashid1740 5 лет назад +1

      Waxbadan bn ka faiiday aniga wana wax aad loogu bahan yahay dhaman dhalinyarada rabta inay jamacadaha galaan waxay doonayanan inay sii ogadan marka hore zhukran wallo

    • @deeqoilbur3581
      @deeqoilbur3581 5 лет назад

      Zakariye Abdullahi Ali mhdsanid abowe ka wrn banking and finance

    • @mohamedadenosman453
      @mohamedadenosman453 5 лет назад +1

      Zakariye Abdullahi Ali so many things intact thanks alot

    • @adnanmohamed-4813
      @adnanmohamed-4813 3 года назад

      Aad iyo aad wll

  • @galaxyline8297
    @galaxyline8297 5 лет назад +72

    qolyaha jecel horumarka like ta ha ila dhafina

    • @rosettekz3288
      @rosettekz3288 5 лет назад

      Like maxay kusoo kordhinaysa horta?

  • @somalimafia5868
    @somalimafia5868 5 лет назад +58

    Civil engineer ayaan ka bartaa Germany waxaan illahy ka baryayaa in illahy guul igu soo dhameeyo inshallah 2019 - 2022

  • @Halane2055
    @Halane2055 4 года назад +34

    Summary oo guud
    1 Geologists
    2 electrical
    3 accounting
    4 veterinary
    5 competure system

  • @geomukh
    @geomukh 5 лет назад +71

    Petroleum geologists ban kamid ahay. Inta geology ga xiisaysa amaba rajaynaya inay ku biiran 👍🏽 saar

    • @hargeisaofficialchannel4641
      @hargeisaofficialchannel4641 4 года назад +3

      Rig baan ka shaqeeya shirkada calamka ugu wayn aramco patroliam

    • @amiinboos7632
      @amiinboos7632 3 года назад

      @@hargeisaofficialchannel4641
      Halkee kutaal headquarter office

    • @hoodoclaahi-ye2wh
      @hoodoclaahi-ye2wh 2 года назад

      @@hargeisaofficialchannel4641 wl shaqo ma ka banaanthy

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye 5 лет назад +11

    Mahadsanid zakariye dadaalka aad u haysid umadaada soomaaliyeed.

  • @nasraahmd6505
    @nasraahmd6505 5 лет назад +46

    Laba wiil o iga wyn mid petroleum eng weeye ka klenaelecterical eng aniguna medicine and surgery wiilka IGA yar accounting weeye and all of us wxnu nahy last year 😊

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  5 лет назад +1

      Mashallah Barakooba

    • @abdulahimohamed5918
      @abdulahimohamed5918 5 лет назад +2

      Masha allah dad wax bartay ba tihin alle ha idin barokeeyo

    • @simanabdulahi5126
      @simanabdulahi5126 4 года назад

      @@zuuzuumahad3118 shaqadiinu maxay tahay adoo raaliya

    • @simanabdulahi5126
      @simanabdulahi5126 4 года назад +1

      @@zuuzuumahad3118 walal qali mahadsanid hadii kugu adagtahay sheegista shaqadu waxay tahay qeyrban ku dhaafay WhatsApp maba lihi

  • @libanalijamamohamed266
    @libanalijamamohamed266 5 лет назад +41

    I have been studying Agriculture + veterinary since 2015 and I am going to graduate on January 2020 .

    • @halooyelochannel9798
      @halooyelochannel9798 5 лет назад +3

      walal xgee ka barataana kulliyadaaahsna

    • @libanalijamamohamed266
      @libanalijamamohamed266 5 лет назад +3

      @@halooyelochannel9798 walaal beeraha ayaa xooga saarey lkn veterinary wax yar kaqaadaney luqada ayaa iga caawisey inaaan wax badan kafahmo maasha alah .kaliya waxeey kuxirantahay dadaalkaga ana dalka dibadiisa jir ama joog waad baran kartaa hadaa udiyaarsantahy kaliya kaaxigtoo wax badan aqriso kadib apply gareeso

    • @issemohamed4496
      @issemohamed4496 3 года назад

      @@libanalijamamohamed266 waa Sax anigaba sidoo kle sxp agricultural economics ayaan dalka kabartaa

    • @kashkaashyare6
      @kashkaashyare6 3 года назад

      Hadaa Afsomaali noogu badasho kawaran

    • @najmadiamond2452
      @najmadiamond2452 3 года назад +1

      Now did you

  • @nimahappy8002
    @nimahappy8002 5 лет назад +3

    Masha allah,36 qof unba igaso horeyay,hore u soco guul wacan

  • @khalidkarie1278
    @khalidkarie1278 5 лет назад +22

    IAm Student Geologist
    Reality its gOod chance

    • @miitohdheeg9487
      @miitohdheeg9487 5 лет назад +2

      Wllo xgee ayaad ka dhigataa geologista ka

  • @kheyre0293
    @kheyre0293 5 лет назад +5

    Waad mahasantahy waxaad ka hadashey waxa iga guuxaaye🙏❤

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 5 лет назад +3

    Mnshllh wll Aad ba u mahadsantahy wax bdn ba kaa faidna horay u soco👍

  • @mohamedkosar6923
    @mohamedkosar6923 5 лет назад +31

    Wll wlhi wad iga farxisay maalmahan oo dhan aya laygu haystay mxd ka doontay Accountan ila macaliminti kuliyada aya noso galayo nagu dhahaya mxd ka doonteen ood u cidlaysen management lkn nasiib wanag wanku adkaystay marna kama niyad jabin oo hadalada dhag uma dhigin 🙏🙏

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  5 лет назад +4

      Macalimiintaa insha'Allah mustaqbal ka mushaharkooda, maaliyadooda, cashuur bixintooda, qorshe dejinta dhaqaalaha jaamacahadooda intaba adaa lagaa sugi doonaa dadaal walal Guulaysona.

    • @mohamedkosar6923
      @mohamedkosar6923 5 лет назад

      @@ZakariyeCaawiye Insha Allah wll Mhdsanid

    • @talowanaag5869
      @talowanaag5869 5 лет назад +2

      Accountintant waa beelo anigaa barto waa best baro lkn sfcb ubaro quicbook sage50 daceasy advanced excel accounting tally programadaas sfcn ubaro

    • @mohamedkosar6923
      @mohamedkosar6923 5 лет назад

      @@talowanaag5869 hye wll mhdsanid insha allah dadaal ayad igu ogtahy

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 5 лет назад

      Insha allh ana jiilka kugu xigan ahy wlle m.a

  • @guulletlkacazeofficial8211
    @guulletlkacazeofficial8211 Год назад +1

    Wxn JecLahy ınzha allh inan BarTo wa
    1. Geologist
    2. Accounting

  • @hamsemohamed9591
    @hamsemohamed9591 5 лет назад +2

    Allha Barika.Mr.Sakariye Abdulahi..

  • @Kurbo_gaming_x77
    @Kurbo_gaming_x77 5 лет назад +2

    Masha Allah mclin wa mahadsan tahay
    Wa ka xumahay nasiib uma yeelan Hamigeyga ayey aheyd inaan barto geology lkn hada hada waxan bartaa agriculture wax yar baa iiga haray jmcada insha Allah mardhow ayan qalin jebinayaa.
    Mcalin waxan ka codsanayaa inaa
    War bixin ama cashar noogaso diyaariso dhaqashada shinida (apiculture)
    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay
    ALLAHA ku garab galo
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

    • @nasserthomaz5586
      @nasserthomaz5586 3 года назад

      Zhp war bixin iga sii agriculture ka hda qaadan raba

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 3 года назад

      @@nasserthomaz5586 Masha Allah agriculture waa maado aad u wanagsan
      Jaamacad tayo leh raadi sxb baraatiko badan samey Allaha ku garab galo

  • @abdifitaaxqoraneabdifitaax5488
    @abdifitaaxqoraneabdifitaax5488 3 года назад +2

    Ustaad waxan karaba in ad igu soxirto korsooyin hadaad aragtid

  • @abdirashidnur863
    @abdirashidnur863 4 года назад +1

    Agriculture ama barashada beeraha oo fiil balaadhan ah, wadankuna aad ugu baahanyay, si loo sugo food security, wadamada horumaray beeruhu wax soo saarka beeruhu level-ka koobad ayuu kaga jiraa.

  • @ugaasmaxamuudmaxamedxaaji4779
    @ugaasmaxamuudmaxamedxaaji4779 5 лет назад +15

    Anigu waxaan doonayaa inaan barto Insha allah jaamacada waa Computer science Oo dalka dibadiisa ah

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 5 лет назад +4

    Wow sakerye beryahan waan ku weyney. You come back

  • @shucaybcismaanibraahimxabi3610
    @shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 лет назад +5

    Nin rageed ayd tahy zxp sakariye go forward

  • @mahmoodmohammed7725
    @mahmoodmohammed7725 5 лет назад +2

    Khayr alle hakusiiyo wll zaki waan kujecelhy

  • @mohanned357
    @mohanned357 5 лет назад +3

    M.allah bro zakariye thanks

  • @fuadiman6589
    @fuadiman6589 5 лет назад +1

    Manshalah habo caqligaaga alaha kuu kordhiyo maalin dhawaydaan arimahaas hooyooyinka ku baraarujibaayay siday caruurtooda ugu diyaarin lahaayeen geoligia iyo vetinariyo ☺

  • @cabdijapaarmuztave7597
    @cabdijapaarmuztave7597 5 лет назад +2

    Masha allh thanks for every thing

  • @salmankhaliif3256
    @salmankhaliif3256 5 лет назад +2

    Wll aad baad ugu mahadsan tahay mawdiica qiimaha leh aad noo soo gudbisay

  • @ahmedliban2442
    @ahmedliban2442 3 года назад +3

    Asc Organic farming and Agriculture kawaaran bal sidee waaye

  • @maxamuudqorane1937
    @maxamuudqorane1937 2 года назад +1

    waa runtaa suuq way leeyihiin aad iyo aad
    qaarkalaa jira oo iyuna suuq badan le walal
    1. Aricthecture engineering
    2. civil engineeering
    3. water supply engineering
    4. hydraulic and water resource engineering
    5. Chemical engineering
    6. Bio medical engineering
    7. mechanical engineering
    8. electro mechanical engineering
    suuqoodu waa banaan yahay dalka waana loobaahanyahay

    • @Jnw09
      @Jnw09 2 года назад

      Chemical engineering aad ban u rabaa lkn wdnki myaalo

  • @zakariyehussein2002
    @zakariyehussein2002 2 года назад +1

    Thankz 🙏🙏

  • @samiroabdi4742
    @samiroabdi4742 5 лет назад +4

    Masha allaah ilaahay haku xafido insha allaah walaal 👑👑👑👌👌👌👍👍👈👈

  • @Ahmedsahay
    @Ahmedsahay 5 лет назад +1

    Hore u soco sxb zakariye

  • @simrankhalif3704
    @simrankhalif3704 5 лет назад +2

    Masha allh ustdii allha ku xfdo

  • @Sahankasomali
    @Sahankasomali 3 года назад

    Thnkz noo soo badi aniga sandkan jamacad gali raba waaan ku wareery waxaan dooran lahye

  • @abdallamataan919
    @abdallamataan919 5 лет назад +8

    Study Faculty geoscience and inveromant

  • @yusrayusra8221
    @yusrayusra8221 4 года назад

    شكرا زكريا وجزاك الله خيرا

  • @zakahaaji2358
    @zakahaaji2358 5 лет назад +9

    Asc, 📣Ciyaal dhafar, odayaasha aan iska qabano , dhafarkane aan joojino, adinkoo mahadsan oo waxbaranaayo💯

  • @aamiinediter7724
    @aamiinediter7724 5 лет назад +2

    Zakariye hore usoco wll noo Soo badina mooduucyadan oo kale

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 5 лет назад +1

    Thanks brother

  • @cashar-xiish
    @cashar-xiish 2 года назад

    Shukran akhii🥰

  • @mohamedbarecabdulaahi1212
    @mohamedbarecabdulaahi1212 5 лет назад +3

    Masha allah zakariye walal waxan ka codsana inad lmbr laga helo iso qorto waxan ka mid ahay dadka ku xeran chenellkaga plz lamabrlaga igu cawi ado mahadsan

    • @mohameddahir6798
      @mohameddahir6798 5 лет назад

      Waar ninka aanu iskh magaca nahey la hadal sakariyooow

  • @basheabiib3155
    @basheabiib3155 5 лет назад +3

    mahadsanid wll waxaan dhigtaa jaamacada jigjiga college of dry land agriculture
    faculty of : RURAL DEVELOPMENT AND AGRICULTURAL EXTENSION

  • @feisalsuleyman733
    @feisalsuleyman733 4 года назад +1

    Thanks macalimu

  • @wariyeturki267
    @wariyeturki267 3 года назад

    Mahadsanid wll

  • @abdullahiyousufabdullahi8546
    @abdullahiyousufabdullahi8546 5 лет назад +19

    in our country is agriculture and natural science is needed maxayelay somalia waxn rbna iskulfilnasha inay gaarta dhanka cunada ama food security wa INA helna qubara somaliyed e dalka gaarsiya isku filnaasha .
    sido kle faculties aad shegty wa muhiim sedax daba.
    waxaas sooo dhan hdi an kaso gudubna lacg iyo suuq loma barta cilmiga e wa INA dalkda sida ugu hoarin lahed ubarta means shahaada marka aad qadata uguyran tan masterka ah wa INA dalka problems ka jira kuxalisa adigo scientific paper ka samemaya darasd cilmiyesn o u leh waxtar xalkaushkilada.
    every researcher is extension for his field means adviser or consultant he gives recommendations to increase profits or reduce costs that is the real life.

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 5 лет назад +7

    Mansha allah waaa ardayda cusub ee ku soo biirtay channel
    Waxaana dhigtaaa faculty of Geology imikaan nahay senior jamacada Gollis university
    Waan fahansanaaa oo class waxaan nahay 12 qof oo ay ka go,antahay hanbalyo sxp

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 3 года назад +1

      Asc walllo

    • @amiinboos7632
      @amiinboos7632 3 года назад +1

      @@ayanna_mx4613
      Wcs wllo

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 3 года назад

      @@amiinboos7632 wallo geology muxuu ka hdlaa ado raliya waxn ahy 4 secondary so maadoyinke baa la xidhiidha geology ga and thank you so much

    • @nimcomahamed5477
      @nimcomahamed5477 2 года назад

      To IAM geologist

  • @rahmoaliahmedahmed3520
    @rahmoaliahmedahmed3520 5 лет назад +1

    Wll shaqada waa wax fican kwrn hooyo wax baratay caruur 2ahna hesata oo hadane wax shaqa heysan

  • @feisalsuleyman733
    @feisalsuleyman733 4 года назад +1

    Thanks wll

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 5 лет назад +1

    Masha,alaah thanks waa sax walaahi mudane

  • @SaasInsights
    @SaasInsights 4 года назад

    mnchaalllah wa run walall waa muhiin . aniga wxan bartaa Oil and gas engineering wadanka ruuushka insha allah next year ayaan qalin qabin doona insha alllah ducada igusoo taaageeer . mahadsandiin

    • @asmaadan8756
      @asmaadan8756 2 года назад

      Horusoco abowe alah kufudeyo

  • @abdirahmanmohamed4508
    @abdirahmanmohamed4508 5 лет назад +5

    MuhiiMadu maha inad wxd qadanayso u eekto marketka ama is tidha keba ugu lacag badan ama fursadisa shaqo ay badantahy ee muhiimadu wxa weyi naftada inad waydisid mxd Ku ficanty ama mxd Ku wanagsantahy haday donto suqisu haba xumate wayo ma jiro course markasta market kiso jogto yay waxa laga yaba course markad bilabaysay market kisu ficna lkn afar sano kadib markad dhamaysid inu decline ama hoos udhac Ku yimado marka wxn dhalinyarta somaliyed kula talin la markasta bariskagu ama wxd cuni dontid way qoran yihiin hadad geology qadato iyo hadad wax kale qadotaba lkn Ku dadaal markasta wxd Ku fcnty ama ad is leday mel fcn bad ka Gadhi karta

  • @cayuushcayuush2260
    @cayuushcayuush2260 3 года назад

    Plese wallo waxaas sifaahfahsan uga so hadashaa soft were enginering

  • @muhiyadinmohamudbaroud4993
    @muhiyadinmohamudbaroud4993 5 лет назад

    Thank sxb from Bangladesh

  • @NJ-cu6wl
    @NJ-cu6wl 5 лет назад +2

    Masha Allah

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 3 года назад

    Thanks Walal

  • @mohamuhannad1194
    @mohamuhannad1194 3 года назад +1

    waxaan ka mid ahay mid kamid ah dadka ku xiran muuqaalada aad baahisid waxaan wada talo taaso ah dhanka codka ama (speaker) ka oo aad moodid inuu daciifyahay marka wll xooga kusoo dar
    mahadsanid

  • @gulledali2408
    @gulledali2408 5 лет назад +1

    THANKS ustaad I am electrical engineering
    Waa runtaa 4yaers ka hor ayaan ogaaday in cilmigan iyo kuwo kale badan loo baahanyahay

  • @hoodoclaahi-ye2wh
    @hoodoclaahi-ye2wh 3 года назад +2

    Wll dermatologist wll kwrn wll wadnkena malugu bartaa

  • @dalxisvlog6458
    @dalxisvlog6458 5 лет назад +3

    Walal mahadsanid,course IT ah oo dhanka internet ka ka barankaro ma ishegi kartaa?

    • @ameenhoussaine2695
      @ameenhoussaine2695 5 лет назад +2

      Sites for Free Online Education
      1.Coursera
      2.edX
      3. Khan Academy
      4. iTunesU Free Courses
      5.MIT OpenCourseWare
      6. Stanford Online
      7.Codecademy
      8. Open Culture Online Courses

  • @mumtaaskfy4649
    @mumtaaskfy4649 2 года назад +5

    Waxaan ahay arday sannadka dhameeyey f4 waad mahadsanthy wll waxaad igu dhiiri galisay in aan barto dawaynta xoolaha 🥰

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 года назад +1

      MashaAllah waa arin farxad leh guul baan kuu rajayn walal

    • @salmaaxmed7420
      @salmaaxmed7420 2 года назад +1

      Wll engineering gal baan ku odhan lahaa ama architecture lacag badan baad ku helaysaa

  • @somonlineinvest2386
    @somonlineinvest2386 5 лет назад +5

    Inagu soo biira wllyaal mahadsanidiin

  • @Gorgor2025
    @Gorgor2025 5 лет назад +1

    Mansha allah zak

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 5 лет назад

    Sakariye waad mahadsan tahay wall waaan ku weynay beryahan wax badan baaan kaa faaiidnay wall

  • @ikraanmohammed663
    @ikraanmohammed663 3 года назад +4

    Geologist inaa Barto ilaa f2 gaygii baa jeclaa lkn markaan dhameeyy schoolka waaba waayy dhaqaalihii aan ku baran lahaa niyad jab iiga yimi halkaas🥺😥

    • @samiiroahmed9908
      @samiiroahmed9908 2 года назад +1

      Waligaa Haniyad jabin Walashy. Mr uun waad Heli Wadadii Aad umari lahayd siaad ugaarto Hadafkaga 😊🥰🦁

    • @cabdinuurkhadar7424
      @cabdinuurkhadar7424 2 года назад

      waan ka xumay sxb

  • @ahmedbille9024
    @ahmedbille9024 4 года назад +6

    Computer science ino so faafahi wll sakariye iam ict student mahadsanid 👍

    • @asmaadan8756
      @asmaadan8756 2 года назад

      Wll waxaan raba inan barto computer science wax maclumaad mbaiga siiin karata

  • @sadiiqisxaaq8555
    @sadiiqisxaaq8555 5 лет назад +1

    Mansha alaah wll sakariye

  • @salmaanabdi9114
    @salmaanabdi9114 5 лет назад +3

    M.a wll zakariye hore usoco

  • @aasiyafaarax7271
    @aasiyafaarax7271 4 года назад

    Maansha allaah alle hakuubarakeeyo maskaxdaada iyoaqoonta wll

  • @muusemohmed4756
    @muusemohmed4756 5 лет назад +1

    Masha allah aadbad umahadsan tahay sxb go forward

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta Год назад

    Sxp wlhi nio qoryooley joogaa subax kasto markaan iskuulka aadayo waxaan arkaa meel kamid ah dhulka oo qoyaan ah dadkana waxay dhahaan shidaalaa ku jira halkaan marka alle ha ina siyo aqoon yahano baara

  • @walalke6484
    @walalke6484 4 года назад

    Xakan kala soo xiidhidha macalin

  • @amiinamiinabdirahman5209
    @amiinamiinabdirahman5209 2 года назад

    What About Softwere enginering And Computer Ceisnce tolk for this School kf tecnolge thanks

  • @mohamudabdullahi1754
    @mohamudabdullahi1754 5 лет назад

    thanks bro

  • @khaalidabdi2408
    @khaalidabdi2408 5 лет назад +1

    wxn ku waydinlaha website yo laga barto skilliska ku bila lacaga iyo ku lacagaba hadad garanayso nala wadag zhp adigo mahadsan

  • @nimamohamed9651
    @nimamohamed9651 5 лет назад +4

    Huno sual ba raba qof wanadaki u guri raba siba somaliland fursad ganacsi muxu ku qaban kara? Mahadsanid

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 5 лет назад +1

      Aqoonta qof ka ayay ku xidhan tahay walaal lakin shaqooyinka dhanka farsamada gacanta sida laydhka iyo dhismaha aya xoog u socda

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 5 лет назад +1

      Hargaysa anaa jooga anaa kaaga waramaya inta badan laba shaqo ayaa aad u banaan
      Ehmetjama@gmail.com
      Halkaa fariin iigu reeb walaal Qli

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 5 лет назад +2

      @@mohamed88466 kkkk mad afduubaysa inanta halkan uga sheeg anaguba hargeysa ayanu joognaye

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 5 лет назад +3

      Siciid Axmed waar zxp may ee halkan waxaan uga sheegi waayay dad baa jira fikradaha ganacsi uruursada
      Ileen copyright la isku ilaalinayaana ma jiree

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 5 лет назад +1

      @@mohamed88466 dee zxp sowdigan inantaba u sheegaya hhhh inankaniba vidoega ayu inooga sheegaye ma max ka wayn bad haysa zxp

  • @abumaxamedbelbel648
    @abumaxamedbelbel648 5 лет назад +1

    War inanku wanagsan gob ayad tahay Wali ma arag Channel somali ah oo arimaha ka hadla lataliya Dhalinyarada aad ayan ku salamaya wll
    Dubai ayan Kala socona

  • @abdikarimahmed444
    @abdikarimahmed444 5 лет назад

    Mhdsanid wll markasta waxad nala wadaagtaa barnaamijyo aad u qaliya

  • @fardawsomaxamed2803
    @fardawsomaxamed2803 4 года назад

    Wll waxan raba mar in ad noso galiso kuliyada cafimadka qaybeheda iyo mudada la barto midkasta

  • @abdifitahhussen8573
    @abdifitahhussen8573 3 года назад

    Ustaadi mahsnd

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 5 лет назад

    Masha allah walal go Forwad wan ka faaiday waxaan ahay civil engineering wan qaadaa geology and hydrology course ahaan

  • @sadiiqmohamoud8050
    @sadiiqmohamoud8050 5 лет назад +5

    Accounting 😍

  • @irman2630
    @irman2630 5 лет назад

    Thanks

  • @aliabdirahmanadan9974
    @aliabdirahmanadan9974 4 года назад +4

    Waxaan ahay arday barta kuliyada Geology
    Waana ii gabo gabo insha allaah
    Waa wax jira wll inta aad sheektay iyo in kaloo kasiibadan
    Laankiis dadkeena mafahansana
    Alloow tus dadkeena waxa u wngsan
    Mahadsanid wll

    • @hoodoclaahi-ye2wh
      @hoodoclaahi-ye2wh 2 года назад

      wll icaawi wan jeclahy kuliyadan runtii xagee ka baratay wll

    • @nimcomahamed5477
      @nimcomahamed5477 2 года назад

      @@hoodoclaahi-ye2wh wll anigu waxan barta GEOLOGY send year Ayan ku jira insha allah ilaso xirir wixii fah fahina enkugu dherahay wan kushegi

  • @abdalleadam2483
    @abdalleadam2483 4 года назад +1

    DR shinoda Beera Ayaan Rajeynaya RIyadayda ilaahy ha irumeyo Riyadayda

  • @dadaalxajicabaswugaadhawun1141
    @dadaalxajicabaswugaadhawun1141 5 лет назад

    Thnkz pro

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 4 года назад

    Lataliye muhiim ah ayaa thy mahdsanid walal

  • @jamal_Ak
    @jamal_Ak 3 года назад

    Aad ayad umahadsantahay sxp aniga hada ayan dhameyay skool ..marka waxbadan baad ifaidesay

  • @ameinkarasiyo1525
    @ameinkarasiyo1525 5 лет назад +2

    M allh zakariye

  • @aweisahmedsabria4862
    @aweisahmedsabria4862 4 года назад +1

    Marine science

  • @fatimaidil1833
    @fatimaidil1833 5 лет назад +7

    Dalkeena Rabi ha.inoo hagaajiyo Ardy badan baa shaqo la.aan ah oo Accountingka baraty oo aniga an ku jiro

    • @rosettekz3288
      @rosettekz3288 5 лет назад +1

      Waxaa shaqo la'aan idinka dhigay because wadan wax la count gareyaba lahayn baad kasoo jeedaan. Sorry. Learn something that's useful to the community/country.

    • @fatimaidil1833
      @fatimaidil1833 5 лет назад

      Adiga Afsomaliga ku hadlaya kama soo jeedid wax la Acount kareeyo waa jiraan sababtoo ah waa wadan dhaqaalihiisa hada soo kobcayo lkn qabyaalad bee talo ku dhigeen qofkii Afarta sano jamacdda soo dhiganaayay baa waxaa dhaamo qof training gaar ah la siisto ah laqabso ku qadi meeside

    • @rosettekz3288
      @rosettekz3288 5 лет назад

      @@fatimaidil1833 😂😂 waaka soojeedaa lakiin waaxan ka hadlayey dadka accountinka bartay. Waxaan ku iri wlshy baro wax aad shaqana ku helaysid wadankaagana ku caawin kartid. Hadaa ogtahay in qof training la siiyey shaqada kaa hor helayo haba isaga lumin wakhtigaaga. Xumaan ha ii arkin sis 😁

    • @fatimaidil1833
      @fatimaidil1833 5 лет назад

      Rose zk Shukran wallkey Ad bad u mahadsanthy

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 3 года назад

      @@fatimaidil1833 asc hppti aniga hdaan accounting bilaaby adu shaqo ma heshy wali

  • @draxmedcabdi5442
    @draxmedcabdi5442 5 лет назад +20

    Waxaan ahay dr veterinary ah sidoo kle waxaan ahay maamulaha maaandeeq poultry farm hargeisa alx qodobkan 4aad ana markhaati kaaga ah

  • @libanlii4672
    @libanlii4672 5 лет назад +2

    Walaal waxaan o bahanahay inaad iga sheegeesid according please intaas ayaa kaa cudsanaa walaal

  • @abukarsheekh2428
    @abukarsheekh2428 2 года назад

    Asc wll waxaa ubaaxanahay maadada Account seder ku helekaraa

  • @indhinhoe3248
    @indhinhoe3248 3 года назад +2

    Ganacsadihii weynah ee royal chicken

  • @mohamoudgabobe3016
    @mohamoudgabobe3016 5 лет назад +2

    Waxaan bartaa
    Electrical Engineering mahadsanid wll taladaada wangsan

  • @shucaybcismaanibraahimxabi3610
    @shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 лет назад +5

    My faculty account and management

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 2 года назад

    Computer science kasohadal ustaade ado mahadsan iyo xirfadaha logabahanyahy

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 5 лет назад

    Anuu waxaan bartaa sida shimbiraha looga dhaliyo ka warama bal?

  • @体育频道-h1b
    @体育频道-h1b 5 лет назад +1

    Computer programming
    Really kan hadda aduunka ugu saameyn badan web developer aya noqnesa code luqadaha ay aad ufudud yihiin hada baran rabto waqti badan kama qadaneso 4 sano waye umalena
    Iyo information technology IT ayadana sameyn badan ayey leedahy

  • @mohamedyusuf5193
    @mohamedyusuf5193 3 года назад

    Ustad hada kula kaftamo beraha dhankodana

  • @aminyare5772
    @aminyare5772 5 лет назад +1

    Mashallah , allaha adun iyo akhira kugu anfaco faa idadaan