Daawo Gurmadii Ugu Badnaa Beesha Harti Oo Caawa Awood La Yaab leh Soo Bandhigtay,Ssc oo Fasaxday..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 69

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m Месяц назад +5

    Allaha guuleeyo ssc allaha jabiyo snm iyo wixii taageeraba allahuma aamiin

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Месяц назад +3

    Majeerdheen walaahi waa ku Jabay Daan Daansigii Ciirigaabo. Balantu waa Garoowe.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +3

    dhulbahante Allaah awoodleh guul ha uziyaadiyo markasta iyo meel kasta

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r Месяц назад +5

    Dhulbante iyo warsangeli garabkina ayaan taganahy

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g Месяц назад +4

    Harti Power dhibka ugu daran oo haysta waa Siciid Deni oo xagal daacinaya halganka weliba lacag ku bixinaya.

    • @umuclahimaxmudumuclahi
      @umuclahimaxmudumuclahi Месяц назад

      saciid soo kiishalay lascaano ciddanka udiray oo xoreeyay soo iyga ma oraan anaga is xoraynay harti nama xoray maanta iska dhiciyaan isaaq ileen abaal malaha dhulbahantee😂

    • @MursalJaamac-z5g
      @MursalJaamac-z5g Месяц назад

      @umuclahimaxmudumuclahi ma xorayn ee Harti baa xoreeyay, maantana lacag buu ku bixinayaa inuu dadka kala furfuro, Siciid Deni wuu maqnaa markii Goojacade la qabtay.

  • @abdiraxmanxussein4748
    @abdiraxmanxussein4748 Месяц назад +2

    Cidamada somalilad ee ceergabo waxalagkenay xarsheen iyo gashamo

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Месяц назад +2

    Harti waxaan. Usheegayaa in iidoor idinkalajeclayn. iidoor. Garoowe. Ayuukutaamayaa

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m Месяц назад +1

      Shaydaankaba janoo ku riyoodaa mana galo

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe Месяц назад +1

    Illahow noo hiili insha allah guul ssc

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Месяц назад +1

    war cabdi madoobe buuhoodle ayuu jooga walahi reer buuhoodle ma aadin ceergaabo

  • @wm9669
    @wm9669 Месяц назад

    Somali fighting each other. Sad

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Месяц назад +1

    Iidoor faanka jooji maayaan ilaa ceerigaabo laga qabsado 😂

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m Месяц назад

    Maxay shalay la qalas qalas lahaayeen annaku Qalas qalas waxaanu u naqaan Orodka adoo gaajoonaya,aad orodid kuwan galena way QALAS QALASLAYN DOONTAA ❤❤❤INSHA ALAAH ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL IYO GOBONIMO IYO XORNIMO IYO AQOONSI DHAW

    • @kabdi2408
      @kabdi2408 Месяц назад +1

      iidoor qulub qulub ma daawo ilaa qudha laga karo

  • @TaloTusmo
    @TaloTusmo Месяц назад

    Dagaal qabiil , cadawad , maamula qabiil , eex, iskala qeeybin baad ummada Soomaliyeed nolol iyo argtida gurcan baad qarnigaan caqli iyo siyaasad ka dhigteen.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад +3

    khatumo guuul libaxyada SSC geesiyal🤲🤲🇬🇶🇬🇶💚💙🤍🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁💪💪🔥🇬🇲🇬🇲💙🤍💙✌️🙏

    • @leenamohammed-o1s
      @leenamohammed-o1s Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 you must be blind

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g Месяц назад

    Alaha xaqatuso wilashan

  • @osmanhassan5344
    @osmanhassan5344 Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂Faqash pye pye Ali baba beenaale

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Месяц назад

    Hub iyo midna laydin tusi maayo waxaad samayseen ilaa laydinka jaro😂😂😂😂

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g Месяц назад

    Ciidamada Somaliland oo kaashanaysa maleeshiyo beeleedyo iyo SSC/KHAATUMO iyo Maakhir.

  • @asomaliland
    @asomaliland Месяц назад +1

    Dhulbahante muxuu ku dagaalamayaa sow laascaanod ma haystaan ceerigabo Waa halkad ku madhan lahayd sheikh isxaaq meel uun ku aasan yahay rabta in aad tidhaa waan qabsanayaa dad waalan. Jeelal baan idin samayne kaalaya. Guul ciidanka Somaliland cidna hadoonanina wixii idin soo dangala sidii shalay afka jabiya

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Месяц назад

    Buuhoodle Isaaq aa iska leh, waa u soo soconaa. Hal halka dhulbahante ee joogana xuduudka aan ka talaabineynaa

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d Месяц назад

    😂😂😂😂 dibaan idiinla noqonaynaa farahana dhiiga lagashanaya reerkan kibraya
    Aad moodaba inay taariikh samaysanayaan imika

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 Месяц назад

    Allah kale qabojiyo umad

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d Месяц назад

    5000kun ee guri ee laascanood kaga imi uqàdo tan dib laysugu iman maayee

  • @skydude8871
    @skydude8871 Месяц назад

    saxiib waxaa dhahdaa meeshan kaftan fadhi kudirir waa ciilan yahay kkkk Somaliland ani ma aqaan barkee meeshaas ma kusoo korin lakiin waa la ogyahay in xoogweyn yihiin.

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 Месяц назад

    Waar ilaa garowe ayaa inoo balana walahi waad joogi waydeen daaroodow

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад

    Guul ssc

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Месяц назад +2

    Wallee waqcad baa ku dhacday
    Waa qabtaaye ha qarsan.
    Cabaadweyn.

  • @sacdiabdi4293
    @sacdiabdi4293 Месяц назад

    idoor wa hal harti nah dhul & mj idoor & hb ba qolalka ka soo furtey ayagoo isku dirayah magacodanah sheegan kuwoodi cabtoyga ahanah run bey u qaban o cayda wllohod bey ku so darsamen tankle ceergabo warsangali ba ugu bden ma aha in la dhoho only khatumo ba dega ma aha in magacodaba mesha laga saro qifishini o hawiye ah 5 xabo bn sheegsheegi jirney mj o degan ceergabo hal mar ma soo qaadno war dagal an loo dhameyin wx guul ah kama gareyno ee walalyal caqligu ha shaqeeyo cadowgiina yu san isku kiin dirin si u guul idinka garo wlllka wx kasta u qab blseh haku degdegin.firdhiye wadenka ma amarkiisa dagal lagu galayah mise 100 wiil oo aan cid ay la tashanayan jirin ba lagu galayah maxweyne amarkiisa kaliyah bey ahayid in dagal lagu galo garadadu xabada oo laska ka dhex socotah bey lahayen gala dagalka hadanah wey u jedan in aysan talo weydiin ayaga & dawlada toonah wx ka weydin ma aha mid dhulbahnte iskugu talin toono hadii aan wx laga badalin firdhiye haloga danbeyo talada wadenka qof amar u san bixin sameyin kara ma jiro walalayal hadii an maxada amarkodu socon dawladnimadu ma soconeyso waden 18 dagal galayan amar la aan ma jiro aduunka meel ay ka jirtoh taas wa in aan ognahay wallka nah si kasta oo laiskugu kiin diro waa wallka qof M harti & sicid harti kala geyin kara ma jiro 35 idoor isku dayaan sacado bey ku dhamatey yan cadow isku keen diriin Ninkasta oo magaca 2 rer wax ku caynayah camera fur ha la dhoho 3 diisa magaca hala weydiiyo & hyadi wayo badenkodu wa dad ina yaqan cabtoyda ma hee tanjle waa in la report gareyo cidkasta o ay yihiin horey u soco ssc ❤❤❤❤❤❤❤ darwish cidnah maka guleysaneyso❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiKhadar-z6l
    @CabdiKhadar-z6l Месяц назад

    Alle hakala qaboojiyo

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Месяц назад +2

    Fulay commentska xidha darood qaniimada sowada isaaq ma oye waa dila waxaadtahay munaafaq bewnlow

  • @cabdilaahiqalinle2437
    @cabdilaahiqalinle2437 Месяц назад

    Indhajaa beedhey waad jabteen

  • @MahamedMahamoud-q4m
    @MahamedMahamoud-q4m Месяц назад

    Aad kayso ha oyiin 😅😅😅😅
    Ee wax iska ceeli.😢😢😢

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b Месяц назад

    kkkkkkkkk waay iskahadleen guushee baay gaadhen

  • @muhumedabdi5460
    @muhumedabdi5460 Месяц назад

    Waa wax aaaaaad looga xumaado dhiiga muslinka walaalaha ah ee iskudaadanaya

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q Месяц назад

    Iidoor wuxuu rabaa dhul daarood inuu ka taliyo,walee inaanay suuroobaynayn waa la isku dhiman,
    Shalay khaatumaa ka kicisay dhulkii ay iidoorku joogay.

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Месяц назад

    Hadan so labtay waykana wiilka beenalaha harti haye beentiini isugu shekeeya somaliland guul facebook laydukuma arkiine isaaq so daawo wilashiina gardarada ku so day sida loso aruurshay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад +1

    khatumo qudhamaha majertene sarakhiishoodi ba la soo qabtay maxad uga dhigaysa dhulmahante qudha daroodbaaka buuxee

    • @11naa44
      @11naa44 Месяц назад

      Hhhhh sificn u oy habrihina wd iswada aruursateene adkeysta

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Месяц назад

    Balaaya wadada ceerigaabo waa magaalo soomaaliland wanay ogyin ee waa masiiba wada yaa bar kiciyay way daganaay looma diid laakin ma jireeso in lagu murmo

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Месяц назад

    Uraye somaliland ma caraarto

  • @YoonisShiikh
    @YoonisShiikh Месяц назад

    Waala area 2kaari oojjb ah

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Месяц назад

    Balaaya wadada ceerigaabo waa magaalo soomaaliland wanay ogyin ee waa masiiba wada yaa bar kiciyay way daganaay looma diid laakin ma jireeso in lagu murmo hhhh

  • @IfrahIsmail-d6x
    @IfrahIsmail-d6x Месяц назад

    Niiiiiiiiiiiicccccc😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    guul guul guul ciidanka ssc khaatumo guusha Allaah haidinku irzaaqo

    • @leenamohammed-o1s
      @leenamohammed-o1s Месяц назад

      Keep on dreaming😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @laylaxuseen-i7s
    @laylaxuseen-i7s Месяц назад

    Beenaale wajigiisa eega wuu qararsan yahay cccccda jooji

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 Месяц назад

    Soomaali waa la isku habaareee saacadaan Iyo dagaal 😂 Subxaanalaah aloow kala Qabooji Hassan dhiiqo a dagaal spleet uu wadaaa usc doowlad Wey aan hh😂waa la isku maqan yahay 😂

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Месяц назад

    Kkkkk ohin cajiiba huwaneey isaaq waa mid meeday ceerigaabo aad ku tamayseen joog laydinka kari waye so socda cawa oyaysa sawdigii laha gogarada lakala furanaya imiikana waaxaad iska dhigaysa muslim markaad jabtay isaaqow youtuberska nocaana lasocda dalkiina difaaca

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 Месяц назад

    Ciidan qaran ma jiree dagaalku waa qabiil

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r Месяц назад

    Guul harti

    • @AxmedAxmed1234-ru6ot
      @AxmedAxmed1234-ru6ot Месяц назад

      hartigee waa kaad 5 bilood caayryseen puntland iyo majeerteen

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Isaaq doorkan way u dhan yihiin dagaalka oo way u midoobeen lkn harti hadayna midaysnayn dhulbahante kaligood yaan la halaagin sidaa darteed nabad ayaan ugu baaqayaa majeerteena munaafaqnimo mooyee waxba u tari maayaan warsangeli qabiil tiro ahaan yar nabad jecel maaha reer balaayo sidaa darteed aaway culamadii soomaaliyeed siyaasiyiintii caaqiladii

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m Месяц назад

      Oromadii miyaa miyaa

    • @MursalJaamac-z5g
      @MursalJaamac-z5g Месяц назад

      Majeerteen waxba gacan uguma jiraan, Siciid Deni baa ciidamadii Majeerteen hor istaagay iyo weliba kuwa Warsangeli.

  • @SaiidElmi
    @SaiidElmi Месяц назад

    Rabo kala badbaadi somalidan aqligii ka lumay

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 Месяц назад

    Hartiga aan dhulbahante ahayni hore uma kacaan waayo kii lascanodba waxay noo soo gurmadeen muddo ka bacdi markaan ka saarnay cadawgii magaalada

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 Месяц назад

    CEERIGAABO WAA MAGAALO ISAAQ DAAROODOW WAA INLA'IDINSOO AFJARAA CADAWBAADTIHIIN INSHA ALLAAH WAADJABEYSAAN

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Месяц назад

      IIDDOOR QAXII ETHIOPIA AYEY U XIISEEN IYO GALLEYDII DHACDAY

  • @HassanI-b7x
    @HassanI-b7x Месяц назад

    Beenaale

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад

    𝒄𝒆𝒆𝒓𝒊𝒈𝒂𝒂𝒃𝒐 𝒄𝒊𝒊𝒅𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏𝒌𝒂 𝒋𝒂𝒃 𝒙𝒐𝒐𝒈𝒂𝒏 𝒈𝒂𝒂𝒅𝒉𝒔𝒊𝒚𝒆𝒚