DAGAALKII 3-AAD EE ADUUNKA | KALA BAX , WW3 RUSSIA VS NATO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 дек 2024

Комментарии • 102

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  12 дней назад +23

    youtube.com/@hbnonlinetv?si=X41-usykNoEinqac
    AKHYAARTA CHANNELKA RUUG CADAAGA MOWLIID XAAJI HALAGU YAACO OO HALA CIMAAMADO GUULAYSTA

    • @MacoowMaxamed
      @MacoowMaxamed 12 дней назад +5

      Asc c.xafiid brit somali

    • @shariif2143
      @shariif2143 12 дней назад

      Aniga wexeey ila tahay in Russia dhiiqo lugaha loo gelinooyo sababtoo ah dagaalka labaad aduunka mareekanka woxoo ku garaacay dalka Japan nukliyeer sidaas OO kale ayaa loola Rabaa Russia in uu u garaaco Ukraine si loogu dhaleeceeyo Russia

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 12 дней назад +8

    آمنت بالله ربا وبالاسلام ديناً و ب محمد صلى الله عليه وسلم نبيا 🤲

  • @ayaanyusuf9725
    @ayaanyusuf9725 12 дней назад +2

    Woow mowliid xaji abdi soo dhoow ❤

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 12 дней назад +14

    Talow cawa ama maanta imisa jeer ayad ku saliday nabigeena sharfan صلي الله عليه وسلم

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 12 дней назад +2

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 12 дней назад +3

    You are together we are happy to see you guys

  • @ApdoukadermahadAli
    @ApdoukadermahadAli 12 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤. Jimcemubarik

  • @Siyad-p4t
    @Siyad-p4t 12 дней назад

    Thank you I like that you know a lot

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 12 дней назад +2

    Ma sha allah

  • @bashirlaari6904
    @bashirlaari6904 12 дней назад

    Thanks waxbadan

  • @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h
    @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h 11 дней назад

    Waan idin salaamay

  • @abdishakurhassan8379
    @abdishakurhassan8379 11 дней назад +1

    MawliId iyo c/xafiid niman culus

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 12 дней назад +6

    Yaa rabbi noo gargaar falasiina u gargaar

  • @QoraneCabdulaahi
    @QoraneCabdulaahi 11 дней назад

    Mawlid xaji iyo Abdi xafid mahadasanidin

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 12 дней назад +1

    Cabdixafid iyo mowlid big greeting

  • @bashiiraadanmuuse3115
    @bashiiraadanmuuse3115 12 дней назад +4

    Ilaahay isku kii jabi maraykan waa cadawga falastiine alloow jabi iyo UK yaybz

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 12 дней назад +1

    cabdi iyo mawliid guulaysta❤❤❤❤❤

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 12 дней назад

    Maasha allah
    Labdinba waan kuxidhanhay

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 11 дней назад

    🇵🇸✌️🇮🇷✌️🇵🇸✌️🇮🇷✌️🇵🇸

  • @ashanur2143
    @ashanur2143 12 дней назад

    Maashalah mowlid sidaad I amaantay wiilkeena abdihafid

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 12 дней назад

    Sharaff iyo Karaamo. Cabdulxafiid iyo Mowliid. Allaha idin Karaameeyo. Barnaamijkan oo kale noosoo badiya. Mahadsanidiin.

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 10 дней назад

    Labo macalin ayaa is helay guulaysta insha allah
    Mawliid xaaji waa macalin xagan uu wararka iyo war bixinada uu soo jeediyo M.M.cade waxa kaga fcnaa mawliid 100% M.M cade waxa la moodaa inta badan in uu daal ka muuqdo inkasta oo isaguba ùu kaftan ahayn

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  12 дней назад +2

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @LeCoq-i5g
    @LeCoq-i5g 12 дней назад

    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🕋
    Ya somalee daaqalku u sooconayaa inchaALLAH oo khaayr aa ya kujiiriidoona biidniiLLAHI KARIM 🇸🇦🇸🇦🇸🇦 MashaALLA 🇸🇦🕋 guul iyo qobonimoo !!!

  • @MoliidMumin
    @MoliidMumin 12 дней назад

    👍👍

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 12 дней назад

    Saxafiyeeen qaran guulaysta

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 12 дней назад

    Asc wiilasheena guleysta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 12 дней назад +1

    Mowliid Ninkaan Sxbkaa ah ,Dhiiqo ayuu lugaha kula jiraa,waxuu ku dhax milmay Siyaasadda dhiiqada ee Somalia

  • @jineyxasanxasan8059
    @jineyxasanxasan8059 12 дней назад

    Saas waye ❤❤❤❤❤❤

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 12 дней назад

    RUUSHKU YUKREYN WUU U TURAAYAY MAADAAMA ISKU DAD YIHIIN MIDOWGII SOVIET KA TIRSANAAN JIREEN WAXAAN U MALAYNAA REER GALBEEDKA IYO YUKREYN WAXAY DHUUSO U ARKAAN INAY XAAR KU NOQOTO

  • @MahdElmi
    @MahdElmi 12 дней назад

  • @BashiirFaarax-g3c
    @BashiirFaarax-g3c 12 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 12 дней назад

    Abdifataax ha dhaco

  • @Peacetoyou1234
    @Peacetoyou1234 12 дней назад +1

    Europe way dharagtay ee ilaahay dagaal ha ka rido si ay u dareento dhibta

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 12 дней назад +3

    Gaalada ala haiskujibiyo muslimiintana Ala guuleeyo

    • @reemali6728
      @reemali6728 12 дней назад +1

      amin 🤲 🤲 🤲 🤲

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 12 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 12 дней назад

    Ascwb walaalayaal. Aniga waxay ila tahay in la rabo inuu Ruushku jawaabo marka si walba looga cadhaysiiyo, Isla markuu jawaabo ee am a Naato amma dal kale uu weerar culus ku qaado, in loo qiro awoodiisa oo halkaa lagula heshiiyo. Baarak'Allaah fiikum.

  • @rodneyvanwyk-pl6uh
    @rodneyvanwyk-pl6uh 12 дней назад +1

    Gaalo in ay is disho waa arin qariib ah wa walaalo maha dad duli sida munafaqiinta carabta oo kale

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 12 дней назад

    Bismilaahiraxmaaniraxiim ilahow naga qabooji

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 12 дней назад

    Rushka guul urajenaa

  • @mohamudyusuf-y8s
    @mohamudyusuf-y8s 12 дней назад

    Mowlid wanin qali ah

  • @Califoor15
    @Califoor15 12 дней назад

    Mawid wan salamaya

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 12 дней назад

    Rag adag aya ishelay waad mahadsantiihin mowliid iyo Abdi hafid

  • @mustafabahnan6762
    @mustafabahnan6762 11 дней назад

    Waan soodhawaynayaa im yukrin dhulka lala simo oo edab loosameeyo

  • @grandtvchanel3489
    @grandtvchanel3489 12 дней назад

    Cajiib waaye

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z 12 дней назад

    Asc bahda BRIT SOMALI TV sxb cabdi xafiid maxamuud iyo mowliid xaaji

  • @gouledahmed7941
    @gouledahmed7941 12 дней назад

    Wadashaqaynti waa hromar wallaalayaal waa guulguul

  • @MohamedSodal-l8v
    @MohamedSodal-l8v 12 дней назад

    You see that the world is coming to an end or its wisdom is becoming obsolete because the patience and order that was used to guide the world is ending but we will see the way of the third destruction.

  • @MaxamuudCabdilaahi-qv9nf
    @MaxamuudCabdilaahi-qv9nf 12 дней назад +2

    Mawlid xaji cabdi lagen

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 12 дней назад

    Waan dhawnahay soodhawada
    Rag culus.

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 12 дней назад

    Habartii waa layd ee ratigu ladiday waxay tiri waa sidaan rabay.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 12 дней назад

    Nimcadii bayhaywayen reer galbeedku

  • @luljisow9028
    @luljisow9028 12 дней назад +1

    USA 6gantaal ku dhufteen lkn UK 12gantaal ku dhufteen maxey tahay sababta loogu digil la'yahay dadka ingiriiska sida scandinevia

  • @eviethebaby
    @eviethebaby 12 дней назад

    Dagaaka 3haad waa loo baahan yahay oo weliba si degdeg ah

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 12 дней назад

    Waxa la ogaadey Awooda Ruushka in ay leedato marki laga reebo Hubka Nocleerka marka fasaxan Hubka ay ufasaxeen waxa keenayo waa yes iyo Dan daansi❤😂😂😂🎉😢😮😅😅😅😅😊

  • @Aadane1
    @Aadane1 12 дней назад

    Mawlid iyo HBN waa wanagsan yihiin qabyalada ka fogaada lakiin xayesiis tirabeel ah ayanku nacay barnamijkiisa

  • @AbdullohiSaddam
    @AbdullohiSaddam 12 дней назад

    Russia way ka guulaysaneysaa ree galbeedka marka laga reebo Germany🎉

  • @abdiwaliJamal
    @abdiwaliJamal 11 дней назад

    Adeer waxad nookeentay muxuu ayaa waryaah hawiye kawaramaya dagaalka 3adead waa ayaab

  • @mahamedmahamudmahamed4809
    @mahamedmahamudmahamed4809 12 дней назад

    Asalaamu caleykum Antigua sidan u arko yurub waa dadka ugu doqonson sababtoo ah iyaga dhamaantood USA ayaa ka maskax badan

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 12 дней назад

    Asww❤❤

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 12 дней назад

    Asc Adkatay shekada wey soo adkatay 2laba nin oo noo falanqenaya

  • @AmiinMoalin99-fx9wu
    @AmiinMoalin99-fx9wu 12 дней назад

    Ruushka asaa ragaadka isku dheereeyay Mar hore Ukraine inuu Mar hore qabtay aheed

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 12 дней назад

    Sweden xata

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 12 дней назад

    Kuwan reer galbeedka. Indio Wax arkay ma aha waana daalimiin naxariis lahayn
    Russia way guulaysanaysaa
    War qu aanka akhriya
    Falastiine guusheedu waxay Ku xirantahay Russia 😊

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 10 дней назад

    Putin Wuu Ogyahay Odeyga 80 jirka Joe Biden Inuu Yahay Nin Qalqal Galinaya Nabada Aduunka Waxaa laga yaaba Putin Inuu Weerar ku Qaado Polen & Nato & Ukrane

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 12 дней назад

    Rushukahanoodo

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 12 дней назад

    Warkan xageed ka hesheen USA anaa joga cadan natusa

  • @CabdiCali-u1p
    @CabdiCali-u1p 12 дней назад +1

    Mawlid maxaga ayad uwaregtay maanta

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 11 дней назад

    Somalida waa in ay taa geer taa rushka.

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 12 дней назад +1

    Asc BRIT somali TV cabdixafid iyo Mawlid guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 12 дней назад

    CNN & Al juzira BBC & Fox news 📰 ama London tv natusa

  • @Cslaam
    @Cslaam 12 дней назад

    Roero2ro

  • @mohamedpedri5424
    @mohamedpedri5424 12 дней назад

    Mowliid ninadag

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 11 дней назад

    Biden bloya u xiran. Waa in laga qabto aduunka. Ha noo laado rushka

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 12 дней назад

    Yahuuda ayaa dagaalkaan ku wada nacalada

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 12 дней назад

    ASC. WAA. DHOLATUS. LA. RABO. IN. RUUSH. LA. SIYO. UKREN. WAAYO. RUUSH. TALABO. MAKHAADIN. ASGOO. KA. XOOG. BADAN. RER. GALBED

  • @herosommedia
    @herosommedia 12 дней назад

    Aadi iyo aad ayey u xiso badantahay isla dahintiina warka guul iyo geesinimo.

  • @Ilyascabdi-x5y
    @Ilyascabdi-x5y 12 дней назад

    Asc

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 12 дней назад

    Rer gabeedku aad bay ukibreen balaayo rogta Alle hakusalido

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 12 дней назад

    Bisinkoow yuhooy Xaytahay walaxdan jini Ood ka shekeyhaysid C/XAFID 😢UK ma Rabtaa inad naga qaxisid, ar ani wa boxoyaa, Somaland aa nabad laga shegoyaa ee igu OGADA ma has iyo hargayso, Xaytahay dagalkan Britain aad ka shegaysid iyo dagal kan, 3aad, ar ani wa guuray

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 12 дней назад

    Dawladahayuhuduoreegalbeedka hadhaceen dawladahaislaamkuhanoolaadeensxb

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 12 дней назад

    Ma Trump balodan leeyahay maxalagaraba Ruushka

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 12 дней назад

    Anaga reer USA beeqaminta dannogujira

  • @abdiabdi8589
    @abdiabdi8589 12 дней назад

    uma ma laynaayo in ay tahay war baahin sugan

  • @mustafabahnan6762
    @mustafabahnan6762 11 дней назад

    Hadii dagalku qarxo soomalida samayn inteeleg ayu yeelayaa

  • @MrFerdubte
    @MrFerdubte 12 дней назад

    ma qabyaaladii baad joojisay C/ xafiid !!!!!??????

  • @Iban-w9l
    @Iban-w9l 12 дней назад

    You don’t even allow people to say there on opinion without you harassing them

  • @xqaalib3370
    @xqaalib3370 12 дней назад

    Cxaafid kuwii xanuunsanaa ee aad jeclayd inaad dadka Barton wey kaa socan waayenhada mawliid baad rabtaa inuu kuu kala kiciyo

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 12 дней назад

    Power to Russia 🇷🇺

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 12 дней назад

    Rushuku wuxuleeyahayiquwadakoowaadsxb

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 12 дней назад

    Laamidaadbaadumahasatihiladinsxb

  • @mohamedcismaan315
    @mohamedcismaan315 12 дней назад +2

    Habartaa wase soodaa codka anaga waqtiga hanaga luminr

    • @charkoshanghai
      @charkoshanghai 12 дней назад +2

      Allaha ku cafiyo walal iskaga tag meeshan dad caqli niyad fiicaan aya ku xidhan abdihafid iyo BstV

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 12 дней назад

      Acuudu billaahi Ruuxa Maxaa ka -
      Qaldan? Sidee Hooyo somaliyed u
      Cayn kartaa ! Sidee Ragaan waqti
      Gooda Dadkooda u huray Ee aan -
      Adna wax kaa samayn u caayin!?
      Allaha ku Caafiyo ! Hadaad jiran -
      Tahay !!!