HHHHH WAR XAGEE LAGU ARKAY ANI WAANKU DUQEYNIYE ADIGA ILAALI XABAD JOOJINTA WAR GEERIDUBA MARBEY NOLOSHA DHAANTAYE DULINIMO INTAAD QAADAN LAHEYDEN BEIRUT DHAN BANAAN HA NOQOTO AYAGANA TEL AVIV DHULKA DHIGA HAMAAS O IDINKA AWOOD YAR BAA DIIDAY DULINIMEE IDINKA DHINACYO BADAN O SHACABKÍNA AADI KARO AYAABA IDIN FURANE AGAH!
Munafaq nimadi turkigu waa kasa ordugan weligay wa noocas u aha kurdidu so dad islama ah ma aha mu la heeshiyo hadu ka run shegaya islamnimadisa hada sow ima muqdo in shaicada iran inay qadiyada rwer falastim ay uga firfircon yihin
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Taalaabin ilahay haabaabiyo insha ah
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
Xutigu waa mujaahidin ilaahay haa quuweyo insha alaah
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
Mahadsanidin wafahanay
❤ nice
🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Maansha allah hbn@online TV falastiin guul insha allah
Waan salaamay hbn onlin mawliid maxamed md cade
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda suniyiinta kadgalmysa suriya guul allha garsiiyo yaarabi
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Wcs
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ 👍
❤
allow u hili reer falastiin
M m cadde iyo mawliid waan idin salaamayaa sxbyaal
Asc mowliid iyo Mohamed habeen wanaagsan
Ya Allah protect falastine from Isreal ameen ya Allah 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks walaalo ❤❤❤❤
Khabiir. Carabtii ma waxay dhabarjabisay hiilkii reer falastiin?
Waan wareeraye
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Waa 30 bari ka dib
HHHHH WAR XAGEE LAGU ARKAY ANI WAANKU DUQEYNIYE ADIGA ILAALI XABAD JOOJINTA WAR GEERIDUBA MARBEY NOLOSHA DHAANTAYE DULINIMO INTAAD QAADAN LAHEYDEN BEIRUT DHAN BANAAN HA NOQOTO AYAGANA TEL AVIV DHULKA DHIGA HAMAAS O IDINKA AWOOD YAR BAA DIIDAY DULINIMEE IDINKA DHINACYO BADAN O SHACABKÍNA AADI KARO AYAABA IDIN FURANE AGAH!
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇱🇧🇱🇧🇱🇧💪💪💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊
Taariikhda way khadantay
Aagoon wayiraxdeyi yanwabakarebin
Lataniyaahu waawacal dhalayisxb
Wariye maxamed cade wuxu amisanyahay israel io US kadambeyaan dagaalka ka qarxay suuriya. Wuxu aad uladhacsanyahay iran io xisbulahi garab istaaga usameyeen ree Palestine. Aniga xt sidokale aad ba oladhacsanahay lkn iran io Russia io bishar Asad waxay kusameyen shacabka suuriya wa mid lamid ah waxa israel kusameysay ree gaza. Marka gargaarka allah helenee mucaaradka suriyo aniga somaliya joga meelo badan somaliya ku arkay qaxooti suuriya. Xt tuulo somaliya ku arkay bal qiyaas marka wariye maxamed cade. Beenta iran io shiicada waxbo haa aminin. Islanimo uma caawin Palestine lkn Dano strategy ucaawinayeen sidokale suni io shiico. Taageerada Palestine wa kamidesanahay lkn suuriya kukalataknay
Munafaq nimadi turkigu waa kasa ordugan weligay wa noocas u aha kurdidu so dad islama ah ma aha mu la heeshiyo hadu ka run shegaya islamnimadisa hada sow ima muqdo in shaicada iran inay qadiyada rwer falastim ay uga firfircon yihin
Mowlid .axamed cade waxa weydisa qaxotiga syria dal u geeyo miyu u haayaa dadkas kacdonka ah goboladoda ayay so ceshanayaan
Waxani waa isku dilka islaamka waxana ka danbeeya yuhuuda hadaad laga dagaalka.la joojina wayka dari
Dadka beenta ka daaya. Maa'daama aydaan hayn wax nas ah oo loogi xinkaro qof dhintay iyo mid nool'ba.
Falastin hanoolaato
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Rushku haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤