WAA YAHII QURUXDA BADNA EE MUQDISHO (MOGADISHU 1988)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • Nabadeey macaaneey
    Nacabkii colaaddaay
    Dawo nabar bogsiiso
    Nooluhu qaddariyaay
    Nuurkii indhaha iyo
    Nalka halista muujaay
    Nasri EEBE keenaay
    Nacaybkana fogeeyaay
    Qalbi kuu nuglaa iyo
    Indho naabi fuushaa
    Nacfi kaa sugaayee
    Nageeyaay Baryada ILAHAY iyo,
    Kama noogo ducadee,
    Dalka noogu soo noqo.

Комментарии • 18

  • @moeosman3517
    @moeosman3517 4 года назад +6

    My beloved city Mogdishu, where I grew up. I will love you forever. Thank you Abdirizak Abullah. 45

    • @atiicade8809
      @atiicade8809 4 года назад +1

      Adiga somali matihid miyane af somali kuso qor komantiga waxa laga yaba waxad dhadid dad bdn ine kugu racan

  • @zakiyare5149
    @zakiyare5149 3 года назад +3

    Nasiib uma yeelan inaa wadankeena oo saan u qurxan arko

    • @ahjsky2946
      @ahjsky2946 2 года назад

      1988 madaafiic ayaa la dhaceyey hargeisa. Viva Somaliland khalad danbe gali meyno kii 1960 ayaa tusaale noo ah. Waxaad rabtaan la baxa federal, kacaan , boqortooyo iwm

  • @samaaralovelygirl6306
    @samaaralovelygirl6306 4 года назад +4

    dad waa dadki hore dalna waa dalki hore allaw nabad waarta nasii😗😗😗

  • @galaxypony7716
    @galaxypony7716 4 года назад +3

    Ninkii so maraa og nabada iyo sharaftii somalia wana so noqoneysaa insha allah 🇸🇴🥇💯💖👏👏👏👏👏

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 3 года назад +1

    wadooyin nadiifa oo wada laami ah taasi waa moqdishadii hore
    hadda wadooyinkaas idiin muuqda waa wada bacaad iyo wasaq miiran

  • @عبدالرشيدعلي5812
    @عبدالرشيدعلي5812 4 года назад +2

    ماشاءالله ماشاءالله انشاءالله راح ترجع مثل اول واحسن يارب

    • @abdinuurmahamuud3416
      @abdinuurmahamuud3416 4 года назад +1

      انشاءالله اه يا بلدي كم كنت جميله اسآل الله ان يجعل امن وامان وان يجعل تزدهر💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 4 года назад +1

    Magaalo bilicsan. Xamar caddeey yaa ku xaal marinaayo.

  • @landerslanders1624
    @landerslanders1624 3 года назад

    Nabsigu xumaa
    1988 dadka waqooyi sida loo xasuuqayey.

  • @samasa436
    @samasa436 4 года назад +1

    1988 bajaaj miyaa jirey?

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 3 года назад

      1960kii bay jirtey moqdisho

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 года назад

      Waa laga mamnuucay, 1970 meelahaas la mamnuucay, weyna ku saxsaneyd diwladda xilligaaas oo magaaladee foolxumeyaan, wasaqeeyaan hawadeeda. Dunida dhan magaalooyinkeeda madaxda waa ka mamnuuc sida Nayroobi. Xataa Hindiya magaaloyinkooda waa weyn meelaha bikicsan waaka mamnuuc.

  • @luckyman1fca844
    @luckyman1fca844 2 года назад

    M.a waxay eheed waati aad uquruxbadan🥰🥰

  • @rudwaan
    @rudwaan 3 года назад

    Wakhtiganii saa umuu siifagoyn 3 Sano kabaxdi ayay somaliland gooni isgu taagtay Taarikhda Video marka La Eego

    • @ahjsky2946
      @ahjsky2946 2 года назад

      1988 madaafiic ayaa la dhaceyey hargeisa.