XILIGII GUMEYSTAHA - TAARIIKHDA SOOMAALIYA - QEYBTII - 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 янв 2020
  • Calankan Buluugga ah ee xidigta ka tarjumeysa Soomaliweyn dhexda uga hardhan tahay waxaa la sameeyay 12 October, 1954.
    Maalintaas wixii ka dambeeyay Soomaalida waxaa ka tarjumayey calankaas, oo ah astaan ka hadleysa Somaliweyn iyo Midnimo qaran.
    Dhinaca kale, Heesta Calanka, waxaa ay leedahay taariikh gaar ah, heestan, waxaa miraheeda lahaa (AUN) Abwaan Xuseen Aw Faarax Dubbad, Waxaa laxanka lahaa (AUN) C/laahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe).
    Abwaanka Alifay heesta ayaa ka sheekeeyay in heestaas ay ku jirtay riwaayaddii ay isku barteen Xuseen Aw Faarax iyo Abwaan Qarshe oo Waqooyi ka yimd iyo Fanaaniintii reer Muqdishu.
    Heesta waxaa ay ku jirtay riwaayad lagu eegayey fanka labada abwaan, Xuseen Aw Faarax waxaa uu sheegay in riwaayadda marka ay dhaxda mareyso oo ay qaadeen heesha calanka in isaga iyo qarhse la siiyay Diploma lagu abaalmarinayo labaadsi abwaan, Diploomadaasi lama bixin ka hor xiligaas ama kadiba, Waxaa ay sidoo kale isla riwaayaddaas ka dhigeen Djabuti iyo Cadan.
    Xilliga riwaayaddaas Muqdishu lagu dhigay waxaa ay aheyd 1956-dii, labo sano ayuu jiray calanka Soomaaliya, hees sidan u qiimo badan cid u qaatay ma jirin xiligaas ka hor.
    Subscribe to our channel for more videos and updates. THANK YOU FOR SUBSCRIBING.

Комментарии • 2

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey 5 месяцев назад

    Baaq nabadeed galmudug state Somalia

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 11 месяцев назад

    Xiliga gumaystaha wax somalia la yidhaa ma jirin halkaa iska sax