Shaahii Dooxa Dacar Buruq. Biyihii dhanaanaa iyo shaah shaadali ah.

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 24

  • @abuukarabdisalaam9824
    @abuukarabdisalaam9824 3 месяца назад

    Maasha Allah .
    Dhulkeygow quruxbadnide.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 месяца назад

    Mansha allah ❤❤❤weliba caleenta shaaha isticmal mida liinta iyo sanjabisha laga sameyay ama qorfaha dhaga yaraha jooska sanjabisha isku soo shiida kadib inyar isticmal wa booskii caleenta oo kale xaga cfmaadka wey ka fcn tahay

  • @CkhaaliqAxmedaadan
    @CkhaaliqAxmedaadan 3 месяца назад

    Biya shiinaha so duub pro

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 3 месяца назад

    Bashiirow magacaas kale ee Dacar budhuq ay leedahay waxaan filayaa waa LAAS GEEL, mase hubo,.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 месяца назад

    Good bless republiken of somaliland my country ❤❤❤

  • @faysalhussien-t4o
    @faysalhussien-t4o 3 месяца назад

    Waxa la yidhaahda laasgeel

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 3 месяца назад +1

    Reer guuraa, buugiinii inyar baa ku deeqda noo soo gudbiya❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 месяца назад

    Mash Allah nice

  • @aminajama160
    @aminajama160 3 месяца назад +1

    Raga Somalida ah ee Qabiilada isku dira ee munafaqada iyo Qabyalada meelkasta la jooga, ee nolosha ka dhacay, May labadan nin ku daydaan, waliba kuwa Qurbaha jooga ee wadanku ka degilaayahay.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 месяца назад +1

    Salaam Alaykuma masha allaha qofkii 73 Ee video gan daawada thanks 🎉🎉🎉🎉 masha allaha 🎉🎉🎉

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 3 месяца назад

    Ninkan magiciisu waa "DALXIIS DHAMAE" way ugu jirtaa qurba joogdalkiisii ku baashaalaaaya masha allah.

  • @Haaji_Geele
    @Haaji_Geele 3 месяца назад

    Gabaygii maad ku dhufatid mahadow
    ●qac markaan kasiiya indhaha wahab kaduula
    ●mana wareero mana waasho naxariisna waan kala wareegnaa
    Illahay ha idin barakeeyo

  • @North-77
    @North-77 3 месяца назад +1

    Masha alaha roll model 🎉🎉

  • @zinuzinu6046
    @zinuzinu6046 3 месяца назад

    MASHA ALLAH ❤

  • @aganesacad8251
    @aganesacad8251 3 месяца назад

    Jaanis wayn ayaa kujira safarka dacarbuluq.adduun ayaa dhex ceegaaga

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 3 месяца назад

    Asc wllo bashir mursal ciise bootaan iyo saaxiibkiiba wan salaamayaa lkn mar walba labadan nin waxay ku dalxiisaan meelaha ugu fiican ee dalka waxay soo bandhigaan iyagoo cuntooyin samaysanaya halka dadka qaar qatan yihiin mrkaas fadlan wakhtiga dalxiiska diinta alle galiya khuruujyo.baxa dadka baahan sadaqada la ogaada

  • @aganesacad8251
    @aganesacad8251 3 месяца назад

    Nabigaanuurleh

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 3 месяца назад

    Salaan sare gudoonta saaxiib rag baahidooda soo koobay ❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 месяца назад

    Dooxu mar mat isagoon roob da in ayuu soo roman karaa iska ilaaliya anaa dooxa hargaysa ku dhashay

  • @fosihissein-x3v
    @fosihissein-x3v 3 месяца назад

    mahad cabdulaw inaadeeraw oo inaadeeraw waxaad daawataa youtube ka caalin abyan buuraha muusecabdale somalida u hayo ee golis gaar ahaan beeraha kulmiye ama buurta goonle oo ama xaga dushuu kula mari goda iyo iskudar oo goonluu idin gayn ama laamiguu idinmarinoo sheekhbaydin kulmiyeka tagi waa isla muusecabdalee oo caalin abyanbaa idinkaxayn inaadeeraw soo xayaysiiya oo halkaa sooduuba fadlan mahad iyo bashiiraw bilaa caleeg

  • @AliCumar-i8x
    @AliCumar-i8x 3 месяца назад

    Fartahii ayaa idinka maqan iyo muusigii . The good the bad and the ugly

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 3 месяца назад

    Maxu dad kudhintay dooxa uu daadku qaday

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Abahay baaba ku dhintay oo gaadhi uu saar naa dooxu qaaday lakii madkiisa ayaa la helay

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 месяца назад

      ​@@TogdheerBurco-x3pAlaah yarxama