Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Socdaalkayagii Geed Deeble Botanical Garden. Mucjisadii Dooxa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июл 2024

Комментарии • 40

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 Месяц назад +6

    Geed deeble waa meel qurux badan 🎉🎉🎉

  • @aminajama160
    @aminajama160 Месяц назад

    Mansha Allah the nature sound, the birds singing 🥰

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Месяц назад +3

    Salaam Alaykuma first one comment thanks masha Allaha 🎉🎉🎉🎉❤

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 27 дней назад

    Masha Allah tabarakallah Galsaxar iyo Gedebleh quruxda Allah dhulkeena ku maneystey

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 Месяц назад +1

    Masha allah
    Aadbad u mahadsantihin

  • @kiinhusen
    @kiinhusen Месяц назад +2

    Dadka Soomaaliyeed qabyaalada Ilaahay haka masaxo

  • @user-sc6ze1bz7b
    @user-sc6ze1bz7b Месяц назад +1

    Alla, aawey inkaar qabayaashii, geedkeey arkaana salka ka soo gooyn jirey🎉

  • @kiinhusen
    @kiinhusen Месяц назад +1

    So beautiful wlahay

  • @momahedmaasim7348
    @momahedmaasim7348 Месяц назад +1

    Masha Allah

  • @amaalahmed1847
    @amaalahmed1847 Месяц назад +1

    Maasha Allah tabarklalaah

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 Месяц назад +1

    Woow waa doox cajiib badan ❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Месяц назад

    Beautiful garden flowers inay ku beeran ayay ahyd

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 Месяц назад

    MashaAllah...dal xiis u aads❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Месяц назад

    Maa shaallah waa deegaan qurux badan waa xagee meshaan xagee magaalo ugu dhaw.

  • @suadgellemuhumed5166
    @suadgellemuhumed5166 Месяц назад

    Ala wa meeshii and u qaxnay ee diyarafu nagu rushan jirtay walaaho

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 27 дней назад

    Masha allaah Bashir & mahad ❤ walaalayaal waxaan idinka codsanaayaa anigoo ku hadlaayo magaca Bisha cagaara meel kasto ee aad dalxiis ku tagtaan inaad nagu caawisaan miro geed BISHA CAGAARAN wexey u taagan tahay abuurida geedo badan oo wadanka ku abuurno Somalia meelkasto & la dagaalanka nabaad kuurka waa dhalinyaro Somaliyeed oo is abaabushay oo u taagan in ee dhireeyaan Somalia 🇸🇴 oo dhan walaalayaal nagu caawiya miro si Somalia 🇸🇴 u noqoto wadan cagaaran

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Месяц назад

    Ma sha alla mahad iyo Bashiir ❤👍

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 Месяц назад +1

    Cajiib quruxdaas!! Weli maa hargeysa joogta mise waad ka tagtey mahadow.

  • @teach-or-learn
    @teach-or-learn Месяц назад +1

    cajiib

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Месяц назад

    BAASHAALA MAASHA ALAAH

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Месяц назад

    Geed Deeble waa meel aad u qurux badan, oo naftu ku nasato!

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 Месяц назад

    Aad ban idin salaamaya walaalayal❤❤❤❤❤

  • @user-vl2sr2qi4f
    @user-vl2sr2qi4f Месяц назад

    Asc bro hore usoco masha allh

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад

    Dhulkii Hooyo ❤❤❤❤❤

  • @kiinhusen
    @kiinhusen Месяц назад

    Waa xagee meeshan

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 27 дней назад

    Mahad aad Ayaan ku salaamay .Ilaahay ha ku sharfo wax wanaagsan ayaad Bulshada usoo gudbisa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Месяц назад

    Waa dhulkayagii deegaan ahaan caruurnimadii ayaan iman jiray hadana waan tagaa dooxana waan seexday ku nastay

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Месяц назад

    kumannaan qof ayaa ku aasan dadkii hargeisa lagusoo dhaawacay 1988 ee u duceeya

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Месяц назад

    Geeddeeblihi masas waaweynbay lahaan jirtee iska ilaali

  • @bigie2264
    @bigie2264 Месяц назад

    Maansha Allah what a blessing from Allah what a beauty waxaan xusuusta 2007 an bokhanay xili roobad biyo shinaha iyo geed deeble macala masajidka tabliqiinban ku kulanay quruxda iyo tariikhda nimcada meesha taala jano dii dhulka weeye Allaha ha barakeeye

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 22 дня назад

    Aqoonyahan Aan kuu sexeewaa GABIYEHANDHOORRE shimbirta ciyaysaa 11:08

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Месяц назад

    Wakhtiga video noosoo badi 10 daqiiqo naguma filna

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Месяц назад

    Qof kasta oo taga meeshaas Haddii uu geed Qaado oo ka beero Goobtaas(Geed deeble) aad ayey isu beddeli lahayd Meeshaasi Cagaar badan ayey Yeelan lahyd.

  • @user-sc6ze1bz7b
    @user-sc6ze1bz7b Месяц назад

    Alla walaal ma tiibaad gasheen adinkuna😂❤😂

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Месяц назад

    Geel deeble is republiken of somaliland

  • @gulledyussuf2084
    @gulledyussuf2084 Месяц назад

    Maxuu ku gartey mar qasabada korkeeda halkuu dib ka gartey raaadka Radradka radadka??? hahaha 😂