Socdaalkii from Hargeisa to Bullaxar. Bilic ku soo jiidan doonta. Baro dalkaaga.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 47

  • @maxdar11
    @maxdar11 Год назад +3

    Wallee waad raaxaysateen, masha allh

  • @naasirgaming4694
    @naasirgaming4694 Год назад +6

    Saaxiib hal wax kaa codsanaa taageero number1 kuu ah maadaama muuqaalo qurux badan noosoo gudbisid inaa mar aa ku soodalxiistid buuraha Cal madow sanaag pls waa iga codsi muuqaalo qurux badan nooga sooduub tid Insha allah❤️❤️❤️

  • @qarawe07
    @qarawe07 Год назад +1

    M.a Mahad Iyo asxaabtiisa aad baan u jeclahay aaditaanka meelaha baadiyaha ah ee magaalada kabaxsan iyo xeebaha iyo internet free environment.

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv Год назад +1

    Maashaa allah allah ha idin xafido
    Salaan kaaga timi buulo wagac!!!!
    Turba shaash
    Asc

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 Год назад +1

    Mansha allah ceel sheekhna taga idnkama fogee

  • @faysalsacijd5417
    @faysalsacijd5417 Год назад +2

    Maclin Bashir very nice trip

  • @zahrayonis8744
    @zahrayonis8744 Год назад +3

    ManshaAlllah beautiful

  • @shaamgalaal6218
    @shaamgalaal6218 Год назад +7

    Dadka qurbaha kayimada marka ay dalka yimadaan
    Waxa ay ku mashqulan mashqulan siyasad iyo wax an bulshada faa iido ulahayn
    Balse ragani wa rag fahansan nolosha
    Sxbayal dalxiis wanagsan waxad mudantihin in la idin mahan naqo
    Mahadsanidiin

    • @bashirmursalissabotan1475
      @bashirmursalissabotan1475 Год назад +1

      Siyaasadda ka ganacsigeedu ma aha meherad wanaagsan, qalbiga ayeey qofka ka madoobeeysaa. Shaqo fiican ma aha.

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Год назад +3

    I am dead jealous, masha allah I am coming soon insha allah 🤣🤣🤣🤣

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Год назад +1

    nice vacation guys,, halkuu dooxa waaheen bad waqooyi kaga daro,YSLAAM

  • @qiiqaayeqababac7064
    @qiiqaayeqababac7064 Год назад +2

    Xamar idinkasalaamayaa dhammaan akhyaarta dalxiisska jawiga wxkle wlh

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 Год назад

    Manshallah dhulkeenii somalilaan alle ha noo barkeeyo

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Год назад

    Mashalah Aad Ayaa idin Salamayaa dhamaantiin Nin Culus Ayaad Marti u Tihin Bashiir Mursal Ciise Bootan Reer London Ayaa isla Ahayn Waxaan Xasuustaa Waaguu Maneger ka ahaa Hotelka Novatel Hotel Qurba Meel La Jooga Ma aha Bashir Agtiisa Waa in Aan Guriga ka Dhistaa oo Aan Buuqa Qurbaha Ka Raysto oo Aan Halkaas Nafta Ku Xasiliyo inshalah Big Respect Dhamaantiin

  • @fathiahuseen6415
    @fathiahuseen6415 Год назад +1

    Masha allah tabaraka raxman

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Год назад +1

    Maashaa allaah wll guulaysta

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 Год назад

    Waadna Dalxis gayseen alle Ha idinka Jasaa isiiye Waxan Rajaynaya inan mar un Tago Insha allh

  • @goobjoog7658
    @goobjoog7658 Год назад

    Waa muuqaallo qiimo leh.
    Video-ga uun yara edit garee si midabbada rasmiga ahi u muuqdaan. Yaa salaam!

  • @abdirashidibrahim6047
    @abdirashidibrahim6047 Год назад

    Rageedii waa gobonimo iyo qurux

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 Год назад +1

    Wow nice trip👏

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 Год назад

    Masha Allah dalkena hooyo wanaagsanaa

  • @ismailolol4277
    @ismailolol4277 Год назад +4

    Your video makes me want to retire early and leave my nine-to-five job😮

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 Год назад +1

    Amazing wallahi ❤️❤️

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 Год назад

    Mshllh wllhi nawadu wa mcn

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Год назад

    Mansh Allah Allah ahdiin xafiido

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 Год назад

    Hadanan gabadh ahayn waa idinla dalxiisi lahaa maansha alaa

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 Год назад +1

    Maasha allaah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha allah so beautiful

  • @kiprich2266
    @kiprich2266 Год назад +1

    Masha allah

  • @husseinahmed9656
    @husseinahmed9656 Год назад +1

    Put effort in tourism,mining, agriculture and housing in all Somaliland major towns.Development to be uniformly distributed in all Somaliland zones/regions.

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 Год назад +1

    Mansha allah ❤❤

  • @jawharacoofle6580
    @jawharacoofle6580 7 месяцев назад

    Gobalka awdal weeyi wa sidee waba la is dacaya caajib😮

  • @fdama
    @fdama Год назад +1

    You pronounced Buloxar the right way. It is Buloxar and not Buloxaar as most people say. We should change the name to Bulokhayr instead.

  • @newworld4761
    @newworld4761 Год назад

    Mashallah

  • @nazirhassan3642
    @nazirhassan3642 Год назад +2

    Mahad zxp wax badan waad na bartey Barnaamijkaagan adiga Iyo Oday Bashiir ciise Bootaan waa wax fiican oo Bulshada ka nasinaya is- dhex yaaca dhibaatada siyaasada
    Aad waxaan uga Helay Barnaamijyadaada UUBAALE - hawdka Hargeysa
    Waad mahdansatihiin adiga iyo Bashiir jazaa- kalaahu khayr
    Bashiir waxaan ku bartey 2016kii Barnaamijkii Universap TV ee Abdisalam Herari Bulxaaar ka sameeyay ayuu la socdey isaga iyo King khaalid iyo AUN maxamed miyir xaaji

  • @zakariyeabdinour7500
    @zakariyeabdinour7500 Год назад +1

    Part 2

  • @harun7450
    @harun7450 Год назад

    Dhul barwaaqo oo cidla ah maxaa somaalida dhulka dhaxanta keenay meey dalkooda quruxda badan kunoladaan

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Год назад +1

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 Год назад

    Iska jira xaabtu abeesay leeda haye

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 Год назад

    Xeebtu abeenso ayay ladehee iska ilaaliya

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  Год назад

      maanu arag. meel walbaan ka seexanay.

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 Год назад +2

      @@MahadAbduleTurbashaash Allah waan masayrtay Wallaahi ilaahoow igu sin inaan dalkayga sidaa ugu dalxiiso. Mahadsanid Mahad iyo BME Botan