Music wax kale inoogu bedella ayaan soo jeedinayaa meelahaa aad maraysaana kuyare hakada ama qunyar u socda muuqaalka looga bogto waad mahadsantihiin waa vedio qurux badan
Qofkan ama qoftan la baxdey Laascaanood. Run maaha in muusiga iyo heesooyinka ay xaaraan yihiin xagga diinta Islamka. Waxaa uun xaaraan ka dhigay kuwa diinta si khalad u fasiraa ee raacsan manhajka lunsan ee shayddaaniga ah ee la yidhaaho Wahaabiya amba firqatun Najdiyya oo ah koox xagjir ah oo u ololeeya manhajkan xagjirka ah ee ay faafinayaan wadaaddada Nejedka Sacuudiga ee diinteena suubban ku xaaray. Xadiisyo waxaa la hayaa nebiga oo ku boorinaya Caasha inay dhegaysato heesaha ay qaadayeen fanaaniinta ugu caansan wakhtigaa. Imaamka xaramka ee caanka ah Sheekh Kalbani ayaa xadiiskan iyo xadiisyo kale ee uu ku tilmaamayo inaan muusiga iyo heesuhu xaaraan ahayn kaga hadlay kiliibkan :ruclips.net/video/fyZBElqnRZ0/видео.html. Xadiisyo iyo daliilo farabadan baa jira ee muujinaya inaan muusigu iyo heesuhu xaaraan ahayn, waxaanse kuu xulay daliilo ka soo baxay wadaad taabacsan manhajka khaldan ee lunsnan ee wahaabiga waayo, adigiyo Soomaali badan oo raacsan manhajkan khaldan waad ka indho iyo dhega xidhantihiin culimada saxsan haddey daliilahan idiin soo bandhigaan waxaadse rabtaan uun in wadaad wahaabi ah wax idiin sheego.
Aaadbaan idiiin salamay runtii waa markii iigu horaysay aan chanankan soo booqdo xiligan aan commens bixinayo xasuus buu igaliyey video my home town dhulkayga waan u xiisay runtiiiiii garahan lascanood
@@laascaanood539 Dee dad badow ah baad ka hadlaysa aan diinta waxba ka aqoon, manhajka khaldan ee lunsnan ee wahaabiga uun baa lagu afuufey, iyo Iiddoor baa dawlad ah. Reer Laascaanood dad wax la waydiiyo maahaa, heeryada saaran horta hayska tuuraan. Muusiga xaaraan maaha, daliilo waan kuu soo bandhigay mar hore, dee Adeerow badowda Laascaanood adaa mindhaa fekradaha xagjirka ee wahaabiga ku afuufa, si kastaba wax laguu sheeg. Diintaada baro ninyahaw, dadku haddey khaldanyihiin, khaladka laguma raaco.
Maansha allaah ❤
Ramadan Fariid
Qurux waynaa dhulkeena hooyo Ma Sha Allah 😍
🐎🇸🇴
❤❤❤❤❤❤
ماشاءالله تبارك الله اللهم بارك لبلادنا ولبلاد المسلمين،
Allow dalkeena noo barakee, kuwii Ummadana anfaca ilaahay hanaga yeelo
Mashalah dhulkaygii hooyo qurux padanaa wan jeclahy
I am out my country for long time but i will come insha allah💙💙💙💙💙❤️❤️❤️❤️
M.a guul iyo gobanimo
Ala wadankayga hoyo maxan uxiiseyyyy😭❤🐎 Qurx badana wadankaygii ❤11 sano ma arag😭❤🐎
My home land
Cajip geyigan quruxda badan gorman tegi❤️
So qurux maansha allah❤️❤️❤️❤️
🎉🎉🎉
Thanks for this video about ssc
M.a
M.a BuhodleH 💋💋
Wllky maxamed mansha allh 😍❤💯
Good job guys now I know how widhwidh looks
Is that Rahmo the hero 👋🥰👋💐🐎🇸🇴
Wllo.maansha.alaah.qaali💯👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑reer.daraawiisheed👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
masha allah
Dalkaygiii🐎🇸🇴
Inkastoonay dawlad khaatamo jirin oo ay iidoor xoog ku haystaan dhulkaas oo dhan
Maanta ssc haysata 2024 @@marwankhan6969
Amazing ,long history
So beatiful
Ma sha Allah wll qli,
Barnaamij aad uqiimo badan,
Wll Moxamed bidhaanshow horey usoco oo gobonimada dalkaaga iyo sharaftiisa marwalba soo gudbi,
Waxaan kugula talin lahaa inaad hees iyo musikba kudarin barnaamijka oo ka joojisid,
Waayo inuu ilaahy camalkaagan kuu barakeeyo, waxaa kahoreysa inaad diintada waxwalbo eey kaarebtey inaad iskaga fogaatid,
Marlabaad iyo marsadexaadba aad ayaa umahadsanthy,
Jazakumu Allahu kheyra
yaasalaaaam dadkiisiina waa qaxoooti weliba hadey dorbidayaaan
Good program weeye halkaa kawada dhlainyro
Inshalaah Mar baan soo aski laascaanood
Maasha allah
Manzha allh kuso dhawaada g ceyn
Horay usocda ma.
Wisdom worda maansha allah
I mised myhomeland
Sxp saraweyne sifiican uduub
Quruxda dhulkeena 🐎💙
Guul
Music wax kale inoogu bedella ayaan soo jeedinayaa meelahaa aad maraysaana kuyare hakada ama qunyar u socda muuqaalka looga bogto waad mahadsantihiin waa vedio qurux badan
Qofkan ama qoftan la baxdey Laascaanood.
Run maaha in muusiga iyo heesooyinka ay xaaraan yihiin xagga diinta Islamka. Waxaa uun xaaraan ka dhigay kuwa diinta si khalad u fasiraa ee raacsan manhajka lunsan ee shayddaaniga ah ee la yidhaaho Wahaabiya amba firqatun Najdiyya oo ah koox xagjir ah oo u ololeeya manhajkan xagjirka ah ee ay faafinayaan wadaaddada Nejedka Sacuudiga ee diinteena suubban ku xaaray.
Xadiisyo waxaa la hayaa nebiga oo ku boorinaya Caasha inay dhegaysato heesaha ay qaadayeen fanaaniinta ugu caansan wakhtigaa. Imaamka xaramka ee caanka ah Sheekh Kalbani ayaa xadiiskan iyo xadiisyo kale ee uu ku tilmaamayo inaan muusiga iyo heesuhu xaaraan ahayn kaga hadlay kiliibkan :ruclips.net/video/fyZBElqnRZ0/видео.html.
Xadiisyo iyo daliilo farabadan baa jira ee muujinaya inaan muusigu iyo heesuhu xaaraan ahayn, waxaanse kuu xulay daliilo ka soo baxay wadaad taabacsan manhajka khaldan ee lunsnan ee wahaabiga waayo, adigiyo Soomaali badan oo raacsan manhajkan khaldan waad ka indho iyo dhega xidhantihiin culimada saxsan haddey daliilahan idiin soo bandhigaan waxaadse rabtaan uun in wadaad wahaabi ah wax idiin sheego.
@@kaalufshinni3576 caaaaaac
Aaadbaan idiiin salamay runtii waa markii iigu horaysay aan chanankan soo booqdo xiligan aan commens bixinayo xasuus buu igaliyey video my home town dhulkayga waan u xiisay runtiiiiii garahan lascanood
Mn sha allah wan idin wataa
Maansha allah
I misses alot, i feel home sick
Raxma yar😂😂😂
war carradu macaanaaaa
❤❤
Deegaan dhulbahante weeye
It’s a good program except the music. I don’t know when we will understand that music is HAARAAM!
Don’t be argagaxiso this our culture.listen to Arab music if you want
@@nas6301 that is not true in LAASCAANOOD. 99% of the people believe MUSIC IS HARAAM. Where are you from?
@@laascaanood539
Dee dad badow ah baad ka hadlaysa aan diinta waxba ka aqoon, manhajka khaldan ee lunsnan ee wahaabiga uun baa lagu afuufey, iyo Iiddoor baa dawlad ah.
Reer Laascaanood dad wax la waydiiyo maahaa, heeryada saaran horta hayska tuuraan.
Muusiga xaaraan maaha, daliilo waan kuu soo bandhigay mar hore, dee Adeerow badowda Laascaanood adaa mindhaa fekradaha xagjirka ee wahaabiga ku afuufa, si kastaba wax laguu sheeg. Diintaada baro ninyahaw, dadku haddey khaldanyihiin, khaladka laguma raaco.
Masha allh. Dhulkenii udgoonaa. Madax nosarantihiin. Dhalinya barmaamijka. Maso qayb qadatay
Sc ka daaya muusikada oo war bixin hadala ku dara heesaha iyo muusikadu waa shay aan banaanayn wabilaahi Towfiiq
Mansha alaah
Sanaag waa lagu kala baxay Sanaag waa gobol isaaq waxaa nooga taagan calan ilaahey jecel yahay oo towxiid leh waxaan ka dhistey laamiyo dhaadheer iska ilow Sanaag buuhoodle ayaa maanta la isku hayaa
CaR wlo deH sanag waa magalo darood
intaa kadagto buu calanku kaga tagan yahay inta kale maba taqanide naso buhodlana hagar baa ka hobaleeya
Ramha
Wadankaygii 8 sano ma arag
Maxamed bidhaanow inanta idin lasocota aya kahelay sxb number keda plz
🎉🎉🎉
It’s a good program except the music. I don’t know when we will understand that music is HAARAAM!
Ma sha Allah wll, xaqiiqda oo dhameystiran ayaa kadhawaajisey
@@dayurwarfa9762 MaashaALLAH brother Day. thanks for the Motivation.
🇸🇱🇸🇱🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱ssc
Masha allah
Inshalaah Mar baan soo aski laascaanood
It’s a good program except the music. I don’t know when we will understand that music is HAARAAM!