Mid Ka Mid Ah Sababaha Ugu Wayn Ee Ilmaha Dugsiyada Ku Nacaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 26

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 11 часов назад +8

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @SafaGolley-u1k
    @SafaGolley-u1k 11 часов назад +2

    ala macalin cali xasidsana🎉

  • @KhadijaAbdirashidsahal
    @KhadijaAbdirashidsahal 11 часов назад +7

    يسروا ولا تعسروا

  • @deeqodeganadontiiallah9207
    @deeqodeganadontiiallah9207 9 часов назад

    Macalin qazaali ilmaha unaxariiso

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 8 часов назад

    Mansha Allah ❤❤wanadisaa jah 🥰

  • @abdijaliilsheekh
    @abdijaliilsheekh 11 часов назад +1

    Qofka 1aad ee daawada❤❤❤❤❤

  • @halimarashid7380
    @halimarashid7380 10 часов назад +8

    Walalayal jiil wadmahadsantihin hal codsiyan wata muqalihina wanjeclahy lakin musikada kadaya

  • @spanishbowy3161
    @spanishbowy3161 42 минуты назад

    Xasasi best jilaaa wlhida

  • @MR.KANG.FREAND
    @MR.KANG.FREAND 9 часов назад

    Waa runtiina

  • @hm1c586
    @hm1c586 11 часов назад +3

    Diloow iska dhaafe Anaaba U ogol Hadeyba ayagii Qurbo ku dhashay Masajid iyo Qur aan baranayaan

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 10 часов назад +2

    Qasaali macalin dugsi wuuba u egyhy welipa kuwa xasidiinta😂😂😂

  • @hm1c586
    @hm1c586 11 часов назад +3

    Xaaax macalinkeeyga Allah Danbigiisa Hadhaafe Xaaax Xaaax
    Balse hada anaa macalin ka ah Qurbaha Masaajidka ayaan ku dhigaa Preaktimka Banoni ayeey ku dhex dhelaan masajidka sabtiga iyo axada 30 daqiiqo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 часов назад +1

    Qof sxbkaa ah oo Dugsi Diida soo qabo😂😂😂😂

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Час назад

    Walaahi anaa ardeyda dugsiga indaha uxiraaa😂😂😂

  • @abdijaliilsheekh
    @abdijaliilsheekh 11 часов назад +2

    Hada ka hor malin jimco ah ayaan shaleemo galay 2006 sida la ii garaacay weligey leyma garaacin

  • @rahmoaly4334
    @rahmoaly4334 32 минуты назад

    Qasaali macalin ma laga rabay 😂😂😂

  • @CumarAxmedCumar-p2r
    @CumarAxmedCumar-p2r 8 часов назад

    Waxan xusuus tay xiligii aan dugsiga dhigan jaray 😂
    Waa run waxn cml WAa waxn ku nacay dugsiga 😢😅

  • @HudafeAbdi
    @HudafeAbdi 10 часов назад

    macallinoow Maxaa Kaa Galay Adi Shaqa La'aan Markee Ku Heeso Waa Noocaan Alla Macallimiintii Hooraa😂😂😂😂

  • @Fathayusuf-u4v
    @Fathayusuf-u4v 9 часов назад

    Ani hadaan macalimad ahaanlahaa
    Wallaahi wadnahaan jari lahaa
    Dul qaad aan macalimad
    Kunoqdo malihi
    Hala edbiyo😂😂😂😂
    Anaguba sikadaran baanu kasoobaranay

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 9 часов назад

    Wakhti ilma jamca banooli loodiida waydhamaatay

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 8 часов назад

    Qasali rufiyan 😂