Mediterranean Villa in Mogadishu Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 янв 2025
  • Caasimada Somaliya ee Muqdisho waxaa ka socda isbedel aad u weyn iyo dhismooyin casri ah oo aan hore loogu arag wadankeena, SolaPortal waxay idin soo bandhigeysaa
    Mediterranean Villa Style cusub oo laga dhisay caasimada oo qaabka loo dhisay isla markaana loo qalabeeyay ay tahay mid aad u qurux badan

Комментарии • 433

  • @showmequick2245
    @showmequick2245 3 года назад +96

    Whoever designed and build this house needs to be mentioned and credited. Outstanding and great vision

  • @Abdullahi-khadar
    @Abdullahi-khadar 3 года назад +65

    MASHA ALLAH BEAUTIGULL MUGADISHO WAY DHISANTAY😍ILAAHAYOW NABAD SII WLAALADAY

  • @Hiba-uh3ih
    @Hiba-uh3ih 3 года назад +127

    Sending love from Hargeisa ❤️ I don’t have friends from Mogadishu But I’ll visit Mogadishu one day

    • @calixasan1599
      @calixasan1599 3 года назад +8

      you canbe my friend and im from mogadishu.

    • @user-wx3om4xj5n
      @user-wx3om4xj5n 3 года назад +24

      Come to Mogadishu! You're more than welcome. Muqdisho is also your homeland!

    • @countcryptonite
      @countcryptonite 3 года назад +14

      Waa dhulkaaga abaayo welcome

    • @felisabdu2669
      @felisabdu2669 3 года назад +8

      Anigaa ku soo dhaweynaya soo dhawow mama,

    • @lula383
      @lula383 3 года назад +6

      Hiba don't worry I will welcome you xamar ❤️❤️

  • @yusufali2743
    @yusufali2743 3 года назад +67

    Markasta aad 10 Qulwale akhriso Qasri wayn ayaa aakhiro lagaaga dhisaaya, Maasha allah kana iska daawo hadaad sidayda iska dan yartahay ,yaanan lagaaga Qasri badnaan aakhiro.

    • @fowsiamohamedali7724
      @fowsiamohamedali7724 3 года назад +6

      Masha allaah waa runta kani waa waqti gaaban intaad ku noolaneyso illaahay hana siiyo qasriyada an laga dhimaneeynin laga gawooweynin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 года назад +1

      Allaahuma Amiin.

    • @QISOOYIN353
      @QISOOYIN353 3 года назад +1

      Masha allah walal waa runtaada , qasriyaasha aaqiro inaan ku dadaalno anoga wanaagsan

    • @QISOOYIN353
      @QISOOYIN353 3 года назад

      Isoo booqda channel keeyga fadlan

    • @abdirazaqabdulle5467
      @abdirazaqabdulle5467 3 года назад

      Jazaka Allah khayran jizaa xasuusta aad na xasuusisay

  • @mayaadams1
    @mayaadams1 3 года назад +16

    as an emirati ik emirates and somalia had lots of problems but honestly i wish the best for u guys and inshallah may allah bless ur country ameen❤️

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 3 года назад +49

    It's a Somali villa in Mogadisho, the beautiful coastal city in the Horn of Africa, the houses are open to sky because of it's lovely weather

  • @bezani
    @bezani 3 года назад +81

    Guriga waxaa aad usii qurxiyey waa geedaha, mashAllah👌

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 года назад +5

      Laakiin guryo kan ka qurxoon Xamar waaku yaaleen berisamaadkii. Kooyto ayaa alaabtaan ku cusub u maleynaa.

    • @bezani
      @bezani 3 года назад +15

      @@waryaawariiri1812 Waa laga yaabaa sxb lkn ogow faras baan lahaan jiray waxaa dhaanta dameer baan leeyahay 😊

    • @odeysoomaaliyeed
      @odeysoomaaliyeed 3 года назад +5

      @@waryaawariiri1812
      Yaa koyto ku ah Xamar? Ma af Chinese ayaan kugula hadlayaa mise luuqadii Xamar iyo Hargeysa Baydhabo iyo Boosaaso soo wadan soomaaliyeed ma ahan? Soomaaliga Diri dawa iyo Garissa iyo wajeer ku dhashey ayaanan Xamar kooyto ku aheyn. Xamar waa caasimada qof walba oo Soomaaliyeed ee iska sax hadalkaa qaabka aad u dhigtey.

  • @SuperSuleekha
    @SuperSuleekha 3 года назад +28

    I really loved these villas waxaas baa caasimad ah cadowgeed ha jabo my beloved mogadishu

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 года назад +2

      Dadkeeda aa loo adeegsana waa nasiib daro.

  • @rokayamane2668
    @rokayamane2668 3 года назад +47

    MashaAllah I am dreaming. I never thought Somalia was that beautiful, big shock. We Caribbeans are brutally brainwashed colonial products.
    PLEASE MAKE MORE VIDEOS ABOUT VILLAS LIKE THIS.

    • @intissar-i12
      @intissar-i12 3 года назад +2

      Somalia is Beautiful sister🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
      ruclips.net/video/Q-tXLCGoCbY/видео.html

    • @countcryptonite
      @countcryptonite 3 года назад

      Thank you. This is your motherland sister. Welcome ❤️

  • @nimaali201
    @nimaali201 3 года назад +38

    I am sure it is too big and Unmanageable for me. The weather and the palm trees are the best among all the treats of the Villa Mediterranean. Thanks for the video, Sola Portal.

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 2 года назад +13

    My beautiful capital xamar cade was first city in Somalia to visit when i arrived from Saudi Arabia where I'm born and bred and lived for 34 years and the hospitality and kindness of the locals of Mogadishu was unbelievable , it was a short visit just 24 hrs but I instantly fell in love with Mogadishu ...Burco is my hometown but Mogadishu is my home too because the minute i stepped out of Juba airways plane i felt I'm aready home SubxanAllah

  • @kingmooyamooyaoscar8327
    @kingmooyamooyaoscar8327 3 года назад +26

    When you're in somalia specialy hotel's those close to the beach in capital of mogadishu" you don't even need to wear jacket's or to cover blanket's coz" of the sweet and lovely' weather and beautiful invrmnt' it's not hot and it's not cold i love that' my east african country' which is the longest costline of africa' indian ocean sea" 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 3 года назад +13

    Sola walaal aad baad ugu mahadsan tahey muuqaalkan quruxda badan gurigana dadka leh ilaahey ha u barakeyo maasha allah

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 года назад +11

    Manshaaallaah walal noo soo duub quruxda dalkena waa ku faraxsannahay walahi horumarka allaha u siyaadiyo reer muqdisho

  • @osmanismael4521
    @osmanismael4521 3 года назад +15

    Breathtakingly beautiful. Wad ku mahadsantay sxb muqaal ka qurxoon ee aad nala wadaagtay

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 3 года назад +9

    Mashaa Allah
    So beautiful Allahuma baarig
    Dhirta waa Nuurka indhaha Soomaalidii waagii hore micnaha dhirta ayay garanjireen kuwa hada jira sarcada unbaa ladhisayaa
    fadlan dhirta ha la badiyo meel walba guri kasta noockasta Sar Cariish laami yeeri buush ninwalbow tabartaad gurigaag hortiisa dhir ku talaal lacag kaama rabto Allah waraabinayo
    Dhirta iyo nadaafadab hala badiyo gaar ahaan meelaha dadka saboolka ah ay ku nool yihiin
    wabillaahi towfiiq
    Mogdisho Great again
    Inshaa Allah

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 года назад +8

    Maasha alah dhuulka hooyo ilahay hano barakeeyo meelkasta uu noqdo waa dhulan yaad tahay laga odhaneeyn waliba xamar cadeey hoogu horeyse❤️❤️❤️

  • @falkhal6848
    @falkhal6848 3 года назад +42

    Xamar maha Levelkeena Waa another level.
    Salaamulaahi calaykum awlaadul caasimah. Wlhi isma odhan xamar baa Top viewgeddu saa yhy mazha Allah. Laascaanod ban idinka soo salaamayaa dhamaan Umada somaliyedd ee xamar ku nool Somali weyn ❤❤❤❤

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 года назад

      @Baba Foodle sxb lascanod hadaanahay dad cuqdadaysan manihin.😂Reer xamar iyo cif kasta oo koonfur katimidba waa nala joogaan. Waan kusoo dhoweyneynaah sxb gacaliye gacmo furan

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 года назад

      @Baba Foodle waa caadi walal dhulkagi hooyo weeye ilaa jabuti ayaad booqan karta iskadaa Waqooyiga somalia e.
      Qofka somaliga waa u sahlanthy inuu boqdo dhul somali leedahay

    • @miskiahmeda4330
      @miskiahmeda4330 3 года назад +1

      Guryo ka quruxbadan ku yallan Xamar lasacanood iyo xamar ha is bardhigin

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 года назад

      @@miskiahmeda4330 cidna ismay barbar dhigin walal Aday kula noqotay

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 3 года назад +9

    Waa guriga Maxamed Cali Amerika Xaafada Mariino. Dhulbanaan oo Laamiga saaran oo aan leeyahay ayuu ka dambeeyaa dhowr guri . Waa Xaafad shidan.

    • @ogaalchannel2683
      @ogaalchannel2683 3 года назад

      Aniga iga iibi haduu ba iska banaan yahay asoo meshaas ku yaal

    • @deqawarsame9018
      @deqawarsame9018 3 года назад

      @@ogaalchannel2683 waa iib

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 3 года назад

      @@deqawarsame9018 number kaga noso qor

  • @nuraelmi81
    @nuraelmi81 3 года назад +9

    Amazing, people do think that such beautiful places are in our country.

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 3 года назад +16

    Masha Allah Xamar weey dhismatey wow.

  • @abdulkadiralimohamud8994
    @abdulkadiralimohamud8994 3 года назад +33

    Masha Allah, qoraalada gudaha guriga waxaa habooneyd in afkeena lagu qoro!

  • @user-wx3om4xj5n
    @user-wx3om4xj5n 3 года назад +10

    Thank you for this video! It's a beautiful house indeed. It motivates me to buy a house like this for my parents. Keep up with the good work!

  • @jemal99
    @jemal99 3 года назад +5

    Thank for showing the beautiful aspects of Somali mogadishu.

  • @mohamedfarah3817
    @mohamedfarah3817 3 года назад +20

    This is my dream home

  • @dananboymusicchannel1286
    @dananboymusicchannel1286 3 года назад +11

    Waxan ahay qof ki igu hor dawa day coment na ugu hor bixi yey wll like isar ilahay dar ti

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 года назад +11

    Waaw mashallah wxan modayay inad jogto italiya runti lakin afkaga ayan kamaqlay mogadishu waaw in naba cadi mahan wlahi wdankena kamalito calamka wliba wab ksi qurux badanyhay 👏👏❤❤👍🍹☕

  • @dayibgure7926
    @dayibgure7926 3 года назад +5

    Ma sha Allah waa xaafada marino ee degmada kaaraan ❤️

  • @Amraandamar
    @Amraandamar 2 года назад +2

    Mansha Allah, this villa is so beautiful and one day I can’t wait to bring my family here to enjoy this home next to lido beach.

  • @Awad76
    @Awad76 3 года назад +4

    Masha'allaah eng abdinasir goortan daawado video yasha aad daafaha dalka ka duubto hididiilo iyo qab baa igala alle haku sharfo

  • @ummufatimah9705
    @ummufatimah9705 3 года назад +4

    Maansha allaah illaahayoow nabad noogadhig wadanka aad ayey qurux badan tahay soomaali meel kabarwaaqaysanoo ka qurux badan majiro

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 3 года назад +4

    Masha allah allah hasooceliyo nabad galyadii magalada muqdisho wax walba oo kale way soo noqonayaan iinsha allah

  • @aminayassinehussein8123
    @aminayassinehussein8123 3 года назад +2

    Mashalah mashalah waa guri aad u qurux badan illahay ha u barakeeyo dadka tacabkoodii geliyey, waa imisa cabirka uu gurigu ku fadhiyaa hal baloodh miyuu ka badan yahay

  • @dalnuurshe2hd808
    @dalnuurshe2hd808 3 года назад +9

    Maasha allaah💯 allaaha u barakeeyo qof dhistay🔥

  • @warsamefarah7848
    @warsamefarah7848 3 года назад +16

    Not all can design their life in the best way even if they have enough money! Liked the weather, caption and the music.

  • @Queen-sheba31599
    @Queen-sheba31599 2 года назад +2

    Wow there's no words to explain this is so beauty I liked mashallah 😍

  • @Nico.Robin7
    @Nico.Robin7 3 года назад +8

    Mashallah it's so pretty. My favourite has to be palm trees

  • @ahmedyusufmursalmursal3596
    @ahmedyusufmursalmursal3596 3 года назад

    Wow wow wallaahi waaa guri aad u qurux badan Mogadishu/Somalia Masha'Allaah Masha'Allaah. Thankyu AbdynasirSola.

  • @mustafaabi2471
    @mustafaabi2471 3 года назад +17

    Mansha Allah beautiful house, Somalida badanka guryahooda badankood waa too busy. Guriga Alaabta yar taalo oo daaqadaha badan ayaan quruxbadan. Natural light is the best iyo palm 🌴 best designe

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 года назад +1

    Masha Allah city is beautiful loved sola portal sida wacan aad nagu soo bandhigtay aad baad ugu mahad santahay walaakey you hero man waxa tahay nin wadan kiisa jecel masha Allah we all love somalia thanks for sharing bro God bless you keep it up good work bro.

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 года назад +7

    Wa Masha Allah Allah ubarakeeyo
    Lkn marwaxada kor in lagu dhajiyo ku wacneed

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 3 года назад +17

    Dadka lcgta haysto noloshoda uun ha inoo sharaxin ee dadka masakiintane tooda inoo soo gudbi wll mhdsnid.

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 года назад +4

      Oo miyaad daawan lahayd nin masaakiinta u damqada iska dhigasaa
      Adigu Chanel samsyso oo nolosha masaakiinta soo gudbi

  • @mubarakhajiyusuf942
    @mubarakhajiyusuf942 3 года назад +2

    Nature and pieces of a Human work of art combined together, as it is in this trully breathtaking superb dream home in XamarCadeeey, Somalia. An absolute phenomenon. With love from its other half HargeisaCadeey, Somaliland.💔

  • @wadani2724
    @wadani2724 3 года назад +6

    Amb. America ayaa leh Gurigaan Allah u barakeeyo.

  • @xuseencali1333
    @xuseencali1333 3 года назад +8

    Mr ali America igu salaaaaan
    Yaaa bun iyo daango cunay masha alah

  • @farhiyaabdulahilifestyle6231
    @farhiyaabdulahilifestyle6231 2 года назад +1

    Gabadha gurigan design kareysey information soo gudbi si looga faideystey iyadana uga faido
    Allaha ku barakeeyo

  • @hodanahmed9360
    @hodanahmed9360 3 года назад +6

    Ma aha lacag la soo xaday ha ku qaldaminina waa nin Aan garanaayo Ilaahay ha u barakeeyo dheha

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 года назад +3

      Ma hubtaa, intuunan noqon ka hor daljiraha Soomaaliya Kiinya u fadhiyo lacagtaas ma heysray?

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 3 года назад +4

    Ma sha Allah. So beautiful ❤️🌺🌹🌷

  • @xidigataciyaalxamarcade3381
    @xidigataciyaalxamarcade3381 3 года назад +2

    Mashaallaha allow barakeyo xamar cade my city 🏙 muqdisho malabeya inshaallaha

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 3 года назад +4

    I love this house home sweet home does the good degration yeah mashallah 👌🇸🇴🙏

  • @hadaosman5440
    @hadaosman5440 2 года назад

    Maansha Allah Muqdisho aad ayey u qurux badantay Ilaahay ha iidiin siyaadiyo nabadna ha idin siiyo .

  • @umrimas7080
    @umrimas7080 3 года назад +6

    s/c guriga mashalaah waye lakiin qofkii haysanin muxuu sameeynaa lolshiisi ayaa cariiri kujirta kan dagan alha u ziyaadeeyo kan haysanin alha siiyo halis ku du ceeyo yaa jamaac

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 3 года назад +1

    Guriga adeerke mcn ambassador maxamed cali America.
    Allow dhoor

  • @aroneyare8792
    @aroneyare8792 3 года назад +2

    Waa cajiib aad ayan ula dhacay siyasada noga roon muqalkan Sola portal noso badi

  • @mohanjr
    @mohanjr 3 года назад +3

    more videos like this sola nosoo badi inch Allah

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 года назад +2

    Asc waxay ahayd inaad Guriga qiimahiisa aad sharaxaada ku sheegto fadlan ama qurbojoogtu u Ogaadeen qiimaha maanta caasimadooda ama degaankooda Maasha Allah waa guri qiimo badan.

  • @kanaalk
    @kanaalk 3 года назад +13

    How much to build something like this? How big is the land?

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 года назад +10

      Maxamed Cali Ameerika weydii, waa gurigiisa.

    • @Lvrry416
      @Lvrry416 3 года назад +1

      @Baba Foodle million shillings?? loool this country still got issues al shabaab can nuke or take ur house just like that 1M wasted in the trash more luck u got gambling playing 21 at the red rock casino LMAOO

    • @tonyjaahcc
      @tonyjaahcc 3 года назад

      That a meat one boose

    • @nadiyaahmed1394
      @nadiyaahmed1394 3 года назад

      @Baba Foodle millions macquul maaha....dhowr boqol kun camal waaye

  • @qurandream7359
    @qurandream7359 3 года назад +2

    Thanks for sharing Beautiful

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 2 года назад

    Mansha Allah gabadha dasaynka suubisay gacmaha allaha ku barakeyo geedaha aad bay u qurxiyen guriga Alloow nabada noo siyadi

  • @asadsom324
    @asadsom324 3 года назад +1

    Eeboow waa ku salaamay. Xaalka soo jam jam maaha. Bariga Muqdishuu ku yaalaa guriga baad tiriye.....Bariga Muqdisho noo sii waadixi ka xagee....dad badan oon Muqdisho kala garaneyn baa jiree. Waan ku salaamayaa ustaad

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 3 года назад +1

      Bariga Muqdisha waa KAARAAN & C/CASIIS saa u barta IA waa dadka aan muqdisha kala aqoon IA salaama

  • @jihanjannah21
    @jihanjannah21 3 года назад +5

    Very beautiful mashaAllah!

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 года назад +7

    Aamiin Aamiin yarabi
    CAFIS IYO MUSAMAX WAA WAX UGU WANAGSAN

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 3 года назад +2

    Masha Allah alow barakey muqdisho

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 3 года назад +2

    Maashaa Allaah tabaarikallaah ilaaheey ha kuu barakeeyo gurigaada kii aaqirana kuu qurxoyo my dhiiga Allaahuma Aamiin

  • @alimuktarahmed2660
    @alimuktarahmed2660 3 года назад +1

    Bravo's with peace Somali people can transform their country by themselves without foreign support.

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 3 года назад +2

    Masha'Allah Tabarakallah beautiful 😍 ❤ caadi maha waan ku heystaa

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 3 года назад +3

    Masha Allah very beautiful view

  • @mohameda5947
    @mohameda5947 2 года назад

    Kulaha Mediterranean villa. We are appropriating this now and it is now a Somali villa. And you know what let us do even better .

  • @mohamudabdisalaan6155
    @mohamudabdisalaan6155 3 года назад +6

    Alla qurux badanaa
    Mashallah

  • @Faizahappy
    @Faizahappy 3 года назад +2

    Masha Allah I miss home really 22 years ma adin

    • @kingqaalid5389
      @kingqaalid5389 3 года назад

      I.a maalin un wd imaani markaad hana moogaan weynu ku sugeynaa

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 3 года назад +4

    Mashaa Allaah Allumubark

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 2 года назад

    How lovely and sweet Ilove it, Ilahow u barakee qofkii leh mashlh💕💕💕💕

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 3 года назад +11

    Asc Macallim C/naasir waan ku salaamay masha Allah allaha ku barakeeyo
    From UK 🇬🇧 dhismahas meeqa lagu qiimeyn karaa???

    • @modmaliCrtzGang
      @modmaliCrtzGang 3 года назад +3

      Majority of the price is the land brother. The construction probably like $80,000

    • @Lvrry416
      @Lvrry416 3 года назад +1

      @Baba Foodle CAPPPP more like million shillings abaha baba foodle ka wass

    • @ayancadeywarsame6810
      @ayancadeywarsame6810 3 года назад +1

      @@modmaliCrtzGang 80.000 muqdisho badiyaheda aa dhismihisa intaas kabadanyahay oo gurugan qurux iyo weyninkudhameyn meshan lido kutal 1 million wadhantahay hadeyna kabadneyn

    • @modmaliCrtzGang
      @modmaliCrtzGang 3 года назад

      @@ayancadeywarsame6810 abaayo degmada Daynille ba guri ku leyahay. Dulka $40,000 ka bixiye iyo dhismada $80,000. Villa weyn waye alhamdulilah. Lido iyo meylahas 1 million macqul waye

    • @ayancadeywarsame6810
      @ayancadeywarsame6810 3 года назад +1

      @@modmaliCrtzGang waw masha alaah meshan Somalia ugujeclahay waye daynile ilahey hakubarkeyo daris inaa nahay alaga yabaa wanimandonaa insha alaah daynile dagow dabalmahan daynile waa melqurux badan

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 3 года назад

    Masha allah waa guri aad u qurux badan moxog bun iyo canbuulo waan u xiisay.

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 3 года назад +2

    Manshallah sariirihiihore catiir alladhaha

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 3 года назад +1

    I love your content nin ilbax ah oo reer magaal ah keep it up bro

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 3 года назад +6

    Simple and beautiful

    • @maxamedxandule1412
      @maxamedxandule1412 2 года назад +1

      Salamay salan ka dib Guryaha ma beecba gudhaha qolalaka jiifka nama tusin so please Guryaha qaymaha uu joogo iyo inta deposit laga raba iyo bal walba laga rabo so sheeg sida Ajmal oo kale dadka u kala cadeey please thank you

  • @ayancadeywarsame6810
    @ayancadeywarsame6810 3 года назад

    Wadmahadsantahay cabdinasir solo walalow gurigan bunka iyo cabulada laga cunayo maxamed ali amerika madag isaga ayan karkay somaliah oo cafiska jecel waakicafiyey ninki gabadhisi dilay masha alaah ala ubarkeyo alahana idinxifdiyo

  • @hardlaughs8462
    @hardlaughs8462 3 года назад +7

    Masha Allah

  • @mohamedbashierosoble113
    @mohamedbashierosoble113 2 года назад

    Maashallah tabaarakallah allaha u barakeeyo reerka leh gurigaan.
    Architectura maashallah ayaan leenahay.
    Waxaa fiicnaan lahay costiga am qiimaha guriga inaad noo soo sheegto.
    Yhanks

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 3 года назад +2

    Sola gurigu aad buu uqurxan yahay. Wax yar baa ka dhiman. Qolalka oo loo sameeyo closet ,master room ka oo walk in closed loo sameeyo , first floor ka oo open concept laga dhigo ,central air conditioner oo guriga loo sameeyo. Guriga quruxdiisii waa dilay air conditioner ceiling ka lagu xiray. Other than that the house is very beautiful..suasha aan qabo baa wuxuu yahay hadii aan rabo gurigan camal company gii dhisay miyeey ku dari karaan dhamaan wixii aan soo sheegay oo ah my wish list.?

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 3 года назад +1

    Masha'allah Somalidu wey horumartey.

  • @lula383
    @lula383 3 года назад +1

    Ma Shaa Allah ya rabbi soomaaliya Nagar ka dhig nimcaa taale

  • @FitNessFurniture
    @FitNessFurniture 3 года назад +2

    please tell me which part or xamar this house is located, Masallah very beautiful.

  • @salmanyare2103
    @salmanyare2103 3 года назад +5

    This is Ambassador Americo's house. That gentleman man is way too civilised than most Somali politicians who went to abroad for luxurious life.
    Give my regards to him.

  • @anabali1098
    @anabali1098 3 года назад +1

    What a beautiful house Maashaa allah tabaarakallah xamar cadeey

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 года назад +3

    🙏Maansha alaah 🙏🌹muqdisho🌹my home❤️🤲👍

  • @cabdiraxman9118
    @cabdiraxman9118 3 года назад +4

    Masha allah wan ka helay 🇸🇴🏠

  • @iabdullle3858
    @iabdullle3858 3 года назад +1

    Masaj ayaan iyo khemaha kuwa yaryar iyo meesha xamar ugayaalan si aan ugu imaad jibiseta ayaan ka codsanayaa hadii mowalaheenu ka rali noqodo insha allaha.

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 3 года назад +2

    Absolutely beautiful Maanshaa Allaah I feel jealous kkkkk Allaah ya Baarik IA Walaalkabama Walaasha iska leh . I hope One day I would build my land in Mogadishu like this IA ☝🏽💯🌹💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️from🇬🇧. The seating is called CHAISE LUNGE as Somali WIIFOW/LEEXO, BUT NOT HAMEk/HAMMOCK as Somali SARIIR CATIIR OKAY 👌🏽

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 года назад +4

    Maashaven Allah Qurux waye

  • @abdijabarqaliifururuhgy385
    @abdijabarqaliifururuhgy385 3 года назад

    one of my bigest dream to job from mogadisho and live in mogadisho masha allah insha alah one day

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 3 года назад +3

    Masha Allah, Cabdi casiis weligeed dhisme qurux badan laheyd (Siyaad barre la dhisay), qaasatan dhanka laasaleti ilaa mirnaayo ilaa kor liido lagu geeyo. wax hda dhisme qurux badan bartay ma nihin wll

    • @eblamohamed191
      @eblamohamed191 3 года назад +1

      xaafadeyda waaye maahano. Cabdi Casiis lama gaaro Mshllh

  • @saidabdidaoud3388
    @saidabdidaoud3388 3 года назад +1

    Woow masha allh qurux so beautyfull

  • @hassanabdullahi2650
    @hassanabdullahi2650 3 года назад +2

    Sola you funny brother. I love it

  • @aminahussein6921
    @aminahussein6921 3 года назад +3

    ASC. WALAAL AAKHIRO HA ILAAWINA.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 года назад +5

    DALKU WUU DHISMAY MASHA ALLAH
    LKN AFSOMALI MA LAGU WADA XAYESIYAN KARA %95 WA ENGLISH USTAAD SOMALIGA NO BADI MARKAN OO KALE

  • @zainabhersi585
    @zainabhersi585 3 года назад +1

    Asc
    Maasha allaah
    allaaha. U. barakeeyo
    qof. dhistay

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 3 года назад +3

    Halkan ma xaafada cusub ee Mariina beach ee xaafada kaaraan miyaa?

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 года назад +1

    MA SHA ALLAH TABARAKALLAH