DEG DEG Wasiir Fiqi oo Masar u Saxiixay Ku biirista AUSSOM Itoobiya oo Mar kale Carootay Heshiiska

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 янв 2025

Комментарии •

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 19 дней назад +12

    Haddii masar ku soo biirto ciidamada ausom macnaheedu waa in ethiopia ay ka cararto soomaaliya waa xaqiiq jirta.

  • @a.i.abdirizak5612
    @a.i.abdirizak5612 18 дней назад +8

    ciidamada masar keenistooda waa soo kabashada qaranka somaliya iyo soo kabashadiisa inshaallah

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar 18 дней назад +3

    Guul guul guul masar andsoomaaliya

  • @cabeeytaakow4926
    @cabeeytaakow4926 19 дней назад +8

    Haddii ay masaarida timaado soomaalia waxaa xoogeysanaayo dowladnimadeyña waxeyna beeri doontaa wado cusub oo aan aheyn waadadii 30ka sanno ee la soo dhaafay masar waa soo noqoshada.awooda soomaalia iyo isku keenida soomaalia masar soomaali waa u muhiim

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 18 дней назад +3

    Guul wasir Fiqi.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 18 дней назад +4

    Itoobiyo miyaa leh soomaali masar wey imaan kartaa soomaali itoobiyo wadanka soomaali soomaali baa leh

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 18 дней назад +4

    Masar iney timaado soomaali ay dan u tahay itoobiyo waa dhibaatada ay soomaali ay ku heyso dhibaatada ay wadanka ka abooreyso itoobiya soomaalj oo dhan iney qabsato

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown 18 дней назад

    Itobiya waxeeya ka baqeysaa ineeeya somaliya guuleyso insha alaaaah guul somaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamacFarxiyo
    @JamacFarxiyo 19 дней назад +3

    Welcome walaha masar

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 18 дней назад +3

    Guul u soo hoyade hadi Masar iyo Somalia wadajir u wadashaqeyan, waxaa mesha ka baxaya farageelinys Ethopianka

  • @arooryo7463
    @arooryo7463 19 дней назад +3

    Somalia 🇸🇴 iyadaa xor u ah cida ay dooraneyso. Waxaaba qalad eheed in itoobiya lo ogolaado siijoogitaankeeda somalia 🇸🇴.
    Masar haspo dhowaato injireyna habaxdo,dhibaato aan iyaga ahayn maba qabno

  • @muna8565
    @muna8565 18 дней назад +2

    Dadka kacabsanaya in masar wadanka timaado maxay tahay ma ithopia baa naxariis noo hayso oo waxay doonto xoog nooga samaysanayso oona nakala qaybinayso si ay iyada madaxa nooga istaagto marwalba aniga waxaan qabaa in masar lakeeno waa dad walaaltinimo naga dhaxayso cadowgaaga cadowgiisa waa saaxiibkaa ❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 19 дней назад +2

    Masar waa xigaalkeenna dhan islaam iyo dhanwalba waana hello dhab ah ee naga horjoogsaneysa cadowga keliya ee ay soomaaliya leedahay Masar Haa Itoobiya Maya

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 18 дней назад

    Guul masar iyo soomaaliya 🇸🇴❤🇪🇬🇪🇷❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 19 дней назад +4

    Haddaan Masar rabin ,
    Macnaha itoobiya haqabsato wadanka,
    Waa isqarin waydey
    Dadka diidan masar waa dad afsomaliga bartay

    • @Abdullahi-y5r
      @Abdullahi-y5r 19 дней назад +1

      @@abdulkadirkediye2661 xaqiiq waa orom afka somalig bartey yaa u joojinaya from jubbalan shacabka u afdiubn axmed imarad iyo xabashi waa laga guuleysanaya inaha allah

    • @AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr
      @AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr 18 дней назад

      @@abdulkadirkediye2661 aad iyo aad waa oromo afsoomaali baraty

  • @RamadanAmee77-p1w
    @RamadanAmee77-p1w 18 дней назад

    Guuuuuulwey🎉🎉 wazir fiqi

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 18 дней назад +3

    Xassan gaymka lama cayaarikaro abiy marka masar waa u baahanahay tuug tuug ayaa loo diraa abiy ma seexanaayo hadii uu masar maqlo.
    Dadka ka soo horjeeda in masar la keeno waa taageerayaasha ethopia.
    Ethopia somalia waxba uma reeban 24 saac somalia iyo madaxwaynaheeda ayeey caynayaan.

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 18 дней назад

    Xabashi.iyo.jaajuuskeeda.hanaxaan.naxdinta.itoobiyo.waanagu.socotaa.

  • @muna8565
    @muna8565 18 дней назад

    Markii la dhahayey wadamada deriska yaan lakeenin wadanka waxaa diiday cadowga soomaaliya oona soomaai iska dhigayey laakiin cadowga ku shaqaysanaye maanta miyaan sidaan noqol lahayn Allah way oo way ciilbadanaa allhayow noo kaalmee oo cadowga soomaaliya iyo midka inoo eg labadaba nagaqabo aamiin

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 18 дней назад +1

    Masar damac kama laha bariga iyo badda Somalia, laakiin Amxaarku waa Jirjiroole Soomaalidda aan jecley, wuxuu u malabsanayaa bariga iyo badda Somalia.

  • @Muqtarkhalif-j2h
    @Muqtarkhalif-j2h 19 дней назад +2

    Itoobiya. Waxay. Diidantay. In. Soomaaliya. Lagasaaro. Khawaariijta Ayna noqon. Dawlada. Xoogle noqoto

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад +1

    اكتر دوال العربيه مصر حرارت

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 19 дней назад +2

    Masar ayaan la,jiraa utopia maya Waayo itopia ballan malaha waa Abeeso abeesana jeeb lama Gashan karo oo way ku qaniini Doladdeenna haka leexato itopia Haddaay kalleexan waayso Somali Waa lakala qeeb San doonaa?

  • @mohamedabdi2501
    @mohamedabdi2501 18 дней назад

    Maashaa allah

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    موضع فلسطين موضوع تاني

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 18 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤ 0:21

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад +1

    مصر وجودها بنا دوله سوماله قوي موضوع الشباب القاعده مصر مسلحته دوله قويه السومال بوسات الدول العربيه حفض

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 18 дней назад

      كلام فارغ
      وهل نسيت ان من جوار مصر هي فلسطين ؟ام انت معا طف

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 19 дней назад +1

    VivaSomalia

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад +1

    مصر غير سهله لاتنسى حديس الرسول قال الرسول اقواءجيش في الأرض جيش مصر

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 18 дней назад

      من الراوي هدا الحديث

  • @ibrahimfiqi4578
    @ibrahimfiqi4578 18 дней назад

    Welcome Egypt to somalia peace keeping.

  • @DabaasheDabaashe-w9p
    @DabaasheDabaashe-w9p 18 дней назад

    Jawabta waa saaas sxb

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад +1

    ممكن تتحرر اوغادين بي وجود مسر

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 18 дней назад

    Ahmed Macalin FiQi bad bari cidna uma saxixayo wa nin lexejeclo uhaya wadankisa vivo FiQi

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 18 дней назад

    Massrbaaaaaa rabnaaa bada darteed

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 18 дней назад

    Guulguul fiqi

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    ارجع للتاريخ واتفاق ديفد

  • @ShacbaanMuxumadCabdi
    @ShacbaanMuxumadCabdi 18 дней назад

    ❤❤❤

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 19 дней назад +1

    Moriyaan hawiye 😂😂😂😂kkkkkkk maxishoodaan

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 19 дней назад

      Yeysan ku qaawinin is ilaali Oromo iyo Amxaar baatahay

  • @Aişa-kg1du
    @Aişa-kg1du 18 дней назад

    Waa war aad ufiican waa inaan danaheena ku illaalsanaa ayagana kala ilaalinaa illaa aan danteena kagaareyno awood u dhiganta ilaa aan kanoqoneyno dantaada maqaar ey ayaa looguseexdaa

  • @MustafeXusen-f7v
    @MustafeXusen-f7v 13 дней назад

    somaluya dakii danteedu kujirto uyay lashaqayanayasa
    lkiin itoobiya dani maugujirta

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    اقوا دوله عربيه هيه مصر

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 18 дней назад

    Cadawgaaga cadawgiisu waasaaxiibkaa guulmasar iyo somaaliya

  • @CabdulqadirCadani-vr7yd
    @CabdulqadirCadani-vr7yd 19 дней назад +1

    Dacad waaku.sslaamay.. waanakuraagernay

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 18 дней назад

    Wlhi hassan syax waaxaa dhaama faqi

  • @AliAbdiHassan-qw7dl
    @AliAbdiHassan-qw7dl 11 дней назад

    Abdullahi daacad wariyinimada waxbaa ka maqan masar wabiga niilka loo diiday saas ula soco sxb mahadsanid

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl 19 дней назад

    Donimeni masar wa tuuo masar

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    جيش مصر متحيد

  • @akhalif579
    @akhalif579 18 дней назад

    Leexleexasho looma baahna iskaashiga masar iyo ciidankeeda dan noogu jirta hadda, lkn iskaashi galactic iyo iskaashiyo kale waa la yeelan karna itoobiya markaan zmnigeena xaqiijino.
    1.Masar
    2.Itoobiya.

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 18 дней назад

    Warkaaga wax macno ah ma sameynaayo cadaawadda Ethiopia 🇪🇹 waa mid cad oo banaanka taalla awooweyaasheenna been uma geeriyoon

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 19 дней назад

    Hassan sheekh ma ogola Masar.

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 18 дней назад +1

    Midkoodna dan nooguma jito

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    اتوبيه تعريف وجود مصر في السومال تنجح السومال دوله قويه. ومواكد اوغادين تتحرار

  • @Sarta100
    @Sarta100 19 дней назад +1

    Hadii masar timaado xabashi ma qabsankarto dhul iyo bad marka vaqida waataas waayo xabashida waxay rabtaa inay luqdo dalja atadoo adeegsaneysa madax kaba qaad u sh sida kuwa heer gobol iyo fedraal asn kaheyn damiir wadaniyeed iyo mid gobeed gumaysi dalja ku soo hogaamiyay keh xabashi waa noo dhinteen ee jooga oo na kasta garguurtey gateen asoo loi soo naray dalaslka yurub iyo carabta orgogan.qaain.

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 18 дней назад

    Masaru.xuduuda.itoobiya.halageeyo

  • @Muxumedibraahim-l6h
    @Muxumedibraahim-l6h 18 дней назад

    Masr wamulim wawalalehen itobiya gumeste wa cadow dhul bay ba inagahasata firkayga hadii badlasiiyo diblogama kicin karo mantaynu dhawnahay soomalia dadka utaliyaa waynu ognahay jilecoda mantenu dhaw nahay fadhiga halagakaco wankaxumahay soomaliyey

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 17 дней назад

    masar ayaan so dhowaynaynaa
    waayo masar anaga bad iyo dal midna nagama rabto sidoo kale masar naga taga hadii la dhaho waa baxaysaw lkn itobiya bad maahan waxay rabtaa dhulka somalia inay xoog ku qaataan
    mida kale war itobiya waa dal colaad naga dhexeyso oo dal iyo dad naga haysata
    sidee u siin karnaa bad

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 18 дней назад

    Hassan DHoqo iyo Moryantisa ba xal laga sugaya ALLOW SAHAL AMURAHA

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 19 дней назад

    War. Damuljadid. Dalka. M..ay. Babiyen. Dalka. Unukaleh.

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 18 дней назад

    Abi waa nin riyo malmeed ku jiro
    Fransis oo Afrika laga nacay iyo
    Munaafaq Imaraat baa talada ka qaata
    In uu Soomaaliween boobo bad iyo
    Biri. Gudihiisa Ayuu xal uga dhigayaa.
    Inlugu mashquuliyo dibada.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 19 дней назад

    Masar waxaay rabta inay illaaliiso danta oo ah biyaha ay ku nooshahay iyo mida Dalka Somalia oo ay rabto Ethiopia badeeda qadato si dibyar ku mulkiiso.
    Ethiopia sharaftii aan lahayn bay kabaha kula tumatay.
    Masar waxaay gaashan u noqonaysa Somalia intay soo kaabanayso, waayo Somalia maantay meelkaasta waan ka duunsanahay waxaana u bahaanyahay cid aan ku tirsano.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 18 дней назад

    Haye masar hadad kentan.
    Xagee rashin ugakeenee.
    Cesh iyo hilib iyo qudaar ayeey aad u cunaan.
    Askeriga masriga ah mushar kiisa iyo reshinka. Labajeer raashinkaa badan.askeriga etopiyanka ah dafi iyo biyuu iskucunayaa pes

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 19 дней назад

    Ciidamo tiro badan oo ka socda masar iyo eritrea dalka ha la keeno itoobiya Kenya ugaandha iyo burundina dalka ha laga Saaro waayo waa calooshood u shaqaystayaal fuliya shirqoolada reer galbeedku u Soo maleegaan soomaamiyana sidoo kale waa in alshabaab lala heshiiyo cadawga itoobiyana loo midoobo oromkaa aabihii iyo awawgiiba la adoonsan jiray ee Somali ku kibray

  • @DabaasheDabaashe-w9p
    @DabaasheDabaashe-w9p 18 дней назад

    Soomaaliya soo mali aa leh qofka donno aa kan sanay na

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 18 дней назад

    Itoobiya waxey khatar kutahay Somalia iyo Eritrea & Masar Itoobiya bad malahan waxey bad la leedahay Eritrea Casab kadib muran labada dal kadhacay Itoobiya waxa ay weyday badeedii intaa waxii kadanbeeyay Itoobiya bad la aan ayey aheyd marka anagey badeena nalaqabsatay kuqabso kuqadimeyside ugudambeyntii weykuguuleysatay Xasan Qoslaaye oo mustaqbalka Caruurta Somaliyeed aan kafekerin ayaa saxeexay badeenii qeeraadka badneyd ee ilaahey umada Islaamka ah ee Somaliyed kumaneystay saxeexay kafekerin mustaqbalka umada Somaliyed iyo Jiilka danbe iney Itoobiya kudhulbalaarsato hadii aan laganoqon Itoobiya dad & dal ay qabsato ayey rabtaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 18 дней назад +1

    Masar Dan nooma hayso ee argagaxiswada yay nagu siyaadin Bisinka

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 19 дней назад +1

    Faqi wa ninka wadanka ko wada borborka iyo xassan sheikh allow naga qabo yaraabi 🤲🤲

    • @arooryo7463
      @arooryo7463 19 дней назад

      @@theonlyman1405 dabadhilif iyo xabashi waxba lagama waydiinayo masiirka dalka 🇸🇴

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    يا اخي اتوبيه تريد ضىاع السومال

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 18 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somalia stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Ethiopia is not easy 😂😂😂😂😂😂

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 18 дней назад

    Itoobiyo.wixii.kanixinaa.halagu.socdo.xor.baanahay.cidii.nooroon.itoobiyana.kanixiyo.waa.soo.dhaweeyneeynaa.nax.oodhimadheh

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    الدو لايمكن يكون اخ اتوبيه عدوو من بعد. ٧٧ تحارب الدوله السومالي. تحاريش بينه السومال الي اليوم هادء عدوء للسومال

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 19 дней назад

    Kenya waa soo carisay Xasan Masar na yaabtay Eithopia yana qosol qosol qosol kkkkkk

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 18 дней назад

    Ethiopia waxay Somaalia 30sano ka aar goosneeyso dagaalkii 74kii

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 18 дней назад

    Midna ma rabno ee wadankeena hanooga baxaan maxaa somali dhex gashey laba wadan oo is dagaal San horta somalia nasiib xumaa hada markii an is la heen wadanku wuu so hagaagayaa miyaad xasanaw noo kentay laba wadan oo dagaal kaa dhexeeyo marka somaliya ma waxey nogoneysaa bar dagaa oo u dhaxeysa Ethopia iyo masar maxaa anaga nagashey dhexdooda walahi waa yaab ilahaw somalia u miciin yaarabi yaaraxman

  • @elmiahmed9906
    @elmiahmed9906 19 дней назад

    Dacadow halga gagahey

  • @Emi92546
    @Emi92546 19 дней назад

    etobiya wa cadowgeena Masar se colaad nagma lakiin dhexeyoso dowladeenuse etobiyana wey rabta oo badenii bey la gorgortame iyadoo abgaal looga heyna wey u saxixdey Masarna heahiskii ay la gashey wey uga baxdey dowlad aan go aan laheyn wa lagu durdurinaya oo lama qiimeynayo

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 18 дней назад

    45,000 Ethiopian troops and 15,000 Egyptian troops cannot cohabit Somalia peacefully.
    Ethiopia has the home advantage, and is able to cross the Somalia border with impunity. Secondly it is cheaper for Ethiopia to remain in Somalia. Finally Ethiopia has 1000,000 troops ready to be deployed in Somalia at moments notice.
    No Egyptian soldier wishes to die in Somalia.

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    الدو لايمكن يكون اخ اتوبيه عدوو من بعد. ٧٧ تحارب الدوله السومالي. تحاريش بينه السومال الي اليوم هادء عدوء للسومالمصر عباقره العراب لاتنسه.

  • @MahadTahlil-z8g
    @MahadTahlil-z8g 18 дней назад

    kkkkkk xasan dhiiqo waa nin waalan masar waxay tiri xasan dhiiqo Mardale aaminimayno xasana baddie wuu gatay marka jaaw somaliya

  • @Yassin-wt6jn
    @Yassin-wt6jn 17 дней назад

    Masr iyo somaliya walawaseyx
    Id o kcbaqeyso majirtoo
    Somaliya yo
    shabkedu
    Dcb labamel kasoto cya uneyaa
    Solomon weyan master iyo somaliya

  • @MaxednuurDahir
    @MaxednuurDahir 14 дней назад

    Masar ayaa noodhaanta

  • @Mideye157
    @Mideye157 19 дней назад

    Waxaad mooda in fiqi iyo ninka wadanka somalia madaxweynu ku sheega ahi anay isku si wax u wadin
    Xasan Xabashi buu wata Fuqina Masar. Kee ba sax ah

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 18 дней назад

    Ciidamada.khibradooda.hanoo.dhisto.horta waasoo.dhaweeyneeyna.dalka.habar.gidir.iyo mareexaan.haloodhiibo.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 19 дней назад

    Damul jadid. Iyo. Koxda. X. Culusow. Somaliyey. Melhalogasojesto. Halaga. Xereyo

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 19 дней назад

    Sideen u simaa Nin aan oggoleyn jiritaankeyga doonayana inuu qaato dhulkeyga iyo baddeyda iyo nin iga difaacaya ee dhahaya car wir nooma sinna noomana ekka

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 18 дней назад

    war naga amus doqonyow masar sawti tidhi momaLiya,way,babaday ehaLaqaybiyo

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 19 дней назад

    Xasan waaley wax qabtana mahaysto Eithopia Masar Eithopia Masar Eithopia Masar kkkkkkkkkkk odaga na cebeey ee naso naso ku dheha سبحان الله

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 18 дней назад

    ABI AXMAD GUDBADIISI MAANTA WUXUU U HANJABAY XASAN OO YIRI, SOOMALIA CIIDAN WAX ISKA CELIYA MALAHA EE MEEL HA FARIISTAAN. XASAN SHEEKH WUWUU KU SHEEGEY IN AAN DALKIISABA KA TALIN KARIN OO DAGAAL DADKIISA KULA JIRA.
    ALA CEEB WEYNAA😂😢

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 18 дней назад

    Dawladahani danahooda ayey u socdaan wax ay kuu qabanayaan ma jiro, laakiin adigu goormaad wax qabsanaysaa?? Gioormaad ka baxaysaa tuugsi??,

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 18 дней назад

    Ina gurguurte waxad tahay xaaraan talyaani hoyadii wasay oo adoon houseniger ah mar dambey afka huuradaley hadad somaliland badeheeda soo gashid taalaabow aya laga qaadi doona xaraan yahow ilmo zanigi

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 18 дней назад

    War xasan munaafaq ha ka baxo war murtiyeed ku sheegga uu abyi la galay. War ninyahow annagu ethiopia ma rabno ethiopiana ballan ma leh. Ciidamadii dowladda ayeey laayeen. Waxeey noola joogaan ineey baddeena xoog ku qaataan ninyahow caqliga la,adahay ee abyi ka daba har.

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl 19 дней назад

    Hatagerto Dalston waxne ha uqawato carab odhan wa tuugo

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 19 дней назад

    Fiqi yaanu Xasan dhiiqo ku cebayn marna Eithopia wafti u diraya marna Masar la yaan???!!!??

  • @AbdiDubad-c2z
    @AbdiDubad-c2z 18 дней назад

    Asc wax’aan qabaa in aysoomaaliya kujirto khatar sabab maogola dooladaha harabtu badacas itoobiya waxayrabtaa kootaroosho bacas way danikujirtaa inlaraaco carabta itoobiya masahlana wasdad waxmagarada ksa masar qadar soodan jabuuti eretariya caqliyeesha xaaladu turkiya wassamkunturaad maraykan