KU KALSOONOW NAFTAADA SI AAD U KORTO - THE INSIDE INFLUENCES THE OUTSIDE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025

Комментарии • 13

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t 7 месяцев назад +1

    Waa masar🌜

  • @fadumahaji5177
    @fadumahaji5177 7 месяцев назад +1

    Khayr badan Allah ha ku siiyo wax badan kaa faaiday

  • @Minhajshariff
    @Minhajshariff 7 месяцев назад +5

    MashaAllah walal mahadsanid. Teda kale we need more advice on how to raise kids in USA 🇺🇸 with no family support or advice to young mothers. Thanks

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre 7 месяцев назад +2

    Masha alaah wax badan ayaa ka faa iday waa ku mahad santahay Energy wanaagsan ee aad umadaada ku bixinayso Allah hakaa ajarsiiyo insha alaah

  • @Foot368
    @Foot368 7 месяцев назад +1

    Thanks team baraarujin sida quruxda badan aad noola wadaagto video yada qurux bdn

  • @Jiilkeena-e3r
    @Jiilkeena-e3r 7 месяцев назад +1

    Keep going ustaad ❤❤❤❤❤❤

  • @daljir___10
    @daljir___10 7 месяцев назад

    7 jir baa wax ku bari kara adoo 70 jir ah
    Exactly 💯 I believe that

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 7 месяцев назад +1

    MaashAllaah habo Allaha ku xifdiyo youth ka English ka ku hadla maad u samaysid casharadaan oo kale

  • @Jamac163
    @Jamac163 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad shaqo muhiim ah ayaad bulshada U haysaaa gaar ahaan dhallinta runtii, abaal wayn ayaan kaaga hayaa ilaahayna hakaa abaal mariyo.

  • @fadumahaji5177
    @fadumahaji5177 7 месяцев назад

    Masha Allah

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 7 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @taqwaadam1608
    @taqwaadam1608 7 месяцев назад

    Thank u wll

  • @CiiseHussein-tb4nv
    @CiiseHussein-tb4nv 7 месяцев назад +1

    48 views like 10 macquul maahin sxipayaal