PRANK WALIGAA FAMIL GURIGOODA ISKA JOOGO DAGAAL DAG DAG AH MA U WADAY | yahye hunter kashka ilkana |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 291

  • @mrdhaanteeye4926
    @mrdhaanteeye4926  3 года назад +207

    Subscriber guys 🙏🥰🥰🥰

    • @mowliidmacaane4950
      @mowliidmacaane4950 3 года назад +3

      Dhaanteeye see dareemoysaa 58.9k promoter amoore 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @somtiktok8
      @somtiktok8 3 года назад +2

      Asc my big bro Awaalba tageroo kumanan haann ee wan kawaalayeee kkk🇩🇯🇩🇯

    • @mrsayid3236
      @mrsayid3236 3 года назад +2

      Dhanteeye see Dareme xage maraysa

    • @abdirashiid1089
      @abdirashiid1089 3 года назад +1

      Dhanteeyow dhawan tinta waa laga xiiraya🤣🤣

    • @Hassan.moha77
      @Hassan.moha77 3 года назад

      Dhaantey bro Elkana Cawradiisa bananka taalo 😂😂😂 Ha naga Asturo zxpow 😂😂😂

  • @mahad16
    @mahad16 3 года назад +52

    Dhaanteeyow hooyadaa alle hajaneeyo
    Qosol igu dishey wlhi

  • @mohamedelmih9528
    @mohamedelmih9528 3 года назад +38

    wllhi wll dhanteeye hadii aan 100 jeee subscribe saari lahaa vicnaan lahayda Aad baan ku tagera sxp qliya👑❤

    • @qarandhiseofficial5987
      @qarandhiseofficial5987 3 года назад +1

      Wlhi waxan ahay wiil somaliyed geesi ka dhashay somali jecel guusha plz 3k igarsiiya🙏😭

  • @faay2757
    @faay2757 3 года назад +21

    Dhanteye shekadii marba qof laga sameyenaye away horta
    Yasiin 90ka asiga lee ma camerida haayo🤣🤣😂

  • @curejy2983
    @curejy2983 3 года назад +5

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wilal dhig leh kula jogo
    guys hurry I'm waiting su'aalaha google part4😭😭❤️

  • @qadarinhoofficial2582
    @qadarinhoofficial2582 3 года назад +10

    Next Axmed Hassan Ciyow Macaani prnk Halagu soo Sameeye intaIla Qabto Like dhac Kusii

  • @qarandhiseofficial5987
    @qarandhiseofficial5987 3 года назад +2

    Wlhi waxan ahay wiil somaliyed geesi ka dhashay somali jecel guusha plz 3k igarsiiya🙏😭

  • @sumayaaadan3894
    @sumayaaadan3894 3 года назад +11

    Hhhh Alla manooli wlh umad matihin dada markasta iga qosliyaa tihin thanks yaqeey 😂😍🔥

  • @haniabdulahi8993
    @haniabdulahi8993 3 года назад +9

    Walahi wayaab😂😂😂 dhanteye qosol ugudilay kkkk dhanteeye keep going bro 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 3 года назад +2

    Wiilal dhiig leh halmid oo xabsi iyo cabsi gashay malahan illeyn wadankoda ma joogane Allaha idin wada xafido 🤲♥️✌️

  • @ismaanciise8150
    @ismaanciise8150 3 года назад +6

    Dhanteye zxb sare ku salamay prank kusamey kashka lagend

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز 3 года назад +2

    كفو ي أحله
    اصديقاء

  • @hodanahmett6774
    @hodanahmett6774 3 года назад +17

    Saaxipo isjecel m.a keep going

  • @sumayocabdi8113
    @sumayocabdi8113 3 года назад +4

    Ilkana intuu is ko bihi guriga soqatay ku laha waba uxisay dagal🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safacadey2070
    @safacadey2070 3 года назад +2

    Kashka imtaxan waye aso wxba hubsan bu kabihi la soboday 😂😂 dad isjecel alow idin dhowr my hunalay🥰🥰❤

  • @ahmedbulshaawi6205
    @ahmedbulshaawi6205 3 года назад +7

    dhaanteeye ninkaa pranki kastoo woo ogyahy ninkaa prank kusame😍😍😍😂😂😂

  • @anisamire4813
    @anisamire4813 3 года назад +23

    Kashka inuu hg yahy asagoo wax hubsan bu kabihiisa lasoo booday 🤣🤣🤣

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 3 года назад +1

      😂😂nin walba tabarta ku tasho ku yeh geesi waye

    • @dhubeydhaxyareey5839
      @dhubeydhaxyareey5839 3 года назад

      iska dhal ma ahan hadu ahaan laha kabo maka kari laheen 😂😂

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 2 года назад

      @@dhubeydhaxyareey5839 habergidir ma aha waa abgaal

  • @hibofarxan8486
    @hibofarxan8486 3 года назад +1

    saaxiibo isjacel ayaa tihiin keep going

  • @caishaabdirashiidgooni2740
    @caishaabdirashiidgooni2740 3 года назад +5

    omg amazing wlhi Somalia wlhi waa isku dhiiga🥰💪

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 года назад +22

    Walalayal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @meyma7790
    @meyma7790 3 года назад

    Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @hadiyamaxamed9494
    @hadiyamaxamed9494 2 года назад +1

    Ala kashka ku qosley wlhie waba read 😅😅💪🏽 wlhie libaxyO dhe 😂😂😂

  • @mo-vy2hm
    @mo-vy2hm 3 года назад +2

    Dhaanteeye waan ku wataa prankiyaada soo badi😂😂🙈

  • @munakhalif1958
    @munakhalif1958 3 года назад +1

    Dhaanteeye the most fanies man on RUclips 😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 iskoobaha iga qosliyay wlhi

  • @nasrocali6076
    @nasrocali6076 3 года назад +2

    Walhi waN qosly prankigan inta dhmetsty hda kusoo ceshty yaxye run run oo u xanaqey wey kamuyqadtaa😅😅

  • @khadiijomohamed8219
    @khadiijomohamed8219 3 года назад +1

    Yahye huntar kashka dagal jclh wllhi kashka wuu iga qosliye suu kobah ugastey😂😂

  • @zihamhassan2152
    @zihamhassan2152 3 года назад

    Wilkan kor uu qadaa walhi talent leyahay somaliyey xasidnimada iska dayaa qof an waxba laheynba waaa sisanee 🙋‍♀️

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi1164 3 года назад +6

    Dad dhiig leh guriga ku joogo 🤣🤣🤣Alkaana legend ah wllhi

  • @mohasalaad3329
    @mohasalaad3329 3 года назад +5

    First ban ahy dhanteyow waxan xajo rageed aqoon hanoqon📌📌📌📌

  • @ifrahhassan6823
    @ifrahhassan6823 3 года назад +5

    hhh ana uhoreeyo wr raga waaka washy mnta prnk waa uxisy wlhi🥰🥰

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 года назад +1

    Walalayalow somalida melwalbo ay adunka ka jogto carabtana nafta u keentay yurub iyo amerikaba hadana turkiya war laya oo isugu taga garaca hadi kale waliged ma idinka harayan

  • @zamzamyuusuf9406
    @zamzamyuusuf9406 3 года назад +4

    First wlhi🥰🥰🥰

  • @abdisalamabdullahi1509
    @abdisalamabdullahi1509 3 года назад +7

    Team dhaanteye ❤

  • @bisharoabdilahi9540
    @bisharoabdilahi9540 3 года назад +2

    Lkn wllo hooyo maxad ugu dhaaran hooyo lama helo wa qali ha iska habarin mardabe 😭

  • @mo-khadarofficial81
    @mo-khadarofficial81 3 года назад +7

    Dhanteeye i am first pin iisar ustaad hmm😅

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 3 года назад +1

    Kasha wiil Habar gidir inu yahy cadeyay wllhi😀😀😀

  • @deeqalullabdillahi9291
    @deeqalullabdillahi9291 3 года назад +8

    Dhanteye Dhibki oo Qofaaa tahy Sxb🤣🤣🤣

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 3 года назад +4

    Kashka fuleey gadaal bu isku dhige
    Yahye hunter:camera ame na qawata waxan naga qariya ya nala arkin 🤣
    Ilkano: legend safka hore waye baryahan dagaal ma galin bu taagan yahy 😅😅

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 года назад +2

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @feisalelm7826
    @feisalelm7826 3 года назад +4

    Yahye hunter Markow kaana lahadla serios wye 🤣

  • @saciidoali486
    @saciidoali486 3 года назад +4

    Hunter midi aawata kulaha murusade inuyahay wu cadestay wallhi😅😅🤣😂😂

  • @omaradeerka1697
    @omaradeerka1697 3 года назад +2

    Qosolkaa iga dhamaaday prank weligey saan ugu qoslin

  • @hafzahawaadle1643
    @hafzahawaadle1643 3 года назад +9

    Warya dhanteye niyow sidan ku arko omre timaha uu ka xiray niyow 50 ayu si caraya bal inti dadalkaga dadal niyow hadikle nin dher oo dhukuran wa cebe😅😅😅😂😂

  • @ruqiyaabdirahimnur2620
    @ruqiyaabdirahimnur2620 3 года назад +1

    First aa noqday manta

  • @faizaahmedcali7553
    @faizaahmedcali7553 3 года назад +9

    Yes ana uhoreyo😂 like ta isara

  • @munamohameth9722
    @munamohameth9722 3 года назад +2

    Wllkay dhanteeye dhiibato tagan tay alle Haku dayo wllo mcn 😀😀💕❤💖🌹

  • @realmohan11
    @realmohan11 3 года назад +2

    Dhaanteeye waa dhibkii oo qof ah 😹😹🤣🤣🤣

  • @khadiijomohamed8219
    @khadiijomohamed8219 3 года назад +1

    Adig dhan dhan thy kamirad lee sas uwada😂😂kashak

  • @boqoradaboqorka4986
    @boqoradaboqorka4986 3 года назад +3

    dhanteeye umadeena maaha qosol igu harin prankiyadaada jeclahay😂

  • @waaley8924
    @waaley8924 3 года назад +6

    Kashka Aso Warka Lo Dhamenin ooba baxay fuded badana 😂🥵😏😂😂

  • @abdullahibotan
    @abdullahibotan 3 года назад +5

    Dadna dhar ayay jeexjexayan dadna dharlaan heeso 🥲🥲

  • @nataasha__barre7852
    @nataasha__barre7852 3 года назад +3

    Manooli beerkiba ixanuny sa uqoslayey 🤣🤣kee ping powe mcn kugu faana❤👑

    • @kulmispro4088
      @kulmispro4088 3 года назад

      Qof yahey waan ku wataa waana kaa helay xagee lagaala soo xariiraa

  • @munaqueen1251
    @munaqueen1251 3 года назад +7

    dhanteeye wan kutagera walalkay 💯❤💫

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 3 года назад

    Wlhi kashka horuu ka dhaqaaqay wax su.aaal ah kuma waydiiin sxb dhiiig leh mansha alllah dhamaaantood alllaha ku daysto wadajira dhamaaantiiin

  • @jawahircabd8369
    @jawahircabd8369 2 года назад +1

    Dhaanteye dharki ma usoo dhigate😂 nashaga natuse miyaa😂

  • @xamdamaxamed370
    @xamdamaxamed370 3 года назад

    Kashka gesi waye wlh yad dhan ma wato

  • @amiramohamet608
    @amiramohamet608 3 года назад +3

    We love ❤️ u mr dhaaanteeeye

  • @najaxmaxamed4643
    @najaxmaxamed4643 3 года назад +2

    Dhanteeye walalaw pranki gaga gacan ban utaagay 😂😂😂😂

  • @amluushabokar9002
    @amluushabokar9002 3 года назад +3

    🤣🤣🤣 dagaal jeclaa family 💖

  • @updywalially9858
    @updywalially9858 3 года назад +7

    Kash fuley waaye dagaalka wuu is reeb rebaye 😂😂 kaftan lee waye w

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 года назад +2

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiiyaa

  • @zimizragabarbari8883
    @zimizragabarbari8883 3 года назад +1

    Dhaanteeye waa qosolkii oo qof keep going poowe 🥰🥰🥰🥰💯❤💉🙏🙏

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 3 года назад

    Ar soomaliyaa dhiiga walee baranbaro maaha best prnka

  • @fartunabukar7378
    @fartunabukar7378 3 года назад +6

    Dhanteye basrkii oo qof ah kama siidaran tinti laka hiir raba jah ama ooya😃😃😃🤣

  • @Sara.abdi1
    @Sara.abdi1 3 года назад +1

    Coming soon 50k Insha Allah

  • @munakhalif1958
    @munakhalif1958 3 года назад

    Dhaanteeye gabdhaa ilmihi kaso dhaceen seey kuugu uqoslayeen hadii lagu dhaho habeeneesanin. QAABKI LA IIDILAY USIISHARAXOYAA🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂

  • @honestabdirizaq6484
    @honestabdirizaq6484 3 года назад +4

    Ilkana io kashka waxas shaqadoda waye shirkule ka imadeyn dagalka diyar waye 😂😂😂😂

  • @maandeeqclaahicabdi4016
    @maandeeqclaahicabdi4016 3 года назад

    Walee wiilasha dhiig eeleyihiin horee ka orden m.a saas larabaa

  • @zamzamyuusuf9406
    @zamzamyuusuf9406 3 года назад +2

    Wlhi video aa leedihiin ima dhaafo🥰🥰😍one love 🥰🥰😍

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 3 года назад

    Kkkk wlh waad iga qoslisay bro hornar wacan waad ka gashatay zxbadaa

  • @raqiyoosman3163
    @raqiyoosman3163 3 года назад +3

    M.a dhanteeye caadi matihid 😂😂😂

  • @ezxaqabdihakim7096
    @ezxaqabdihakim7096 3 года назад +1

    Zhp mudug baa kaa soo salamay dhanteye

  • @hibocudoon3387
    @hibocudoon3387 3 года назад +1

    mr dhaanteeye dadkii waad waashay wllaahi

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 года назад +3

    RUclipska qabiilkan ayuu maalmahan u shidanyhy

  • @shukricali146
    @shukricali146 3 года назад +2

    wan idin jeclhy my boys😂😂😂😂😂😂😘😘😘😘😘😘😘

  • @nastexoahmedhussein9497
    @nastexoahmedhussein9497 3 года назад +1

    😁😁😁😁🙏my pro ku socda lakin gacna qadga isga dhaf saa ayaa idn dhihila hay anika

  • @xafsaxidig7492
    @xafsaxidig7492 3 года назад +1

    iga fur iga fur
    waa laysugu kay tago waa lay dakhdakhree
    Heesta ina kuso dul qabatan bay ahayd😹😹😹😹😂😂

  • @maahirhasan7238
    @maahirhasan7238 3 года назад +1

    Dhaanteye kashka prank kuso samey plz 🙏

  • @nadiiramaxamed5876
    @nadiiramaxamed5876 2 года назад

    🤣🤣inaa suuxo ii hadhy wle

  • @umuzubeyr9500
    @umuzubeyr9500 3 года назад

    Hoyadha ha habariin walalow

  • @awohassan8814
    @awohassan8814 3 года назад

    Hooyada haku dhaaran

  • @istarmohammad5904
    @istarmohammad5904 3 года назад +4

    War cidaan dagal jeclaa 😁😁

  • @naciimoqalanjo87
    @naciimoqalanjo87 3 года назад +2

    Dhaanteye umadena ma ahn lkn wiilashaba iga gadan dhiig miiran wayoh horeyba kasha kaqaaten

  • @zakariyeabdirahman5431
    @zakariyeabdirahman5431 3 года назад +2

    Keep going pro

  • @ayaanabdidahir618
    @ayaanabdidahir618 3 года назад +3

    Waraa sxb ku jecel aa heesataa Abdullah kashaka balyo iskadhigay

  • @sumayoahmed9377
    @sumayoahmed9377 3 года назад +2

    Keep going my friends

  • @popcriminal1432
    @popcriminal1432 3 года назад +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️🥰madaxa pranks 😂😂keep going

  • @barwaaqoahmed4711
    @barwaaqoahmed4711 3 года назад +1

    DHibtii Oo Qofa iyo Qosolki oo Qofa Dhanteeya umadeen ma Tihid wlhY😂😂😂😂😂😂

  • @mariaosmanfaarah9401
    @mariaosmanfaarah9401 3 года назад +5

    Nio caadi maba tihide😂kuwan waaba cabsanoyaane😂😂

  • @axmedshiine7230
    @axmedshiine7230 3 года назад +1

    Keep going

  • @sumayocabdulahi951
    @sumayocabdulahi951 3 года назад +1

    Dagaal wapa u xiizy lagu dhah😅😅😅😅😅

  • @ayaanfarah295
    @ayaanfarah295 3 года назад

    mr dhanteye bowe wan ku wataaa. Wlhi waxaaga waa wada Finney

  • @Fardousa.0
    @Fardousa.0 3 года назад +4

    Keep going pro♥️🥰🙌

  • @kaamilanorali7256
    @kaamilanorali7256 3 года назад +1

    😂😂😂😂dhaanteeye 😂😂

  • @salmoguure4849
    @salmoguure4849 3 года назад

    Kashaka gesi wu dhafy qado xita ma qadan 🤪🤪🤪🤪🤪

  • @sarinaamiira2585
    @sarinaamiira2585 3 года назад +4

    Elkaano Kulaha Wanba U Xiisay Dglka 😂😂

  • @maryanaxmed2721
    @maryanaxmed2721 3 года назад +3

    Waa sheko kle hhhhh nucaas matahay 🤣😁😁😌😌

  • @haazichanel8035
    @haazichanel8035 3 года назад +2

    Macalinka usha wato

  • @zeinabjamac4419
    @zeinabjamac4419 3 года назад +1

    Hestii waxa igu so dhacday SO DARERA DADKEYGIYOW IGA JARA INTAA OYEY 🤣

  • @nataasha__barre7852
    @nataasha__barre7852 3 года назад +1

    Ala dhanteeye jecliyaa jilinkisa😂😂😂😂