TURKIGA OO U MUUQDA IN UU LA WAREEGAY SIYAASADA SUURIYA + QASA + XUUTIYIINTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 41

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 17 дней назад +5

    Masiibo haku dhacdo mareykan iyo yuhuud waligod jabkooda wey qariyaan

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 17 дней назад +2

    Allah ha gargaaro reer Falastiin🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸

  • @AbdourazakAh-y2x
    @AbdourazakAh-y2x 17 дней назад

    Machallah wa wariye xirfad saxafileh iyo aslub wariyenimo iyo run ahantii aqonyahan aad uso jidasholeh.

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 17 дней назад +3

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadaeeda yaa rabi allw guul garsii

  • @sewy8
    @sewy8 16 дней назад

    Mahadsanidiin shabakadda HBN gaar ahaana tafatiraha arimaha caalamka ahna ruug cadaaga suxufiga weeyn ee Soomaaliyeed mudane Maxamed Maxamuud Cadde iyo weriye sare Mawliid Xaaji Cabdi

  • @NimcaanYousof
    @NimcaanYousof 17 дней назад +2

    Guusha..falasdiin..insha..allah

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 17 дней назад

    Hbn online tv masha xsmaass alqaasam guuli guuli❤❤

  • @AxmedcrashidSheekhsaalax
    @AxmedcrashidSheekhsaalax 16 дней назад

    Guul guul guul soriya

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 17 дней назад +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @IsmanguelehGawrah
    @IsmanguelehGawrah 17 дней назад +3

    Asc. Hbn xuutii haa noolaadoo

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 17 дней назад

    Mismillaah Acudubillaah MINASHEYDANI Rajiim Ya Allah Ya Waduud Ya Dullcarshil Cadiim Ya Waxid☝🏻Rabiyoow Naga Aqbal Ducada😢Waxan Nahay Adomadada
    Allow Wan Murugoonay 😢 Allow adiga Aya u Cilmi Leh Ya Rabi Allow
    Falastiin Rer Gaze Rabiyoow Culeska Ka Dulqaad Oo Guul ey ku Farxaan u Fuur😢Ya Farajana😢

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 17 дней назад

    Waa idin wada Salaamay Maxamed M Cade iyo HBN TV😊

  • @mawadasaciiddiini
    @mawadasaciiddiini 17 дней назад +1

    wcs siyaasada suuriya dheh

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 17 дней назад +2

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Suriyaa haagoleisatoo Tourkigaa haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa iyo falastin Allaha u Naxaristo shacabka Qaazaa iyo Dantagalbed Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanyusuf9725
    @ayaanyusuf9725 17 дней назад

    Marshall allh allaha guuleyo islamka

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 17 дней назад +4

    Maxamed Maxamuud cade 30 sano ka hor ayaan BBC ka dhegeeysa jirey guuleeyso Adeer

  • @fahmoadan8202
    @fahmoadan8202 17 дней назад

    Thanks ❤❤❤❤❤

  • @MunomaxamedWarsame
    @MunomaxamedWarsame 17 дней назад

    Wad mahad santihiin bahda HBN iyo mawliid iyo mm cade

  • @daauudgadhwayne410
    @daauudgadhwayne410 17 дней назад

    Guul xuuti guul falastiin

  • @XasanAdan-x1w
    @XasanAdan-x1w 17 дней назад

    mahadsanidiin sxbyaal waxan idinka codsanaynaa haddii anu nahay sxbada ku xiran hbn in aad barnamij nooga samaysaan dagaalyahanada al qasaam aad ayan u rabnaa barnamij ah dagalyahanada al qasaam by sxbkiin cawil farey hargaysa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 17 дней назад

    Kurdiga iyo yuhuuda ayaa ah labada cadaw ee suuiyada cusub wayna ka gudbi doonaan idanka alle caqabadaha hor taagan oo dhan

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 17 дней назад

    Asc 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Maslax.maxamad
    @Maslax.maxamad 17 дней назад +1

    Asc

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 16 дней назад

    Ku.Scw.Scw.Scw.sce.Scw.scw❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @axmedcade2992
    @axmedcade2992 17 дней назад +1

    Waxaana lagu eedeynayaa in ay jirtay dabayl😂😂

  • @dayibfanaxfanax3800
    @dayibfanaxfanax3800 17 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @asadguray1305
    @asadguray1305 17 дней назад +1

    Asc waan idin salaamay HBN

  • @AliMoha-p7x
    @AliMoha-p7x 17 дней назад

    Duuriya lala waregey waa halkee noo sheega,,,,,,Mise Siriya Ayaa loo bixiyey duuriya

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 17 дней назад

    Ilaa iyo daqiiqadan 30 saqiiqo mm cade iyo mowliid falaqeynta ka dhigo mahatsanidiin

  • @saidismail4529
    @saidismail4529 17 дней назад

    Siyaasada duuriya maxay ahayd wari..qoraalka iska saxa..HBN

  • @daahirkoronto30
    @daahirkoronto30 17 дней назад

    No 1 comoti anaa kabixiyay no 1 leke anaa saaray

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 17 дней назад

    asc

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 16 дней назад

    Diyaaraduhu waa laba

  • @CilmiaxmedmuuminCilmiaxmedmuum
    @CilmiaxmedmuuminCilmiaxmedmuum 17 дней назад

    Asc,ninkani,ww,israili,shaadh,muslim,xidhan,eerun,amaaha

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 17 дней назад

      Shiicada warkaa ku andacooda iyagoo qarinaya dhagartooda dhibaato aan shiico iyo yuhuud aheyn suuriya maheyso

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 17 дней назад

    iiran waa munaafaq dowlada cusub bey ku eedaynayaan kuwa ay wataan mareykan hada ogow iiran iyo awladeeda waxa loodiyaar sadey in islaamka lagu dhibaayeeyo

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 16 дней назад

    qaynunka ay shegan yuhuda iyo maraykanku iyagaba shegaya qaynun ee maxay igu hogan sami wayen mise qaynunka ay shegan wa mid iyaga u khaasa on adunku la wadagin marka muna faqiintu iyaga is burisa wayo buga ay qorten markay iyagu ku shaqayn wayan ma zuti aya ku shaqaynaya dagaalka qasa iyo zasuuqa ay wadan maraykanka iyo, yuhudu,muxu qaynunku u qaban wayay iyaga

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 17 дней назад

    Turkiga samaynta iran oo kale ma samayn karta oo xulafadeedu ma hili doonan falastin mise waa u gogol xarista great isreal falada ku so dara arintan falanqeyashu maxa ka leyihin

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 17 дней назад

    Galbed kumathalaa

  • @adanjamba
    @adanjamba 17 дней назад

    Ohh it’s Time MM. CADDE. MOWLEED. Thx

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch 17 дней назад

    ❤❤❤