Taariikhda Sh. Cumar Faaruuq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 апр 2023
  • #Cawayska_Culimada Kulanka 8aad

Комментарии • 24

  • @ubixii-saxaraha923
    @ubixii-saxaraha923 Год назад +6

    Allah u naxariiso Sh Cumar Faaruuq Haaji Cabdi-Suldaan.

  • @isseomarbarre2760
    @isseomarbarre2760 Год назад +5

    Alle ha u naxarizto sh cumar faaruuq kitaabkiisana midigta hakasiiyo amiin amiin

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Год назад +4

    Allah ha u Naxariisto sh:Cumar.

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Год назад +3

    Rabbi naxariistii janno firdawsa haka waraabiyo sheekh cumar faaruuq culimada somaaliyeed anoo wada jecel hadana sheekha aan ugu jeclahay buu ahaa cajiib buu ahaa

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub Год назад +2

    Allah ha u naxariisto jannatul fardowsana haka waraabiyo Sheikh Cumar Faaruuq❤

  • @waacuneena1544
    @waacuneena1544 8 месяцев назад

    Ilaahow unaxariiso Sh cumar Faaruq

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 4 месяца назад

    Ilahay ha u naxaristo sheekha

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Год назад +1

    رحمة الله عليه شيخ عمر فاروق

  • @user-dv5it5lg5c
    @user-dv5it5lg5c 11 месяцев назад

    Allaha u naxariisto sheekheenii suubanaa ee sheekh cumar faaruuq, haa ninka waxaan xasuustaa aniga oo yaraa waxa uu galab walba masjidka ku tagi jiray tafsiirka quraanka kariimka ah ee magaalada Jiddah ee al-rawaabi. xaafad, waxaana saaxiibkay nahay wiilkiisa Musleh Cumar.. Faaruuq ‏‪‬‏ , kadibna waxay u rareen Makkah Al-Mukarrama.

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 Год назад +2

    Allah ha u naxariisto

  • @waxgarad6646
    @waxgarad6646 Год назад +1

    Allah ha unaxariisto🤲aamiin

  • @tayyibMoha
    @tayyibMoha 9 месяцев назад

    Masha Allah, Allah jannatul-firdaus kawarabiyo insha Allah, mahadsanid wllkey

  • @hamseabdi599
    @hamseabdi599 Год назад

    Sheekh Mohamed rashaad tariikhdiisa in aad nala wadaagto aad bay u fiicanty.

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 Год назад

    Allaah subxaanahu watacaalaa how naxariisto Sheekha

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 7 месяцев назад

    Allaha unaxsriisto

  • @abiyow10
    @abiyow10 Год назад

    رحمة الله عليه

  • @hsndkn1882
    @hsndkn1882 Год назад

    Sheekh Boqolson taarikhdiisa nooso gudbiyo kheyr Allaha idin sìiyo

  • @sheekhcumarfaaruuqofficial
    @sheekhcumarfaaruuqofficial Год назад

    Cashirkii 3 Cumdatul Axkaam Sheekh Cumar Faaruuq Raximalaah ruclips.net/video/aWcEJgPkFjE/видео.html
    kitaabkan waa bilaw wuxuu soo gali doona maalin walboo ah Sabti, Isnin iyo khamiis

  • @nimcodagan1680
    @nimcodagan1680 Год назад +1

    😂