Kumu Ahaa Nabadoon Sheikh Cumar Faruuq:Aabe Wuxuu Ahaa Geesi La Jecla

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Комментарии • 168

  • @Abdikheytakeyta
    @Abdikheytakeyta 2 года назад +22

    Yaa Allah qabriga uwaasici janatul firdows hoygiisa kadig

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 года назад +17

    ASC Mansha Allah Sheikh Omar -Faaruuq
    Raxmad Allaha siiyo,wiil baan ku samiyay aan dhalay,marka wiilkiidana waa salaamaya ee wiilka asn Ku samiyay waxaan rabaa in uu noqdo sidii Sheikh Sheikh Omar-Faaruuq op kale UU Allah iga dhigo Thanks 👍👍👍👍👍👍

    • @inamxmdsheekh1978
      @inamxmdsheekh1978 2 года назад

      Aamiin.

    • @socdaal
      @socdaal 2 года назад

      Allaha wiilkaada barakeeyo diinta midkii barto ku camal falo dadkane gaarsiiya allaha ka dhigo mid dadka anfaco allaha ka dhigo.

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 2 года назад +4

    رحمة الله علي شيخنا شيخ عمر فاروق وجعل الجنة مثواه
    Weligey ma arkin Cid Af Soomaali Ku gaareysa sh Cumar faaruuq. Ilaahow u naxariiso.

  • @hamzaibrahim2986
    @hamzaibrahim2986 Год назад +4

    Wowow I remember listening to him on Djibouti Radio in 1994, one of my favourite shiekh as Child

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 6 дней назад

    Al WAALID sheikh cumar faaruq Allah unaxaristo

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 2 года назад +2

    Sh. Cumar Faaruuq wuxuu ahaa shiikhaygii Tafsiirka cajaladihiisa dhawr jeer baan ka dhagaystay bacda salaax subax iyo bacdal maqrib.
    Rabanaaa yaa Rabanaa anaga Rabigeenoow iyo Akhyaarta Rabbi iyo Rasuul rumeeyay. Ardaasha gaalowday buu oran jiray.
    اللهم ارحمه واغفر له واسكنه فسيح جناتك واجعل قبره روضه من رياض الجنه.
    Ilaahay ha xifdiyo dadkii uu ka tagay.

  • @kamg3450
    @kamg3450 2 года назад +5

    subxana Allah
    Sheekh cumar faaruuq ilaahay ha u naxariisto qaali bu ahaa
    marku fasirayo quraanka sheekhu soomaligiisu wa xikmad miidhan walaahi Wan qiiroodaa sheekhasi tafsiirka
    Aloow qabrigiisa nuur uuga yeel
    اللهم اغفر له ورحمه واسكنه فسيح جناته
    safeer channel wa channel Mubarak ah jazakallahu khayr

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 2 года назад +2

    Shiekh wanaagsan ayuu ahaa qabrigiisa alle haw waasiciyo janatul fardowsana hageeyo ,isaga iyo culimadii wanaagsaneyd
    Ee geeriyotayba aaamiin

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 года назад +3

    Illahay ha unaxaristo Sheekh cumar faaruq 😭😭😭😭😭😭. Mahadsanid Safiirka Islaamka barnamijka aadka u qiimaha badan ee tarikhi nololedki Culumada Somaliyeed .

  • @xasanyuusuf797
    @xasanyuusuf797 2 года назад +5

    Safiiirka islaaamka Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay janada alllaha ku casuumo aamin

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 5 месяцев назад +1

    Ilahay ha u naxaristo sheekha

  • @Gadhlejfaragod6236
    @Gadhlejfaragod6236 Год назад +1

    Waa run geesi aad loo jecelyahy ayuu ahaa

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 года назад +4

    Allah SWT HA U NAXARIISTO HANA KU'ABAAL MARIYO JANNAH FARDOWSE AL'ALA SHEIKH CUMAR FARUUQ. AAD IYO AAD AYAN UDHAQEYSTA TASFIIRKASA Quran KARIIMKA EES NOO REEBAY
    MASHAA ALLAH MASHAA ALLAH

  • @shujaacmedia8575
    @shujaacmedia8575 6 месяцев назад

    Allah Unaxaristo Sheikh Omar Faruuq

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад

    Mnsha allah sheekha ilaahay qabrigiisa ha u nuuriyo

  • @lqs-tv6745
    @lqs-tv6745 2 года назад +3

    Agaah Sh cumar faaruq lama garanayaa hadalkaasi ilama saxna waayo sh cumar faaruq ninkaan aqoon xaggee joogaa?
    Rabbi ha u naxariisto Sh cumar faaruq dhaxal wuu nooga tagay.

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  2 года назад

      Shukran sidaa Ula Jeedin:Waxaan Ula Jeedaa Taariikhdiisii Cafwan

    • @lqs-tv6745
      @lqs-tv6745 2 года назад

      @@safiirkaislaamkaadaa mudan wllky hore usoco

  • @maxamedahmed707
    @maxamedahmed707 2 года назад +1

    Allah ha unaxaristo sheekh cumar faruuq in badan ayan tafsiirka ka fa'ideystay

  • @user-nn8py8vs2h
    @user-nn8py8vs2h Год назад +1

    Sh.cumar faaruuq wax badan ayu dadka somalida ah tarey.Allaha ha u naxariisto

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 2 года назад +4

    MashaAllah TabaarakaAllah
    May Allah give him alfirdusal acla

  • @Moha-k6t
    @Moha-k6t 2 года назад +2

    Ilahy ha unaxariisto sh cumar faruuq haji apdi suldan❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 года назад +4

    ALLAH HA U NAXARIISTO ,AMIIN YAA RABBI 🤲🏽

  • @xasanyuusuf797
    @xasanyuusuf797 2 года назад +1

    Allaha u naxariisto caalimka soomaaliyeed sh cumar faaruuq janada alllaha ku casuumo aamin aamin aamin taariikhdaaa Aad iyo aad ayaan ugu baahnaa

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 года назад

    Alow janatul fardow gee sheikh Cumar faruuq.

  • @bukariismailbukari9140
    @bukariismailbukari9140 2 года назад +5

    انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله ما اخذ وله ما اعطي وكل شيء عنده باجل مسمى اللهم اغفر له وارحمه وعاف واعف عنه واكرم نزله وواسع مدخله اللهم ارزقهم روح وريحان والجنة نعيم

  • @nabiilshariif4190
    @nabiilshariif4190 2 года назад +2

    Sheekh shariif cabdi nuur ku xiji tariikhdiisa 🩸❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 года назад +3

    Ayeeyo hooyo oo dhimatay 2020 ayadoo 100 jirta waxay iiga sheekayn jirtay family ga reer xaaji cabdi suldaan

    • @socdaal
      @socdaal 2 года назад

      Allaha u naxariisto wabrigane allaha u waasiciyo.

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 2 года назад +1

    Ilaahay ha unaxariisto sh cumar faaruuq wiilkiisana ilaahay haxafido cimri dheera hasiiyo Aamiin

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 года назад +1

    Adeerkay shiikh cumar faaruuq wax uu ahaa macalinkay ka tafsiirka

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 2 года назад +1

    Ilaahay naxariistiisa aynu u weydiinaynaa 1985 ayaanu guriga Ku haysanay tafsiirkabquraanka oo dhamaystiray oo aabahay allahow naxariistee sucuudiga oo uu tafsiirkiisa Ku xirnaa Jeddah Ka soo qaatay wuxuuna ahaa aabe reer waqooyi from Erigavo Somaliland

  • @user-ez1pw2fr1i
    @user-ez1pw2fr1i 2 года назад +2

    أللهم احفظ علماء ودوعاد وحفظنا وحفظ المسلمين جميعا يارب

  • @sans123-d8c
    @sans123-d8c 9 месяцев назад +1

    Allaha u naxariisto shiiq cumar faaruuq xaaji cl suldaan

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 года назад +3

    ANIGANA WAXAAN KU XASUUSTAA INUU MARKUU SWEDEN IMAAN JIRAY MUXADAROYINKIISA EY WAX NA TAREEN CARUUTA AAN MAR KASTO HIJRO ULA CARARI JIRNAY BACDA LAAHNA AAN KU BADBADNAY,ALOW U NAXARIISO ANNAGANA NA SUG AMIIN 🤲🏽

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 2 года назад +1

    Allah u naxaristo qabriga allah u wasiciyo sh cumar faruuq ila yarante an dhageysan jire

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 года назад +1

    Rabi qabrigiisa ha u wasiciyo ha u naxriisto janadii fardowsal aclaa Allah ha ka waraabiyo casharadii tafsiirka iyo axaadiith taba Rabi ha ka abaalmariyo anagana nagu anfaco

  • @abdirashidabdikadir815
    @abdirashidabdikadir815 2 года назад +1

    ألله يجزيه خير ألجزاء وأحسن إليك ياشيخنا عمر فاروق رحمه الله عالم رباني من علماء ألصومال

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 6 месяцев назад

    الشيخ عمر الفاروق رحمة الله، وكانه حي الان بيننا

  • @cawilaxmed6251
    @cawilaxmed6251 2 года назад +1

    Ilaahay ha u naxariisto sh cumar faaruuq janadiisa ilaahay ha kawaraabiyo aamin aamin

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 2 года назад +4

    Masha allah allah ku xafido sh

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 2 года назад +1

    Maasha.allaaah, Alle haunaxariisto sheekeenni sh.cumar faaruuq.
    Safiirka islaamkanne Alle ajir iyo xassannaad aan lasoo koobi karin hakusiiyo.

  • @asmabashir3032
    @asmabashir3032 2 года назад +2

    Allha u naxariisto ubadkiisana allha barakeeyo adiga inoo soo gudbiyaya jazakalaah khery

  • @cabdirahmanmedia9077
    @cabdirahmanmedia9077 2 года назад +2

    Sheekha xiga ka soo dhig sh xassaan husein abuu salman حفظه الله

  • @user-cq6es8bt5d
    @user-cq6es8bt5d Год назад

    Alaha u naxaristo shiqa❤

  • @umKawtheronline
    @umKawtheronline Год назад

    sheekhan Aabahay buu u egyahay Allah unaxariisto tabaduba

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 2 года назад +3

    الله يجزيه خير الجزاء و أحسن إليك يا شيخنا

  • @MaryanMuktar-bs1xj
    @MaryanMuktar-bs1xj Год назад +1

    Allaha unaxaristo

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 года назад +1

    Amiin amiin amiin yaa rabbi Naxaristii janno allaha ka warabiyo shekha carurta u ka tegayna allaha barakeeyo

  • @mohamedhajji5088
    @mohamedhajji5088 2 года назад +1

    Alaha u naxariisto janatul fardowsane ha ku cazuumu meel sane allaha nagu wada kulmiyo dhamaanteen

  • @cabdirahmanmedia9077
    @cabdirahmanmedia9077 2 года назад +3

    Ilaahay haa u naxariista sh cumar faaruuq

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 2 года назад +1

    Allaah u naxariisto shiikhul islaam cumar faaruuq

  • @samadonawarearrale4016
    @samadonawarearrale4016 5 месяцев назад

    Maalin talaado ah 8dii maarso barqo 2011 dhimashadii sheekheennii waynaa cumar faaruuq eebbo kuu naxariiso😢😢😢😢😢

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 2 года назад +1

    Alle ha unaxariisto sheikh cumar faaruuq

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 2 года назад +4

    maashallaah tabaarakallaah

  • @fowziamohamed4443
    @fowziamohamed4443 2 года назад +1

    Mashaallah jazaka Allhu keri walahi shek an ad ujecilahy

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 2 года назад +3

    Allah u naxristo aamiin yaa allaah

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi10 2 года назад

    Allah hownaxaristo
    Sheeqa Qabrigiisa
    Rowdatu min Riyadul
    Jannah Allah
    Howga dhigo Aamiin
    Yaa Rabbi

  • @mohaabdi3363
    @mohaabdi3363 2 года назад +2

    Sheekheena Allah ha u naxariisto🤲😍💖💗

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 года назад +1

    Mansha allah walee culumada somaliyed intooda badan waa deegaanka am so glad

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 года назад +1

    Allow kaa waraabi janatul firdowsal aclaa
    Cilmigii iyo casharadii diiniga ahaa tafsiir iyo Axadiith ba Rabi ha ka abaalmariyo

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 2 года назад +1

    SHUKRAN TABAARAKA ALLAH JEZAAKA ALLAHU KHERY

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 года назад +1

    Maashalaah wadadii odoga ma qaaday laguma yaqaano cilmigii odoga in aad sii wado yay ahayd

  • @faadumomacalin8367
    @faadumomacalin8367 2 года назад +1

    Allaha unaxariisto culumadii wax kaso baraty waxaa kamid ahaa
    Sheikh ibraahim suuley allah yarxam

  • @mohameddharar5854
    @mohameddharar5854 Год назад

    Allah ku baraleeyo

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 2 года назад +1

    Alaah haunaxariisto Waanjeclaa Alaahdarsiis janatulfirfawsa Al Aclaabaan uwaydiinaynaa

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 2 года назад +1

    sheekh cumar faruuq illaahay ha naxariisto

  • @axmedshadam8344
    @axmedshadam8344 2 года назад +1

    Allaah haa unaxariisto wuxuu ahaa qof ilaahay iskugu daray caqli iyo cilmi intabo

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 2 года назад +1

    Asc wll mashalah barakalaahu fiika shukran aad Iyo aad ayaan ugu baahnayn Alle haunaxariisto sh umar faruuq

  • @kasltuunmuhammad4165
    @kasltuunmuhammad4165 2 года назад

    Aleh Hawa naxarisato sheekh

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 Год назад +2

    Ilahey janadiisa haku arsaaqo

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 2 года назад +3

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك الفردوس الأعلى آمين يارب العالمين

  • @mariamafarah3410
    @mariamafarah3410 2 года назад +1

    Jasakallaahu khayr
    Allah ha u naxariisto sheikha

  • @sacdiyarage799
    @sacdiyarage799 2 года назад +2

    Allaha unaxariisto qabrigana allaha uwaasiciyo kitabkisana midigta allaha kasiiyo aamiin

  • @safiyoahmed9333
    @safiyoahmed9333 2 года назад +2

    Allaha u naxariisto shiikheyga ilaa hadaan dhageysta tasfiirkiisa quraanka

  • @fardowsa4389
    @fardowsa4389 2 года назад

    Ilaahay ha u naxariisto sheekha walaahi waan jeclahay Ilaahay waxaan uga baryaa inuu sheekha aduunka ka nefisay oo janooyinka Alaah ku baashaalayo uu Ale siiyay

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 года назад +1

    Maasha Allaah allaha u naxariisto kana waraabiyo jano fardoosa. Aamiin

  • @abdirashidneeqn5209
    @abdirashidneeqn5209 2 года назад

    Allah haunaxaristo

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 2 года назад

    Ilahay ha u Naxariisto
    Sheikhu wuxuu ah
    Shaqsi muhiim ah

  • @samatarnaaleeye4394
    @samatarnaaleeye4394 2 года назад +1

    Allaha unaxariisto sheekha jannatul fardawsa allaha ka waraabiyo

  • @huzcan0012
    @huzcan0012 2 года назад +1

    Allah ha unaxaristo Sheikh cumar faruqq

    • @sofiadakane1984
      @sofiadakane1984 2 года назад +1

      Allah ha u naxariisto sheikh cumar faruqq

  • @axmedshadam8344
    @axmedshadam8344 2 года назад +1

    Mashaa allaah fanaxdii hoose ee aabihii wlh wuuleyyahay

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Год назад +1

    Allaha unaxariisto sheikha❤

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 2 года назад

    Illaahay ha unacariisto sheekheena illaa iyo hada ayuu guryaheena iyo nafteenaba ku dhex nool yahay anigaba tafsiirka isagaan kadiyaariyay iyadoo sheekh kale oo layiraahdo sheekh bocor uu isiin jiray illaahay dhamaan sheekhyadeena janadii ha ugu bishaareeyo.

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 2 года назад +1

    alayaaraxma alow qabriga uwaasici jisadiis janadiifardoows kayeel aaamin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @beans9356
    @beans9356 2 года назад

    Yaa rabi janadii gee shekh cumar faaruuq cilmi ayuu nooga tagay allaah hananagu anfoco

  • @abubahjasheikh2928
    @abubahjasheikh2928 2 года назад +5

    عليه رحمة الله وأسكنه الجنّة

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 2 года назад

    Allah unaxriisto jana fardos abalkiis alle ka dhigo familga kiis allah u xiftiyo shekh adan ajar allah kaasiiyo

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 Год назад

    Aammiin yarabi

  • @fardowsogorod3204
    @fardowsogorod3204 2 года назад +2

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @cmahamoudomar3907
    @cmahamoudomar3907 2 года назад +1

    Allah unaxariisto aamiiin yaa rabi

  • @fathiaalibisaas9169
    @fathiaalibisaas9169 2 года назад

    Allh hbarakeyo walka shekhenina allh hu nxariisto aamiin

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 2 года назад +1

    Ilaahey haunaxariisto marti lajecelyahay alaha kadhigo

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 года назад +1

    ALAAH ha u naxariisto amiin 🤲

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 2 года назад +2

    Allaha unaxariisto sheekheena

  • @ugaasodheyman5960
    @ugaasodheyman5960 2 года назад +1

    Maasha allaah allaha u naxariito

  • @yuweri3508
    @yuweri3508 2 года назад +2

    Allah unaxarista

  • @HassanJAbdi
    @HassanJAbdi 2 года назад +2

    Waxan sugaynaa taariikhdii Dr Axmed X Abdirahman ♥

  • @fardowsaali6353
    @fardowsaali6353 2 года назад

    allah unaxaristo shekhena jannada fardowsa allah nagakulmiyo amin

  • @habdhaqankiisalafualsaalix7075
    @habdhaqankiisalafualsaalix7075 2 года назад +1

    Naxariistii eebbe Allaha siiyo

  • @ayaanmohamed9171
    @ayaanmohamed9171 2 года назад +1

    Allaha u naxariisto sheikha

  • @tuugwayn999
    @tuugwayn999 2 года назад +1

    Amin Amin wll

  • @tuugwayn999
    @tuugwayn999 2 года назад +1

    Allh yaa rahma abo macan