CASHO SHARAF IYO KULAN QURUX BADAN GABDHAHA YOUTUBERS MALAYSIA 🇲🇾

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 июн 2024
  • НаукаНаука

Комментарии • 117

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 4 дня назад +26

    Dunidan Ma soo Marin Ruux KaSharaf Badan Kana
    Run Badan Nabi Muxamed SCW ❤ ❤😢

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 4 дня назад +33

    Ayyy❤❤ Nasrayyyy ❤❤ inshallah coming 900k iS here Team Nasra isn't Eas❤❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 4 дня назад +8

    Nasra video Soo dhig Maalin Walbo Wax duubo Team Asad Hadaa Nahny 1M Ka Rabnaa inaa gaarto i.n Waa gaaRnee 900k buuxi❤🎉😢👍

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n 4 дня назад +10

    Nasara waa aftahan masha allah cod macan iyo qurux bay isku darsatay oo❤❤

  • @NimcoAdenAbdiNimcoAdenAbdi
    @NimcoAdenAbdiNimcoAdenAbdi 4 дня назад +9

    Team Nasro one like 👍

  • @Cabdalesharifmacalin
    @Cabdalesharifmacalin 4 дня назад +7

    Anaa igu horeeya Team nasro 1️⃣🆗️

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 4 дня назад +3

    Qof Ku Dayasho Mudan...Nasro...Magaca Hajiro 🤛🤛👍👍👍

  • @user-zo3ph3xs1u
    @user-zo3ph3xs1u 4 дня назад +6

    Please, wll Malaysia haka Tagin adoon 900k ku dhicin 🎉😊

  • @SuReynA
    @SuReynA 4 дня назад +4

    Nasray wlhi been ma ahan wan ku ilashana jah gomi soon 900k wax yar ayaa inoo dhiman nawada dee aan ka farxino gabadhena caded ❤❤❤

  • @nimoco401
    @nimoco401 4 дня назад +9

    Asc asxaabta nasiro qaarsiiya 900 plz gaarsiiya wallhi way uqalantaa 😢❤Allh haidin jecelaado

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 4 дня назад +5

    26 jun hampalyo Somalia 🇸🇴 ♥️ gab dhaheena maamada adna

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy 4 дня назад +4

    Ma.safarka alle hakuu fududeeyo ❤ waa ku mahad san thy booqashada aad booqatay temka aan jeclnhy❤ thkis❤❤❤❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 3 дня назад +1

    Happy independence day in Somalia 🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @FaadumoGuudle
    @FaadumoGuudle 4 дня назад +4

    ilahay dartisa kujeclahay wll

  • @Thefinalfour44
    @Thefinalfour44 4 дня назад +6

    Nasra abtidoon guul ❤❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 4 дня назад +3

    Mss mlyn qurux ❤❤ gabdha heeena waxba la idin kama qaban karo nasro anikoo ah team 27 ka sii ah asad hagio walaalka ween ii Cuna wixii cunta ah soo bar baara

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 4 дня назад +6

    900 coming soon

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 4 дня назад +3

    Mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah walashey macan nasrabtidon ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 4 дня назад +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 4 дня назад +1

    Fartuun happy cidiyaha sida u dhaadheer ma fiicno gabdho iska dhaafa waa calaamadaha shayaadiinta😮

  • @HilaalKaami
    @HilaalKaami 3 дня назад +1

    Congratulations 900k🎉🎉🎉❤

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 4 дня назад +1

    ❤❤❤beautiful invitation keep up the sisterhood 👍👌💞💯

  • @SalmayyAli
    @SalmayyAli 4 дня назад +5

    Nasro wku jecelhy abyo 🥹

  • @user-pt8eu5gj4d
    @user-pt8eu5gj4d 4 дня назад +2

    Waan sugaynay hablaha beer Malaysia muuqaalkooda wll hambalyo nasra qiima badaneey 900k hambalyo intaa iyo in ka badan kuu rajaynaynaa hore usoco wllo

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 дня назад +3

    Kuwii xanta baafin jiray maxaa maanta heysta Adna iyo Nasra Abtidoon waa dad Saaxiibo ah oo is jecel sidaas iskugu faraxsanaada mar kaste Insha Allaah

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 4 дня назад +3

    My teacher nsro abditoooooon

  • @Queenaquencali3137
    @Queenaquencali3137 4 дня назад +2

    Inta sugaysy tiina Iyo adna oo wada jooga

  • @FartuunCaliFartuun-mz3wg
    @FartuunCaliFartuun-mz3wg 4 дня назад

    Walashey nasra abtidoon hambaliyo 900k subscribers sara tiim asad tiim adna tiim amiira ismujiya dhamaan think walashen subscribers sie ogaarto1000M🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @Kujecliyaa
    @Kujecliyaa 4 дня назад +3

    5k No haray team amiiro

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 4 дня назад +2

    Asxaabey intaysan bixin kahor 900k buuxiya dee 🎉❤

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 4 дня назад +2

    Mashallah hambalyo nasro

  • @faizafilzan
    @faizafilzan 4 дня назад

    Nasrayyy Nasab Baaa Tahooo...❤❤❤❤

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka1234 4 дня назад +12

    SANAD GUURO WCN DALKA AAN WALALAHA NAHAY EE SOMALIA 🇸🇴 26KA JUNE
    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

    • @shero493
      @shero493 4 дня назад

      Ogedenia miyaa country eh 😂😂

    • @Sirdoonka1234
      @Sirdoonka1234 4 дня назад +1

      @@shero493 Yes SOMALILAND IYO OGADENIA ICTIRAAF BAY SUGAYAAN INSHALAH
      SOMALIA 🇸🇴 ADAA LAGU DHAHA LAANGAABYAHOW

    • @shero493
      @shero493 4 дня назад

      @@Sirdoonka1234 waa daalee lee ictiraaf maheleysiin somaalinimo ha idin deeqdo qabyaalada qurunka iska daaya

    • @shero493
      @shero493 4 дня назад

      ​@@Sirdoonka1234waa daalee lee ictiraaf maheleysiin somalinimo haidin deeqdo qabyaalada qurunka iska daaya

    • @nawalnalka4759
      @nawalnalka4759 4 дня назад

      😂😂😂 dalka aan dariska nahy aa haye bal dariska, Dab ma iidiin nool yahay dabki ba naga dhintay casho ba karsan laheen e bal dab ina siiya😅🔥

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 дня назад

    Manshalah soo dhaweyn qurux badan nasro ❤❤

  • @ayehhamda5532
    @ayehhamda5532 4 дня назад +2

    Inshallah coming 900k❤❤❤❤

  • @naimaabdullahi7984
    @naimaabdullahi7984 4 дня назад

    Wlh markasto wan firinoya yutube ka dhoqsada😂 🎉🎉🎉 900k 🎉🎉💝

  • @user-xr2dy4mo5t
    @user-xr2dy4mo5t 4 дня назад

    Mahadsanid qofki kaso codsaday ayaan aha hbo mahadsanid

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 4 дня назад +2

    900k plz aanki ridno isla caawa nasra si ay ula farxaan Amiira ya adna

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 4 дня назад

    Nice vlog soon 900k and 1M😊😊😊😊inshllh

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 дня назад

    Wcs rer mlesia wa bqoro wllhi illhy hno desto so dhweyntdi loma kla hrin ❤

  • @zeinab191
    @zeinab191 4 дня назад +2

    nasra qosol wanagey abyo love u ❤

  • @kanadiahoussein7073
    @kanadiahoussein7073 4 дня назад

    Congratulations 900k wallshy

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 4 дня назад +1

    Keeps goings my sisters 💯❤

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 4 дня назад

    Yes 900k waxyar ka haray gaarsiiya🥰🥰

  • @user-jn5rp2pu9c
    @user-jn5rp2pu9c 4 дня назад +1

    Nasra in the building❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 4 дня назад

    Nasra 5k lee udhiman halu.kala kiciyo 🎉❤

  • @hanaadenahmedhana1233
    @hanaadenahmedhana1233 4 дня назад +3

    One like team nasro

  • @hodanmohamed3663
    @hodanmohamed3663 4 дня назад +1

    New subscriber
    #team Amira❤

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 4 дня назад

    Asc ,Nasra waa wax loo baahan yahay dalxiiska ina,adeer waxbadan aqoon ha,isku cunin waxaan kawadaa cunada qaarkeed waa lagu jiradaa markaas dalxiiska wuu kaa halaabayaa.Allaah haku xifdiyo bye🎉🎉🎉🎉

  • @Sahra-jq9cn
    @Sahra-jq9cn 4 дня назад

    Walashay alaha ku xafido amiin

  • @AhmedZaki-ys7du
    @AhmedZaki-ys7du 4 дня назад +2

    4:50. Dad badan baa isku raacey

  • @Rayaan12-sj9oc
    @Rayaan12-sj9oc 4 дня назад +1

    boqran nasra guleeeso baayo❤

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 4 дня назад

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @hodenmalin5841
    @hodenmalin5841 4 дня назад +1

    Nasray hada hashiisen laheyd tiina farey iyo amiira ajar badan ayad ka heli laheyd islax baynanaas yaa ila qabo fakarkas

  • @faizaibrahim8358
    @faizaibrahim8358 4 дня назад

    Team 27 from malyan qurux❤❤❤

  • @Xilkas44
    @Xilkas44 2 дня назад

    M.a Nasra qurux ❤❤

  • @AmiiroMaxamud-xz4fo
    @AmiiroMaxamud-xz4fo 4 дня назад +1

    Abaayo amiira igusalaam waa coodsi nasra abooyo plz ❤ ilaasoohadalsii waa coodsi abayo qalii plz plz plz nasra wlli ❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 4 дня назад

    Masha allh

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 4 дня назад

    Please xaflada 900k ku dhigo Malaysia fadlan 2 maalin u haray nasra gaarsiiya 900k

  • @Khadijaalimohamett
    @Khadijaalimohamett 4 дня назад

    Abyo ilhy hku xafido ❤🎉

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v 4 дня назад

    Masha Allah ❤

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 4 дня назад

    900k coming soon 3 bari kale sii jog maleysia

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 3 дня назад

    Keepgoing

  • @jamaadcismaan
    @jamaadcismaan 4 дня назад

    qofka koowaad❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 4 дня назад +1

    Nasro vedio marwalbo soogali 1m dhaqsa gaare adoo 900k udabaaldegina habixin hada team amiira nahay dabaaldegaasa rabna 😂

  • @xalimohassan19
    @xalimohassan19 4 дня назад

    MASH Allah

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 3 дня назад

    masha allh

  • @BirimoBeelo-ql1wl
    @BirimoBeelo-ql1wl 4 дня назад

    900k coming soon

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 дня назад

    Hampalyo nasro aptidon 900k❤🎉
    Hampalyo marlabad cawa 26jun ❤🎉

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 4 дня назад

    Mash allah❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 4 дня назад

    MAsha alaah

  • @nashadhassan6387
    @nashadhassan6387 4 дня назад

    Only team amiira qurux ❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 3 дня назад

    masha allaa❤❤❤

  • @HaniAhmett-e5t
    @HaniAhmett-e5t 4 дня назад

    Nasro qurux 1m caming soon

  • @Sahra-jq9cn
    @Sahra-jq9cn 4 дня назад

    Asc Xabiibti

  • @HaniAhmett-e5t
    @HaniAhmett-e5t 4 дня назад

    1m coming soon

  • @user-qq4pz2tv8c
    @user-qq4pz2tv8c 4 дня назад

    Mashallah🎉❤

  • @quenqadra4256
    @quenqadra4256 3 дня назад

    Hambalyo ❤

  • @sacdiyacilmi8727
    @sacdiyacilmi8727 4 дня назад

    Masaalal

  • @Sahra-jq9cn
    @Sahra-jq9cn 4 дня назад

    Asc xabiibti

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 4 дня назад

    Amiira dhipleey😂😂😂

  • @asmamaho4285
    @asmamaho4285 4 дня назад

    Nasra quruxey

  • @deqosharaf3617_
    @deqosharaf3617_ 4 дня назад +1

    🏃🚶 900k🚶🚶💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗🙈🥀💕

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 4 дня назад

    Plz gabdha 900 k hala gadhsiiyo

  • @CadnaanCabdulahi-ki1uc
    @CadnaanCabdulahi-ki1uc 4 дня назад +1

    SAAKADAAN DHIIGAA KA KEENTEE ISKA SIIP MID KALE KU PADAL NASRAAY

  • @MaryanMuhudiin
    @MaryanMuhudiin 4 дня назад

    M.a🎉🎉🎉🎉

  • @deeqoabdi8579
    @deeqoabdi8579 3 дня назад

    Nasro apyo numbar kala soo xiriri isii apyo muddo.dhan ku raadinaaye plz.wllzhydah 😢

  • @anshaxck2072
    @anshaxck2072 4 дня назад

    keep up mamae somliyed qlpi wnsgn bathy que🫡🫡

  • @Amiira96
    @Amiira96 4 дня назад

    Asxbta 1day bes aa Harte

  • @user-id4uj5yt7w
    @user-id4uj5yt7w 4 дня назад

    Team nasra wad sexateen nasro wayso baxaysaa 9m away

  • @nimcoxasan-xj3hv
    @nimcoxasan-xj3hv 4 дня назад

    4 kon hadan awodo wan ko sari lahaa

  • @user-ix8fn1yl6y
    @user-ix8fn1yl6y 4 дня назад

    ❤❤

  • @ayaanshekhhassan7463
    @ayaanshekhhassan7463 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm 4 дня назад

    ❤❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vb5oz6id6d
    @user-vb5oz6id6d 4 дня назад

    ❤❤🎉

  • @naimawarfaay5491
    @naimawarfaay5491 4 дня назад

    Team Asad 27

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 4 дня назад

    5k dhiman cimada ku tuura plz

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 4 дня назад

    Only 5k suscribers

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 4 дня назад

    Hudo runted waye hadlkaga fasiix waye