Asxapta ku xidhan LAAQIYA IYO LURKI JECYLKA #Eiid Mupaarig🙋 Eiiden Eideda Bash Bash iyo Barwaqo Allaha nagu garsiiyo Ameen Ameen Like Ha ila dhaafin Plz
Ciidul caafiyah dhamaan ummda somaaliyed ee ku xiran riwayadan wxan idika codsanayaa in aan rabigeen barinaa in ilahey dhipka naga dulqado 5ta soomaaliyed in alla qulubtooda isku so dumo aan illaheey barino gaar ahaan xilliyada ducada la aqbalo
Horta ciidwanagsan dhamantiin wlhy love ku ahay filmkan wadku mahdsantihiin liketa igu qabqabta❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕❤️💕❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤️💕😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤️
jilayaasha filimka caadi maahan Axmed dheere oday cabdulahi Axmed yare maryan Laaqiya
Asxapta ku xidhan LAAQIYA IYO LURKI JECYLKA #Eiid Mupaarig🙋
Eiiden Eideda Bash Bash iyo Barwaqo Allaha nagu garsiiyo Ameen Ameen
Like Ha ila dhaafin Plz
kk
Camaar yare amiin KU saray
Camaar yare Aameen aameen
Camaar yare aammiin aammin bro
Camaar yare Aamin Aamin sxb
Haw intina oo dhan waxed sheegaysin waa been ee laqiya ayya ugu khatarsan inti jecel laqiya like Saar
sheekada waa sheeko asal ah
si fiican ayaa lo diyaariyay
ViVa DDSI
HAWAARTO
waan kucusubahaye filinku goormuu soogalaa
markhatiyada waa inan ka mid ahada maxkamada hortedana ka cadeya sida arxan darada ah ey ula dhaqmi jirtay wiilka yar
asxabta Eid Mubarak qaasatan rer jijiga iyo rer xamar rer haraisa waidin salamay
Abdulaahi qeybta 12aad maxkamada ayuu joogay haddana gurigiisa ayuu jooga
Caadimaha Riwaayadani Like issara inta jecel maryan
Asxabta laaqiya Eid mubarak ayan idin lehyahay
Asc dhamn umad muslimita melwlba ad jogtn Eid Mubarak kulu caam wantu bikhaayr Viv jijigawi Wan idn xisey one love
dinii osterreich wcs walal macan
diini osterreich eid wanagsan walal macan
Ikram Maalim
Ciidul cafiya
+Dîîńî Österreich I warn xalada
Ikram Maalim Fcn Adn luqa so gal
Alla hayy wala gcn galy hantidisi laqiyy ugcn gashy
asxaabeey goormuu soo gala filmka laaqiyo
Qaybta 14aad sxbyaal goorma lasoo daynayaa waan sugi kari la'ahay. JigJiga Tube please warka nasii
Ruwaayada way shidantahy xaqiiqdii wllo
Waxa la yidhi Gabadh lama guursadee Reerkeeda ayaa la guursadaa wallee watanoo kale.
Ilaahay Soddoh xun ayaan ka magan galley
Hhhhhh😂😂😂
Eid Mubarak dhamaantiin dadka masariirbaa u dhexteela youtube bal like ta igu salama
deeqa ahmed me too
hayaay Nacaskii wuu wareejiyay Xujadii Guriga ! aar wuxu jacaylka Doqonta lagu guurayo ayuu la madhaadhacay oo wakaa Hantidiisii Laaqiya u gacan galiyay kkkkk
ala axmed waxa hely jacayl indho xidhay hayay
Ciyalo like tii meday manta waa markeygii hhhhh
ciid mubarak dhamaantiin
Xalaqadan laqiyo kumajirto nuxur malahan mar haday ilka dher kujirin
asc walal waxaan ahay dadka sida tooska ula socda film kan ee so dhamaystira
masha allah riwaayad u xiisey waaye
Kkkkkkkkkkk
Kkkk laaqiyo plan aan cadi ahayn bay dhigaysaa halkaa gaga hay ninka jaceyl baa cedh gadhigaaya .
hhhhhhhh hda soo dhacay inta iga dambesa Like iiisaaara
Ruwaayadan aad ayaanlasocda waxan idinka codsanaya in aad no so dadajisaan Qaybta 14
Xujad waan ufahmay guri
Hooyo Macan. Ugaaso waa lahanshaha guriga ani u fahmay
Xujad = sabarloogo
Hooyo Macan xujada waxey kawadaan sabarloogada guriga
Asxabay xujada maxa laga wada isheega plzz
7 eedawadan ahay like marka
Ciidul caafiyah dhamaan ummda somaaliyed ee ku xiran riwayadan wxan idika codsanayaa in aan rabigeen barinaa in ilahey dhipka naga dulqado 5ta soomaaliyed in alla qulubtooda isku so dumo aan illaheey barino gaar ahaan xilliyada ducada la aqbalo
LAAQIYA ✌
Qebti 14 malaso galiyay😁
hhhhhhhhh qeybta 12aad oday abdulahi maxkamada ayuu joogay qeybtan 13aadna waxa uu joogaaa gurigiisa seee wax u jiraan heee
HHHH DEE SOW LABA QAYBOOD MAKALA AHA BRO SAY KAA NOQOTAY
Waa ruwayad waqica ka hadleeysa waad wacantihiin
ciidu cafiya
Diledhalaye I do bro
xujadu toloow ma jagadaa
mise waa bilood hhhhhh soomaligu badanaa
waayahaaga laabta kuhayso xujada waxa la dhaha guryaha ama dhula uu qofku leeyahay magaceda igu qor si islaantu hantida guryaha u yeelato
waayahaaga laabta kuhayso anigaba wanka yabana xujada waxay islaha
+Abdirahman Raxeeye bro mahadsanid hadaan fahmay
Xujada mala waxa lagawada (mulkiyada guriga )waxa degaankayga loga yaqano wana waraqo dawlada hoose qorto,magaca qofka guriga leh ayaa ku qoran iyo guriga cabirkisa iyo weliba guryaha lajaarka ah iyo wadoyinka udhow
waayahaaga laabta kuhayso xujada waxa weeye Guriga warqadiisa in lagu soo qoro momada
IntiiH taaGertaH LaQiYa Like izaara
Mnta xilgan max keny laaqiya
xujada maxaa laga wadaa asaxaabta ayaa ii sheegi karo pleas
Sabar loga ama quriga qofka ku qoran ayaa ldhahaa warqada lahashaha guriga waa cida guriga leh magaca kuqorn wayo wll
Ismail iyo Faadumo mahadsanidin walalayaal
king samo wade waa dhulka ma guriga wala
Se wax ujiraan nmbrada laso qoraayo
Laaqiya waa garteedii
Asc
Laaqiya haday gaadhay guushay rabtay gurigana waa kala diraysaa ayada kabaxa weeye guriga isbuuca danbe kkakaak filinka laaqiyuu ku socdaa
Islaanti laaqiya uxiisay😂😂😂
matanta jecliyaa jawiga xamar laqiya gabadheed mina thy nape kuma arooso
Ahmed Gesey 😂😂😂😂
250 ee dawadan ahay
riwayadu ma intasaad ku joojisren aaway qaybihii dambe
Waa riwaayada qosal badan
Amiim Amiim sxb
Dhagayso Adeerooy
Kkkk maxan dhagaystaa
Aar Siciid asc
Ali Kar Salas
Waa CWS sxb
ciiid saciiid laqiyo😂
Qaabka film ka loo qaaday ma saxsana. Camera da halmeel ayaa wakhti badan lagu luminaya
hhhhhhhh ar maskiinka wuudhibanyahay wallhi ar inuu iska furo aaba karoon wallhi ar kanokale kii ah alle naxariis weydiisto cml hhhhhhhhhhhh
14 soo daaya
Laqiya kaboladar cusub
Asc wllhi ruwaayadan a ad baan uga Naxey wiilka yar ee qooshka garacaya laaqiya lurkii jaceylka👄
Uf kani doqon sanaa laaqiya ku wareejiyay xujadii guriga walee waxa soo socota ina guriga LA qaadi doono Oo ay laaqiyi tiraa ana iska lehe guriga
Isra Laden
Waa macquul in
Laga saaro guriga
Inaa haduu ki ku qoray
Iyadaa leh imikee
isra Ladan wan Ku jeclahay Abayo. mcn
Chanelkan wakhti show Subscribe iigu qabta
Xujada waa maxay ? I'm from Laascanood , sool, Somalia . Afsomaligu waa bad midhaa.
Jama Mohamud waa warqadaha lahanshaha guriga
❤
tyuu
ar laaqiya meeday mey soo ciideysaneesa?
aaamiiin
Weeye
❤💔
Xujadow xaad aheed?
Safa Ali kkk xujada waa lease guriga
Ninba meel baa bugtee habaryarooyinka qaarkoodna aayooyinka ama eedooyinka halagu daro
Axmedku waa nacas afsomaliga aqoon
جميلة علي jacaylka saas ah baaye
odaygaan talaba magalo tus ninkii maxkamada ugu laba wajiileeyay baaban kayaabay
xlay sidan usugayay dalay
DILEDHAYE TV ok
Waxan codsanayaa in xujada lay fasiro
Kani nin maaha
Xata ruwaayad soo kuma mateen
Oo sowkan naagta yar caabudi gaadhayba👎👎👎
Quruurad kooke ku fadhiista hhh
*LAAQIYA*
Hi
Dadkan youtube ka dhex sexda maxay ahayen
Kkkkkkkk
3333
DILEDHAYE TV OK WLL
55555555 like
Kkkkkkk