Alla dumarku dhibadanaa habar yartay hooyaday LA dhalatay baan soo xasuustay inkastoon anigu asaga ka waynaa 16 kibir badan ahaa markaan soo xasuustaba habar yar waa Hooyo yar Maxaa loo dhahaa isdhahaa wax walbay iidirto waan usoo gadi jiray lkn markay talo faro ka baxday waxay ahayd maalinkay idhahday xaarka ka dhaq ilmaha tuunjiga ama boobooga ku fadhiya yaab aakhirkii waan iskaga soo tagay 2008dii laba sano oon la joogay kadib ilaa hadana 9 sano kadib dib ulama xidhiidhin habar yartay iyo caruurteedii toona
First igu qabo maanta laaqiya waxay gaadhay goolkii u danbeeyay ayaan filaya waayo xujada igu qor ayay tidhi inta iga danbaysay like iisaara
sumaya maxamed xujadu waxay wll
Maxkamada sida lohadlaya ka bartay iyo dooda
qofki igu racsan like isiya plees 😂😂😂😂
ikran ibrahim 😂😂😂😂 waad iga qoslisay wllo
ikran ibrahim aniga 2da duq baan ka helaa isku tuur tuurkoda usheg War adiga usheeg 😂 😂
LAAQIYA IYO LURKI JECYLKA waatana qeyibtii 12 hadaad daawatay ama daawaneysid Plz Like iisaar🙋
hhhhhhh kuwan waxay kahadlayan sida saxda ah iyo dhacdoyinka wanku hesta aniga like cmla haleygu qabto inta ila jirta
jigjiga cdy caadi maha ruwaydan wan ku haysta 😍😍😍
xujada hooyo ku qor waa waxaan hore umaqal lulahaaa amiin sayid funny walahi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Www filimkaan waa taxano caajib ah kuu camal qata asxapey like isara plz 😍😍😍
Wan ku xiranahay ruwaayadaan wanbo ku heystaa wlhi
Mahadsanidiin
Asmo Curada cida
Melkasta maiga horeysa naya wll hehehehe
Wiilka Shidan adigaan ku jeclahay waryaa
Naftirkaaga maxaad iidaba socotaa kaligey iisheeg waxbaa ku gubooyo iska sheeko😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asmo Curada cida
Heheheeh waku jeclahay maigursanesa abayo mise wais dila
Wiilka Shidan sii dhimo wan kaa daba imaana anigana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
My Facebook Asmo mayow calanka soomalia iisaaran aboowe adne maxaa kuugu qoran iisheeg
Asmo Curada cida
Abayo add massege ban kaga so diray ma aragtay
Waa riwaayad khatar ah oo mansha allah ah waan ka helay walaahi
Kkkak buka bank maku qoraa kulahaa kakakka odayga waa boday baa kasoo dhaw inta like isarada naceb igu qabta ana
Waxan Soo jeedin laha inan like loo saarin Dhamaan dadkan dhahaya like iisaara please way nagu wareeriyen
Riwaayada Laqiya iyo Lurkii jacaylka Caadi maaha
Jecliyaaa hurmarka iyo xasiloonida kajirta Viva Ddsi
waaw filim wacan weeye
Midwlba like i sar kule ikaleya gacan ban idn sari
DILEDHAYE TV kuma sarayo anigu
Aad baad u indha adagtihiin dadkiina leh like noo saara.
Inta igu raacsaney like isaara please
Qalanjada Burco 😂😂😂😂😂😂😂😂
Wooow laqiya shiidka rer jigjig ayanba ka helay
Fadlak noo soo badiya daqiiqadaha daawashada ugu yaqaan 60 daqiiqadood nooga dhiga suququl bay nagu noqotaye
Yahuuuu laaqiya cml ilahow sodoh haiga dhigin
Kkkk boog bangigana ma ku qoraa kulahaa sheekha way waaleen
Gab gab ku lahaa
Xujada igu qor kkkkk oo
Sow ku waa kii yaraa Barakiciyey
Waaaaaar lkn Gabadhu waa
Subag Ilaahay Anaaba doonaya taa Tollow sidaan u helaa
Yess Best Riwaayad wlhi
1 subscriber
Ah aqiran ma timid wanba ku sugi wayay wlhi laqiyo mahadsanidin tv jigjiga so wada bahashu wanagu socotaye
DILEDHAYE TV ok mahadsanid in badan
Wllhi ruwayadaN caadi maHa ❤💕
riwaayadu wa gaaban tahay e halasoo dheereeyo
Habarta wxd moodaa inay run ka tahay qaabka ujilayso ruwada inta ka heshay qabka islaanta haahahhhaha
Zaki Madridista Bowy u
Waxay uqalantaa Oscar ama abaal Marin waa jilaa buuxa xataa camerad inayhayso maba moodo
Ruwayadan walegeed yeeysan joogsan fadlan@@@@@@@@
Alla dumarku dhibadanaa habar yartay hooyaday LA dhalatay baan soo xasuustay inkastoon anigu asaga ka waynaa 16 kibir badan ahaa markaan soo xasuustaba habar yar waa Hooyo yar Maxaa loo dhahaa isdhahaa wax walbay iidirto waan usoo gadi jiray lkn markay talo faro ka baxday waxay ahayd maalinkay idhahday xaarka ka dhaq ilmaha tuunjiga ama boobooga ku fadhiya yaab aakhirkii waan iskaga soo tagay 2008dii laba sano oon la joogay kadib ilaa hadana 9 sano kadib dib ulama xidhiidhin habar yartay iyo caruurteedii toona
Soo daya huno waan dalay saan uu raadinayay
Jigjiga❤️😍
🎉🎉
Laaqiya iyo lurkii jecehlka ruwaayada iga dheh d d d s
Kulaha book bank man ku qora cadi maha wlhi wan qoslay hhhhhbhhhhh
Baahiyayaasha waxaan ka codsan lahaa inaad badisaan waqtig like ubaahni
Mo Time 💋💋💖💞💞❤💝💕👍😍💍💗❤💋😄💞💖💝😍👍💕
Fatumo Abdirahman mahadsanid wallashayda muslimada ah
Sharciga ethoipia ayaan nacay
Haye waanku subscribe baay
wlloyaalow walalahena reer itobiya ah waxa ii sharaxdan xujadu waa maxay
Siciid Dhurbe sabarlooga guriga hooyadey kuqor bey ledahay ama warqada lahaanshaha guriga iyo hoyadey kuqor ayey ledahay
mida fahanto kabaxso
Naagtan axmed mukabaqanaya
Laaqiya u hirgal qorshihii ahaa igu qor guriga hadana maxay so wadata?????! goob jogbaynu uwada ahan insha Allah
Hodo Dahir waan wada sugeynaa hhhh hadaan saadaaali waxa ku xiga waa guriga iii faarujiya cml hhhhh
waw hadu isodhacay
Azxaabta
Masuul adina Saar zhp Jarar News waa
Lkn waxaba ka daran sodohda
Hooyaday xujada ku qor
Waa kaaf & kla dheeri
Waraa tan xaaska ah waa doqon
xujada igu sooqor kulahaa laaqiya wabaar kugu dhac dhe😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkk
Wan kuxiranahy rawayada khatar weye
nice ______---_____
Wow so much cool
Ax maskiin axmad baan udamqanaya jaceelow lagu waa maxan nacay jaceylka uff
Buuga bangigana ma ku qoraa. Kxkxkx
😂😂😂😂walhy waa riwaayad xiiso badan
Waraa flim kan ragii baa bah bahlayaal laga dhigaya
Waa geedka jirida ka goo
Yusuf Mahamed hhhhhhhhh saaas baaakufcn wale kuwaan dhaalo saaaan baanfaarilahaaa
Waan ku heesta laaqiya
#Ogadenku waa gob
bashir ali dadkani wada ogaadeen ma aha
Camay Abdi waar sxb gabadh ogaadeen ah waxan ahayn guursan maayo anigoo isaaq ah hehehege
@@bashirali5651
Anagu cid walba
Maguur saneee aawe
Habrihiii iidoor may dhamaaden
@@quenayannaqurux400 agah!! Gabdhaha ogaadeenka aflagaado laguma aqoone adiga maxaa kaa qaldan bilaneey
Riwaayadu caawa wey kulushahay
Asxabey xujad mxaaa laga wadaa ishega plz wanba fahmi waye
Khadija Yusuf warqada lahaanshaha guriga waaye jijiga accent
Fadumo ummad ma aha wax jirtana ma aha
goormeed noo soo sii daaay neeysaan qeeybta 13aad
waan kuu saaray bro
Xujada ay leedahay Hooyo ku qor ma fahmin ha la iiisheeego. Maxaaa lagu qorayaaaa
Ahmed Mohamed guriga magaca kuqorin ayan umaleyn
Ahmed Mohamed waa lahaan shaha dhulka iyo guriga oo loo badalo magac hooyada
Mahadsanidiin
warqadda meherka ahahahha
Waleee odaygaa cabdilaahi aan ka hela
Xujad Xaa La Dhaha Horta 🤔
kkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhh cool
Book banki man ku Qora 😂😂😂
Lkn waxan codsan laha in riwaayada naloo dheereyo
DILEDHAYE TV waan kugu qabtay
Riwayadu caawa gaabnayda mise Ana moday
Aniga laaqiya jeclahay iigu sheega
Ashkar Raage guff yyu
Sodohdanaan nacaybka wlhi
Sodihdeed ayaa ayad
Hhhhhhhhhhh buug bangiga ma ku qoraaa
xujada igu qor kulahaa
20:53 xujadda hooyo ku Qor maxey tahay. .
Cawa sheekada maxakamad bay ku Dhamatey sheekadu
+DILEDHAYE TV haye wal
+DILEDHAYE TV waan ku saray huno
Qaybti 13aad medaY
Ala. Miskin weye Ahmad
Sheekadu meel fiican bay maraysa guriga ma wareegiyey ninka banaanka maloosaaray
hhhhhh jacayl yaab leh weye kanoo kle.com
Kkkkkkk DDSI inolow
buug bankigana ma ku qora kulaha
cdi mhn
Rer jigjiga Tufaaxa diirka kadhilayaan
Maka badaw nimaa sawtii lalahaa Ogaden jigjiga madego
Walee kuwaa Tufaaxa dhilayaa waa iyagii
Kkkk Wanba Yabana Ma Baradhay Fiiqaysa Islaha Show Tufaax bayba Diiriki Ka Qaadi 😂😂😂
Badria Bihi
Walee rer aan ogahay iyo Badawnimo lookala taag waa
😂😂😂😂😂😂😂😂
@@bootaanchannel3706
Waxa laga yaba iney
Iska jeclay satay iney
Diirato iyadu oo qolofku dhibayo
Lkin maxaa kaa galay adi
Teeda kale maxad ka ogtahay iney ogaden tahay bilow ina adeertaa tahay
Hadad wax shegay sidna wax macno leh oo xikmadey san sheeg ogaden kuma deeqo kuumana arkee ogaden waa umada somalida ugu caqliga badan uguna il baxsan iska hadalka ma fiicne tufax yar ooo ladhilayo ayaad ogaden oodhan u aflagaa deyneysa
😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂
Islantaa laqiya waan kahelaa lkn waxanaa kunacay xasidnimada
Azxpta inta iga danbaysa like ii sara
DILEDHAYE TV ani waan kugu jiray barnamijyadada waaan jecelhy wlkh ale haku dayo
San uso gayay filin kan wandala
dadka waxan la hadlaya like i saaar leh plz iska daaaya badawnimada daawada filmka kadibna rayigaaga ka dhiiibo
DILEDHAYE TV adiga tuugsigaan qur'aan aalaga saara qoftibo indhaha sookalaqaado iisar subscribe hana ceebenin nooh
😂😂😂
hhh
Hhhhhhhhhhh gastric hidaan uleenahay
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Xujada igusoqor
Kulahaaa
Laaqiya inkaar kugudhacday
Laaqiyooyinku dhib badnaa
Walaalo wa filime ha habarin miskiinta
Waar xbbi ha odhane dheh xbbti...bullshit
Thus is the worst part
Fadumo ummad ma aha wax jirtana ma aha
hhh
hhh