Heestii Nagaadi fanaan miiraale 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 302

  • @filfilstudioproduction
    @filfilstudioproduction  Год назад +50

    Asaxaabta waa mahad santihiin chanalka Subscribe

  • @WardaFuaad-i3c
    @WardaFuaad-i3c Год назад +83

    Heestan waaa hees macaaan in badan ayaaan raadiyay tiktok ka soo raaacay masha alllh xaaskaygii laaabta kaga jiraaaa wan dhagysanyaaa ilahoow xaskayga warda i daaaa masha alllh wan jecalahy warda nagaaaad hadan ku heley nasibkayvu wangsani

    • @mohamedwajib6923
      @mohamedwajib6923 Год назад +3

      Same here hestaan 2010-11 aad udageysani jiray iguna dambeyse.....aaad uradshay balse cawwo wankene

    • @rayanadem3444
      @rayanadem3444 Год назад +1

    • @WardaFuaad-i3c
      @WardaFuaad-i3c Год назад +1

      Amiin thanks my frends

    • @HawaAbdulle-n6r
      @HawaAbdulle-n6r Год назад +1

      Isku warra masha alaah family ❤❤❤😊

    • @hodanisse8703
      @hodanisse8703 Год назад +1

      Ilaahey haysku kiin daayo maansha alaah

  • @HassanHussein-w3m
    @HassanHussein-w3m Год назад +8

    Gabarta dumarka u jeclahy sugoyaa inaa guursadaan rabaa igu soo duceeya asxby

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Год назад +50

    Why ay heesaha ay isaaqa sameeyaan qalbiga iyo shucuurta u taabtaan, hees kasta oo iga qiiraysiisa isaaq baa miraha leh, xataa heesigii wadaniga ahaa dagaalkii 1977 lagu galay ee ay qaado baxsan xaaji Ali iyakaa sameeyay, aabahay baa iiga sheekeeyay big respect isaaq from Puntland ❤

    • @hannadiamond3643
      @hannadiamond3643 Год назад +8

      Qof wanagsann unba wax walba mel wanagsan Ka eega respect ban ku hayna wllo mhdsanid

    • @apdihakimali3566
      @apdihakimali3566 Год назад +4

      Yaa ku dhahay heestan isaaq ba sameeyey meelkasta qabiil hala ordin neefyohow kuwii 77 xitaa waalaga badnaa ee qaranka

    • @ChadyOsman
      @ChadyOsman Год назад +1

      Heesti nuur elmi dalac ba leh wa rée Djibouti, dadkan tiktok un bey wax ka maqlane wa jahiline wlhi

    • @shukrihirsi9764
      @shukrihirsi9764 Год назад

      Waa mirqanka dee 😅😂

    • @dhulgariir
      @dhulgariir Год назад +2

      @HassanAhmed
      Ixtiraan weyn ayaan kuu hayaa adiga iyo aabahaa maashaa allaah
      Nin wax badan og ayaa oo taariikh badan haya ayaa ku dhalay kaana dambeeya big respect 🫡

  • @japouti_poi
    @japouti_poi Год назад +12

    From tiktok inti iga danbeysa wa idin slma 😂this song is hit 🔥👌

  • @ShucaybsheikmaxamedShuce
    @ShucaybsheikmaxamedShuce Год назад +8

    Rabiyow nimcadaan galiyo nasiib ka adaa iska leh❤

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 Год назад +4

    Heestaan kama daalo inan kuso celceliyo nabad gelyo korkiina ha ahaato musikiistaha istiila farahaaga dheyman iyo luul lagu qabay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisalaanaydiid5963
    @abdisalaanaydiid5963 Год назад +3

    Allow noloshaan galiyo nimcadaa Adigaa iska le ......... Axsan ereyo cajiiba weeyi

  • @Oromo-hw2mx
    @Oromo-hw2mx Год назад +8

    Iam from oromian region love it this song

  • @xogahamuhiimka5990
    @xogahamuhiimka5990 Год назад +18

    Dadkan isku midka nahay ee tiktok is sooo raacay
    Heestan hees way dhaaaftay

  • @bobbyhuska6758
    @bobbyhuska6758 Год назад +16

    From Tiktok runtii waa hees Dareen weyn xanbarsan 😢

    • @ayanahmed7248
      @ayanahmed7248 Год назад

      Me too saan u raadinaayey waan helay😂

    • @bobbyhuska6758
      @bobbyhuska6758 Год назад

      ​@@ayanahmed7248Kuraxeyso quruxey 😂

  • @abuabdalla21
    @abuabdalla21 Год назад +7

    Rabiyow noolashaan galiyo nimcada adigaa iska leh😢😢

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 Год назад +2

    Hestan wxaa ii soo diry qof igu qaliya wxn dib u dhagysn manta o ah 8/10/2023
    Insha allh mustqblkaa dib u soo booqan

  • @aishaahmed6988
    @aishaahmed6988 Год назад +1

    Alla saan uraadinaye from tiktok wxii iga dambeeya waan idin salmya✌️✊️❤️

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 5 месяцев назад +2

    waa maxay NADAAMO???

  • @mohamedboode-zc1pj
    @mohamedboode-zc1pj Год назад +5

    Rabiyow noloshaan galiyo nimcada adigaa is kaleh❤🤲

  • @raxmiita2079
    @raxmiita2079 Год назад +7

    Tan hees way dhaaftay from tiktok 🥰

  • @IsmailAbdimumin-r1h
    @IsmailAbdimumin-r1h 10 месяцев назад +4

    ❤❤Nafteydu
    ❤❤nafey jecleyd
    ❤❤kanaawily
    ❤❤ebahey
    ❤❤nagaady
    ❤❤hadan kuhely
    ❤❤nasiibkey
    ❤❤wanaagsanaa
    ❤❤qalbigu nuxurkisiyo
    ❤❤niyadu
    ❤❤wey faraxsanto
    ❤❤waxaan kanastaa
    ❤❤badnaa
    ❤❤allow nolashan
    ❤❤galiyo nimcada
    ❤❤adigaa iskaleh
    ❤❤my ❤️ heart ❤️ 💙

  • @FarhanAly-d2r
    @FarhanAly-d2r Год назад +10

    nafteydu nafeey jecled kanawilo ebahey nagaaday hadaan ku helay nasiibkeeyga wanaag sanaa qalbiga nuxurkiisi yeeow niyadu wey farax santahoo waxaan kanasta banaan aloow nolasha aduunko samada adiga lahaa rabiyo nolashaan iyo nimcada adaa leh nicaawda udgoon iyo xareed raboow adaa leh nabdu wanaag sanaa hadaan kuhelay nasriga eebaa haye nadaamo boradeeyday macaanto habeen qurux badan

  • @PrensesIntisaar
    @PrensesIntisaar Год назад +5

    Heestan intii ku baratay tik tok love is muujiya😊👍👍

  • @amiraa9577
    @amiraa9577 Год назад +8

    From TikTok 🙌🏼😘😘

  • @mohamedaliabdi-bq5gs
    @mohamedaliabdi-bq5gs Год назад +9

    M.a great song keeps going sxp❤❤❤❤

  • @amiiraahmed1997
    @amiiraahmed1997 Год назад +113

    Inta tiktok kasoo raacday heestan farta soo taagta😂😂

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 Год назад +14

    Nagasday😢haddaan ku helay❤❤❤wllhi qalbigaygui u hadlay omg😢ilaahoow iidaa wiilkaan jecladay een is hananay❤❤

  • @cmdahir1799
    @cmdahir1799 Год назад +4

    From tiktok nice song🎉

  • @imagartid3413
    @imagartid3413 Год назад +5

    Raadinta hestan wakti iku kadaate ina helo kadib marki luuqa laikusodire balse shaley ba nasib wanag hele ila hada wan dagaysanhaya wa hees naf ahantey ka hadleyso waxa kanasta ogahay alow nolosha kalno nimcada adika iska leh rabiyow nolosha Kalne nimcada adika iska leh ❤

  • @TM-do8xl
    @TM-do8xl Год назад +3

    Ahmed rast inu qaaday moodayey wlhi hhhh ilaan wa xariifkan

  • @nawalabdi970
    @nawalabdi970 Год назад +6

    Hestan sauradinaye tiktok kasojecladay❤❤❤

  • @Shaafici-fc5qu
    @Shaafici-fc5qu Год назад +3

    Bil ayaan raadinayay heesta ugu dambay waan helay

  • @cabdulaahimukhtaar5002
    @cabdulaahimukhtaar5002 Год назад +8

    From tiktok wlhi oday buuran baan ka arkay😅😅

  • @farahali6826
    @farahali6826 Год назад +4

    Muqaalka Fanankii Heesta Laha Halagu Xuso Fananka Reer Jabuuti Nuur Dalacay!

  • @haboonabdirahman8291
    @haboonabdirahman8291 Год назад +2

    Ax my heees😢 habooney maa kujirtah mise anaa modey❤😊

  • @gunuofficial6639
    @gunuofficial6639 Год назад +2

    Hestan koxdii deegan ee jabuti ruwaad ay dhigeen ayay kujirtay aaya xasustaa

  • @SacdiyoCisman-c8x
    @SacdiyoCisman-c8x Год назад +7

    Tan hees wey dhaftay one day i.a jclkygi u qadi dona❤❤❤😮

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 Год назад +8

    Fanaaninta reer Djibouti 🇩🇯 heesa eey qaadan waa wada Top wlh 🫡

  • @feysalkaamilchannel
    @feysalkaamilchannel Год назад +3

    Studio gaan xaguu ku yaalaa waan ubahanahay

  • @FartunmohaMuse
    @FartunmohaMuse Год назад +2

    😊😊from tik tik hees wadhaftey

  • @CaffiCaffi.cadnan
    @CaffiCaffi.cadnan Год назад +7

    From TikTok 😂😊

  • @nasraqali8249
    @nasraqali8249 Год назад +3

    Adeer codka alle haku barakeyo

  • @zakielmi4401
    @zakielmi4401 Год назад +8

    Fanaan wayn xusen miraale🎉🎉26aug 2023

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 11 месяцев назад

      2005 Djibouti fanan ki weyna nuur Elmi daalac

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Год назад +3

    Nagaaday hadaan ku helay nasiibkey wanagsana ❤

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 Год назад +4

    Saan uraadinayay finally waan helay, caadi maaha

  • @mahadolad847
    @mahadolad847 Год назад +2

    Heesta miiraale ayaa iska leh laxanka waana nin Abgaal ah sidaas u barta ciyaal

  • @MohamedYousuf-gs3tl
    @MohamedYousuf-gs3tl Год назад +2

    Inaba caadi ma ahan yaa salam hees iga deh 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @aishaahmed8220
    @aishaahmed8220 Год назад +4

    Hestan waxa ijeclesiyay adunkyga mrka kuhelay nagaday ❤

  • @hhamuje9746
    @hhamuje9746 Год назад +3

    Wax yar oo qalad ah kuma jiraan axsan somali song

  • @deathberry15
    @deathberry15 Год назад +2

    From Tick tock mashallah hees macaan

  • @Kalidinho
    @Kalidinho 11 месяцев назад +1

    Musiga iyo heesta weey iswataan

  • @caaahomaxamed5767
    @caaahomaxamed5767 Год назад +5

    Tiktok baa ka imid hees cusub baan moody ❤

  • @Aaheyaa
    @Aaheyaa Год назад +5

    Heestan waxa hore u qadi jirey Nuur Cilmi Dalac Fanaan reer Jabuuti. if u know u know Isiiii

    • @ChadyOsman
      @ChadyOsman Год назад +1

      Dadkaan imika unbey tiktok ka maqlen , ninki garane ba garane

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 11 месяцев назад

      2005 iyo Djibouti fanan nuur daalac

  • @ayaanfarido1tiktok485
    @ayaanfarido1tiktok485 Год назад +4

    From tik tok

  • @HusseinMahamed-tc3kg
    @HusseinMahamed-tc3kg Год назад +4

    ❤❤❤ nin walba malinkiisa hashito heestan hees laga fiirsaday axyaaa abwaan

  • @suudolat
    @suudolat Год назад +13

    From TikTok best song ever proud to be Somali

  • @raliyobashir8059
    @raliyobashir8059 Год назад +3

    From TikTok 😮

  • @boqran101
    @boqran101 Год назад +4

    Rer tiktok waan idin salamay😂

  • @apdullmire1634
    @apdullmire1634 Год назад +19

    Heestan waxa i bartay ruuxan dunida ugu jeclhy “Hawo hupi” wn ku jeclhy gacaliso ❤

  • @najmaahmed1440
    @najmaahmed1440 Год назад +6

    From tiktok 😂

  • @abshirmohamed6013
    @abshirmohamed6013 Год назад +5

    Manoli hada ku helay nasiibkey❤❤🤘☝️❤

  • @fadumoabdulkadir9395
    @fadumoabdulkadir9395 Год назад +3

    Miraale wan kaa heynaa hestaan

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Год назад +3

    Fanaan Miiraale fanaan wuu dhaafay Goat 🔥👑
    maalmahan qabyaalad abgaalnimo iyo dhiiquu dhex galay 😂😂

    • @mohamedibrahimq.1223
      @mohamedibrahimq.1223 Год назад

      😂😂😂😂 heestani waxaa la qaaday 2005 kkk waxaana qaaday fanaan nuur cilmi daalacay waxaana sameeyay Maxamuud Nuur Cali Daauus labada nin ba waa reer Borama.

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Год назад +2

    Tan hees waydhaftay waa hes iyo bar ❤️❤️🥰🥰🥰🥰💯

  • @sabriinmohamedcanshuur6576
    @sabriinmohamedcanshuur6576 Год назад +9

    Wow tan hees way dhaaftay tiktok baan u arkee wanba jeclaadey❤

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 Год назад +5

    Heestan waa copy waxaa hore u qaaday fanaanka reer jabuuti ee Nuur Elmi Daalacay ..... miirale wuu ka baxsaday great voice

  • @yusufmahmuth1260
    @yusufmahmuth1260 Год назад +11

    Heesàn 8 month kasoo wareegtay maxa kenay in dib loo cus boonaysiyo waan soo raadiyay intan tik tok kuso arkay

    • @Lucky_girl92
      @Lucky_girl92 Год назад

      Wiil qurux badan baa iskasodubey. That is why.

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 Год назад +3

    From tiktok❤😂😊

  • @handeeqa5264
    @handeeqa5264 Год назад +1

    heestan hees cusub maha intii riwayadaha jabuuti dawan jirty aya garnysa in nuur cilmi leeyahy

  • @abdihakimmussa4485
    @abdihakimmussa4485 Год назад +2

    Xuseen miiraale

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Год назад +2

    Heestan nuur cilmi baa iska leh, fanaankii ree djibouti waqti hore ayaa laqaaday

  • @wadehfamilyfatoumaibrahim6281
    @wadehfamilyfatoumaibrahim6281 11 месяцев назад +2

    Best songs I like it

  • @hhamuje9746
    @hhamuje9746 Год назад +1

    My favourite song bro keep going

  • @roro-dr6dw
    @roro-dr6dw Год назад +3

    Nin saan igu hesaan rabaa

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 Год назад +8

    Inta tiktok ka timid ✌🏽

    • @CmaalikMuse
      @CmaalikMuse Год назад

      Yaa kuu sheegay inaa tiktok ka imid 😂

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 Год назад

      @@CmaalikMuse ina iman doontan oga mlha😂😂✌🏽

  • @zahrahassan6623
    @zahrahassan6623 Год назад +2

    Heeskan nuur dalac Djibouti baa iska leh

  • @KawsarharuuseHaruuse89
    @KawsarharuuseHaruuse89 Год назад +2

    Wxan ka nastan ogohay❤

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe Год назад +3

    Waxaan Kanastaan Ogahay Caadi Maahan Miiraale

  • @insharmohamed8891
    @insharmohamed8891 Год назад +6

    Hestaan intii tiktok kasoraxdaay awii

  • @BubuMoh-y1p
    @BubuMoh-y1p Год назад +4

    14/2/2020 ❤️❤️ ZK ❤ my sweetheart ❤

  • @fariidohfaraxzan8097
    @fariidohfaraxzan8097 Год назад +10

    Heestan wxan ku soo arkay tiktok 💯

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 Год назад +2

    Original heska waxa leh nuur daalacay from jabuuti in la shego weye cuda iska leh Original ka heekan

  • @Shukraanhassan
    @Shukraanhassan Год назад +3

    Nasriga eeba haye nadaamo ka raysto waxn ka nastan ogahy💔💔

  • @MaymuunMuuse
    @MaymuunMuuse Год назад +1

    Masha Allah Tani heesi way dhaaftay

  • @NajmoAbdirahmanGedi
    @NajmoAbdirahmanGedi Год назад +1

    Best song nasibkey wanagsana

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 11 месяцев назад

    ❤ anaa ka koow eh hestaan intey ushidantayey

  • @aliahmedjamac977
    @aliahmedjamac977 Год назад +5

    Tiktok waa fan xasuusiye yaa ila arkay 😊

  • @maxamudfaarax9406
    @maxamudfaarax9406 Год назад +1

    Wa ikafiyey

  • @omaari9683
    @omaari9683 Год назад +2

    War heestan ma cusba illaaa 2011 waaye lkn youtube lama soo galin

  • @insharmohamed8891
    @insharmohamed8891 Год назад +4

    Hestan intee kujirtaa 😢😢

  • @Ilkacas_qays_222
    @Ilkacas_qays_222 8 месяцев назад +2

    Inta iga dambayso 2024 like saara ❤

  • @Msshodan4455
    @Msshodan4455 Год назад +3

    Taem tiktik ka timada😂😂

  • @nimcosiyat1470
    @nimcosiyat1470 Год назад +3

    Inta hastan so radisay 2023😂😂

  • @Maslaxgoox
    @Maslaxgoox Год назад +1

    Fanku xoog maha
    Hees waa dhaaftay
    Mid khayr qabta Alloow

  • @talisoabdulle4468
    @talisoabdulle4468 Год назад +5

    tan hes waa dhaaftay ❤❤😢

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 Год назад

    From tiktok

  • @deeqacalidaahir8906
    @deeqacalidaahir8906 Год назад +3

    Form tiktok 😂

  • @falizey9600
    @falizey9600 Год назад +18

    Hees waa dhaaftay heestan 🎵

  • @CmaalikMuse
    @CmaalikMuse Год назад +3

    Tiktok queen bella ama goosha hg baan kasoo arkay heestaan

  • @abdikarembile5411
    @abdikarembile5411 8 месяцев назад +1

    Kipling Legion boy Love is life

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Год назад +2

    yaa ustaad feysal iyo moha dalabkooga aqbal

  • @AbdiYare22-vl3ns
    @AbdiYare22-vl3ns Год назад +2

    Inbadhan Yan radhinay cawaa Yan helee hestaan

  • @neha-uq3si
    @neha-uq3si Год назад +3

    Tiktok baan heestan ka soo raacay😊