MAXAMED MAANDHAYE TACAB OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2021
  • Maxamed Maandhaye
    Tacab
    Erayada: Maxamed Welcome
    Laxanka: Anshax
    Music: Henok
    vocal rec: Habane Studio
    Directed by Xariir Ahmed
    Cam & Editing: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Pro
    xariir axmed, suldaan seeraar, sharma boy, najma nashaad, ugbaad aragsan, gulled simba, qamar suugaani, hodan abdirahman, mursal muuse, aarshe, somali music 2021, waqal studio 2021
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 527

  • @Oraahsan
    @Oraahsan 11 месяцев назад +125

    Teamka iga dambeyo ee hestaan soo radiyay Like hayla dhaafina❤

  • @maankacadde3332
    @maankacadde3332 3 года назад +210

    Heesta haday kala kacdo like iska saar😁😍

  • @KhadroKhadromaxamed
    @KhadroKhadromaxamed 21 день назад +2

    Dadka dhegeystey heestan 2024😂

  • @haliimarayz3379
    @haliimarayz3379 3 года назад +31

    Wadnahay dhex taala ilaa 10 jirkeygiiye 🥰🥺heez inta og inay kala kacayzo like dhac kuzi👍

  • @husseinahmed8112
    @husseinahmed8112 Год назад +11

    Waan helay hestaan wax badan waan radiyay from tiktok

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 2 года назад +10

    Sidiiban utabaya yartii igu talalnaydee wadnahay dhextaala illa 10ban jirkaygiiye
    Taalay kuledahay qalbiga tiirka ugu wayne ....😍😍😍😍😍🎙🎙🎙

  • @kowtharxaaji7281
    @kowtharxaaji7281 2 года назад +54

    Sidi baan utabaya😫🤔
    Yarti igu talal neyde👑
    Wadnahay dhaxtala🫀😿
    Ila taban jirkaygiye🙌🥺
    Taalay kuleedahay qalbiga☝🫀
    Tiirka ugu weynee😒
    Wali waxa tilmamsadey😦😢
    Indhihi.nuurka tiigsadayee👀💥
    Kuwa maqalka tabiya iyiri📲
    Heesaha utabiyee🎤🎶

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 года назад +70

    This kid got a nice voice 😳
    Somali's must be underrating him. Walhi
    He is one of the best vocal artist

    • @sadiaabdullahi4153
      @sadiaabdullahi4153 2 года назад +3

      @@hottager6790 3R

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад +1

      😊😊😊😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najaadkilaas1749
    @najaadkilaas1749 3 года назад +21

    Wadnahay dhex taalaa ilaa 10 jirkeygiiye 🥰🥺

  • @user-de9en5nh3b
    @user-de9en5nh3b 7 месяцев назад +2

    Cuudkeygaa ka'agshid
    Wll

  • @axadoqabow8476
    @axadoqabow8476 Год назад +11

    Hadaa dhagesaneso 2022/10/29 sacaduna thy 2:56habenimo like iisarnaa 😭😭😭

  • @rahmamohamed3427
    @rahmamohamed3427 Год назад +6

    Who else watch after 1yr😘tacap u marayaa inan teyda garansiiyo🥺🥺😩😍

  • @shuriashuria5800
    @shuriashuria5800 Год назад +3

    Wiilkaan mustaqbal ifaya ayuu leeyhy incha alh hore soco

  • @zakariyaahmed8286
    @zakariyaahmed8286 9 месяцев назад +12

    😢😢Heestan Inta qof ee Dahir Love TikTok gisa ku bartay welcome 🤗👋👋 Hello From TikTok😎😅😅😅😅

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад

      ❤😅❤😊❤❤😊❤❤😊❤😊❤😊

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад

      ❤❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤

  • @abdibasidmohamud2886
    @abdibasidmohamud2886 3 года назад +12

    Maxamed maxamuud horo usoco walal guulo badana waan ku rajeenayaa oo isdaba joog ah

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 Год назад +9

    Kuwa maqalka tabiya iyidhi heesaha u tiri ax qalpiga xumaa marka ad kaliga calaacalayso en lagu ogayn😭 LIKETA

  • @cabdinasirofficial1933
    @cabdinasirofficial1933 3 года назад +10

    Legend was the legend Waqal WStudío Like ta iskatuujiya inta Aragtay comment geyga Asc

  • @UpdyrahmaN_Love
    @UpdyrahmaN_Love 2 месяца назад +11

    2024 one like 😂😂

  • @ma5897
    @ma5897 2 года назад +23

    Jeeray timaado qalbiga nugul kutaamsiiyo
    Oo aan taash uxidho aroos meel kawada taagno
    Tacabaan umarayaa ❤️

  • @najahqaliqurux8411
    @najahqaliqurux8411 5 месяцев назад +5

    Team 2024 like 😂

  • @asmaalihashi2319
    @asmaalihashi2319 3 года назад +5

    Eyyy qalbigay ku taal ilaa topjikygiiye 🖤

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 8 месяцев назад +10

    Just heard this song for the first time today. Young man is obviously talented. 🎉🎉🎉🎉🎉 codka iyo Erayaduba kala daran.

  • @korwaayeel4257
    @korwaayeel4257 3 года назад +10

    Heesta ereyadeeda ninka sameeyey abwaan maxamed welcome waa ninkii Axmed Biif soo saaray .
    Ereyadiisa ayaa laga garanayaa in uu lafihii hore yahay .

  • @maankacadeofficial6707
    @maankacadeofficial6707 3 года назад +14

    Xariir always legend

  • @user-gv6tm1xt9t
    @user-gv6tm1xt9t 8 месяцев назад +3

    Ila bona jirkaygiii ♥️🥺

  • @abdikalid4715
    @abdikalid4715 Год назад +5

    🌎🎤legend 🔥🌙 tacab baan unarayaa inaan tayda garansiiyo

  • @khadarzukuwa9181
    @khadarzukuwa9181 2 года назад +6

    Waad cod macaan tahay ereyada iyo laxanka ka sii drn keep going brother

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 года назад +36

    Director by Xariir Ahmed
    Another level 💥💥👍

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад

      ❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад

      ❤😊❤😅❤😅❤😊❤❤😊❤❤😊❤

  • @maxamedmaxamudcabdiramahn8871
    @maxamedmaxamudcabdiramahn8871 3 года назад +5

    oooh Eshcalla Saud Somali Natural Music respect Bro waad Dhaaanta Kamsaro Caleenta hhh

  • @ZuuroAbdiWaliDahiir
    @ZuuroAbdiWaliDahiir Месяц назад

    Ayyyy Sihaam muse Ismail adem heesta kaliya ee ana Xasusu Ahan Markastah uu dhagesto 😢😢

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 3 года назад +16

    Fanan maxed maandhaye keep going bro codka 100% ereyda 100% laxanka 100% music 100% waqal studio keep going

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад

      ❤😅❤❤😅❤😊❤❤❤😊❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад

      😅❤😅😊😊❤❤😊❤😊❤❤😊❤😊

  • @munamaxamuud5233
    @munamaxamuud5233 3 года назад +8

    Malin una wan ka so maqan dona waqali😇😍🥺

  • @saedguure5850
    @saedguure5850 2 года назад +4

    Omg My favourite zong keep Legends 😍❤

  • @guymight4084
    @guymight4084 2 года назад +10

    Golden voice mashaAllah keep going bro

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 3 года назад +11

    Maalmahaan Danbe soomalida social media way fahmeen wllhi
    Saas nagalaga rabaa 😘
    M. A wiilka codkiisa hormar wacan 😘waqal shaqo adag haysaa adana layaaab layaaaab😍😘😘

  • @zerqeyz4185
    @zerqeyz4185 3 года назад +13

    The Big Chanell Somalia Music
    WaqaL BROTHER 👑

  • @updiwali6177
    @updiwali6177 3 года назад +8

    Xariir ahmed legend

  • @abdiwakiil2263
    @abdiwakiil2263 2 года назад +8

    Waaw another level

  • @Nina_793
    @Nina_793 Год назад +3

    Mustafe saleeban saaxib abwaanka heesta qoray salaan Kal Iyo Laab ah iga gaadhsii 🤗

  • @user-gq4uz2jq7r
    @user-gq4uz2jq7r 3 месяца назад +1

    Qolka kaliyee dadka naarta kudadajiya waqal 😊😢

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 года назад +3

    *Wiilka yar talanti ayuu leyey MAsh allah codka 💯 heesta hees ka yara fiicn uu dhiiba*

  • @mohametharawaati4230
    @mohametharawaati4230 3 года назад +5

    Khadar Waqal Another LeveL🥰

  • @user-kx9gy2pl8l
    @user-kx9gy2pl8l 8 месяцев назад +1

    I heard this song this morning from TikTok walahi it is amazing,
    I want take my computer to strength my blog love vaping

  • @nimcosagal8606
    @nimcosagal8606 3 года назад +4

    Mnsha allah wllky wan sugaaye hestan way igu socota tacAbaan umarayaa

  • @mulkiadan5581
    @mulkiadan5581 Год назад +11

    After one year sodawdy hees iyo badh❤️‍🔥👑

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 11 месяцев назад +2

    Dhashii darwiishta axsan cod🥰

  • @shaafisharaf8868
    @shaafisharaf8868 3 года назад +4

    Kanaalka ugu saamaynta badan soomaaliya 😍 Waqal Wstudio

  • @asmamohamoud2399
    @asmamohamoud2399 Год назад +3

    Waxan hees way dhaaftay wlllhi waaa another level

  • @kowsarjcKowsarjcyl
    @kowsarjcKowsarjcyl 8 месяцев назад +1

    Tacbbaaumryaainaa.tyd.kalisiiyo.waaaaw.lajilajin.dhaly.madxaa.iisaarn.th.maxamed.maan.dhye...❤❤❤❤❤

  • @cumardabjacayl6532
    @cumardabjacayl6532 3 года назад +4

    👏👏👏 hanbalyo waa fanaan buuxa wiilkani

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 года назад +3

    Bari baan sifiican udaawan waan ilmeeyay wlhi

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. Месяц назад

    Heestani halkay iga dhaaftay, ma intaan dhakhtarka Cumar Dhuulle aallay ayay soo baxday😎

  • @aliyare9056
    @aliyare9056 3 года назад +7

    igu taran jacaylkan lahaa
    Waa horuu tagaye
    Tiiraan yadiisaan halkii
    Wali katahayaaa
    Sidii baan u tabayaa
    Yartii igu talalnayde
    Wadnahay dhex talaa
    Ilaa toban jorkaygiiye
    Talay ku ledahay qalbiga
    Tiirka ugu wayne
    Wali waxaa tilmam saday
    Indhii nuurka tiigsadaye
    Kuwa maqalka tabiyaa iyiri
    Heesaha utiriye❤❤
    Tiftifkiyo kuwaa xasidnimo
    Meel kasta u taagan
    Waxay igu tiraba niyahow
    Taas ha aaminine
    Talefonadaan diro ayay
    igu takooraane
    Aniguse kama tanadoo
    Jacayl laiga tiri waaye
    Jeeray timadoo qabiga nugul
    Kutaam siiyo oo aan tash uxiro
    Aroos meel kawada taagno
    tacabaan umarayaa inaan
    Tayda garansiiyo❤❤❤
    erayada heesta Waa isku dayay wixii qaldan waa iga sixi kartaan waa mahadsantihiin🥰💯❤

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 Год назад +1

    Heestan way ii dhuumatey anoo waqal ku xidhan horey uma arkin hal sano kadib ayaan cwa daawanayaa inaba caadi maaha waan u codeeyay heestan

  • @xaajikaash4574
    @xaajikaash4574 Год назад +4

    Waa hees dhaxal gal ah🎉❤

  • @abdulahmed5386
    @abdulahmed5386 2 года назад +1

    Tacab baan umaraya inan tayda
    Legends Isugu tageen hestan

  • @kipirley5478
    @kipirley5478 Год назад +6

    I can't believe inay heestan one year ago ahayd 😩

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 9 месяцев назад +1

    Inta Dahir love tiktok kasoo aragtay soo xaadira🥰😘❤️

  • @sayidzaki
    @sayidzaki 9 месяцев назад +4

    Another fanaan has made this masterpiece go viral😢

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤

  • @alimustaffa526
    @alimustaffa526 3 года назад +3

    WllkY Mohammed keep going 😍😘

  • @abdullahiosman1174
    @abdullahiosman1174 Год назад +2

    Classic song.
    Classic Video 📹
    Keep going sxp.

  • @Tristan-but
    @Tristan-but 8 месяцев назад +1

    😂😂😂 teem Tikto 2023 🎉🎉🎉 waa salama

  • @abdirahiimmohamed8190
    @abdirahiimmohamed8190 3 года назад +32

    Waqal studio is the top of one oll youtubers Hambalyo for 1.million subs.. my brother khadar waqal i have big respect🙏♥️♥️

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад +1

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉😢😢🎉😢😢😮😮😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😅😅😅😊😊😊😊😊😊🎉😂😂🎉🎉🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад +1

      😂❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-vf8mg1fr1n
      @user-vf8mg1fr1n 6 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤🙈💝💔❣💘

  • @guleidmahamud775
    @guleidmahamud775 2 года назад +1

    Maxamed keep Going waxasi oo dhami waa Qalpi ficnidada ✅

  • @mohan-mk1
    @mohan-mk1 10 месяцев назад +2

    Keep going brother ka xun miidhan leedahye cadawgaa unoolow ✅💪🎤🎸🏅🙏☝️💸🏅🎤

  • @kankamo1497
    @kankamo1497 9 месяцев назад +3

    Tiktok ya ka socdo😂😂❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 7 месяцев назад

      ❤❤❤😊😊❤😊❤❤😊❤😊😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 7 месяцев назад

      ❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 Год назад +2

    Yaa Salaam tani hees waa dhaaftay.

  • @kaafiasani1787
    @kaafiasani1787 8 месяцев назад +4

    omg i love this his voice so good damn!

  • @aragsanaxmed5567
    @aragsanaxmed5567 3 года назад +1

    Keep going habo maxamed 😘😘😘😘

  • @farxiyoahmed4697
    @farxiyoahmed4697 9 месяцев назад +7

    Maasha allaah khatumo tagtay khaatumada allaha ku toosiya smn baabe eedaa karay

  • @Soho7874
    @Soho7874 3 года назад +3

    ilaahay baan idukdhaariy sabikaraa iisaara

    • @AdamT252
      @AdamT252 3 года назад

      Sxbow Shuruda aya 14 qof iga Dhimantahaye Subscribe i dheh Xushmad ku hayaaa Wlalkey
      Mahadsanid Boss keyga

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 2 года назад +1

    Maxamed maandhaye bro keep going

  • @abdalafilmsvlogs800
    @abdalafilmsvlogs800 3 года назад +17

    Waqal Studio legend keep going
    Erayada 💯 laxanka 💯 Music 🎶💯 VEDIO 💯 Best song 👌

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад

      ❤😅😊❤❤😊❤😊❤❤❤😊❤😊

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 8 месяцев назад

      ❤😊❤😊❤❤😊❤❤😊😊❤😊❤

  • @kpyareofficiall2755
    @kpyareofficiall2755 3 года назад +6

    Asxaapta majiraa qof waligiis isoo booqan

  • @mohamuddaahir5620
    @mohamuddaahir5620 3 месяца назад

    Xaqiiq waaa itabatay heestaan 😢

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 года назад +5

    Ax ax jacayl bay nagu dhalinayan
    Waa heesihii la odhan jiray muu laba qabcadood ku daro
    Anshax laxan buulaseexan laayahay waaka la hoosjiibinaya

  • @abdifatahhajji975
    @abdifatahhajji975 2 года назад +23

    This masterpiece never gets old

  • @Mohaahmed45321
    @Mohaahmed45321 3 года назад +40

    Heesta Rag waaweynba isugu Tagay
    Laxanka: Anshax
    Director: Xariir ahmed
    Music: Henok
    Chanelka: waa WAQAL STUDIO
    YAA ilaahal Caalam 🥰🥰

    • @user-wu5wq7yh4b
      @user-wu5wq7yh4b 9 месяцев назад

      Midhaha yaa leh neefyow maxaad u Qarinaysaa

  • @ifraxxasan1353
    @ifraxxasan1353 3 года назад +1

    Axsan fanaan wllkey maxamad keyawi waala yaabey

  • @nuurcarab3459
    @nuurcarab3459 8 месяцев назад +1

    Waa markii 6aad ee aan daawado waaba hees jawikale kugqlineysa runtii axyaa hees
    Codka stlka muusikada ereyada waaba waxkale qalbi dajiya caadiya weeye

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 2 года назад +3

    Thanks walahi edo horey u soco

  • @Saabirofficialchannel
    @Saabirofficialchannel 4 месяца назад

    Inta dhageysatyy sidii ani okle 2024 like ❤

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 3 года назад

    Waqal best studio go forward

  • @nawalali7934
    @nawalali7934 2 года назад +1

    Cod halaasiYa ereyo laxan music aan kala dhicin 🥰tacab baan umaraYaa😭🔐♥️jeeri u imaado aan qalbiga nugulka taabsiiYo

  • @najibsheikh6305
    @najibsheikh6305 5 месяцев назад +1

    What a gem!

  • @nasimoshiikh3482
    @nasimoshiikh3482 9 месяцев назад +1

    😮🎉😊hada Iso gartay heesta 2023 😮

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +2

    The one nd only waqal

  • @ismaciilbaasto7755
    @ismaciilbaasto7755 3 года назад +15

    I am first who watching

  • @xuseenxays7259
    @xuseenxays7259 3 года назад +5

    😎03:19Pm
    In Addis Ababa Ethiopia
    heestaas Midheheeda Ragii maskaxda kulahaa ayaan kujirey

  • @ahmedbedri9660
    @ahmedbedri9660 3 года назад +4

    War ninkan Wan wata anu keep Going bro🔥

  • @ayaancali9504
    @ayaancali9504 3 года назад +6

    Woooow hees iyo badh waxanoo kala loo bahanyahy jcylkii ciyaalnimuu ii xasuusiyay now wali ma kugu dhacay jcyl ciyaalnimo me haa🍎

  • @kamaarageele1823
    @kamaarageele1823 2 года назад

    Legend Abtiyo Hore Usoco

  • @AyaanleShariif
    @AyaanleShariif 9 месяцев назад

    Talented voice dahapiga @mohAMED MANDHASYE

  • @amiirkachannel2131
    @amiirkachannel2131 3 года назад +1

    First views keep going waqal studio

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 Год назад +1

    "D-A-Y-B-O" ❤ tacabaan umarayaa inaan tayda ku garansiiyo Bbe ❤

  • @wardahappy106
    @wardahappy106 3 года назад +2

    Tani hees way dhaaftay 😲😲

  • @user-cj7hp9dn1w
    @user-cj7hp9dn1w 5 месяцев назад

    Maandhaye iyo heesta qisada ah
    Weywadasocdaan

  • @nuxurshow4748
    @nuxurshow4748 2 года назад +11

    Heestan erayadeeda kolay maskax baa loo shiilay
    Si gaar ah siiqda heedta ama hab raaceedu waa gabay ...guulaysta ...🥁🥁🥁🥁🥁🥁🎺🎺🎺🎸🎸🎸

  • @farduusabdirashid1465
    @farduusabdirashid1465 3 года назад

    Wooow wllkay maxmed hore usoco