Hibo Nuura iyo Cabdi Cali Bacalwan | Soo Noqo Ado Nabada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • #caweyskadalmar

Комментарии • 718

  • @amaancabdi8414
    @amaancabdi8414 2 месяца назад +14

    9/7/2024 ayaan dhageysanayaa hibo nuuro boqoradii codka ❤😢 like haila dhaafin 😎

  • @ayaanwarsan
    @ayaanwarsan 3 года назад +169

    My single self here crying like my imaginary guy is leaving 😭😭😭😭😭😂😂. What a beautiful classic 💖

  • @nasteehonihaal8930
    @nasteehonihaal8930 4 года назад +66

    Arag sugaha indhahaygaa
    Nuurka u siyaadshoow
    Sadrigaa iyo maanka
    Qalbiga ii sifeeyoow 😍😍
    Cajiib 2020 baan daawanaya

  • @najarh14
    @najarh14 11 лет назад +89

    Man, I have been looking for this song for a good minute...I heard it once and I got hooked. Now, I'm trying to figure out how to burn it in cd. Gracious fellow Somalian who love this song as much as I do.

  • @abdirahmanabdilahi153
    @abdirahmanabdilahi153 3 года назад +114

    2021 yaa iladhagesanoyo like ❤😇

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 месяцев назад +5

    Soo noqo adoo nabada
    What a song?
    Hees qiiro lehoo jacayl ah markaan ubaahdo heestan ayaan dhagaystaa
    Manta waa 14.04.2024❤

  • @zakariyeabdimohamed6579
    @zakariyeabdimohamed6579 3 года назад +25

    Still watching 2021 one love somalia maxmed🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hannahassan2574
    @hannahassan2574 6 лет назад +28

    My mum loves this song..
    Lovely voice allah naxaristo amiin

  • @sabahhassan4529
    @sabahhassan4529 3 года назад +14

    Ana waan ku sugayaa, soo noqo adoo nabada- waayo waayo ❤ Hiba Legend, sad you don't sing anymore. Listening July 2021😘

  • @mu-qs3sk
    @mu-qs3sk 3 месяца назад +6

    Hesstan wax so boqoday cawo oo ahy tahy tariikhda 2024 .5.27 cawa oo ay iga tagaysow mamo oo ay uromayday riyadedi ahyd in ay xajka tagto alle nabad qab haygu so celiyow inta jasa laguna alle jana fardosa ha ka dhigow❤☺️

  • @musbahofficials1832
    @musbahofficials1832 3 года назад +6

    Manta oo ay tahy 2021 kowda luulyo aya safar iga ah xajigeyga allow iso ceyli asigo oo nabad ah

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar  14 лет назад +13

    @FaadumoArdo -- Thanks for your kind words. I am old man I left Somalia 1982, when the war started I was in Dhahran, Saudi Arabia - I was lucky to fly last flight of Saudi Arabian Airline to Jeddah, I recorded some the songs October and November 1990 rest from ETV, Sudan TV and other sources.

    • @ahmedliban7035
      @ahmedliban7035 2 года назад

      You mean 1991. President barre wife was in that last flight to Saudi Arabia.

  • @zamkibazamkiba7962
    @zamkibazamkiba7962 4 года назад +51

    2020 I’m listening

  • @ugazomohamud6608
    @ugazomohamud6608 Год назад +2

    My parents love song! Thank you for this lovely memory, made me tear up ❤️

  • @sumayomohamedmohamud6992
    @sumayomohamedmohamud6992 4 года назад +9

    Arag sugaha indhahayga
    Nuurka u siyaadshow
    Sadriga iyo maanka
    Qalbiga ii sifeeyow
    🥰

  • @ayeeyokorizay2849
    @ayeeyokorizay2849 5 лет назад +121

    Cawa ay dawanay 2019 cidii dawanayz like sarto ♥️♥️♥️😭💋

  • @MuunadMedia
    @MuunadMedia 4 года назад +58

    26_12_2019 Heestan waxay ii ledahay xasus goni ah xafladi aan u dhignay walalkey Abdalla Emran ayaa hestan laga shiday durbadiiba indhaheyga waxa so buux dhafiyay ilmo 😢😰
    Laba haben kahor, Maanta ayuu ka ambaba baxay garoonka aden abdulle osman "Aden Ade Airport" Walal mcn safar Salama😢😢😢😢 soonoqo adoo nabad ah

  • @abdallamurcanyo3954
    @abdallamurcanyo3954 5 лет назад +36

    2019 4 15 gabadh sidaa ila dardaaranta ama ii sagootisa ma la helayaa somali maxamedey haday jirto like isku muuji 😅

  • @asiamohamud5344
    @asiamohamud5344 11 месяцев назад +4

    Maanta oo ay tahy maalin malmaha iga duwan waxa saafar dheer iga baxay wallakeyga macn Garowe to Canada 🇨🇦5/10/ 2023 sacada 9:14.malin khamiis.
    Waxad itahay garabkeyga waxadna itaagneed booska abe sinabad ah markale allah hanoo kulansiiyo bowe .good trip brother 😭✈

  • @hanadjoe5312
    @hanadjoe5312 4 года назад +121

    Yaa ila dhageysanaya 2020 like saar

  • @abdirahmanali3469
    @abdirahmanali3469 3 года назад +7

    Yaa ila dhageeysanaayo 2021

  • @mariahassan1030
    @mariahassan1030 2 года назад +4

    My favourite songs 🎵💕❤💛😍💖🎵 yaa ila dhageysanayo 1DEC 2021

    • @thereal.zupeirr
      @thereal.zupeirr 2 года назад

      yeah ❤❤

    • @fahadducaale706
      @fahadducaale706 2 года назад

      Hibo nuuro iyo cabdi cali bacalwaan waa ruwayadi harlow hadmad gursandoontaan 1986 di ba kadhigay muqdisho

  • @hakabaproduction5276
    @hakabaproduction5276 3 года назад +11

    2021 qaokii daawanaaya like iisaar

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 14 лет назад

    Woowo,, wat A Song,.,. I use 2 watch ruwayade au ku jritay bak home.... Thnks Dalmar,,,,,,, Its Great 1,, N U knw watt one of ma fav, heees.,.,, damn dadki waa dadkii Hore....!!!,,,

    • @somalibio6269
      @somalibio6269 3 года назад

      Omg your comment was 10 years ago I wonder if u still a life

  • @dhiidhiiqulaaso
    @dhiidhiiqulaaso 2 года назад +4

    Gold voices 🥺🥺❤ intii dhimatay alle ha unaxariisto

  • @nuredinahmed9349
    @nuredinahmed9349 6 лет назад +3

    Pa pa pa pa pa pa pa waligay waan raadinayay heestan I'm lucky to day man oh my god I call it a good day just me and those still lestining this song

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 лет назад +1

      Nuredin Ahmed I’m glad you find it. Enjoy

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi2296 6 месяцев назад +1

    GOld voices❤😢 Alle yaa raxma my parents

  • @munaaxmed7653
    @munaaxmed7653 4 года назад +5

    2019 wllhi kama xiisa dhaco love you mamo hibo nuura❤

  • @nimanduale3874
    @nimanduale3874 2 года назад +4

    The plot of this song is a motivational and inspiring song by loving wife for her husband who is departing soldier and heading to the frontier to the defend enemies from his country.

  • @amal-vf2ds
    @amal-vf2ds 6 лет назад +27

    Maansha Allah hibo nuuura boqorada codka maaaamo aan aad ujecelay
    14 September 2018
    15:42 pm ayaan daawanayaa

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 Год назад +3

    Heestan xasuus xun igu leedahay 2010 kii allah haw naxariisto my ❤ nuura Mohammed

  • @monaahmed6119
    @monaahmed6119 5 лет назад +4

    I’m here 2019 love old songs and waberi stars ❤️💋💖

  • @mohamedHassanGanay
    @mohamedHassanGanay 4 года назад +119

    Caawa 28 January 2020 fadlan haddaad iga dambeyso like saar

  • @libanpac-cg8mn
    @libanpac-cg8mn Год назад +3

    Dalmar channel always legend
    Your channel is best ❤⤴

  • @amishahmed9842
    @amishahmed9842 2 года назад

    Listening this song on 9th of July Nabad galyo Allahna haikasoo nabad cesho soulmate ❤️

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 6 лет назад +8

    August/2018 😍😘
    Sonoqo adoo nabada ❣
    Mlinkii layga tagan hestan so aday😂

  • @MohammedH63
    @MohammedH63 Год назад +10

    Waxaan ku Bilowdey Sannadka Cusub ee 2023ka, Ilowshiyaheedi oo igu adkaadey darteed. 😥😓

  • @Juniperbreezeer
    @Juniperbreezeer 12 лет назад +12

    I love you hibbo!!! This is one of my favorites

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 6 лет назад +154

    Yaaaa Ila Dhegeysanaya 2018✔️

  • @deepikapadukone356
    @deepikapadukone356 5 лет назад +102

    yaa ila dhageysanaya 2019😂🙄😢

  • @abichannel4964
    @abichannel4964 5 лет назад +9

    30-march-2019 I love the song hibo nuura love u mom

  • @alifwaxmaleh8874
    @alifwaxmaleh8874 5 лет назад +15

    August 2019 farta taag. ❤

  • @saladgeesood5083
    @saladgeesood5083 2 года назад

    So beautifulsong hibonuuro cimridheer iyo cafimaad Ayaan ku rajaynayaa inshaa allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 года назад +2

    Cajiib 2021ayan daawanaya hiba nura song❤❤❤

  • @salmabintuyussuf559
    @salmabintuyussuf559 5 лет назад +23

    Caawa ayaan daawanayaa August 16 2019 kama xiiso dhaco hibo nuura yaa ila daawanaya like iisaar

  • @badoorali7363
    @badoorali7363 2 года назад +1

    I really I love this song every single a word in this song have a mean really HIbo she is a greatest and in general all waabari singers they was greatest 🙏

  • @shakiiraaragsan8294
    @shakiiraaragsan8294 Год назад +3

    16/5/2023 bn dawanayaa 🥰

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 года назад +14

    26/12/2019 sanadka dhamdkisa wixi dawaday like igula zo dhaweya sanadka cusup2020😍😍😏

  • @Zakariajama202
    @Zakariajama202 Год назад +4

    2030 isku soo labanayna I.a hada noolado arkayna hada dhintana tagay allaha ino dambi dhafo❤

  • @faatimamuuse8731
    @faatimamuuse8731 6 лет назад +30

    2018April yaa dhagesanayo😍😘

  • @Savapiye125
    @Savapiye125 5 лет назад +4

    Still watching 2019😻👊✊👌

  • @sacmadeeqomedia8738
    @sacmadeeqomedia8738 5 лет назад +6

    2019 Yaa Ila Daawaday Hibo Maxamed Gudoon

  • @aniizadhuux341
    @aniizadhuux341 6 лет назад +14

    Dec 2017 ayan dhagasanaya hibo nuura ❤

  • @xasiloonixiigsi22
    @xasiloonixiigsi22 3 года назад +6

    Ruwaayadii la magac baxday: hablayahoow hadba guursanaynsiin: waxa aan daawaday 2012 xili aan ku sugnaa dalka south africa gaara ahaan gobalka western cape canjal ayaa oo ruwaayada kaliya ah ayaa ii keenay sxbkeey sayid cali yaasiin markii la shiday oo bilaawgii hordhaca ruwaayada iyo barashada hablaha iyo raga ka dib bilaawasha ruwaayadda daawasheed kama anan halayn waayo xiligaa waxa ahaa teamka daneeya aflaanta hindiga af somaliga lagu tarjuma waana laygu qasbay inaa in ay gaarta xogaa laakin waxa mar qura isbadalay dareenkayga oo ruwaayada waan la qabsaday majaajilaste awkuukuu aan jeclaa waxa ay socotabe waxa la soo gaaray qaybtii udub dhaxaadka heesaha jaceylka oo cawo iyo caafi sii sagootatii oo heestaan markii ay maraysa ogaaday in uu hodanyahay afkeena iyo fanka waxa dareemay in ibnu adamka uu baahi gaarnayd uu leehay waxa ka sii daran dilkii caafi ka dib ka soo gabtay heestii uu lahaa cabdnasir macalin uu ku luuqeeyay ayaa si wayn ii taabatay. Naftu doqonsanaa damac walanaa waxa ayn doonta ku diri ogaa
    Waxa aan dib u daawaday 9sano ka dib 2021 waxa aan marag ka ahy jaceyl in uu hodanyahay ruuxii la jeclaada nasiib leeyahy ruux jaceyl ku beermay unugulyahy uusan adkays u lahayn hawa is adkeeyee
    Wallow ruwaayada jiliin aheeday lkn xaqiiqda ka tarjumeesay

  • @abdalehomer1513
    @abdalehomer1513 5 лет назад +9

    I am not Somali but I really like Somali songs

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 лет назад +1

      Welcome bro. I’m glad you like our music. Bro which country you from?

    • @abdalehomer1513
      @abdalehomer1513 5 лет назад +2

      @@caweyskadalmar Jordan pro

    • @heey1234
      @heey1234 2 года назад +1

      @@abdalehomer1513 m.a😘

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 3 месяца назад +1

    Woow Golden song❤

  • @Chadmali
    @Chadmali 2 года назад +1

    Kayda fanka soomalida baa tahay guuleyso sxb Dalmar 🙏❤️❤️❤️

  • @Bishaarali5111
    @Bishaarali5111 5 лет назад +6

    Wlh heesta wax badan Ayee isoxasusisay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdifitaxabdiqadirdjkhalif855
    @abdifitaxabdiqadirdjkhalif855 5 лет назад +10

    Yaa ila dawanaya 10/1/2019

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 2 года назад

    Aun legend bacalwan iyo hibo
    Riwaayadii hablayahow hadmad guursanbdoontaan dadki ka jilayey waxa kamid ahaa
    Hibo nuura
    Aun bacalwan
    AUN Saado cali
    AUN beerdilacshe
    Aun maxamuud tukale alifaha riwayada
    Harawo
    Faynuus sh dahir
    Aun Awkuuku
    AUN Jayte
    Love hadad jecehahay fanki hore

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 4 года назад +5

    Mogadishu got talent yaa kasoo raacay 😍😍😍🇩🇯🇸🇴❤❤

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 года назад +3

    2020 ya dawanaya dalmar wa kaydiya fanka wale 11sano ka hor ayuu so galiyay video gan

  • @mrjamac
    @mrjamac 15 лет назад +1

    dalmar 46 if u have more ruyaawad plz upload them its nice to remember old times thnkx bro s dalmar for uploading

  • @abdikariimmustafeibraahim1135
    @abdikariimmustafeibraahim1135 4 года назад +4

    Illahow so nabad celi ❤️❤️💜 si niyada ayey ugu ducaysay 💙💝💕 waxaasa jacayl ah

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 5 лет назад +4

    Markii lagaa taggi rabo wadku qasban tahay inad hibo qurux dhageysto dhaxal bankaga hyaa hoyo mcn cafimad ku waar ❤❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 года назад +1

    Raxmaanku haw naxariisto AUN Bacalwan

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar  14 лет назад +8

    @mrhiiraan Thanks for your kind words, I am glad you liked, how is my beloved city HARGEISA?

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 3 года назад +1

    old is gold caweyska waa RUclips channel hidaha iyo dhaqankii hore looga imana

  • @musekhadir4233
    @musekhadir4233 4 года назад +6

    The classic of the century

  • @AhmedMohamed-yb4ux
    @AhmedMohamed-yb4ux 5 лет назад +24

    Ya ila dhagystay 2019 lik igu qabo pls

  • @mohameddekyusuf514
    @mohameddekyusuf514 11 месяцев назад +1

    What a song😮

  • @yussufmohamed5565
    @yussufmohamed5565 5 лет назад +2

    Best song of all times like it

  • @aminomohamed438
    @aminomohamed438 Год назад +2

    Sadriga io Maanka qlbiga ii sifeeYow😢❤ Arag SuGaha indhahYga Nuurkood😢 Abdirhman cumar ilhy ha iika daaYo nolashyda 😊 ilahow an ku dhaxo uwadkaga dhbta saaro

  • @anuushmohamud4571
    @anuushmohamud4571 4 года назад +5

    27/10/2019 😭 sacadu waa 00:15 lixsac habenimo ban hestan dhagesanaya bari ayu safar yahay😢safar salamo bea nabad ku tag nabadna igu so noqo💏🤲❤💉

    • @nuuraahmed5584
      @nuuraahmed5584 4 года назад

      Ana mardhow leyga tagi rapaaa😰😰😰

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 3 года назад

      Isla malinkaa baa layga dhofay xanun badna waliba mantaa maa hayo wan wayay o nolol kalu samaystay

  • @naimaali8264
    @naimaali8264 3 года назад +1

    2021 yaa ila dawanaya❤

  • @amalmoh6551
    @amalmoh6551 4 года назад +7

    Today sitting suburban in Minnesota far away from crazy and enjoying sunny day

  • @ilhaanmohamedbille6897
    @ilhaanmohamedbille6897 4 года назад +5

    Yaa ila dhageystey 2020

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 4 года назад +16

    2020 ya ila dawanaya
    After 30 years

  • @nastehomohamed6569
    @nastehomohamed6569 5 лет назад +4

    28/may/2019 hibo nuura xasuuus gara🇸🇴🤩

  • @suadyusuf8674
    @suadyusuf8674 5 лет назад +6

    Hibo Nuura love you 🥰😍😘🤩💗💗❤

  • @webiofficial4386
    @webiofficial4386 3 года назад +7

    6th december 2020 dawanataa✌

  • @sowdosamanbdn1599
    @sowdosamanbdn1599 3 года назад +2

    Wlahi fankeena waa hodan inta ila qabto liketa 😍😍😍😘

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Год назад +1

    Ax ax ax waw eshcalla hees alla yacisak y, cimra dawiila

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 года назад +1

    The best laxan beat music in somali history

  • @ugaaska1801
    @ugaaska1801 4 года назад +11

    Hees xikmad leh iyo cod macaan Somaliland ugu kaalay 🇭🇺100%

  • @musekhadir4233
    @musekhadir4233 5 лет назад +5

    One of the song of the century by a mile

  • @abdikanikhadar2218
    @abdikanikhadar2218 4 года назад +24

    Sideen kugu ilaawaa, niyad sidig ah sara taagan awgaa, daraadaa u salashaan sasabayaa ; samoow haday ku waydana si a noqon ba mooye, anna waan ku sugayaa ~soo noqo adoo nabada~... @Hibo Mohamed Cuddoon (Hibo Nura) 💥 🌟 31-12-2019 👋🏽

  • @aidaosman8081
    @aidaosman8081 Год назад

    What a lovely song ..Cajiib cajiib❤

  • @Mahbub23
    @Mahbub23 4 года назад +8

    September 2020 ❤❤

  • @mankaalihusein1383
    @mankaalihusein1383 5 лет назад +4

    2019 yaa dawanaya like iisaar

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 лет назад +9

    erayadii abwaan maxamuud tukaale waxay qayb dhextaal ah katahay riwaayadii hablayahow hadmaad guursan doontaan hibo nuura iyo cabdi cali bacalwaan ayaa qaadaya

  • @asmadheeman6482
    @asmadheeman6482 6 лет назад +5

    2018 ayaan dhagaysanayaa illahayoow saygayga ii nabad keen

  • @siciidbilleismaaciil564
    @siciidbilleismaaciil564 3 года назад

    2021 baa lagu jiraa welina waa daawanayaa, qof saan iisuubisa mahaan makaheelayaa😁

  • @sawdasaid5670
    @sawdasaid5670 3 года назад +3

    28/10/2020 ayan dhagysan hestan rabbi Nabad hakugu keeno boqorkii Naftoow❤🤲

  • @wardidaahir2611
    @wardidaahir2611 3 года назад

    Soo Noqo adoo Nabad ah WaaaYo waaYo Hipo Nuura is Legend 2021

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 6 лет назад +10

    Riwaayadan wlhi waan jeclaaaaa.
    Reer somaliland like ii saara
    Waayo fanaaniinteeniibaa heesaya

    • @indomie7
      @indomie7 6 лет назад

      Hibo was reer awdal,somalia

    • @mahamedwardi2996
      @mahamedwardi2996 6 лет назад

      Aamus adeer
      Awdal
      Jamhuuriyada somaliland weeyi

    • @mahamedwardi2996
      @mahamedwardi2996 6 лет назад

      Waxaas waa Sheeko qadaad weyn Riyootay

    • @indomie7
      @indomie7 6 лет назад +1

      Mahamed Wardi wa riyooneysa, somalia will never be split.

    • @yxngbih9231
      @yxngbih9231 6 лет назад

      @@indomie7 maybe somalia will never be split but at the same time somaliland will never ever reunite with somalia btw awdal is reer somaliland like it or not😊

  • @nastexomawlid3775
    @nastexomawlid3775 4 года назад +2

    2020 ayaan daawanyaa

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 3 года назад

    Cawa ayaan dawanayaa oo xaajigi iga safray isoo noqo adoo nabad ah 2021/my

  • @sadiiqsadiiq4667
    @sadiiqsadiiq4667 6 лет назад +8

    Hibo nuura waan jecelahay yaa ila daawanaaya. 12/9/2018

  • @mariaalasow3630
    @mariaalasow3630 5 лет назад +11

    2019 ya ila dawanayo💞💕✌