Waxaas soo danbi maha nabigeena scw waxuu yiri been qofkii sheego oo beentaas na ay 3 qof gaarto muslimiinta jannada lama galaayo iska ilaali been in aad faafiso suubanaha S C W ❤ waa noo diiday allaah cafis waydiiso umadana sidoo kale asc
ASC wall ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA AAN KACABSANO NABIGANA AAN KU SALINO SCW KADIB MUNASAR KITAABKA QURAANKA WEEYE SIDA LA SHEGEY IN AY TUURTEY LAAKIN KITAABKA KALE MABA JIRO OO AAN QURAANKA AHEYN DUNIDAN ADIGANA WAAD KA GUDUBTEY HADALKA WAXA FIICNEYD INAAD XUSHMEYSO QURAANKA
M.a Aloora mayarid hada imisa jir aya tahy Taariqda aya kaqandan aan fila 2003 inesan ehen 2005 aan u maleena lkn xariifkan kaly arintaan inuusan kadan beeynin mar hore ayu sheegi laha mida kale qoraal carabi aya ku hoos qoran dadkaan yaa amina hadee rabaan waa views raadis waa beentod ana sameeyay kulaha 😷😷😷😂😂😂
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp Abdirahmaan waa kaftamaayey ee noloshii hore ayaad isoo xasuusitay waxaan xasuustaa 2005tii wixii ka dambeeyey noloshii deganaashu ka buuxay
Walee waxaan joogay sucuudiga waliba waxaa ku qornaayeen qofkii warda as arka ama akhriya inuu toban bej ka daabaco uuna sii faafiyo yaab iyaa Ma adigaanaa saas noo gashay😊😊😊😊😊😊
Xilligaa waxaa ii furnaa internet cafe meel u dhow saraha caymiska ee xamar Marka waxaa dhacday in xaafadaha laga soo yaacay siiba dumar iyo caruur jaam ba,an ayaan galay kadib waxaan dhahay qofkii Raba in uu arko kun ayuu bixinaa kadibna computer server-ka ayaan Ka tusaa wuuna baxaa dad badanna waa ay codsadeen in aan u daabaco Daabacaad colour ah ayaan u sameynaayay runtii ..
tan kale waagaas waan xasuustaa, walaxa lagusoo daabici jiray joornaalada, wilibo waxaa kafaaideystan mashruucaadas madbacadaha, oo kun kun shilan gadi jiray warqadaan. marki kowne 2 kun gadi jiray
Waa xasuustaa dugsi quraan ka imaaday wadada lala taagnaa warqada waa lagu xoonsanaa war maxaa dhacay waye ani waa naxay kutubka waaka xabsa jiray inoo iga dhoco si aanan naagtas ugu ekaani ar ciyaalnimaa lkn sanadaha makala aqoonin wallee ma yari 2003 mee eheed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ilaheyow cimriga noo barakee khaatumada noo toosi jannada na gee, hadoo ani waa duceystay wixi isyareynaa ayagee u taalaa 😂😂😂😂😂
Wax bahal ladho majiraan sawirkaas aad arakto le waaye asigana masameenin qoraal carabi aya ku hoos qoran hadu sameen laga mar hore ayu sheegi laha adiga waagaas caano nuug aya ehed yaah😷😷😷😂😂😂
Sawirkaan Waxaa Samaysay Gabar Talyaani u dhalatay oo waxyaabaha Palaastic ah Ka samayso Sawiro. Kana waa kithaab Run ayuu ooga dhigayey Dadka lakiin markii laga Daba keenay ayuu sheekada badalaya Aduunka waxaa oogu Shar badan Qof been umada Ku soo Dhex tuuray kadibna dhac walba u faaftay beenti
Wuu naga gashaday, lkn haka towbad keeno beentaas uu dadkoo dhan ku qalday. Waxaa laga yaabaa in dadku ay is leeyihiin wax fiican ayay ahayd in Quraan la difaaco lkn diinta been laguma difaaco, beentuna difaac maba noqoto.
2003 Waan fiirsaday laakin markiiba Waan baadhay waana ogaa in uu bee yahay Waxaana baadhay meesha uu ka soo qaatay Waana soo ogaaday in uu ka soo qaatay Shirkad xayeesiisa kuraasta oo fadhi goodu yahay Australia 🇦🇺 Waxaana ku sugnaa oon deganaa Wadanka Sweden 🇸🇪 tuulo aad uyar Oo layiraado Hova Markiina waan gartay in uu been abuur Yahay
Anigaa kamid aha dadkii runta u qaatay, arintaas dadba kala cagestay sida kuwa photo copy-yada ama print-ga istic maalayey, waayo, midba hal- macalin gudahoda kusoosaray in kabadan 500 o nuqul.!!!! Laakin xilligas waxay ku Beeg need 2005,kii not 2003.
Ani dugsi ka imaaday oo zuj camo marayo aabo itusiyay waraqadan waan naxay kismayo ku nooleen run u hestay sawirkan ilaa hada xitaa bismillah soomali caadi ma ahan
horta wad ku khaldan tihin ina dhahdin, dadka somalida ayan firinenay, ine warka hubsanin, dadku ma aheyn dad internet haysaty wagas . ciyalada xafada wayene waxa warkas laga fhadhacsiyay, aniga waxan maqlay , 2014 ti melahas walasheyga aya iiga shekeyen, walibo ano yar , wazsne hal abur ma ahan ee waa edab darro iyo falad xumo, wax ixtiram ehna kuma lihidin bentina, manta kenten miya ina dhahdin dadka somalida firinenay sasa tihin iyo waxs, 👎
Warqaddaan waxaa ku arkay hotel towfiiq isagoo ku wareeninayo ninkii loo yiqiinay idaacadda wareegta. Marka aniga waaba dareensanaay inay been tahayeee ee bal hadda Alle u bootad keen.
Waxaas soo danbi maha nabigeena scw waxuu yiri been qofkii sheego oo beentaas na ay 3 qof gaarto muslimiinta jannada lama galaayo iska ilaali been in aad faafiso suubanaha S C W ❤ waa noo diiday allaah cafis waydiiso umadana sidoo kale asc
Scw scw scw ♥️
Somalidan hadey alla kacabsi kudhaqmi lahayeen wadankena hor mar ayuu gari lahaa been ayey baahiyeen weyna ku faraxsanyahay
ASC wall ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA AAN KACABSANO NABIGANA AAN KU SALINO SCW KADIB MUNASAR KITAABKA QURAANKA WEEYE SIDA LA SHEGEY IN AY TUURTEY LAAKIN KITAABKA KALE MABA JIRO OO AAN QURAANKA AHEYN DUNIDAN ADIGANA WAAD KA GUDUBTEY HADALKA WAXA FIICNEYD INAAD XUSHMEYSO QURAANKA
Kalay legend wanaga wa shay lakin wa dhira galin dhanka dinta waliba quranka ❤cimri dher iyo cafimad Allah ku siyo respect 🫡
Waa runtaaa
Waa fahan sanaa laakiin dad baan isku af dhaafenyen.Anigu waan u sheegey waxaan ay been iyo naxali yahiin
Subaxaana Allah
Beentaaa faaftay hadiii adiga ad sheegtay waxbaaa ku sugaayo ee allaaah ugu tawbad keen
Aniga 2012 baa iigu horeysay😢😢😢😢 waa nagula cabsiin jiray waxaan joogay guraceel
lol reer guricel hdan nhy shekoyin nucana saaid ba la isku cabsin jiray miss my hometown 😭❤️
😅WLLHI WAAn xasuustaa. ANOO YAR 😅
Qofkiii ugu horeeyay ee beeen ku faanay
waqtigaa waxan joogay xamar waxan runbaan u haystey subxaanallaah
2003 waxan daganeen xafada kooka koola yaqshiid xiligaas waxa so bixi jiray joornaal malin kasta iyo book waxa jiray shekoyin wlhi qofaa kenay xafada joornaalka ku sawiran naag dooli isku badashay kitaab ay tuurtay ala xasuus waye wlhi 😂😂😂😂 legend
❤❤❤❤❤
Waan xasuusta Waxaan joogay. B/weyne Sheekadaan waan maqlay waliba sidaan u maqlay aya wexee ehed gabar iyo hooyadeed hooyada quraan aye aqrisaneesay gabadha aye tiri musiga igadami gabadhana qolkeeda aye kujurtay muusig aye dhageesaneysay gabadha weey sobaxday kutubka aye tuurtay kadibna gabadha saas aye noqotay bahal aye isku badashay mida kale kalay arintaan ilama ahn inu kadanbeeyay mar hore ayu sheegi laha ana fikirkaan keenay ayu dhihi laha mida kale sawirka hoostiisa qoraal carabi aya kuqoran somalidana qoraalka carabiga ma adeegsadan waad fahanteen aan fila somali maryoley 2003 ineesan ehen aan fila 2005 aan ku qiyaasay kalay hada ayu u ekyahy bahalka Sweden aya isla joogtan waan idiin jeedna 😷😷😷😂😂😂
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Bismillaah runbaan mooday wllhi waana aaminay illaa hada waan soo xusuustaa mar.mar
Maalaa yacni
Wallahi wan yaraaa wancabsan jiray naagtii kitaabka tuurtay 2003 galkacyo banjogay xafada garsoor gar ahaan masjudul aqsaaa xasuuus
fast 🎉
Wlhi munasar ninkan waa naga waalay runtii markan arkay aad ayn ula yaabay❤❤❤
Caruurnimadeyda ayaan daawadey
M.a Aloora mayarid hada imisa jir aya tahy Taariqda aya kaqandan aan fila 2003 inesan ehen 2005 aan u maleena lkn xariifkan kaly arintaan inuusan kadan beeynin mar hore ayu sheegi laha mida kale qoraal carabi aya ku hoos qoran dadkaan yaa amina hadee rabaan waa views raadis waa beentod ana sameeyay kulaha 😷😷😷😂😂😂
Kalaaaaayooow😂😂😂saaas adi maanayeeshayne
Waa xasuusta walah😂❤
Hooyo iyo Aabe ismaysan helin 2003diiiii😂😂😂😂😂😂
O adiga dhan maba jirin waa sheeko kale😷😷😷😂😂😂
@Abdelrahimmohamed-jy7lp haaa wllo miyaad iilayaabtayna
@@asmaomar7113 xiligaas waa lis jecla qabiilna lama aqoonin Arsinal majirin lacagta baroko aye leheed wax walba raqiis adiga waxaad timid aduunko xumaaday wax walba indhahaaga aya ku marqaati ah dadki hore iyo dadka maanta walh ineesan isku dhaween dadki hore aya fiicna😜😜😜
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp Abdirahmaan waa kaftamaayey ee noloshii hore ayaad isoo xasuusitay waxaan xasuustaa 2005tii wixii ka dambeeyey noloshii deganaashu ka buuxay
@@asmaomar7113 hhhh waa is yareene yaah Aloora isku fac aan nahny dumar hadaa tihiin maxa isku yareesin hada ragi aya isyareeyo qurbaha 😀😀😀😀
Walee waxaan joogay sucuudiga waliba waxaa ku qornaayeen qofkii warda as arka ama akhriya inuu toban bej ka daabaco uuna sii faafiyo yaab iyaa Ma adigaanaa saas noo gashay😊😊😊😊😊😊
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤
Ilmaha canahoda wa waye mid hada from deynile from swedan ganjo
😮😮
Iasagaaba sawirka u eg nio, lkn wacyigalin fiican le ahyd
Kkk
Xasuus waaye waxaan dhiganaayey Al-abaadir bractise ayaan ku qaadan jiirnay waa la yaabay thanks
Subaxanalah
😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2003 haa
Kenya
Run baan mooday aniga last week ayaan caruurteyda oga sheekeynay walaahi
Allah ha ku danbi dhaafo.
Wlh waan xasuustaa waxaan joogay xaafada ekiskoontarool afgooye 😂 maalmo ayaan naxsanaay
MW.XASAN MAXAMUD IYO DAANYEER WAA IS EG YIHIN WALAALO MIYA.
Caruurnimadeyda Ayaan arkey😂😂😂y
Maan noolayn markaas 😂😂
2011 ba mqley hoyadey bana igu shekysy o somalia iga kenty warqdas o i aqriyey wlhi run ba u hystey been weyn bu sameyey illahy ha u tobadn keno
Maslaxo madax lee lu xooosa warka dhageeysigiisane ma sugeeeysit sxbow intaas wax ka badal mahadsanid
😮😮😮😮 والله خدعتنا يارجل الله يهديك بس
Waa beentiii lacag buu ka sameeyay waa la iga iiibiyay
Xilligaa waxaa ii furnaa internet cafe meel u dhow saraha caymiska ee xamar
Marka waxaa dhacday in xaafadaha laga soo yaacay siiba dumar iyo caruur jaam ba,an ayaan galay kadib waxaan dhahay qofkii Raba in uu arko kun ayuu bixinaa kadibna computer server-ka ayaan Ka tusaa wuuna baxaa dad badanna waa ay codsadeen in aan u daabaco
Daabacaad colour ah ayaan u sameynaayay runtii ..
ala wllhi wn xasusta
👀'Indhos Ka'Waran QofKii 👶'Yaraa Aan'🧠'Xusuusanin ?❔️
Haa ushegediin marka😂
Anigo maraykanka joga waa arkay lakiin inay been tahay waa iska fahmey. Alxamdulillah.
Subxaanallah beentaa faafisay kawaran
Walahi waan xasuusta bosaso ayaan joogay 2003 waadnaga nixisay 😂😂
Walahi waqtigas casi ayeyaheed
Waqtiga wa xasusta wadajir garowe deganayn hoyo markay bax istirahdo wa ooyi jirnay 😂😂
Aniga wa xasusta
2003 mise 2006di aniga 2006di ogaaday kitaabka quraanka ayey ku istaagtay sidaad noqotay gabadha nalagu dhahay cabsi kitaabka waan ilaaliya
Walahy wan xasusta bosaso ayan jogay wana la si baxay sawirka
Asigaba hada u eg gabadhiiye xoow ahaay 😂😂😂😂
Illaa djibouti bay nagusoo gaadhay dadkuna way rumaysteen
Berigaa burco oodhanba inta ladaabacay lagu daadiyay Dadko dhami run bay uhayteen rer xamarku parank bay nagusameeyeen berigaa
7jir ban ahy xiligas😮
Wlhi waan xasuustaa dugsiileey ayaan ahaa caqli igu filana malahayn lkn sawikan ayaan kuso xasuustay wlhi odayga dad badan waalidiinta koow ka yihiin wuu ka gashtay wlhi anaga lkn kitaabka quraanka ayuu nasii jecleesiiyay jazakalah legen
Sidoo kale dugsiley 😂😂😂😂
Waan arkay runtii, Lakin yaafangareenaayay oo sidaas meel walba ugaarsiiyay
Kutab ku kadisay sidan naqatay caruurnimo 😂😂
Wcs
tan kale waagaas waan xasuustaa, walaxa lagusoo daabici jiray joornaalada, wilibo waxaa kafaaideystan mashruucaadas madbacadaha, oo kun kun shilan gadi jiray warqadaan. marki kowne 2 kun gadi jiray
Waa xasuustaa dugsi quraan ka imaaday wadada lala taagnaa warqada waa lagu xoonsanaa war maxaa dhacay waye ani waa naxay kutubka waaka xabsa jiray inoo iga dhoco si aanan naagtas ugu ekaani ar ciyaalnimaa lkn sanadaha makala aqoonin wallee ma yari 2003 mee eheed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ilaheyow cimriga noo barakee khaatumada noo toosi jannada na gee, hadoo ani waa duceystay wixi isyareynaa ayagee u taalaa 😂😂😂😂😂
😂😂😂
Habaar kugu dhac beenta intaa le,eg inta sheegay miyuu ku faanaa
Ninkaan xariif waaye lacag buu naga suubiyay warqadihii baan gadanay
Inaa dhasho iska daaye hooyaday xitaa lama guursan😂
Kalaay waa lafo hore...
Bahalka soo dhig zxb....please.. Wxaan ka mid ahay dadka aan Weli arkin BAHALKA
Sawirka kan ku qoran waaye
Wax bahal ladho majiraan sawirkaas aad arakto le waaye asigana masameenin qoraal carabi aya ku hoos qoran hadu sameen laga mar hore ayu sheegi laha adiga waagaas caano nuug aya ehed yaah😷😷😷😂😂😂
saw on nokia phones
Soomaaliya kuma ekeeyn sawir gacmeed kaas wuxuu ka qeeyla siiyay east Africa ama bariga Afrika oo dhan Kenya aayaa ugu dareeyd sawir gacmeed kaas waxaa sheegtay gabar asian ah farshaxaniiste aheeyd waa baari kartiin hadana waxaa sheega naaya nin kaan soomaaliga ah yaa xaqiiqda haya adin kaan idiin deeyna yaa
Waxuu ka dhacay ayaa ladhih jira dalak cumaan
2005 ayeey aheeyd
Asagoo warqad kusawuran baa arkijiray
Dad aabo wax la aqoon in oo mindhicir camal macsharo u eg daawo rabi u baxsaday oo biyeheeda cabay
Been ayaan shegay miyuu hada noo sheegayaa
Waxan joogay hargaysa imikana waan jogaa waxan kadaawan jiray taleefan yar oo mimari ayaa la isku diri jiray xiligaa waxan ahaa qof aad uyar
ninkaan asoo muqalas ayaan bartay waa faataale weyn, 2014 anoo buufis igu jajabay visaha turkiga markasne adkaay ayuu woxoo iiga dhigay in uu asiga yahaybo ninka visaha saarayo cml, waxa lashaqeynaayay nin ajinsiile ahaay oo boqor ahaay oo dhintay inta boroseeskena socday soo ii waalayay beri diyaar waye soo noo dhahaayay wadaadka kale qarax ku dhintay, markaas wixi kadambeeyay buufis waa idaayay, waxaa iska aaday waxbarasho dibada ah. alx hada xamar aa dhinac kajooga, goaan saxsan ayaan qaatay markaa iska dhaafay yurub. WBTWFQ
Bosasaan joogy 😂😂😂😂😂
Sheeko kale miyaa?
Nin kan wa iiga nixiyay watigas
Hada bugaas been muu ahaa😂
Lkn waa been Shaqeysay Wllhi😢😂
Lakiin qalad Mahinow inaad cabsi been ah ku abuurto qalbigeyna. Allaah inooga cabso. Wacyi galin wala ogolyahay lkn been abuur Hadana, Qura'an ka kariimka ah. Plz Ilaahey u towbo keen umadana cafis weydiiso.
Sawirkaan
Waxaa Samaysay
Gabar Talyaani u dhalatay oo waxyaabaha Palaastic ah Ka samayso Sawiro.
Kana waa kithaab
Run ayuu ooga dhigayey Dadka lakiin markii laga Daba keenay ayuu sheekada badalaya
Aduunka waxaa oogu Shar badan Qof been umada Ku soo Dhex tuuray kadibna dhac walba u faaftay beenti
Subxan Allah
Anigo caloosha ku jire ayaan maqlay
😂😂😂😂😂😂
Wuu naga gashaday, lkn haka towbad keeno beentaas uu dadkoo dhan ku qalday.
Waxaa laga yaabaa in dadku ay is leeyihiin wax fiican ayay ahayd in Quraan la difaaco lkn diinta been laguma difaaco, beentuna difaac maba noqoto.
2003
Waan fiirsaday laakin markiiba
Waan baadhay waana ogaa in uu bee yahay
Waxaana baadhay meesha uu ka soo qaatay
Waana soo ogaaday in uu ka soo qaatay
Shirkad xayeesiisa kuraasta oo fadhi goodu yahay Australia 🇦🇺
Waxaana ku sugnaa oon deganaa
Wadanka Sweden 🇸🇪 tuulo aad uyar
Oo layiraado Hova
Markiina waan gartay in uu been abuur
Yahay
Anigaa kamid aha dadkii runta
u qaatay, arintaas dadba kala
cagestay sida kuwa photo copy-yada ama print-ga istic
maalayey, waayo, midba hal-
macalin gudahoda kusoosaray
in kabadan 500 o nuqul.!!!!
Laakin xilligas waxay ku Beeg
need 2005,kii not 2003.
Wan xasuustaa sawirkaas iyo muufo rabbi oo been been ayey ahaayen.
Ani dugsi ka imaaday oo zuj camo marayo aabo itusiyay waraqadan waan naxay kismayo ku nooleen run u hestay sawirkan ilaa hada xitaa bismillah soomali caadi ma ahan
horta wad ku khaldan tihin ina dhahdin, dadka somalida ayan firinenay, ine warka hubsanin, dadku ma aheyn dad internet haysaty wagas . ciyalada xafada wayene waxa warkas laga fhadhacsiyay, aniga waxan maqlay , 2014 ti melahas walasheyga aya iiga shekeyen, walibo ano yar , wazsne hal abur ma ahan ee waa edab darro iyo falad xumo, wax ixtiram ehna kuma lihidin bentina, manta kenten miya ina dhahdin dadka somalida firinenay sasa tihin iyo waxs, 👎
Kkkkkkkk ila iyo hada wanka shekeyna ilmaheyga iyo aniga malmo dhan ayey ka bakh jiren kitabka hada se way weynade waa 26 & 25
Munasar sxb shaqada beeraha swedand kan milkillaha Germany miraha gurayo jooga hogfosh lol imawda
Why wan xasustay bosaso cadey ayan jogay
Warqaddaan waxaa ku arkay hotel towfiiq isagoo ku wareeninayo ninkii loo yiqiinay idaacadda wareegta. Marka aniga waaba dareensanaay inay been tahayeee ee bal hadda Alle u bootad keen.
Somaali kadhacday maaheen ee waxuu kutilmaamay iney kadhacday kuweyd
Waar ani munasarow ninkanban moodayay sawirkan 😂