Nasra Abti Doon Ayaan U Soo Dhawaynay Si Lama Filaan Ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 58

  • @MaryamaHassan-f6n
    @MaryamaHassan-f6n Месяц назад +12

    Walaahi hadalkeyga haduu ku dhibo sorry lakin ma fiicneyn in jirkaaga qeyb ka mid ah oo CAD laga beeray ah oo Kenya guriga banaanka looga saaray adigoo joogo ku daawato banaanka xataa hadadan wax heyn inaa ag taagnato la qeyb sato ahayd adigoo faraxsan iney ubadkaaga ooyan baahi darteed ciil kaga weyn malrh

    • @bella_sheikh1019
      @bella_sheikh1019 Месяц назад +2

      Walaahi beentaa ma ahan aad aan uga xumaaday caruurta yar yar oo qaboow ga Ku ooyaayaan walaal allaha Ku tuso oo ilaah ka baq oo caruurtaada u gurmo waajib ay kugu tahay

  • @ahmedbashir7954
    @ahmedbashir7954 Месяц назад +4

    Allah ha barakeeyo Reer Cabdi Kaafi Dhamn

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i Месяц назад +2

    Masha alah tabaraka raxman nasra abti Don way uqalnta farxadas

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Месяц назад +2

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Месяц назад +3

    Aduunka Naag nin jacayl ku khasabta ayaa ugu daran

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +8

    Hazal waan sidanaa hadaan ogaden ahy wa gabadhenii laakin hazaley caruurta ogaada wax la beerto dad baa ugu wannagsan wayo ilmahan wa ilmaha caloosha kusidid walalihiis .dhaqalee carurta hadii kafi wax heynin adiga bookish buuxi carurta soo dhawee.

  • @safiyomahamad8842
    @safiyomahamad8842 Месяц назад +2

    Maash Allah✌❤❤❤❤❤👌👌👍👍👍👍👍

  • @shugrijamacxassan7020
    @shugrijamacxassan7020 Месяц назад +1

    Keep going lamaanaha qarniga waa idin wataa don't worry about team comment

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад +3

    Masallh❤❤❤🎉

  • @degayassin
    @degayassin Месяц назад +1

    Maashalaha

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +5

    Kaafi magalada waxa ka socdo lama socotid miyaa

  • @farduusdahirwarsame-dx1zm
    @farduusdahirwarsame-dx1zm Месяц назад +3

    Caruurtisa soodacyey

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic Месяц назад +2

    Haasaley mar walpa nooo duuba waaa idin jeclahy lamanahygiiii

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Месяц назад +2

    Jah ina adeertay usoco

  • @maryangole182
    @maryangole182 Месяц назад

    Masha Allah Hazal waa qof qalbi wanagsan wlhi ❤

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q Месяц назад

    Masshaa Allah Kafiyo Hazaal

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +4

    Kafi is nt happy .

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml Месяц назад +2

    Baalaha ka rifa ninka iyo dhoocisha xun uf waa nacay

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +3

    Kkkkkkk war wa idin salamey

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 Месяц назад +1

    Mashallah ❤🎉🎉 team cunta isla yihiinkk❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Месяц назад +3

    Hhhhh ilahay ha sahlo amuuraha waar Kafi Cabdi sootan reer Community bakhtiga ka dhigen si ay wax u jiran ilahay ba inaga oge dadow ilahay ha laga baqo oo qofka qalbi giisa ha ladhawro sifiican wax ha logu shego Kafi Caruurta inoo ilali iyo hooyadodba Caruurtu waa hadiyad ilahay bixiyo masuul bad katahay Allah sokadii marka walalo dadka hadalkoda waxba kama galine ubadka dhaqale u tag ciyasii hadiyad u gee waxay jecel yihiin ku faro adayg Caruurtada huuno ilahay ha gugu asturo aamiiin hore u soco mashalah ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 Месяц назад

    Mashallh isku waara❤❤❤❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Месяц назад

    Nasro soodhawew 🎉🎉🎉 from Yurub

  • @KadijaAbdirahman-y9h
    @KadijaAbdirahman-y9h Месяц назад +1

    M.a❤❤❤❤

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 Месяц назад +1

    Commentiga inad xirta ila quman eega 😂

  • @munomaxamuud2372
    @munomaxamuud2372 Месяц назад

    Form nasro abtidoon

  • @NaimaAbdi-b4p
    @NaimaAbdi-b4p Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Месяц назад +2

    Mashalah waa qurux dadow dacwada yareya ducada iyo dhiirigalinta kudadala 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +1

    War kafi maa hadashid

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Месяц назад +1

    Mashaa allaah ❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 Месяц назад +1

    ♥️❣️👌

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml Месяц назад

    Daahir calasow ayaan kasoo dawadu calaashaa ihirty

  • @FarxiyoMaxmed-mq5hi
    @FarxiyoMaxmed-mq5hi Месяц назад +1

    Kkkkkk

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 Месяц назад +1

    Maalin walba wax noo soo duuba

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад

    Kaafi gaarigiisii awey

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 Месяц назад +1

    Calen umbaa ku turteen away gift giini

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Месяц назад

    Naagtaadii way ma seextay

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 Месяц назад +1

    Yaab!

  • @farduusdahirwarsame-dx1zm
    @farduusdahirwarsame-dx1zm Месяц назад +1

    Naakan nin mahan

  • @hamdonkey5433
    @hamdonkey5433 Месяц назад

    🎉🎉

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад

    Oo nasgta ma aseybey wadaa maxey tahy dharka cadcad ee wadato

  • @user-ro5mz1vp6k
    @user-ro5mz1vp6k Месяц назад

    ❤❤🥰🥰🥰🙏🙏🌹💋💋

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 Месяц назад +1

    doqonoow dabka ba

  • @sumayocqadirsumayocqadir
    @sumayocqadirsumayocqadir Месяц назад

    😂😂😂😂

  • @FarhiaAffi-yi1ik
    @FarhiaAffi-yi1ik Месяц назад

    Nasro addunyo wareeg baa ksoo harey.Talow ilmaheeda yaa uhaayo.ruux rental usheego miyee weeysey.
    Ninkaaan waa nin daaroood ah xataa hadaa malab cabsiisid waa isla asega ee kubaa dhashey fariiso kori.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +8

    Kaafiyow caruurta soo kaxee hargeyso u kaxee arintan tagan wa mid ceeb adiga iyo qabilkagabo ceeb u ah.

    • @Fartonosman61
      @Fartonosman61 Месяц назад +4

      Intaad caruurta ka kaxey dhaheyso hoyadod ku biil ma dhahdiid qabiil qabriga kula gali maayo

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane Месяц назад +1

      @@Fartonosman61
      Wiilkan ma biilikaro kiroguri ma bixinkaro
      Labo guri mabixinkaro marka gabadhan ilmo aan lagubileynin maxeysiin gacanta ha kasarto iyadey u korayaan.shaqo took ma heysto

    • @Fartonosman61
      @Fartonosman61 Месяц назад

      @@MaleykaGabane caruur hoyadod wax u dhaamo maleh e asaga ha ushaqeysto caruurta ha biilo mida kale waxey tiri lacag ayu ika cunay lacagteda hala siiyo taas ayey ku shaqeysaneysa

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +1

    War kaafi ka waran arintan socoto

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 Месяц назад +2

    Masha Allah ❤

  • @MaryanXuseen-r7r
    @MaryanXuseen-r7r Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад +1

    Masha alllah❤