HAZAL OO PRANK KAGA OOHISIISAY KAFI ABDI EXKEEDII WACDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 503

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 месяцев назад +28

    Hazaleey hambalayo walahi ❤❤❤❤kafi ha dereemo xanuunka hinasaha waliba waxad u qada heesti Amba dhamay qadhadhke wa inaad dhadhamisaa ilahay ha isu kiin barakeeyo wa iska kaftane hore u socda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho 7 месяцев назад +43

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤❤🎉🎉

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 месяцев назад +28

    Mashalah wiilka codkiisaba jacayl ahaa ❤❤mashalah

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 7 месяцев назад +19

    Hadad unbaad Naf u yeeshay saas baa lagu raba!
    😂😂😂👏👏👏👏💯💯💯👌👍👍
    Yea waligaa ha xanaqo ma iyadaa Gaal gaal dhalay ah meeqaad Ka ohisiisay maskiintaa adkeeyso Legendkeenaa k😂😂
    Alla ragu adkeysi yeeraaa Hadan Damac badanaa!!!!! 😂😂😂😂

  • @user-cf6qb3vy5h
    @user-cf6qb3vy5h 7 месяцев назад +42

    Wll kaafi fadlan gabadha guurso halkan laku wari mayo away walid walal axsaab wey tageen wll ajinabi baad kalatihiin wll wan idinjecelnahay walahi an idin firsano idinkoo shar ciga iskukin baneyay wa ika nastexo cidii ila qabto farta taak

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn 7 месяцев назад

      Dadkan wexey walaan ayey raban iyagana kawala o usacab tuma talo maraban wll

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 7 месяцев назад +18

    Ninaan aarsan uur hooyo buu ku jiraa guul hazal 👌🏆

    • @adnaosman9019
      @adnaosman9019 6 месяцев назад

      Actor sataar lee laguu Wcay pooye 😅😅😅😅

    • @sucdicadood601
      @sucdicadood601 4 месяца назад

      ❤❤🎉👍👌

  • @user-pc5jn1mt6w
    @user-pc5jn1mt6w 7 месяцев назад +19

    Gabadhaan yar maskixiyan baad u dishey magteeda bixi waa lagugu leeyahaye. Intaa dhiman iyo doqon baad ku haysaa .

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn 7 месяцев назад +1

      Haba bixiyee magta cida qaadanaysa ma uxisabsantahay gabadhan sorry wallahi aadban uga naxaa gabadhaan sidi walashay ama gabadhayda o kale😢

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 2 месяца назад

      Omxa kudhacay

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 7 месяцев назад +29

    Ninkaan nayaa waji malahn hdda doqon iyo dhimankuleh waanadtahy doqon really hazaal run hadaad rapto adigaa is qiimo tiray uf 😊😊😊😊

    • @falisgaal
      @falisgaal 7 месяцев назад

      Saxiix

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 6 месяцев назад

      Saaracabdirizak
      Doqon marku oranayo wa hadal heys ee hazal doqon kama wado .mida kale adiga maxa dadka iskugu direysaa is jecel .maxase ku soo dhexgeliyey war dadqar arimo loo dirsan dhexgalo wll is deji kana dhexbax dadkan is jecel dantada ku mashqul mise adigaa jecel oo bossa isu rabo

    • @xafsa2869
      @xafsa2869 6 месяцев назад

      True

  • @user-sy1xu5kw9l
    @user-sy1xu5kw9l 7 месяцев назад +11

    kafi.maseray.waku.jirta.manta.jacela.galay.walaahi.kafiyow.arag.xanuunka.uleyahay.jacelka❤❤❤❤❤❤❤

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 7 месяцев назад +11

    Alla wilka cod macanaa masha allh hell khalid😢😢

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 7 месяцев назад +16

    Walhi kafi abdi oo xanqay caaw ka hore ma arag 😂😂

  • @Hiis3299
    @Hiis3299 7 месяцев назад +10

    Jecliyaa ninka saa raganimada leh u hadla ayyy❤

  • @FadimoCabdinasir
    @FadimoCabdinasir 7 месяцев назад +23

    Allh wiilku cod mcnaa khaalid jah❤

  • @RahmaElmi-n2u
    @RahmaElmi-n2u 7 месяцев назад +16

    Hhhh benta daa kani khalid lama dhaho wxa la dhaha actor satter 😅😅😅 yaan laydi gadin hhhh😅

    • @saadiaali6454
      @saadiaali6454 7 месяцев назад +1

      Wale mahadfahantay😂

    • @daganxaashi1025
      @daganxaashi1025 7 месяцев назад

      Haa kan Waa agtarki shumey. Bbe la jili jirtay riwayda 😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 7 месяцев назад +25

    Wlh gabadhan wilkan wuu bahdilaa balse iyada ma darenta miyaa 90 doqon buu dhahaa agah naa dib isku xisaab intaa meyl fadhiisto fikir o dhaqamada nucan ahna iska badal gacmahagan cesho Allah ka baq aduunkan walaga tagaya ninka xalal isku ma tihiin soma ogid magaca familkaga iyo kan sumacadada ilaali wax isku fal intaas ku leyahay aniga

    • @zamiiraadan4618
      @zamiiraadan4618 7 месяцев назад +3

      talo ficn bd siisay tii qadata ilahay haka dhigo gabdha

    • @user-jn3yb3of1n
      @user-jn3yb3of1n 7 месяцев назад

      Haa wlhi nin malintu kudareemo inaad ubaahanthy . Wuu kugu tumanayaa wlhi

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn 7 месяцев назад +1

      iĺlllaaahow kadhig tiii waano qaadata

    • @hamthajama7653
      @hamthajama7653 4 месяца назад

      Naagtan aabeheed
      Miyaanu
      Noolayn Ama any
      Inamo
      Ladhalanin

  • @asluubsan9738
    @asluubsan9738 7 месяцев назад +7

    God qurxanaa Khaalidku❤ Maasha Allah

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 7 месяцев назад +20

    Hhhh war gabdhihi comentska soqorayay so iyaga wada jeclady khaalid😂😂😂😂

    • @Bishaaro-de2xb
      @Bishaaro-de2xb Месяц назад

      Walahi wa runta ninka codkisa cajabiyay

  • @ayaan-l2d
    @ayaan-l2d 7 месяцев назад +17

    Dhaq dhaq Waxa isla ogtihiin 😂😂😂😂hanola imanin

    • @rayanhassan6389
      @rayanhassan6389 7 месяцев назад +1

      Ma ila aragty 😂😂😂😂😂

    • @MohamudBuroow
      @MohamudBuroow 2 месяца назад

      Waa runtaa waa nin la soo balamiyey khalid

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 месяцев назад +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed somaliyed mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 7 месяцев назад +37

    Qofka la wacay oo khalid la leyhy waa Actor Sataar😂😂

    • @Maizo0574
      @Maizo0574 6 месяцев назад +3

      Ala runbadanidaa

    • @adnaosman9019
      @adnaosman9019 6 месяцев назад +1

      Actor sataar ma KhaaliD Ah 😅😅😅😅😅

    • @HaniMohamud-y7h
      @HaniMohamud-y7h 6 месяцев назад +3

      Naa waxan leyahay codkan inte ku maqashay 😂😂

  • @ifraaxahmed9504
    @ifraaxahmed9504 7 месяцев назад +7

    Subxan Allah kani nin mahay waa doqon bailey gabadhaan yaarabi wahi

  • @Aboumahadsan8
    @Aboumahadsan8 7 месяцев назад +11

    Sheekada parfuma igu soocota 😅wlh waa qisadeyda

  • @deeqo-o6b
    @deeqo-o6b 7 месяцев назад +11

    Codka wiilka❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 7 месяцев назад +7

    Exka cod macaana wilka khalid cod u fadhiya❤

  • @user-cm6yz7xo6m
    @user-cm6yz7xo6m 7 месяцев назад +6

    🎉yes Yes Yes Yes Yes Yes Yes Yes Yes Yes Baga ugu samasaya baraki adiga kagu maxu haa maraku mara walaba kugu samatiraya waliba ugu celi mara labada Kafiii barakiga hasaneya wada arasatay wlhy ❤❤

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 10 дней назад

      😂😂,😂😂😂and 😢😢😢😢😢 0:43

  • @nasteexomaxamed4465
    @nasteexomaxamed4465 7 месяцев назад +15

    Inanta yar waxaas oo naa ah iyo doqoniimadan uu ku sheegayo wax ka daa yidhaahda ma la waayay walaahi waan danqaday😳😂😂

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc 7 месяцев назад +7

    Ahhhhh kafi kaliga ma prank sameen kkkkkkkkkkkkkkk bravo Hazal ❤❤❤❤

  • @xamdishMuse-qc9nb
    @xamdishMuse-qc9nb 7 месяцев назад +8

    Kafi kulaha qofkan taahayo muxu aha😂😂😂

  • @amuunahmed1438
    @amuunahmed1438 7 месяцев назад +29

    Kkk wixi uurka kaga jira afka kaa xadaa ninka gabadha doqon dhahayo😂 qofta doqon bu ka aminay

    • @mohamadabdi6204
      @mohamadabdi6204 7 месяцев назад +3

      Aniga markaan daawaday barnaamijka oo xaalada qiimay arimtu sida aad sheegtay mahan.Wax walba Kafi uu ku hadlay kama turjumeysa dabeecada Kafi maxaa yeelay meesha waxaaa yimi maseyr,maseyrkuna waa xaalad halis ah oo qofka dareenkiisa joogin.Qofkii maseyr soo maray ayaa laga wageysyaa

    • @RajacatuQabaltu-pw3kj
      @RajacatuQabaltu-pw3kj 6 месяцев назад +1

      Beenba maad sheegay.

  • @user-oj3pr2kp7t
    @user-oj3pr2kp7t 7 месяцев назад +3

    Inaan waxka maseersiiyo waan jeclahay balse ma awoodo inaan sameeyo wabaa😭😅😅😅bal isoo dhiiri galiya

  • @Nasteexohuseen-lq3oz
    @Nasteexohuseen-lq3oz 2 месяца назад +2

    Codkisa le la dhacy❤

  • @user-jh4vk3vw6f
    @user-jh4vk3vw6f 7 месяцев назад +5

    Alla hoognyoo bany wlhi haasal uukadrnyhy wli xitaa wuu sii xanqsanyhy😅😅😅 hasly wlhi waad ka aargoosaty oohintii uun uhdhsanyd😂😂

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn 7 месяцев назад

      War hakawalin waxba may aarsane nac nac ey Isla ogyihiin ayey mesha kemene

  • @user-bg5tt3lc7j
    @user-bg5tt3lc7j 7 месяцев назад +5

    Waan so dhaweeynayaa in kaafi Laga Waalo in Badan ayuu Gabadha Waaley

  • @leilasaid3035
    @leilasaid3035 6 месяцев назад +1

    It's very shame I don't know Somali people prank Subxanallah respect your new husband 😊

  • @Ayaaniita987
    @Ayaaniita987 7 месяцев назад +7

    Jah wiilka codkiisa🥺ka hely❤️‍🩹😩

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 7 месяцев назад +3

    Wallal gabadhan guurso kheyrku sidasi yuu ku jira wad isku daahdeen

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 6 месяцев назад +2

    Waar wiilkan khalida cod mcn mnsh❤❤❤

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 7 месяцев назад +4

    Ninka codkan leh waa actor sattar weeye

  • @MalyunNooR-e4w
    @MalyunNooR-e4w 6 месяцев назад +4

    Hhhhh fany boy Kafii ❤😂😂😂

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 7 месяцев назад +17

    waad dhiman tahay iyo doqon baad tahay maxaad ugu dhahdaa gabadha wll waa ceeb waxaas

    • @Xfso-iw3uj3ex2t
      @Xfso-iw3uj3ex2t 7 месяцев назад +1

      War dadkaan maxey dadka isugu firaan war wiilka wuu hanaqay ee wax kastna qofka hanaqay uu kasoo baxa uuna jecelyahy❤❤ha isku dirina

  • @YurubGeele455-no5hb
    @YurubGeele455-no5hb 7 месяцев назад +4

    Jah nika codkiisa❤❤❤😢

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 7 месяцев назад +7

    Gabadha ixtiraam maxa u cayda wll.kafi

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 7 месяцев назад +5

    Maansha Alaah hazal aad baada u naxariis badantahay waana ixtiranbadatahay waana qalbificatahay walee ninkii ku helanasib badan♥️♥️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @anasabdi1626
    @anasabdi1626 5 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂kulahaa ma calosha laga haya 😊

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 7 месяцев назад +4

    Waa.kililiibki.ufiicinaaa.mashaalaha

  • @zuuzumohamed3501
    @zuuzumohamed3501 7 месяцев назад +4

    Aduunka nin naa idhehaan unecbahay😢😢

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 7 месяцев назад +3

    😅😅😅😅😅😅😅 khaaaaalid magacii flimka 😅😅

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 6 месяцев назад +2

    WLHI FURIN BAAN PRANKS UGA DHIGAA ANE WAX AAN LAGU CIYAARINAA JIRO

  • @ShamsoMaxamud-be7ri
    @ShamsoMaxamud-be7ri 7 месяцев назад +2

    Arotaha somaliya weye😢❤

  • @degayassin
    @degayassin 7 месяцев назад +3

    Maashalaha
    Waadkusugtyi

  • @user-vy1fl8gs4t
    @user-vy1fl8gs4t 7 месяцев назад +2

    Asc hada war maqlaysan war dowlo warqad ayuu ku yaal hadan comantiga aqri naynin wa mid hada aqrisaanse aqbartina waad aragtan ee waqti majiro ee is xalaalaysta hadad rajo kaleedahay gabadha kolay nin raga hoyo dhashay ,gabar la dhalatay,gabar dhalay ,gursaday , guursan ama guursan rabo gabar in uu bahdilo mafiicno ee plz🙏 sidan wax ka badal waraka fiican oo qiimaha leh gabadha u dhiib majajiladashacabkana tixgeli dhiiga biyo mahin in lagu dawado danbi la,an noo soo fariista 😂😂😂❤❤

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn 7 месяцев назад

      Talo maraban in losacaba tumo ayey raban waxkastana Nala horyimadan

  • @NimcoCabdiqadir-p8u
    @NimcoCabdiqadir-p8u 7 месяцев назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂 kaafi waalaga waalay caawa😂😂

  • @FAADUMOOmar-x4k
    @FAADUMOOmar-x4k 6 месяцев назад +3

    Keep going hasal😂

  • @maxamedcadnaanxaajiraage2465
    @maxamedcadnaanxaajiraage2465 6 месяцев назад +1

    Filinka qaybta danbe waxa uu kaafi abdi ku soo galayaa shaxdan oo hore loo soo dhisay magaceeda waa 442😂

  • @AnisaAbdinasir-g3u
    @AnisaAbdinasir-g3u Месяц назад +1

    Qofkan tahaya ❤kulaha❤

  • @Armaan-gw3mc
    @Armaan-gw3mc 7 месяцев назад +3

    Sharaftee dhimadeeey walhi😢😢

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 7 месяцев назад +2

    Khalid caadi u dheh ku lahaa maxaad la ooyeysa Oo la taahaysa ku lahaa 😂😂😂

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Месяц назад

    Hazal waa gabadh qurux badan oo Naxariis badan misna u baahan naxriis dheeri ah balse nasiib xumo waxay udhaxday marwo u noqotay nin yara Qalafsan. ( sorry to say this )
    Her love language is physical touch” sida iiga muuqata dhowrjeerba hore udawadaye.
    In hab la siiyo si dabacsan loola hadlee rabtaa
    Akafi asna wuu iska riixayaa hadalkana wuu ku adkeynayaa
    Family Qurux badan ba tihin noloshiina private ka dhigta fadlan oo is fahma.
    Hazal abayo Hadalkan aad jajabinayso iska dhaaf si caadiya u hadal niman ajnabi baa daawanayee.
    Peace and love my couple 🎉❤

  • @UbaxBila
    @UbaxBila 7 месяцев назад +1

    Hhhhh Lkn maxad kawada ma jecel ayanku weydiisty Maxa u sheegta gabadha wllo😊

  • @Shafimaxamuds
    @Shafimaxamuds 6 месяцев назад +1

    Wllahi waxan kuwoslay qofkan tahaya maxa waye kulahaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @zakiyamohamed2937
    @zakiyamohamed2937 7 месяцев назад +2

    Wooow inanku cod macaanaaaaaa

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 4 месяца назад +1

    Woow hazal❤🎉🎉🎉

  • @Mogadishuinfo
    @Mogadishuinfo 7 месяцев назад +2

    kkkk wallaahi qosol ayaa idilay kaafi asiga qatar iska dhigayay ayaa kululaaday hehehe

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 7 месяцев назад +1

    Kaafi waxbadan waxan arkay isagoo gabadhan kuleh naa caadi u hadal maxad isla jilcinaysa sababtuna wa hargaysaduu kusoo koray😂

  • @inafarah3448
    @inafarah3448 7 месяцев назад +1

    Ninku waqooyi ku korey marka naag io wxs xageena wa ka caadi waano dhalan baa ka wayne wiilka daaya😂lahjadisa ha isticmale

  • @edabsansidihoyadeed704
    @edabsansidihoyadeed704 3 месяца назад +1

    Sida oo gacanta ugu qadaayo ayada indhaha is kuugu qabanayso maskiin caadi ayoo u abuse gareynayaa

  • @Fatushahmed-gj2kt
    @Fatushahmed-gj2kt 7 месяцев назад +1

    Actor sattar lee miyaa waxa Khalid la dhahpyo😂😂😂😂😂😂

  • @Cambaroo
    @Cambaroo 7 месяцев назад +5

    Omg😂😂😂😂😂

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 7 месяцев назад +8

    Waa beentii oo nool
    Qofka hadlaya waa Sataar tiger 🐅

  • @FarxaanAbdilaahi-k3m
    @FarxaanAbdilaahi-k3m 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkk❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @drkey4285
    @drkey4285 7 месяцев назад +1

    Wiilka cllka lagula hadlaayo..cod macaana m.a😕🥺

  • @Maatipibrahim
    @Maatipibrahim 7 месяцев назад +2

    Hazaal wofka ay wacday Wa aktarka coll wad isla ogedeen 😅

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 6 месяцев назад +1

    Away ninkii adkeysiga lahay😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 7 месяцев назад +1

    Kaafi wuu yaaban yahay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 7 месяцев назад +8

    😂😂😂 kafi kaliga ma pranki sameen kartid maaaaac 😂🎉

  • @ShaadiyobashiirShaadiyosharaf
    @ShaadiyobashiirShaadiyosharaf 6 месяцев назад +2

    Tan waa laga dhanaansaday

  • @habibahussen5899
    @habibahussen5899 6 месяцев назад +1

    Kkkkkk abaayo sida iisu dhaan niicda iska daa markaad hadleyso kaafi waa runii

    • @brobinyamin7925
      @brobinyamin7925 6 месяцев назад

      Wlhy Waa doqon ninkan hdu jecelyahy doqon iyo dhiman ma dhaheen tankale Mu masayrin e wu xanaqay wll mxn ka ag qaban buleyahy Lear ama Qoftan dadkeda ha qabsadan😂

  • @user-yo8pi7bh9w
    @user-yo8pi7bh9w 6 месяцев назад +2

    Waa waxa walan

  • @MaryamAbdi-v6k
    @MaryamAbdi-v6k 7 месяцев назад +2

    Wallaahi markaan arko sida loola dhaqmaayo wallaahi waan qiiroodaa iley af aanad lahayn maxakunto hasaal xaalada aad kujirto iyo dhegxumida aad noosoo jiidey wallaahi geeri baa dhaanta ninka habeen iyo maalinba doqon magac kaaga dhigay ma aad agfadhineen bal intaa meel fariisato bal dib isu daawo xaalada aad kujirto bal muxuu dareemayaa wiilka kula dhashay ama waalidkaa yaa wallaahi waa ayaandaro marxalada aad kujirto hadaanad dhaqsa isu qaban yaa yaa yaa

    • @AsmaClaahi-h2p
      @AsmaClaahi-h2p 7 месяцев назад

      Wllhi saan uga naxo gabadha qiimahediibay hoos udhigaysa aqliga intasa

  • @nimcoadam3935
    @nimcoadam3935 7 месяцев назад +2

    0mdyyyys Hazal 🎉❤ mnta weeee weeeee🎉😮

  • @farahismail7574
    @farahismail7574 7 месяцев назад +1

    Doqon nacas waxaas maka raaliba gabadhu in lagu yidhaahdo haduu xanaaqay muu is xakameeyo 😢😂😂😂

  • @LakiCali-bj9vx
    @LakiCali-bj9vx 6 месяцев назад +1

    Codka ❤wilka jaah

  • @NasriinAbiib
    @NasriinAbiib Месяц назад

    Xiligan waa xilimà

  • @filsanfilsan7694
    @filsanfilsan7694 7 месяцев назад +2

    Ala waa sataar 😅😅 beenta dhaga dhaaf yare 😂

  • @ardoismaaciil87colay2
    @ardoismaaciil87colay2 6 месяцев назад +1

    Nadee doqonba tahay kulaha la garac sanaa 😂😂😂

  • @user-wy5kr2xu6m
    @user-wy5kr2xu6m 6 месяцев назад +1

    waca haye waayahay😂😂

  • @Nimco.nashaad
    @Nimco.nashaad 6 месяцев назад +1

    Hhhhh.walaahi.kaafi.waa.iga.qosliyay

  • @nimaohassan
    @nimaohassan 7 месяцев назад +1

    Khalid kulaa haaa waa magaac fol xuun hhhhhhhhhh😅

  • @Itsmelucky-s6u
    @Itsmelucky-s6u 15 дней назад

    Codkis😢😢❤

  • @CabdiSiciid-sq8iw
    @CabdiSiciid-sq8iw Месяц назад +1

    Tan ninka way rabtaa

  • @SadiasheikhAbdi
    @SadiasheikhAbdi 6 месяцев назад +1

    Keep going hazal 😂😂

  • @user-yd2zm7uc1c
    @user-yd2zm7uc1c 7 месяцев назад +2

    Hasaal waad ka aarsatay

  • @aomalilansomalilan4856
    @aomalilansomalilan4856 7 месяцев назад

    Alla actor sataar quruxdiisa cod qurxoonaan buu ku darsaday😂

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 7 месяцев назад +1

    Kafi abdi filingaaa nagaaa yaaa tanii prank mahaa

  • @RoodoShukri
    @RoodoShukri 7 месяцев назад +1

    Qofkan taahayo muxu ahaa wall 😂😂

  • @Manaalbishaarxaashi2626
    @Manaalbishaarxaashi2626 7 месяцев назад +2

    Sattar codkiisa u ekaa

  • @AbshiroFarah-qs9ov
    @AbshiroFarah-qs9ov 7 месяцев назад +1

    Aqas na waxan doqon ka ah iska ceeli wa ba bila ixtirame

  • @Flower-ni5wm
    @Flower-ni5wm 6 месяцев назад

    anig cod kiisa garanaya anigo waligey arag in uu yahay Actor satar marka se kafi u garan wayayy filim kan ad isla ogtahiin naga daya oo wax quman oo run run u eg so jila please 😂😂😂😂😊

  • @rahmahassan3701
    @rahmahassan3701 6 месяцев назад +1

    Labadan doqon ish

  • @user-tx4vg9hs7j
    @user-tx4vg9hs7j 7 месяцев назад +1

    Aniga ninka codkiisa Lee iga gadan😂😂