Prank Boorsadayda Ayaan Qaatay Kafi Wuu Ooyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 235

  • @AminaShariff-tg6hr
    @AminaShariff-tg6hr Месяц назад +101

    Kusaliya nabigeena suuban scw scw scw ❤❤

  • @farah0hassan43
    @farah0hassan43 Месяц назад +115

    Hhh inta fahansn In la isla oghy like

    • @TaaloBuur
      @TaaloBuur Месяц назад

      Waad caqli baad tahay

  • @user-tz5rn9gw7l
    @user-tz5rn9gw7l Месяц назад +33

    Isha nacabku idinka dadan lamanahayga wan idin jeclahay alle haydin xifdiyo ❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤
    dad waxan arkayay leh ma xaga inanta ka socota waxnku leyahay wiilka iyo gabadha midna kama socdo waxnka ahayn somalinimo iyo tageero dar alle ayan utageera alle haysu barakeeyo waxan idin rajaynaya wada jir iyo faraxd warta amin

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Месяц назад +29

    War heedhe kafi abdi dabeecad badana guleeyso geesi🎉

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Месяц назад +42

    War kawarn caruurtaadi waxa I haidiin dabeeyane aaway 4 caruurta ahayde banaanka ladhigyi

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 Месяц назад +5

    dhibka daaye wlliyaal waxan waa media is ku barkow wiilka waa wiil dulqaad badan 😢❤

  • @AYuush__Vp5
    @AYuush__Vp5 Месяц назад +24

    Prank soomali hadaan aamino ilaahow 🐀 saas iga dhig😂

    • @Asma-hc1lz
      @Asma-hc1lz Месяц назад

      Wllhi taas baan been ahyn😂😂

    • @qadanqalaanjohassan8392
      @qadanqalaanjohassan8392 Месяц назад

      😂😂😂walaahi waa runtada been weeyan waxani oo dhami

    • @Sabirin59
      @Sabirin59 Месяц назад

      Isku mid ban nahay😂

  • @Caashacuud-tr3ow
    @Caashacuud-tr3ow Месяц назад +17

    Aakhirkii wan deletegareeyey cammantyadaydii war ha laycafiyo hada ka horbaan hasal la damqan jiray oo an kafi karbaashi jiray lkn naag dambe oo ooyaysaba u hiilin maayo sababto ah naaguhu iyagaaba is dulmiya ee ragu waxba ma xumeeyeen ninkastaaba haduu waayo naag isku xoqxoqaysaa reerkiisa wuu haysan lahaa lkn wuxuu ogyahay inay imid la ordaysaa iskeenayso

    • @libaaxbari945
      @libaaxbari945 Месяц назад

      That is throu

    • @user-ss1do2cd8z
      @user-ss1do2cd8z Месяц назад

      Run badna

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 дня назад

      Baayo Macaan waxaadan naagaha U maagin, nimanku ma Ciyaal baana? Maxeeytahay nin dhanoo xaasle ahoo mas'uuliyad qaaday hadba naagtii isku xoqduu raacin? Macnaha ma dad xanuunsanayaa niman kusheegu. Alla maxaa been la isku sheegay.

  • @chadali4043
    @chadali4043 Месяц назад +4

    Naa wiilka ha nagaga ciyaarin dumaashi Qaaliyeey jacaylku ha waaro ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️

  • @kowsarsaciido-xp4gt
    @kowsarsaciido-xp4gt Месяц назад +19

    Sheeko layla og yahay 😅

  • @hayathajihayat9788
    @hayathajihayat9788 Месяц назад +4

    Masha allah inader iyo dumashi cadowgu jacaylkiina iyo noloshiinay kaxunyihiin darteday idiin xag xaganayaane dhag ha udhigina guuleysta dhiiga❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 Месяц назад +6

    Masha allh farxadina haidinwarto abid hasal dhibley kagi wakanaxisay wlhi

  • @Rubiqaalifamily
    @Rubiqaalifamily Месяц назад +20

    Asxabey channel keyga isoboqda wa gawar walashiin ah please isoboqda maskin yar aya ahey 😢abdikafi family waxa rajeyna Ina dad inta kahelow Ameen ya rabi

  • @laylo123-fw6ib
    @laylo123-fw6ib Месяц назад +2

    Ku saliy nabgen muxamed scw

  • @BarwaaqoAhmed-mr6py
    @BarwaaqoAhmed-mr6py Месяц назад +5

    Beeeen aad arkyso madhmysty😂😂😂

  • @mohamudgelle9382
    @mohamudgelle9382 Месяц назад +7

    Caruurtaada biilo Allah ka cabsoow

  • @ShaakirJoniur
    @ShaakirJoniur 8 дней назад +1

    Fav couple ❤

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Месяц назад +3

    Sww Hazaal willka waqti adag buu ku jiraa marka ka daa dhibka. Allah ha idin barakeeyo

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад +7

    Masallh Lamano ku dahaysho mudan🎉❤❤❤❤ iskuwara

  • @ayaanbillan8634
    @ayaanbillan8634 Месяц назад +8

    Ilaahey Haku Daayo Abyo Sey Uraali Galisan Wax La Siisto Laheyn

    • @HamdiMuse-i4i
      @HamdiMuse-i4i Месяц назад

      Haa wlhi maila aragte mansha,Allah weyka baxsate😂

  • @AaminoNasra
    @AaminoNasra Месяц назад +6

    Suu Udĥhay Park mahee wx Caadiyo saxa samaysayy😂😂😢

  • @user-nd4is6fs9i
    @user-nd4is6fs9i Месяц назад +9

    Mxa uso noqotay naya md socotid hakuso celiyeh istaqfurulah😊

  • @DeeqoXassan2000
    @DeeqoXassan2000 Месяц назад +2

    Maasha allaah is ku waara oo jaceylkiina allaha idin adkeeyo waan idin taageeraa ❤❤❤❤

  • @SalmaanYare-ik5yv
    @SalmaanYare-ik5yv Месяц назад +8

    😂😂😂 ma familka qabna mise adi kulahaa😅😅😅

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +10

    Naa hooy hazal wilkan isaga buuqsan oo stress ku furanyahy intaad daryelilaheydbaad sii waleysaa . Be care full. Wa dignin iyo fariin wa arrin kugu soo socoto
    Qalbigaaga xiro yeey berito nabar kugu noqon .ciyay badan dhab bey isu badashaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Месяц назад +3

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏 maansha Alaah Alla haisukiindaayo Alaahu ma aamiin aamiin 🤲🤲🎉🎉🎉❤❤

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 Месяц назад +9

    😢😢😢ilhow isku daa wey is jecelyihiin wlhi kuwan ❤❤❤ guuleysta

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 Месяц назад +2

    Be united Insha Allah

  • @user-ik2fx3sk3c
    @user-ik2fx3sk3c Месяц назад +1

    Walaal ninkaaga waxyaalo aan loobahneeni hakula kaftamin waa wayaahaha guryahy kudumaan maxwakakaa waayday dumaro ishooda😊

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 Месяц назад +12

    Waxaan walalayal walahi mafiicna qalbiga qofka jabaya 😢 hada wakala joogtane nagadaya barakooba baayaday iyo boowahay cadawgina hajabo

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic Месяц назад +9

    Hazal iyo kaafi waaa idin jeclahy inoolada jacaylo❤❤❤❤❤

  • @FowsiyaOmar-tf2lb
    @FowsiyaOmar-tf2lb Месяц назад +5

    Masha allh

  • @FatumaMuhumed-t8t
    @FatumaMuhumed-t8t Месяц назад +4

    Yahuuuu awii abyooo nin miyakunoqona😅😅😅

  • @user-si1of7up2m
    @user-si1of7up2m Месяц назад +2

    Hasaleeye iscateye abyo cafada ku quraxa badanatahye wllshye

  • @FartunIbrahim-e9e
    @FartunIbrahim-e9e Месяц назад +2

    Lamanaheyga an jacalahy iskowara kowaygi ❤🎉

  • @user-lf4bl1jq9h
    @user-lf4bl1jq9h Месяц назад +4

    Filin nososamwya noh kii pasporka caml😂😂plz

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 25 дней назад +1

    Team 27❤

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 Месяц назад +1

    __wax idea aya pranka laga suubiya ...Gabadhaan waa yartahay wali...

  • @user-dc2qs5xz4h
    @user-dc2qs5xz4h Месяц назад +3

    Never give up❤

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda Месяц назад +1

    ilahow wax SaaS habnosiiyo nasii 😢

  • @UmuCiiltire
    @UmuCiiltire Месяц назад +1

    Tawba astqfirullh 😂 wxbo mashegayo ani

  • @Mrsqaramii
    @Mrsqaramii Месяц назад +2

    Dumarland war kan lee igu socan😂😂 farax San unacey lee😅

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 дня назад

      Anaaa kaadaran hahahaha

  • @user-uw9vp1nr8d
    @user-uw9vp1nr8d Месяц назад +1

    Xoolo ayay noohaaystaan 😅 waxay isku ogyihiin ayaan nalaga dhadhicinayaa😅

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 13 дней назад

    Mash.allah❤❤

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 Месяц назад +1

    Walhi wn idiin tageera horey u socda wada nolada in badan 🎉❤

  • @user-vx6oz7kd8h
    @user-vx6oz7kd8h Месяц назад +1

    Mansha alaah ilahya idnma kalakexyo❤❤❤❤

  • @samiracawil6695
    @samiracawil6695 Месяц назад +3

    Ano og inay ban tahay ayan hadana dawanaya

  • @safiyomahamad8842
    @safiyomahamad8842 Месяц назад +3

    Mansha Allah

  • @degayassin
    @degayassin Месяц назад +2

    Maashalaha
    Isguwaara

  • @user-xe6jd3ij8q
    @user-xe6jd3ij8q Месяц назад +2

    Haduu sariirta kasoo kacay maxa shatiga u geliyey sidokale borsada mardambe ayuu kaa sual weydiiyey sidokale markad Naga Nala hadleysey codkagu kor bu ahaa sidee Banu kuu maqlayn

  • @user-fb9mk1up6u
    @user-fb9mk1up6u Месяц назад +1

    Isku waara ❤😢Apid Lamaanahaygii ❤

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 Месяц назад

    Labadiina midka nugul waanu ognahay..adiga ayaa dhakhtar ka waadhka lagu dhigi lahaa hadaydaan isla ogayn 😂😂😂hanagu ciyaarina waad isla ogtihiine

  • @user-vp3qz7br8w
    @user-vp3qz7br8w Месяц назад +9

    Hasaal is not easy 😂😂

  • @NiciimaMahdi-km5gr
    @NiciimaMahdi-km5gr 24 дня назад

    Naa xishoo wllo qof wayn oo madhan Ba Tehee orod ninka meelha ku dhunko Balayo prankiyyysee

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +1

    Kkkkkkkk kaftan wa dhab qaboow
    Kani ws ogaden nin la isu walo ma ahan marku xanaqo dalqadaa ka horeyso naa joog ha dhowbaad ooyneusaa .

  • @badriyamohamed913
    @badriyamohamed913 Месяц назад +1

    Wax beena iska daawanyna doqoniimadeena😂😂😂😂

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj Месяц назад +3

    Qalbi lula❤❤

  • @XamdiAxmed-jd5pp
    @XamdiAxmed-jd5pp 11 дней назад

    Salalah calayhi wasalam

  • @raxmacalijama9089
    @raxmacalijama9089 Месяц назад +2

    Hadhow hay odhan waa layso furay iyo adigo waxa igu shekayay

  • @UmaRayaan146-rf2mq
    @UmaRayaan146-rf2mq Месяц назад +1

    Xuf ban idinku dhafaya guulaysta xppiyaal

  • @khadra8559
    @khadra8559 Месяц назад +2

    Ala khiyaali badna kuwani yaaa aaminaya marka😂

  • @IsmailIsmail-sk4ox
    @IsmailIsmail-sk4ox Месяц назад +1

    Ninkaan haddi aad joogtid iyo haddi kale kalama jecla

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Месяц назад

    Waxasoo dhar uskagaaba kuu yaalo 😮😮 raga somalidu ayaan daranaa naagtu na hays cadeyso isna dhar uskaga ha baadh baadho

  • @SuusuuHadnaan
    @SuusuuHadnaan 25 дней назад

    Waxaam romantic sanaa qeebta udanbeeso 😮

  • @ikranhassan2348
    @ikranhassan2348 Месяц назад +1

    Yaq istaris haya wiilkenaa dumashi noilali😢

  • @HamdiMuse-i4i
    @HamdiMuse-i4i Месяц назад

    Hah waa hadhal kalsoni kujirto❤ mexey tiri wax walba adunkn daan hadu kaso horjedso karabkadhan tagane waa kalsoni buxdho m a wuu iiqanciye hadhalkas hah ala ilahow iskudaa oo hakala wadhin ilahow kuwii iskrage kadig insha,allah

  • @FardusAhmed-qu3dm
    @FardusAhmed-qu3dm 23 дня назад

    Ala kuwaana laan tood ma joogi karro anoon dawan 😂😂💋🫶😭😭😭🫂🫀🩸 lamanahygi idiin jeclhy wlhi

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 Месяц назад +1

    Berina war kale bey keeni , Caku doqontaan .

  • @QueenHalima-um3ig
    @QueenHalima-um3ig Месяц назад +2

    Wllhi aad❤ baan idin jeclahay

  • @NajaxMohamed-oy9pt
    @NajaxMohamed-oy9pt Месяц назад

    Alla Maxayy itay prak isku sameye3n kuwa badan ayy dhahen wa brak hbbi kaa tagi mayo waligaa Kala cararreen ilhyy haysku kiin dhafo waxab garan mayee 😂

  • @XaamedMaxamedQaasim-mc3gc
    @XaamedMaxamedQaasim-mc3gc Месяц назад +2

    Suurahaa idily😂😂😂

  • @user-qx6jb6fk7l
    @user-qx6jb6fk7l Месяц назад

    Owladada dayacan dayac tir xaskagi horena lcagteeda sii wllo😢

  • @lakisaed6784
    @lakisaed6784 Месяц назад +5

    Mahadnimada like kugu saaraa lkn jiliinkaga ma fcna hasaaley😅😅

  • @albertoyahya
    @albertoyahya Месяц назад

    waxa iga talo ah waxaas oo kle reeruhu way ku dumaan ee reerkaaga ha iska dumin walaalo

  • @user-hi1hq4nb7r
    @user-hi1hq4nb7r Месяц назад

    Abdi kaafi wl marabo inaaan ku caayo lkn waxaan ku sheegaya wl kaligaq meel fadhiso fekermas

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Месяц назад

    Mayee wan ku dhimana cajiib 😂😂😂😂😂

  • @barbatov288
    @barbatov288 Месяц назад

    😅😅😅 dhibleey tahy hasaal ninku jecl haysata brank kadaa

  • @shamsaismacil8803
    @shamsaismacil8803 26 дней назад

    Horta naagtaan maxa ka si ah ma xoogaa may dhibantahay

  • @simansiciid4842
    @simansiciid4842 26 дней назад

    Kkkkkkkkkk walhi kan wa lax warya gabadha Dharbaxo kudhifo

  • @MahirHassan-oh5qk
    @MahirHassan-oh5qk Месяц назад

    Waxaan aad kusoo Heshiisen Prank Lama dhihi kare Wax Macquul ah keena Ama iska dhaafa🤦‍♂️

  • @user-nd4is6fs9i
    @user-nd4is6fs9i Месяц назад

    Wax sax ah Bay ka hadlaysa way is dhip saden labadan ilahay dhipta hala qado

  • @NuuraomararabOmararab
    @NuuraomararabOmararab Месяц назад

    Horta kuwan maxaa ka qaldan😂😂😢

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 Месяц назад +1

    Noloshan sidan ka badala waa xay qayaaligan war brank been ah ino yahy waan arag naa ee xishoda

  • @HamdiMuse-i4i
    @HamdiMuse-i4i Месяц назад

    Ani hada taladheydha waxa waye dad yuu iskukindirin uun oo gurigina adkeeya waa iga talo oo ducesta kaducesta xasidka jeceylka hawaaro PLzzzz lamanasheydha❤

    • @zamzamsalahcilmi2413
      @zamzamsalahcilmi2413 Месяц назад

      jacayl muxuu kakasayaa kani ilmihiisii daahir calasow u qaadhaamayey intuu ku ogaa

  • @user-ed3ej3sv9p
    @user-ed3ej3sv9p Месяц назад

    Wan ku jeclhy see kaga tagaa 😂

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Месяц назад

    istaqfurulah😢😢😢😢😢😢walllah ceeeb

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula Месяц назад

    Weliga laguma dheelo qofka ku jecel, hadii kale waxaad ku shidaysa laydhka kalsooni darada.

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Месяц назад +1

    🫅👸❤❤❤

  • @FowsiyaOmar-tf2lb
    @FowsiyaOmar-tf2lb Месяц назад +2

    Alaha

  • @DeeqoAli-s7e
    @DeeqoAli-s7e 28 дней назад

    Filim macan waye

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад

    Wey kula xu.atey buu yiri ee dhab bey aheyd wa run .kafi qalbigaaga xiro ha is raacin wa naag walahy inaysan khadro axmed ka ficnen.
    Hazal ciyalnimo iyo fuded ba ka muqdo joog meelxun yeey ku dhigin

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq Месяц назад

    akhas tan maxaan la yaabay caanyada ah

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx Месяц назад

    Asc abyo mcnto. Ga can qaadka. Iskadaa. Ma fiicnee. Adooraliya

  • @RaqiyaIbrahin
    @RaqiyaIbrahin 27 дней назад

    bow ala mayee huu haa weeye😂😂

  • @ShamsoMaxamud-be7ri
    @ShamsoMaxamud-be7ri Месяц назад

    Sorry kafi dumashi 😢😢😢😢😢

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Месяц назад

    War heedhaha umadaney waan ognahay nin soomli haduu aduunka kuujecel yahay in uusan yeelayn waxaan aad prank kusheegtssn

  • @QORAALSHOW
    @QORAALSHOW Месяц назад +2

    1 boirsadu wa madhantahy😂
    2 moopilka codka lagu duubayo sida loo hayo eeg
    3 ku darsada 😂😂😂

  • @user-ng5sn9qz3e
    @user-ng5sn9qz3e Месяц назад

    Ale ha isukindayo wan ila kin jecelhy gulaysta

  • @izhwaaqcadey2729
    @izhwaaqcadey2729 Месяц назад

    War gabadhan ina adeertay ah an uleeste ikena😂

  • @micraajabdulqadir7350
    @micraajabdulqadir7350 Месяц назад

    Hhhh nyaaaa ninka nagtiisa ucele 😂😂😂